cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking ยซAccept allยป, you agree to the use of cookies.

avatar

AL XAKIIM CHANNEL

Hankiinu yuusan noqon kaliya inaad Aduunka heer sare ka gaadhaan, balse waa in Hankiinu noqdaa meel ka saraysa halkaas oo ah raali ahaanshaha Allaah iyo Janadiisa. Waxadna si toos inoola soo xiriiri kartaan @Macruf_Somali

Show more
Finland351The language is not specifiedReligion & Spirituality5 657
Advertising posts
14 908
Subscribers
+2024 hours
+1027 days
+14230 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

Noloshu maaha mid ka soo horjeeda dadka kale. Ha ku lumin waqtigaaga iyo xoogaaga isbarbardhigga iyo ka welwelka cidda kaa horraysa iyo cidda kaa dambaysa, Xooga saar inaad ka fiicnaato shalayto.
Show all...
โค 3๐Ÿ‘ 2
Aqoonta dhabta ah waa inaad ogaato heerka uu gaarsii sanyahay jahliga aad lanooshahay.
Show all...
โค 4๐Ÿ‘ 1
Isbadel dhinaca nolosha ah in lasameeyo waa arrin aad iyo aad u adag laakiin u baahan oo kaliya sadex arimood oo kala aha: 1. Rabitaan xoogan: Qofku waa inuu jecelyahay inuu xaaladda uu ku jiro wax ka badalo, rabitaankiisana uu aad u sareeyo si uu wax isaga badalo. Tusaale ahaan, qofku waa inuu jecelyahay ama rabo inuu wax barto. 2. Goโ€™aan adag: Tani macanaheedu waa inuu qofku la yimaado goโ€™aan adag uu wax ooga badalayo waxa uu damacsanyahay inuu iska badalo. Waa tii Alle subxaanahu watacaalaa uu rasuulkiisa nabadgalyo iyo nariisi dushiisa allaha yeelee ku yiri โ€œHadii aad goโ€™aan gaartid, Alle talo saaro.โ€ aayadaas waxay natusinaysaa inuu alle subxaanahu watacaalaa uu rasuulkiisa amray haduu goโ€™aansado arin, waa inuu fuliyo, allena talo saarto. Hadaba waxaa qofka laga doonayaa inuu goโ€™aan adag la yimaado marka uu rabo inuu isbedel sameeyo Allena uu talo saarto. 3. Isku-day badan: Qodobkaan ugu danbeeya waxuu aad u dhiirigalinayaa in uu qofka uusan ka caajisin, ka niyad jabin isbedelka uu damacsanyahay mar haduu goโ€™aansaday, rabitaanna uu jiro, waa inuu mar walba isku daygii wadaa, adeegsadaa habab kala duwan uu wax ooga badalayo culaysyadda uu kala kulmayo isbedelka ama u diidaya isbedelka. Tusaale, qof ayaa goโ€™aansaday inuu waxbarto, rabitaankiisuna aad u sareeyo, laakiin waa damiin, wey ku adagtahay fahamka waxa uu rabo inuu barto, sidaa darteed, si uusan u niyad jabin waa inuu isku dayo badan sameeyo, dadaal fara badanna uu la yimaado, hababka uu wax u aqriyo wax ka badalo, maalinba si uu wax u aqriyo si uusan caajis ama niyad jab u dareemin. Haduu xifdiskiisa liito waxaa suura gal ah inuu ku fiican yahay sawiradda iyo farshaxanka, sidaa darteed waxa uu rabo inuu xifdiyo waa inuu sawiro ku muujiyo, tusaale ahaan waxaan rabaa inaan xifdiyo shanta tiir islaam, waxaan u sawiran sidii guri oo kale, shan tiir leh, waxuu sawirkaas ii fududeyn inaan hadhow xasuusto shanta tiir islaam anigoo markasta xasuusanaya sawirkii aan sawirtay.
Show all...
๐Ÿ‘ 7โค 1
โญ•๏ธโ—๏ธ Community ++ โ•โšช๏ธ โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” ๐Ÿ•‹ ๐——๐—œ๐—œ๐—ก๐—œ ๐Ÿ•‹ โ”Œ @Diinteenna_Macaan โ”œ @Al_xakiim โ”œ @Quruxdaislaamka โ”œ @Hidaayatu_Rabi โ”œ @hogaan_Dumar โ”” @Dhaqan_wanaag โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” ๐Ÿ† ๐——๐—›๐—œ๐—œ๐—ฅ๐—œ๐—š๐—œ๐—Ÿ๐—œ๐—ก ๐—œ๐—ฌ๐—ข ๐—ซ๐—œ๐—š๐— ๐—”๐——๐—ข ๐Ÿ† โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” โ”Œ @XikmadoSom โ”œ @Dhiiragaliye โ”œ @Mucaashaq_Jacayl โ”œ @AishaAhmed99 โ”œ @QalbiDhaye143 โ”œ @kalimakariim โ”œ @xaqiiqadanolosha โ”œ @Albaanichannel252 โ”” @Ruuxda โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” ๐ŸŒท Jacaylka & Oraahyo ๐ŸŒธ โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” โ”œ @Dareen_side โ”œ @Hasancaashaq) โ”œ @daren_jaceyl โ”œ @Mohametahmed โ”œ @Noqoxiddig โ”œ @FAAIDOCHANEEL โ”” @DunnidaSuugaanta โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” ๐ŸŽ“ ๐—”๐—ค๐—ข๐—ข๐—ก+๐—™๐—”๐—ฆ๐—”๐—Ÿ๐—ข ๐ŸŽ“ โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” โ”Œ @maanhage โ”œ @farsamada โ”œ @goodirfx โ”” @KobciAqoontaada2 โ”” @guuleyso11 โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” ๐Ÿ“š ๐—•๐—จ๐—จ๐—š๐—”๐—”๐—š ๐Ÿ“š โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” โ”Œ @somalibooks โ”œ @Somalilibrary โ”” @kobciyebooks โ”” @somalienglish3 โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”๐Ÿ”บโ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ” https://t.me/addlist/ZJjScjKEQNYxNTFk โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”๐Ÿ”ปโ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”
Show all...
SOMALI CHANN

zhacro โ„ข invites you to add the folder โ€œSOMALI CHANNโ€, which includes 33 chats.

Muhiimadda ay leedahay Is-hormarintu waxa ka mid ah: 1. Ugu horeyn ma jiraan aduunkaan wax sugan, ee isbedel joogta ah ayaynu ku jirnaa, sidaa darteed waxaa loo baahanyahay sidii loola qabsan lahaa isbadaladaas, uuna qofku si joogta ahย  isu hormarinlahaa si uusan uga harin Tareenka nolosha. 2. Waxaa kaloo jirta baahi joogta ah oo ah dhinaca xirfada iyo macluumaadka intaba, qof kastana wuxuu ย u baahan yahay si joogta ah inuu u baadi goobo. 3. Suuqyadda shaqadda ma naxariistaan ee waxay u baahanyihiin xirfado cusub iyo macluumaad dheeri ah. Hadii aadan aheyn qof si joogta ah isku hormariya, tartanka shaqadda waad ka hareysaa, wayna kugu adkaaneysaa in aad la qabsatid shaqadda. 4. Culaysyadda nolosha soo wajaha weey badan yihiin sidaa daraadeed waxaad u baahan tahay in aad markasta baratid tabaha iyo sidii aad ula dhaqmi laheed ama uga gudbi laheed Culeeysyadaas.
Show all...
๐Ÿ‘ 7โค 1
Repost fromย FAJRU SOMALI
ุงู„ู„ูŽู‘ู‡ูู… ู…ูŽุง ุฃูŽุตู’ุจูŽุญูŽ ุจููŠ ู…ูู†ู’ ู†ูุนู’ู…ูŽุฉู ุฃูŽูˆู‘ู’ ุจูุฃูŽุญูŽุฏู ู…ูู†ู’ ุฎูŽู„ู’ู‚ููƒูŽ ููŽู…ูู†ู’ูƒูŽ ูˆูŽุญู’ุฏูŽูƒูŽ ู„ุง ุดูŽุฑููŠูƒูŽ ู„ูŽูƒูŽ ููŽู„ูŽูƒูŽ ุงู„ู’ุญูŽู…ู’ุฏู ูˆูŽู„ูŽูƒูŽ ุงู„ุดูู‘ูƒู’ุฑู. Maalinkaaga waxaad ku bilawdaa dikriga Ilaaheey, waxaad ka heleysaa farxad, firfircooni, furfurnaan, barako, bashaashnimo, caafimaad, ajar badan iyo inuu Ilaahey kaa ilaaliyo wax walba oo dhib kugu ah aduun iyo aakhiro. #ุฃุฐูƒุงุฑ_ุงู„ุตุจุงุญ_ูˆุงู„ู…ุณุงุก
Show all...
๐Ÿ‘ 11โค 1
Waligaa ha isku dayin in aad qof ku khasabtid inuu kula hadlo ama uu waqti ku siiyo, waayo taasi sharaf darro ayaa adiga kugu tahay๐Ÿ’ฏ
Show all...
๐Ÿ‘ 12๐Ÿ’ฏ 2๐Ÿ‘ 1
ู‚ุงู„ ุงุจู† ุงู„ู‚ูŠู… ุฑุญู…ู‡ ุงู„ู„ู‡: "ุฃุตู„ ุงู„ุฏูŠู† ุงู„ุบูŠุฑุฉุŒ ู…ู† ู„ุง ุบูŠุฑุฉ ู„ู‡ ู„ุง.ุฏูŠู† ู„ู‡". Ibnul Qayim Allaah u naxristee wuxuu yiri: "Diinta Asalkedu waa qiiro/maseer qofkii aan qiira lahayn diinna maleh".
Show all...
๐Ÿ‘ 6โค 2
Noloshaada waxba kama baddali kartid ilaa aad wax ka baddasho waxyaabaha aad maalin walba qabato. Sirta guushaadu waxay ku jirtaa hawlaha aad maalin walba qabato.
Show all...
๐Ÿ‘ 9โค 4๐Ÿ’ฏ 2๐Ÿค” 1
Noloshaada waxba kama baddali kartid ilaa aad wax ka baddasho waxyaabaha aad maalin walba qabato. Sirta guushaadu waxay ku jirtaa hawlaha aad maalin walba qabato.
Show all...