cookie

Ми використовуємо файли cookie для покращення вашого досвіду перегляду. Натиснувши «Прийняти все», ви погоджуєтеся на використання файлів cookie.

avatar

Dunida Suugaanta✨🥰

"Sida jidhkaaga oo kale ayay maskaxdaaduna u daasha, ee ku nasi odhaahyada xikmada leh" ~Hazrat Ali

Більше
Фінляндія333Мова не вказанаКниги1 451
Рекламні дописи
16 904
Підписники
+1224 години
+867 днів
+37830 днів

Триває завантаження даних...

Приріст підписників

Триває завантаження даних...

Waa dabeecad jirta dunida oo dhan in dhallinyaradu jeclaato kuna dayato dad loo yaqaanno xiddigo. Hooballada, jilayaasha iyo ciyaartoyda ayaa u gu badan dadka loo yaqaan xiddigaha ee dhallinyaradu dabo yaacdo. Sababta ay xiddigo ku noqdeen waa in ay ku guulaysteen xirfadahaa la jecel yahay ee filinka, heesaha iyo isboortiga, oo ay haystaan lacag badan iyo hab-nololeed barwaqaaysan. Soomaalida beryahan wax aad meel walba sawirkooda iyo magacooda ku arkaysaa dad dhallinyarada xiddigo u ah, haddii aad u fiirsatana ma jirto haba yaraato ee wax xirfad ah oo ay dadkaasi ku guulaysteen ama ku wanaagsan yihiin, wax hibo ah oo ay lee yihiin, wax lacag ah oo ay haystaan iyo wax hab-nololeed ah oo ku dayasho leh. Keliya wax ay ka soo muuqdeen baraha bulshada la gu caytamo. Taasi wax ay wax weyn ka sheegaysaa Soomaalida waqtigan.
Показати все...
10🫡 1
Iliil, durdur, doox, tog, webi iyo daad waa lixda waji oo sida dabiiciga ah biyuhu u socdaan. 1. Iliil waa biyo si dhuuban u qulqula kana soo baxa dhulka ama buurta, biyaha roobkuna haddii ay qaabkaa dhuuban u socdaan waa la yidhaahdaa iliil. 2. Durdur waa biyo iliisha ka weyn laakiin la qaab ah laakiin badanaa waa joogto. 3. Doox waa biyo si xooggan oo cidhiidhi ah u rogmada oo dhulka dooxa (jeexa), waqti gaaban oo roob weyni da'ay. 4. Tog waa biyo weyn oo qaabka webiga leh oo dhul yara fog socda kuna yimaadda roob ka da'ay dhanka uu ka soo rogmanayo. 5. Webi waa tog weyn oo mara dhul badan biyihiisuna joogto yihiin, kana soo rogmada buuraley roobban ama harooyin. 6. Daad waa biyo roobabka waaweyni sababaan oo si baahsan oo fidsan dhulka u gu rogmada, u mana baahna sida kuwa hore tub cayiman oo uu maro ee dhulka meel walba wuu ku rogman karaa.
Показати все...
7👏 1
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Samaynta waxyaabaha waaweyni wakhti ayay qaataan.
Показати все...
14
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Illahay baan ku dhaartaye waanan is dhiibin uun waxay ahaayeen maalmo adag.
Показати все...
113k🌐Somali Books 📚░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 54k 😎Somali Library⚡️░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 33k 💭Xikmado iyo murti 💙░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 31k 💰Kobciye Books 📚░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 24k 💞Mucaashaq Jacayl 🌸 ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 22k 💰Dhiiragaliye 📚░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 19k 🆓 Free Udx Courses🈚️░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 19k 🆓 somali english🈚️░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 17k 📖 Aqoon Kobciye 📒░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 16k 👩‍🦰 Hidaayatu Rabi 🧕░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 15k 🍎 Quruxda Islamka 🍀░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 15k 🌹Xaqiqada Nolosha🥀 ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 14k 🪴Al-Xakiim Channel🌼 ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 14k 🌻Ereyo jacayl ah 🌸 ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 13k ✨Dareen Side🔥 ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 13k 💹 Hassan Caashaq ❇️ ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 13k 🈳Qalbi Dhaye 🚹 ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 13k ♨️ Qalbiyadeena 💢 ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 13k ♒️ Kalimat Kariim ♉️ ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 13k 🧕 Aisha bin Ahmed🗣░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 13k 👩 Hogaan Dumar 🧕 ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 12k 🧩 Faiido Channel🪝 ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 12k 💬 albaani channel 🗯 ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 12k 🪤 Dhaqan Wanaag ⚖️ ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 12k 👳‍♂️ Dinteena suuban💚░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 11k 📒 Qoraalo kooban 👀 ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 10k 🍇 Nuxur Side 🌬 ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 10k ✍️ Kaydka Qormo 🖌 ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 13k 🌎 guulayso bet⚡️ ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 06k 🫧 Ruuxda channel🌖 ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 06k 🫧 MaanHage course ⌨️ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 500 🫧 Dareen Bulsho 💫 ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ ━━━━━━━━━━━━ ⭐️ All Channels ➡️ JOIN ALL ━━━━━━━━━━━━ anti-delete 🔝12hrs in channel
Показати все...
Dareen Bulsho

Wacyi galinta bulshada somaliyeed ~qabyaalada ~diinta ~dhaqanka

👍 1 1
Keebaa xanuun badan? In qof aad jeclayd kaa tago laakiin uu dareenkii jacayl uu weli ku hayo. In qofkii aad jeclayd kula joogo laakiin jacaylkii aad u haysay uu dhamaado.
Показати все...
10 2
Waxa la yiri Gabdhu 50 sanno way qarin kartaa jacylkeeda ama ka ay kuu qabto se ma qarin karto hinaasaheeda hal second. Maxaa ka run ah hablow
Показати все...
13😁 11 6👀 3
Фото недоступнеДивитись в Telegram
❤️
Показати все...
44👍 5🥰 1
Haddii lagu doorad siiyo inaad xidhato hal midab inta noloshaada ka hadhay, midabkee ayaad xidhan lahayd?
Показати все...
18
Фото недоступнеДивитись в Telegram
“Jacaylku waa is fahan waa dhex mara laba shakhsi, markay is fahmaana way kala haraan.”
Показати все...
😁 29👍 7🤷‍♂ 6 6💔 1