cookie

Мы используем файлы cookie для улучшения сервиса. Нажав кнопку «Принять все», вы соглашаетесь с использованием cookies.

avatar

Dunida Suugaanta✨🥰

"Sida jidhkaaga oo kale ayay maskaxdaaduna u daasha, ee ku nasi odhaahyada xikmada leh" ~Hazrat Ali

Больше
Рекламные посты
17 006
Подписчики
+1124 часа
+337 дней
+9830 дней

Загрузка данных...

Прирост подписчиков

Загрузка данных...

Фото недоступноПоказать в Telegram
“Waxay ahyd in aynu saaxiibo ahaano, maxaa yeelay jacaylka cimrigiisu waa gaabanyahay.”
Показать все...
10😢 4💔 1
Ma qofka qudhiisa ayaad jeceshahay mise qofka ay maskaxdaadu allifatay/malaysay in qofkaasi yahay mise qofka aad is leedahay qofkaasi wuu noqon doonaa ee aad sawiranayso ?
Показать все...
16
Фото недоступноПоказать в Telegram
💔
Показать все...
😢 23💔 8 1
“Ama caashaqeenii qub, oocaawa kala daadi, Ama caadi noqo Waa layaab caynkan aad tahay e.” - Abwaan Nageeye cali khaliif
Показать все...
24
SAAXIIBKA WANAAGSAN 1. Cumar binu Khaddaab RC wuxuu yidhi: "Islaamka kaddib, addoonka lama siiyo nimco ka wanaag badan saaxiib wanaagsan. Midkiin haddii uu walaalkii ka arko kalgacal, haku fara adaygo." 2. Shaafici AHUN wuxuu yidhi: "Haddii aad leedahay saaxiib kugu caawiya khayrka, ku mitid oo ha sii dayn." 3. Luqmaan Xakiim ayaa isna kula dardaarmay wiilkiisii: "aabbe, iimaanka kaddib, waxa ugu horreeya ee aad raadinaysaa ha noqdo saaxiib wanaagsan; waayo waa sida geedka oo kale, waana saddex mid uun: in aad hadhsato, in aad midho ka goosato iyo in aad ku badbaaddo oo aanu ku gaadhsiin wax dhib ah!"
Показать все...
24👍 3
Фото недоступноПоказать в Telegram
“Iskuulladu waa deyayn Damiinnimaday dhigaan” —Hadraawi. “Waxa aynu dhisi dugsiyo iyo aqoon maan dhiqis ah, si ay inooga dhigaan doqomo.” — Bob marley
Показать все...
26👍 7
“Kaalinta uu qofku qalbigaaga ku leeyahay isaga uun baa dumin kara.” – Mahmoud Darwiish
Показать все...
36👍 2
█▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█ 🫧 Community ++ 🌪 █▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█ Join 👉 @somali_admins ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ 📮Somali Free Books ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Somali Librarians ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Xikmado iyo murti ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Kobciye Books ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Mucaashaq Jacayl↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Dhiirigaliye nolol ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Hoyga Farsamda ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Aqoon Kobciye ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Hidaayatu Rabbi ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Quruxda islaamka ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 jacaylside channel ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 alxakiim channel ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮xaqiiqada Nolosha ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Dareen Side channel↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Hassan Caashaq ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Qalbi Dhaye ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Qalbiyadeena ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Guulaayso bet ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Kalimat Kariim ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Aisha bin Ahmed ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Faiido Channel ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮Hogaan Dumar ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 albaani channel ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Dhaqan Wanaag ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Dinteena suuban ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Qoraalo kooban ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Nuxur Side FXV ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 Kaydka Qormo ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ 📮 MaanHage School ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░📮 Ruuxda channel ↩️ ❯❯❯ █░JOIN NOW░█ █▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█ 🎯Presented by @zomalibot █▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█ anti-delete 🔝12hrs in channel
Показать все...
👍 3 2
Фото недоступноПоказать в Telegram
Saaxiibbayaal, inta postigan aragta waxaan idinka codsanayaa in aad linki-ga hoose raacdaan oo aad dhallinyartan ugu codeysaan reaction-ka( like) reaction kale looma baahna https://www.facebook.com/EuDelSomalia/videos/864967048991978/?mibextid=rS40aB7S9Ucbxw6v Mahadsanidiin.
Показать все...
11👍 4
Фото недоступноПоказать в Telegram
“Xittaa haddii fursad jirto wuu dhamaaday rabitaankii 💔.”
Показать все...
💔 25😭 2😱 1
Выберите другой тариф

Ваш текущий тарифный план позволяет посмотреть аналитику только 5 каналов. Чтобы получить больше, выберите другой план.