cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegación. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

AL XAKIIM CHANNEL

Hankiinu yuusan noqon kaliya inaad Aduunka heer sare ka gaadhaan, balse waa in Hankiinu noqdaa meel ka saraysa halkaas oo ah raali ahaanshaha Allaah iyo Janadiisa. Waxadna si toos inoola soo xiriiri kartaan @Macruf_Somali

Mostrar más
Finlandia351El idioma no está especificadoReligión y espiritualidad5 657
Publicaciones publicitarias
14 908
Suscriptores
+2024 horas
+1027 días
+14230 días

Carga de datos en curso...

Tasa de crecimiento de suscriptores

Carga de datos en curso...

Noloshu maaha mid ka soo horjeeda dadka kale. Ha ku lumin waqtigaaga iyo xoogaaga isbarbardhigga iyo ka welwelka cidda kaa horraysa iyo cidda kaa dambaysa, Xooga saar inaad ka fiicnaato shalayto.
Mostrar todo...
3👍 2
Aqoonta dhabta ah waa inaad ogaato heerka uu gaarsii sanyahay jahliga aad lanooshahay.
Mostrar todo...
4👍 1
Isbadel dhinaca nolosha ah in lasameeyo waa arrin aad iyo aad u adag laakiin u baahan oo kaliya sadex arimood oo kala aha: 1. Rabitaan xoogan: Qofku waa inuu jecelyahay inuu xaaladda uu ku jiro wax ka badalo, rabitaankiisana uu aad u sareeyo si uu wax isaga badalo. Tusaale ahaan, qofku waa inuu jecelyahay ama rabo inuu wax barto. 2. Go’aan adag: Tani macanaheedu waa inuu qofku la yimaado go’aan adag uu wax ooga badalayo waxa uu damacsanyahay inuu iska badalo. Waa tii Alle subxaanahu watacaalaa uu rasuulkiisa nabadgalyo iyo nariisi dushiisa allaha yeelee ku yiri “Hadii aad go’aan gaartid, Alle talo saaro.” aayadaas waxay natusinaysaa inuu alle subxaanahu watacaalaa uu rasuulkiisa amray haduu go’aansado arin, waa inuu fuliyo, allena talo saarto. Hadaba waxaa qofka laga doonayaa inuu go’aan adag la yimaado marka uu rabo inuu isbedel sameeyo Allena uu talo saarto. 3. Isku-day badan: Qodobkaan ugu danbeeya waxuu aad u dhiirigalinayaa in uu qofka uusan ka caajisin, ka niyad jabin isbedelka uu damacsanyahay mar haduu go’aansaday, rabitaanna uu jiro, waa inuu mar walba isku daygii wadaa, adeegsadaa habab kala duwan uu wax ooga badalayo culaysyadda uu kala kulmayo isbedelka ama u diidaya isbedelka. Tusaale, qof ayaa go’aansaday inuu waxbarto, rabitaankiisuna aad u sareeyo, laakiin waa damiin, wey ku adagtahay fahamka waxa uu rabo inuu barto, sidaa darteed, si uusan u niyad jabin waa inuu isku dayo badan sameeyo, dadaal fara badanna uu la yimaado, hababka uu wax u aqriyo wax ka badalo, maalinba si uu wax u aqriyo si uusan caajis ama niyad jab u dareemin. Haduu xifdiskiisa liito waxaa suura gal ah inuu ku fiican yahay sawiradda iyo farshaxanka, sidaa darteed waxa uu rabo inuu xifdiyo waa inuu sawiro ku muujiyo, tusaale ahaan waxaan rabaa inaan xifdiyo shanta tiir islaam, waxaan u sawiran sidii guri oo kale, shan tiir leh, waxuu sawirkaas ii fududeyn inaan hadhow xasuusto shanta tiir islaam anigoo markasta xasuusanaya sawirkii aan sawirtay.
Mostrar todo...
👍 7 1
⭕️❗️ Community ++ ❕⚪️ ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🕋 𝗗𝗜𝗜𝗡𝗜 🕋 ┌ @Diinteenna_Macaan@Al_xakiim@Quruxdaislaamka@Hidaayatu_Rabi@hogaan_Dumar@Dhaqan_wanaag ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🏆 𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 𝗜𝗬𝗢 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢 🏆 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @XikmadoSom@Dhiiragaliye@Mucaashaq_Jacayl@AishaAhmed99@QalbiDhaye143@kalimakariim@xaqiiqadanolosha@Albaanichannel252@Ruuxda ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🌷 Jacaylka & Oraahyo 🌸 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ├ @Dareen_side@Hasancaashaq) ├ @daren_jaceyl@Mohametahmed@Noqoxiddig@FAAIDOCHANEEL@DunnidaSuugaanta ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🎓 𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡+𝗙𝗔𝗦𝗔𝗟𝗢 🎓 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @maanhage@farsamada@goodirfx@KobciAqoontaada2@guuleyso11 ━━━━━━━━━━━━━━━━ 📚 𝗕𝗨𝗨𝗚𝗔𝗔𝗚 📚 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @somalibooks@Somalilibrary@kobciyebooks@somalienglish3 ━━━━━━━🔺━━━━━━━━━ https://t.me/addlist/ZJjScjKEQNYxNTFk ━━━━━━━🔻━━━━━━━━━
Mostrar todo...
SOMALI CHANN

zhacro ™ invites you to add the folder “SOMALI CHANN”, which includes 33 chats.

Muhiimadda ay leedahay Is-hormarintu waxa ka mid ah: 1. Ugu horeyn ma jiraan aduunkaan wax sugan, ee isbedel joogta ah ayaynu ku jirnaa, sidaa darteed waxaa loo baahanyahay sidii loola qabsan lahaa isbadaladaas, uuna qofku si joogta ah  isu hormarinlahaa si uusan uga harin Tareenka nolosha. 2. Waxaa kaloo jirta baahi joogta ah oo ah dhinaca xirfada iyo macluumaadka intaba, qof kastana wuxuu  u baahan yahay si joogta ah inuu u baadi goobo. 3. Suuqyadda shaqadda ma naxariistaan ee waxay u baahanyihiin xirfado cusub iyo macluumaad dheeri ah. Hadii aadan aheyn qof si joogta ah isku hormariya, tartanka shaqadda waad ka hareysaa, wayna kugu adkaaneysaa in aad la qabsatid shaqadda. 4. Culaysyadda nolosha soo wajaha weey badan yihiin sidaa daraadeed waxaad u baahan tahay in aad markasta baratid tabaha iyo sidii aad ula dhaqmi laheed ama uga gudbi laheed Culeeysyadaas.
Mostrar todo...
👍 7 1
Repost from FAJRU SOMALI
اللَّهُم مَا أَصْبَحَ بِي مِنْ نِعْمَةٍ أَوّْ بِأَحَدٍ مِنْ خَلْقِكَ فَمِنْكَ وَحْدَكَ لا شَرِيكَ لَكَ فَلَكَ الْحَمْدُ وَلَكَ الشُّكْرُ. Maalinkaaga waxaad ku bilawdaa dikriga Ilaaheey, waxaad ka heleysaa farxad, firfircooni, furfurnaan, barako, bashaashnimo, caafimaad, ajar badan iyo inuu Ilaahey kaa ilaaliyo wax walba oo dhib kugu ah aduun iyo aakhiro. #أذكار_الصباح_والمساء
Mostrar todo...
👍 11 1
Waligaa ha isku dayin in aad qof ku khasabtid inuu kula hadlo ama uu waqti ku siiyo, waayo taasi sharaf darro ayaa adiga kugu tahay💯
Mostrar todo...
👍 12💯 2👏 1
قال ابن القيم رحمه الله: "أصل الدين الغيرة، من لا غيرة له لا.دين له". Ibnul Qayim Allaah u naxristee wuxuu yiri: "Diinta Asalkedu waa qiiro/maseer qofkii aan qiira lahayn diinna maleh".
Mostrar todo...
👍 6 2
Noloshaada waxba kama baddali kartid ilaa aad wax ka baddasho waxyaabaha aad maalin walba qabato. Sirta guushaadu waxay ku jirtaa hawlaha aad maalin walba qabato.
Mostrar todo...
👍 9 4💯 2🤔 1
Noloshaada waxba kama baddali kartid ilaa aad wax ka baddasho waxyaabaha aad maalin walba qabato. Sirta guushaadu waxay ku jirtaa hawlaha aad maalin walba qabato.
Mostrar todo...