AL XAKIIM CHANNEL
Hankiinu yuusan noqon kaliya inaad Aduunka heer sare ka gaadhaan, balse waa in Hankiinu noqdaa meel ka saraysa halkaas oo ah raali ahaanshaha Allaah iyo Janadiisa. Waxadna si toos nagala soo xiriiri kartaan: @Bin_Yusuf143
نمایش بیشتر📈 تحلیل کانال تلگرام AL XAKIIM CHANNEL
کانال AL XAKIIM CHANNEL (@al_xakiim) در بخش زبانی سومالی بازیگری فعال است. در حال حاضر جامعه شامل 18 226 مشترک است و جایگاه 4 404 را در دسته دین و مذهبی و رتبه 464 را در منطقه الصومال دارد.
📊 شاخصهای مخاطب و پویایی
از زمان ایجاد در невідомо، پروژه رشد سریعی داشته و 18 226 مشترک جذب کرده است.
بر اساس آخرین دادهها در تاریخ 06 سپتامبر, 2026، کانال فعالیت پایداری دارد. در ۳۰ روز گذشته تغییر اعضا برابر -219 و در ۲۴ ساعت گذشته برابر -14 بوده و همچنان دسترسی گستردهای حفظ شده است.
- وضعیت تأیید: تأیید نشده
- نرخ تعامل (ER): میانگین تعامل مخاطب 5.88% است و در ۲۴ ساعت نخست پس از انتشار، محتوا معمولاً 1.28% واکنش نسبت به کل مشترکان کسب میکند.
- دسترسی پستها: هر پست به طور میانگین 1 071 بازدید دریافت میکند. در اولین روز معمولاً 234 بازدید جمعآوری میشود.
- واکنشها و تعامل: مخاطبان بهطور فعال حمایت میکنند؛ میانگین واکنش به هر پست 11 است.
📝 توضیح و سیاست محتوایی
نویسنده این فضا را محل بیان دیدگاههای شخصی توصیف میکند:
“Hankiinu yuusan noqon kaliya inaad Aduunka heer sare ka gaadhaan, balse waa in Hankiinu noqdaa meel ka saraysa halkaas oo ah raali ahaanshaha Allaah iyo Janadiisa.
Waxadna si toos nagala soo xiriiri kartaan:
@Bin_Yusuf143”
به لطف بهروزرسانیهای پرتکرار (آخرین داده در تاریخ 07 سپتامبر, 2026)، کانال همواره بهروز و دارای دسترسی بالاست. تحلیلها نشان میدهد مخاطبان بهطور فعال با محتوا تعامل دارند و آن را به نقطه اثرگذاری مهم در دسته دین و مذهبی تبدیل کردهاند.
در حال بارگیری داده...
| تاریخ | رشد مشترکین | اشارات | کانالها | |
| 07 سپتامبر | +1 | |||
| 06 سپتامبر | 0 | |||
| 05 سپتامبر | +1 | |||
| 04 سپتامبر | 0 | |||
| 03 سپتامبر | 0 | |||
| 02 سپتامبر | 0 | |||
| 01 سپتامبر | +1 |
| 2 | https://youtu.be/nXppcCCnpPs?si=zwV6jLdZs1o-j5L-
🤍✨ Saaxiibbayaal, aan hal meel ku wada korno! 👑🔥
YouTube-kaan igu soo biira—meel aan ku wada baranno, isku dhiirrigelinno, nafteennana ku dhisno. 🌱🫶🏽
Haddii aad diyaar u tahay isbeddel, horumar iyo nolol ka wanaagsan tii shalay…
👉 Subscribe saar oo nagu soo biir! ❤️🔥
Aan wada korno, Insha’Allah! 👑🤲🏽 | 392 |
| 3 | Ula dhaqan naftaada sida boqoradaha oo kale
Fadhiiso meelaha ugu wanaagsan
Wax ku cun weelasha ugu qurxan
Cun cuntooyinka ugu wanaagsan
Seexo meelaha ugu nadiifka badan
Ilaali caafimaadkaaga iyo caafimaadka dareenkaaga iyo maskaxdaada oo ka fogoow wax walba oo aan kuu qalmin ❤️
Xigasho @sabarka143 🎀 🌸 👈 | 533 |
| 4 | Saaxibka dhabta ah waa midka aad kheyrka ku saaxibtaan.🫂❤️🩹😍 | 624 |
| 5 | Ilaahay dhig meesha koowaad, weligaa adiguna ka u dambeeya noqon maysid.
Guusheennu waxay ku xiran tahay qorshaha Ilaahay inoo dejiyey iyo sida aan isugu hibeyno isaga.
Waxaad ku tusaale qaadan kartaa isku dhufasho oo kale tusaale ahaan: waxaad dadaal badan gelisaa hawshaada + Ilaahay dhig meesha koowaad = barako laba jibaaran (guul laba jibaaran) 💗 | 624 |
| 6 | 🦋Miraha samirka laga helo aad bay uwaa ween yihiin Waxaana kamida Inuu Allahﷻ ku jeclaado, in ducada lagaa aqbalo, iyo inaad ku guuleysato xasilooni iyo qalbi dagnaan🌹
Xigasho....... @sabarka143 ✍️❤️🩹 | 787 |
| 7 | Dadka yaree shaqada badi 🤗
Waqtiga aad firaaqada tahay uga faa'ideyso wax faa'iido leh
🌱
Cashar cusub baro, hal bag ka aqri buug, guriga hagaaji, armaajadaada kala nidaami, caruurtaada la cayaar, istiqfaarso, tasbiixso, baro cunto karin cusub, jimicso, wax ku anfacaayo samee
🌿
Dadka kama faa'iideysid wax aan aheyn xan iyo in ay wax allifaan oo war kuusoo gudbiyaan
🌱
Marka horaba xuduud iskaga yeel oo danahaaga raaco maxaaba kuusoo arkay war iyo madax wareer 🥰
Xigasho... @sabarka143 🫶💞 | 1 049 |
| 8 | Waxaa jirta mid kamid ah ducooyinka ugu wanaagsan ee lagu duceysto kuwaas oo umaddu ilawday taas oo ah:
اللَّهُمَّ لا تُسَلِّطْ عَلَيْنَا مَنْ لَا يَخَافُكَ فِينَا، وَلَا يَرْحَمُنَا.
Oo micnaheedu tahay: “Ilaahayow ha nagu awood siin kuwa aan kaa cabsanayn, oo aan noo naxariisanayn.”
Sidoo kale ilaahay wuxuu xadiisul Qudsi ku yiri: "Cizadayda iyo waynaantayda baan ku dhaartaye waan u gargaari oo waan u gargaari cid kasta oo la dulmiyey waqti fogba ha ahaadee".
Marka hadaad aragtaan nin daalim ah umaddu ka harsan la'dahay oo si kasta loo xabaaro aan ciqaabta rabbi kusoo dagdagayn ogow in Alle daalimkaas la doonayo lana raadinayo waqti iyo xilli munaasab ah oo qofku cadaab daran Allaah ku qaban doono, balse inta ka horeyso danbiga ayaa lagu talaxtalinayaa si uu ugaaro martabad uu isku ilaabo oo wax celisa la waayo.
Alle tabaaraka watacala marnaba indhaha kama daawanayo adoonkiisa oo la dulmiyey isla markaana gacanta utaagtay oo Alle wuu u gargaari waqti fogba ha noqotee, inta ka horeyso waa uun imtixaan. | 1 069 |
| 9 | Marakaad isku darsato qurux, diin, iyo akhlaaq wanaagsani maxa ka quruxbadan mashallah allhuma parik 😍👑❤️❤️
Xigasho..... @sabarka143 💞 | 982 |
| 10 | Qofka maanta ugu nasiib badan waa qofka Allaah ku arsaaqay inuu badiyo saliga iyo salliga Nabi Muxammad ﷺ kuna Dara Suurat Kahfi.
Badiya saliga Nabiga ﷺ, waayo waxay sabab u tahay in murugada iyo welwelka kaaga fogeeyo, rizqigana laguu waasiciyo.
Adigoo fadhiya, adigoo taagan, adigoo jiifa iyo xaalad walbaa ku jirtid yaysan kudhaafin saliga xabiibkeena Muxammad ﷺ.
Ilaahayow, kuwii kafaaideesta naga yeel... Aamiin | 1 086 |
| 11 | Ugu Mahadceli illahay wax yabaha yar yar ee uu ku siye Kuna qanac waxa aad haysato🤍🤍🤍.
Jimco wangsan🤍 | 1 338 |
| 12 | Sirta quruxda iyo sido kale bilicda nafta waxay ka bilaabataa gudahaaga 🌹
Noqo gabar leh nolol u khaas eh oo hadaf leh 🤎
☘️
Kusii jeedda rumeynta riyooyinkeeda 🤎
☘️
Aan dadku arkeyn waxa ay ku mashquulsantahay 🤎
☘️
Gabar daryeesha jirkeeda iyo ruuxdeeda 🤎
☘️
Caqligeeda caafimaadkeeda iyo muuqaalkeeda kore🤎
☘️
Gabar ku buuxisa waqtigeeda wax ayada farxad gelinaya oo u eg jawiga ay jeceshahay in ay ku noolaato 🤎
☘️
Noqo gabar sameysata caalam u eg ayada oo ka tarjumaya qofnimadeeda 🤎
Xigasho.. @sabarka143 😍💞🫶 | 1 046 |
| 13 | La saaxiib qur’aanka 🍀🌿
Xigasho.... @sabarka143 🫶💞 | 1 054 |
| 14 | 🌙☪️Hambalyo🧕🌙
1️⃣🌙 Aqoon & Fasalo 🎓📖
🎯 13k 👉 @maanhage
🎯 27k 👉 @Farsamada
🎯 15k 👉 @Somalienglish1
🎯 28k 👉 @Somalienglish3
🎯 11k 👉 @Somaliarabic
2️⃣ Aqoon & Xikmado 🚺🅰️
✨ 18k 👉 @Hasancaashaq
✨ 20k 👉 @dareen_side
✨ 26k 👉 @KobciAqoontaada2
✨ 18k 👉 @QalbiDhaye143
✨ 42k 👉 @XikmadoSom
✨ 16k 👉 @Noqoxiddig
✨ 20k 👉 @Dunnidasuugaanta
✨ 19k 👉 @AishaAhmed99
3️⃣ Buugaag & Akhris 📚✨
📖 76k 👉 @Somalilibrary
📖 160k👉 @Somalibooks
4️⃣ Diinta & Duunyada 🌙
🌙 15k 👉 @kalimakariim
🌙 20k 👉 @Al_xakiim
🌙 16k 👉 @Albaanichannel252
🌙 18k 👉 @hogaan_Dumar
🌙 20k 👉 @dareen_side
🌙 19k 👉 @Diinteenna_Macaan
🌙 17k 👉 @Etminnan7
🌙 26k 👉 @Quruxdaislaamka
——🫡-
📭Powered by:
https://dhegeysobuug.substack.com | 1 050 |
| 15 | Noqo qof hadaf unoole ah. | 1 121 |
| 16 | Maalin bilaa quraan ah ka dagaalan in aad noolaato.
Dhalinyarnimada, xooga, awooda iyo caafimaad qabka halaga faaideysto. Wardiga maalin laha ahi waa u muhiim ruuxdaada’ hadii aad wayn-tahay iyo hadii aad yar-tahay labadaba.
1. Suuratul Baqra maalin kaste xiliga aad haleesho.
2. Suuratul Yaasiin salaada subax kadib.
3. Suuratul Waaqica salaada casar kadib.
4. Suuratul Mulk salaada cishaayi kadib
5. Maqrib iyo duhurna quraanka caadiga ah 30ka jus u meelee safxadaha.
Haday kugu adkaato intani laba safxadood akhrintooda wakhti looma waayo ee inaa joogtayso isku dey.
Xigasho. @sabarka143 | 1 254 |
| 17 | Dumar tan ugu doqonsan waa tan ku kalsoonata nin u khiyaameeyey xaaskiis ayada darteeda, sababto ah wuxu xaaskiisa ukhiyaamay si uu kula joogo adiga, waxaana hubaal ah in adna mida ka dambeyso darteed lagu qiyaamayo dantaada garo ceeb mahan🤦♀️💔. Talada aan ku siinayana ha ahaato in farxadaada aadan ku dhisan murugada dadka kale😊. | 1 185 |
| 18 | Qur'aanku waa daawo, Waxa uu qalbiga ka ilaaliyaa xumaha iyo waswaaska shaydaanka. .
Haddaba, aynu ku dadaalno akhriskiisa, fahamkiisa iyo ku camal-falkiisa. Alle ha inaga yeelo kuwa Ahlu Qur'aan ah, Aamiin..❤️ | 1 893 |
| 19 | Maanta waa maalin Jimca ah sidaa darteed aanbadino salliga Nabigeena Muxamad Sallalaahu Caleyhi Wasallam.
اللهم صل وسلم على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين.
https://t.me/Al_Xakiim | 1 275 |
| 20 | Nolosha u jeclow sida ay tahay: Dadkeeda iyo waxyaabaheeda qof kuu soo dhowaada iyo qof kaa fogaada, qof kula heshiinaya iyo qof kaa duwan, iyo waxyaabaha aad beddeli karto iyo kuwa aadan beddeli karin. | 1 018 |
