cookie

Мы используем файлы cookie для улучшения сервиса. Нажав кнопку «Принять все», вы соглашаетесь с использованием cookies.

avatar

AL XAKIIM CHANNEL

Hankiinu yuusan noqon kaliya inaad Aduunka heer sare ka gaadhaan, balse waa in Hankiinu noqdaa meel ka saraysa halkaas oo ah raali ahaanshaha Allaah iyo Janadiisa. Waxadna si toos inoola soo xiriiri kartaan @Abdalle_Yuusuf

Больше
Рекламные посты
14 940
Подписчики
+324 часа
-27 дней
-3330 дней

Загрузка данных...

Прирост подписчиков

Загрузка данных...

Фото недоступноПоказать в Telegram
Hadii dhib aad la kulanto maanta oo noloshu kugu adkaato haka welwelin waayo ma jirto qof waligiiba dhibaato uun Lee ku jirayo, taa caksigeedna ma jirto qof weligii barwaaqo iyo nolol farxad iyo raynreyn ah ku jirayo. Waxaana xaqiiq ah dhibaatada ama culeeska aad maanta dareemeysid inay leeyihiin waqti iyo xilli ay dhamaanayaan kana danbayn doonto nolol farxad iyo baraare ah marka yaysan niyadda kaa dilin dhibaatooyinka maanta ku haysta ee ogow in Allaah uu dhibaatada iyo dhibtay dabadii dhigay farxad iyo fudeed iyo baraare.
Показать все...
10👍 2
Фото недоступноПоказать в Telegram
Hadii dhib aad la kulanto maanta oo noloshu kugu adkaato haka welwelin waayo ma jirto qof waligiiba dhibaato uun Lee ku jirayo, taa caksigeedna ma jirto qof weligii barwaaqo iyo nolol farxad iyo raynreyn ah ku jirayo. Waxaana xaqiiq ah dhibaatada ama culeeska aad maanta dareemeysid inay leeyihiin waqti iyo xilli ay dhamaanayaan kana danbayn doonto nolol farxad iyo baraare ah marka yaysan niyadda kaa dilin dhibaatooyinka maanta ku haysta ee ogow in Allaah uu dhibaatada iyo dhibtay dabadii dhigay farxad iyo fudeed iyo baraare.
Показать все...
Repost from AL XAKIIM CHANNEL
Фото недоступноПоказать в Telegram
Arooryo Suuban: 60 daqiiqo oo kaliya ayaa kugu filan subax walba si uu maalinkaaga oo idil u noqdo mid barakeysan. 30 daqiiqo: oo juz qur'aan ah ku aqriso. 10 daqiiqo: oo adkaarta subax ku aqriso. 10 daqiiqo: oo Nabiga scw ku salliso. 10 daqiiqo: oo istiqfaar iyo tasbiix ku aqriso. Haddaa intaa si niyad ah u sameyso maalin walba, waxaa hubaal ah inaa ka faa'idi doonto barako iyo firfircooni iyo farxad aad la cajabi doonto. https://t.me/Al_xakiim
Показать все...
7👍 1
Фото недоступноПоказать в Telegram
Dumarku waxay sharaf iyo karaamo ay ku leeyihiin inta diintooda iyo X8shoodkoodu la'eg yahay, ee dumarow ku dadaala barashada diinta iyo Xishoodka.
Показать все...
17
Фото недоступноПоказать в Telegram
Dumarku waxay sharaf iyo karaamo ay ku leeyihiin inta diintooda iyo X8shoodkoodu la'eg yahay, ee dumarow ku dadaala barashada diinta iyo Xishoodka.
Показать все...
Фото недоступноПоказать в Telegram
Toban daqiiqo ee adigoo saligaaga fadhiyo wardiga iyo adkaarta aqrineyso salaadda subax kadib ma qiyaasi kartid inta shar iyo inta dhib ee uu Rabbi kaaga xijaabayo, iyo inta kheyr iyo wanaag ee uu kugu siinayo. Adkaarta iyo ducada iyo qur'aanka aad maalinkaaga ku bilaabeyso waa gaashaan iyo xijaab kaa ilaalinayo shar fara badan ee fadlan ku dadaal oo joogee aqrintooda. Subax Wngsn
Показать все...
11👍 2
Wax ka wanaagsan ma jiro inaa noqoto qof la dhaqankiisu wanaagsan yahay, ruuxdiisana ay saafi tahay, la joogistiisana aanan culeys lagu dareemin, meel walbuu marana ku faafiyo jaceyl iyo wanaag.
Показать все...
5
Фото недоступноПоказать в Telegram
Subax Wanaagsan Walaalayaal 🧡🥀 Isku soo laabasho wanaagsan mashquul qaatay in muddo ah ka dib Eebe wuu iisoo fududeeyey alxmdullh, Intiina Caafimaadka kusoo Toostay Alle ha u Siyaadiyo, intiina Xanuunsana Alle ha caafiyo, intii Dhimatayna Alle ha u naxriisto gadaashiisana nama fitneeyo. Qof walbana Muraadka uu leeyahay Alle ha u sahlo. AAMIIN AAMIIN AAMIIN MORNING SUNSHINE
Показать все...
13
💞➰Community ++ ♨️♨️ ━━━━━━━🔺━━━━━━━━ 111k+ 📚Somali Free Books 📙 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 53k+ 📘Somali Librarians 📒 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 32k+ ✨Xikmado iyo murti🗣 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 31k+ 📘Kobciye Books📗 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 23+ 🌸 Mucaashaq Jacayl🌷 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 21+k 🪴Dhiirigaliye nolol🍀 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 19+k ⚙️Hoyga Farsamda💭 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 18k+ 🌟 Aqoon Kobciye 🔆 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 17k+ 👩‍🏭 Hidaayatu Rabbi 👥 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 16k+ 👤Quruxda islaamka🫂 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 16k+ 🌓Somali to English♦️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 15k+ ⛺️ jacaylside channel❤️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 14k+ 🪢 alxakiim channel 👔 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 14k+ ➰xaqiiqada Nolosha🪜 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 14k+ 🌱Dareen Side channel🪴 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 💹 Hassan Caashaq ❇️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🈳Qalbi Dhaye 🚹 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k ♨️ Qalbiyadeena 💢 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🔴 Guulaayso bet 🟢 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k ♒️ Kalimat Kariim ♉️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🧕 Aisha bin Ahmed🗣 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 🧩 Faiido Channel🪝 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k 👩 Hogaan Dumar 🧕 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k 💬 albaani channel 🗯 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k 🪤 Dhaqan Wanaag ⚖️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k 👳‍♂️ Dinteena suuban💚 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 11k 📒 Qoraalo kooban 👀 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k 🍇 Nuxur Side 🌬 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k ✍️ Kaydka Qormo 🖌 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k 🌎 Haqabtire Online⚡️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 06k 🫧 Ruuxda channel 💫 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 06k 🫧 MaanHage School 💫 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ ━━━━━━━━━━━━ ⭐️ VIP Channel ➡️ JOIN NOW ━━━━━━━━━━━━ anti-delete 🔝12hrs in channels
Показать все...
Dareen Bulsho

Wacyi galinta bulshada somaliyeed ~qabyaalada ~diinta ~dhaqanka

Inaad naftaada ka ilaaliso in aad fariin u dirto qof aad si xun ugu xiistay  in aad la hadasho rabto waa xanuun ka duwan kii hore😢 Ma jiraa adiga qof aad u xiistey oo kula joogo haddana aadan fariin u diri karin?💔😢
Показать все...
😢 11 2
Выберите другой тариф

Ваш текущий тарифный план позволяет посмотреть аналитику только 5 каналов. Чтобы получить больше, выберите другой план.