cookie

Ми використовуємо файли cookie для покращення вашого досвіду перегляду. Натиснувши «Прийняти все», ви погоджуєтеся на використання файлів cookie.

avatar

AL XAKIIM CHANNEL

Hankiinu yuusan noqon kaliya inaad Aduunka heer sare ka gaadhaan, balse waa in Hankiinu noqdaa meel ka saraysa halkaas oo ah raali ahaanshaha Allaah iyo Janadiisa. Waxadna si toos inoola soo xiriiri kartaan @Macruf_Somali

Більше
Рекламні дописи
14 973
Підписники
+624 години
+247 днів
+19630 днів

Триває завантаження даних...

Приріст підписників

Триває завантаження даних...

Фото недоступнеДивитись в Telegram
Hadalka dadka waa sida dhagxaanta waaweyn oo kale, labo midood ayaad ka dhigan kartaa; - inaad dhabarkaaga ku qaadid haku jabee, ama - inaad dabakhyo iyo fooqaq ka dhisatid cagahaaga hoostooda kadib aad sara martid ood guulaysatid.
Показати все...
👍 7
Imaam Xasan Albasri Ilaahay u naxriiste mar uu ka hadlay dadka Allaah u carooda astaahamaha lagu garan garo wuxuu yiri: "Adoonka ilaahay inuu u carooday waxaa Lagu gartaa; waqtigiisa ayaa ka dayacama oo wax aan faa'ido u laheyn ayuu waqtigiisa ku bixiyaa".
Показати все...
11
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Maahmaah ama (xikmad) cusmaani ah baa waxa ay oranaysaa: Hadii aan codadka caruurta laga maqlin safafka danbe ee masaajidka, waxaa waajib nagu ah inaan ka walwalno jiilalka soo socda.
Показати все...
👍 6
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Geediga kumanaanka mayl ahi waxa uu ka bilawdaa hal tillaabo.
Показати все...
8🔥 1
Haddii dalkaaga ay dhaqaale xumo ba'an ka jirto oo aadna rabto in aad inta guursato aad ilmo dhasho, waa xaalad adag. Balse taasi waxaa ka sii daran marka Carruurtaada weynaadaan oo ayna ku waydiiyaan, waxii aad qabanaysay marka dadku ay dalka ka tahriibayeen...😅 FG: Aniga in dalka laga tahriibo idinku dhiiragelin maayo lkn waxa usoo qaatay uun tusaalaha dhow aan wax idinku fahansiin karo.
Показати все...
😁 7👍 4
Inta aadan saaxiib sameysan iska eeg saxibka aad sameysaneysid haddii uu xun yahay ama uu san yahay, waayo sxbkaaga waa midka sabab u noqon kara inuu tubta toosan kugu hago ama kaa weeciyo.
Показати все...
👍 5
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Dagaalyahankii Carbeed ee lagu magacaabi jiray Cantara Bin Sidaad ayaa maalin wuxuu ka Cararay Dibi careysan!. Markaas ayaa dadkii waxa ay weydiiyeen: "Cantarow ma adigoo geesi ah ayaad Dibi ka Carareysaa".Wuxuu ku jawaabay: "Dibbiga yaa u sheegaya inaan Cantara ahay!" Cantara wuxuu ahaa Geesi caan ah oo Carab ah wuxuuna noolaa dhowr qarniyo ka hor, mana uusan ahayn qof Muslim ah oo wuxuu ahaa Nin mushrik ah balse wuxuu ogaa in Allaah uu keli yahay oo Carshigana uu ka sareeyo Allaah lkn ma uusan rumeysanayn Allaah. Dhammaan dadka Carabta marka ay ka hadlayaan Geesinimmada waxay usoo qaadataa Cantara maadaama uu ahaa Geesi iyo Dagaalyahan Fariid ah.
Показати все...
👍 9 2
Ibnul alqayyim Alle ha u naxariistee wuxu yidhi Dadka salada dukada waxay u qeybsaman 5 qeybod: 1- Mid Alle ayaa ku ciqaabo Salaadiisa. Waa kan aan Dan kalaheyn oo aan la, imaan wesada, tiirarka, waajibaadka, iyo shuruudaha saladu ledahay 2- Midna Alle ayaa ku xisaabiyo Salaadiisa. Waa kan dhameya ee oofiya tiirarka wajibadka, iyo shuruudaha saladu ledahay? Hasa ahaatee marki uu salada galay ilaa uu ka baxay aan garanen waxa uu ku hadlay! Maskaxdiisuna tahay mid baxsaned ilaa uu ka yidhi asalamu caleykum oo waliba ah mid dagdagaya si uu uqabsado howlihiisa aduun 3- Midna Alle ayaa ugu kafaara gudo Salaadiisa. Waa kan gutay tiirarka wajibadka iyo shuruudaha saladu ledahay ee marku salada galay ilaa uu kabaxay la tacalayay naftiisa sheydaankuna waxa uu rabaa in aanu qalbigiisa ka bixin inta uu ku jiro salada sidaa darteed waxa uu kusugnaa halgan naftiisa ah 4- Midna Alle ayaa ka abaal mariyo Salaadiisa. Waa kan guta tiirarka wajibadka iyo shuruudaha io awaamiirta salada oo ku qushuucsan alle ayaana ajar iyo xasanad kasiiya saladiisa 5- Midna Alle ayaa kusoo dhaweeyo Salaadiisa. Kan Alle kuso dhaweeyo saladiisa darajo sare (المرتبة العليا). Waa kan xasuusta in Eebbe qibladiisa yahay waana tan ay ku kala duwan yihin isaga iyo qeybta afarad oo ah mid la qushucsan saladiisa balse aan xasuusan in eebbe uu la xidhidho allena yahay qibladiisa Allow Nagu sug Cibaadadaada.
Показати все...
13👍 1
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Maalmo iyo sanado ayaa ina dhaafaya, welina waxaynu sidanaa xusuusaha ugu quruxda badan oo ay noogu tageen kuwa aanu jecelnahay😢🥰 ✍ @Abdalle_Yuusuf
Показати все...
13👍 1
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Shinnida malabkeeda inta uu mac yahay in ka badan ayay qaniinyadeedulana xanuun badan tahay, dadka qaarna waa sidas oo kale ee haku kadsoomin hadal macaanidooda. ✍ Ibnu Joseph
Показати все...
👍 10