es
Feedback
️Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan

️Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan

Ir al canal en Telegram

Halkaan waa Telegramka ️Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan

Mostrar más
El país no está especificadoLa categoría no está especificada
260
Suscriptores
+224 horas
+217 días
+2130 días
Archivo de publicaciones
Agaasimihii Hore ee Warfaafinta Gaashaandhigga ee Nayjeeriya oo in Muddo ah La’laa oo Maydkiisa Laga Helay Gudaha Dalkaas.
Agaasimihii Hore ee Warfaafinta Gaashaandhigga ee Nayjeeriya oo in Muddo ah La’laa oo Maydkiisa Laga Helay Gudaha Dalkaas.

Mid Kamid ah Hey’adaha Reer Gallbeedka oo Qiratay, in Shaqaalaheeda ay Fara-Xumeeyeen Qaxootiga Suudaan ee Ku Sugan Dalka Cha
Mid Kamid ah Hey’adaha Reer Gallbeedka oo Qiratay, in Shaqaalaheeda ay Fara-Xumeeyeen Qaxootiga Suudaan ee Ku Sugan Dalka Chad.

Dowladda Malaysia oo Billowday inay Burburiso Guryaha Muslimiinta Rohingya ee Kusoo Barakacay Dalkaas.
Dowladda Malaysia oo Billowday inay Burburiso Guryaha Muslimiinta Rohingya ee Kusoo Barakacay Dalkaas.

Mid Kamid ah Diyaaradaha Istaraatiijiga ee Mareykanka oo ku Burburtay Gudaha Dalkaas, Iyadoo ay ku Dhinteen Dhamaan Rakaabkii
Mid Kamid ah Diyaaradaha Istaraatiijiga ee Mareykanka oo ku Burburtay Gudaha Dalkaas, Iyadoo ay ku Dhinteen Dhamaan Rakaabkii Saarnaa.

Dowladda Hindiya oo Xirtay in ka Badan 10 Masjid oo ay ku Cibaadaysanayeen Muslimiinta Dalkaas.
Dowladda Hindiya oo Xirtay in ka Badan 10 Masjid oo ay ku Cibaadaysanayeen Muslimiinta Dalkaas.

Tiro Askar ah oo Ka Tirsanaa Maamulka La Baxay Putland ayaa Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Shil Ka Dhacay Gobalka Nugaal. Sid
Tiro Askar ah oo Ka Tirsanaa Maamulka La Baxay Putland ayaa Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Shil Ka Dhacay Gobalka Nugaal.   Sida ay ku waramayaan wararka ka imaanaya gobalka Nugaal ee uu ka arimiyo maamulka la baxay Putladn, waxaa saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay shil ay dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen tiro askar ah oo ka tirsanaa maamulkaas.   Inta la xaqiijiyay ugu yaraan saddex askari oo ka tirsan ciidamada Puntland ayaa ku dhintay shilka, halka saddex kale ay dhaawacyo kala duwan soo gaareen, wuxuuna si gaara uga dhacay duleedka koonfureed ee magaalada Garoowe.   Shilkan ayaa waxaa sababay labo gaari oo ah nooca ay Soomaalidu u taqaano Cabdibilaha, kuwaaas oo ay kala wateen askar ka wada tirsan maamulka Putland, Ciidamada shilka galay ayaa la sheegay inay kusii jeedeen deegaanka Birta-dheer, halkaas oo ay isbaaro dhigteen askar ka tirsan isla maamulka Puntland.

Markab Ganacsi oo ah Nooca Shiidaalka Qaada ayaa Lagu Weeraray Xeebaha Dalka Yaman. Hay’adda Ingiriiska u qaabilsan la socodk
Markab Ganacsi oo ah Nooca Shiidaalka Qaada ayaa Lagu Weeraray Xeebaha Dalka Yaman. Hay’adda Ingiriiska u qaabilsan la socodka amniga maraakiibta ganacsiga ee mara badda Carabta ayaa shaaciyay in weerar cusub lagu qaaday markab shidaal siday, xilli uu marayay meel qiyaastii 111 mayl dhinaca koonfur-bari ka xigta magaalada Cadan ee dalka Yemen.   Sida lagu sheegay warbixinta hay’adda, doon yar oo ay saarnaayeen afar nin oo hubeysan ayaa ku soo dhowaatay markabka, waxayna la beegsadeen gantaal nooca RPG-ga ah. Inkastoo la xaqiijiyay in markabka la weeraray, haddana faahfaahin dheeraad ah lagama bixin khasaaraha ka dhashay dhacdadaasi.   Mas’uuliyiinta amniga badda ee hay’adan ayaa sheegtay in baaritaanno degdeg ah la bilaabay, si loo ogaado cidda ka dambeysay weerarka iyo duruufaha ku xeeran, inkastoo heshiiskii dhawaan dhacay lagu saxiixay in dhamaan dagaala ka aloosan gobalka la joojiyo, maadaama xeebaha Yaman ay ka hawlgalaan ciidamo ka tirsan Xuutiyiinta oo xiriir la leh Iiraan.

Shisheeyaha Qaramada Midoobay ayaa la filayaa inuu kulan khaas ah ka yeesho mustaqbalka ciidamada Afrikaanta ee ku soo duulay
Shisheeyaha Qaramada Midoobay ayaa la filayaa inuu kulan khaas ah ka yeesho mustaqbalka ciidamada Afrikaanta ee ku soo duulay Soomaaliya. Waxa loogu yeero Golaha Ammaanka Q.Midoobe ayaa kulan aan caadi aheyn ka leh mustaqbalka ciidamada Afrikaanta ah ee duullaanka ku jooga dalka Soomaaliya. Kulankan oo ka dhici doona magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa diiradda lagu saarayaa xaaladda guud ee dalka Soomaaliya gaar ahaan hubanti la'aanta maaliyadeed ee ku dul hoganaysa ciidamada Afrikaanta ee dalka duulaanka ku jooga oo magacooda loo soo gaabiyo AUSSOM. Warbixin uu Golaha ammaanka si hordhac ah usoo saaray ayaa lagu sheegay, in kulanka warbixin looga dhageysan doono Ergayga Qaramada Midoobay uqaabilsan Soomaaliya iyo madaxa guud ee ciidamada Afrikaanta ee xaruntoodu tahay xerada Xalane. Qaramada Midoobay waxay muujinaysaa walaac ah in aan illaa iyo hadda aan laheyn wax qarash ah oo lagu bixiyo mushaaraadka ciidamada islamarkaana ladhimay wax ka badan 34 Milyan oo Dollar.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa dagaallo culus ku qaaday saldhigyada ay askarta dowladda Kenya ku leeyihiin deegaannada Dhamase iyo Sheekh Barrow oo hoostaga degmada Lafeey ee gobalka Mandheera ee ku hoos jira gumeysiga Kenya.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab weerarro isugu jira qarax iyo dagaal toos ah la beegsaday, kolonyo ka tirsan ciidamada Dowladda Fedaraalka oo dhaqdhaqaaqyo ka waday duleedka magaalada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose. Qaraxa ayaa waxaa ku dhintay hal askari halka mid kalena uu ku dhaawacmay, halka dagaalkana ay ku waxyeello kasoo gaartay tiro askar ah oo uu ku jiro sarkaal Abaaduule Horin ah.

Itoobiyaa ayaa la Tilmaamay, inay Duulaan Aamusan oo Dhinacyo Badan Leh ku Hayso Jabhadda Tigreega ee TPLF.

Hogaamiyaha Maamulka la Baxay Puntland ayaa Lagu Eedeeyay inuu Qeyb ka Yahay Kala Goynta Soomaaliya.

Bulshooyinka Ku Dhaqan Bariga Afrika ayaa Si adaga Uga Horyimi Qorshayaal Cusub oo uu Faransiisku Doonayo In uu Ka Hirgaliyo Dalalkaas.

Maanta waa maalin Talaado ah, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 01-01-1448 oo waafaqsan 16-06-2026, warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.

Taxane- Halyeeyadii Badar- 242.mp38.95 MB

Dhageyso: Taxane- Halyeeyadii Badar.[242] Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan waxay idiin soo gudbineysaa taxane aan ugu magac darnay Halyeeyadii Bader, taas oo uu Sheekh Cabdul Ilaah Abuu Khaalid kaga waramayo, siirada iyo mawaaqifta tarbawiga ah ee saxaabiyiintii Badriyiinta ahaa ee ka qeyb galay macrakadii Yowmul Furqaan

Hogaamiyaha maamulka la baxay Somaliland ayaa ku faanay inuu safar qarsoodi ah horey ugu tagay halka ay caasimadda ka dhigteen Yahuuda kuna faanay booqashada hadda uu halkaa ku tagay.

Sidee dadka Muqdisho uga falceliyeen booqashadii hogaamiyaha maamulka Labaxay Somaaliland uu ku aaday Yahuuda? Sidoo kale sidee arinkaas u arkaan dadka kaso jeeda magaalada Hargeysa ee ay Cirro is xigaan? [Waraysi]