fa
Feedback
️Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan

️Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan

رفتن به کانال در Telegram

Halkaan waa Telegramka ️Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan

نمایش بیشتر
کشور مشخص نشده استدسته بندی مشخص نشده است
260
مشترکین
+224 ساعت
+197 روز
+1930 روز
آرشیو پست ها
Sidee loo arkaa booqashadii uu Cabdiraxmaan Cirro madaxweynaha maamulka labaxay Soomaaliland ku tagay dhulka Muslimiinta ee xoogga lagu haysto iyo lakulankii madaxwenynaha Yahuuda.

Waaliga Wilaayada Islaamiga ee Shabeellaha Hoose ayaa faahfaahin ka bixiyay dagaal xalay ka dhacay duleedka degmada Kurtinwaarrey ee gobolkaas.

Waaliga Wilaayada Islaamiga ee Shabeellaha Hoose ayaa faahfaahin ka bixiyay dagaal xalay ka dhacay duleedka degmada Kurtinwaarrey ee gobolkaas.

Sidoo loo arkaa booqashadii uu Cabdiraxmaan Cirro madaxweynaha maamulka labaxay Soomaaliland ku tagay dhulka Muslimiinta ee xoogga lagu haysto iyo lakulankii madaxwenynaha Yahuuda.

Xubinta Wararka Caalamka oo ku baxda Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada ee idaacadda Islaamiga ah ee Al-Furqaan, waxaa lagu soo gudbiyaa wararkii ugu dambeeyay ee daafaha Caalamka.

Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso. Caawa waa habeennimo Isniin ah oo ay taariikhda Hijriguna ay ku beegantahay 29-12-1447 oo waafaqsan 14-06-2026, Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada waxaa caawa soo Cabdisamad Cabdullaahi.

Maraykanka ayaa Ciidamo Ku Daabulay Dalka Kenya Si ay u Taageeraan Qorshaha Lagu Dhisayo Xarun Karantiil oo Lagu Xareeyo Dadk
Maraykanka ayaa Ciidamo Ku Daabulay Dalka Kenya Si ay u Taageeraan Qorshaha Lagu Dhisayo Xarun Karantiil oo Lagu Xareeyo Dadka Ameerikaanka ah ee Qaba Cudurka Eboola.   Warbaahinta dalka Kenya ayaa saacadihii lasoo dhaafay aad u hadal haysay ciidamo Ameerikaan ah oo ka dagay saldhigga ciidamada cirka ee magaalada Nanyuuki ee dalka Kenya, kuwaaas oo loogu tala galay in ay qeyb ka qaataan dhismaha iyo diyaarinta xarun karantiil oo lagu xareeyo dadka Ameerikaanka ah ee looga shakiyo inay qabaan cudurka Eboola.   Taliska Ciidamada Maraykanka ee Afrika loonasoo gaabiyo AFRICOM ayaa xaqiijiyay, in ciidamada la diray ay ka kooban yihiin khubaro dhinacyada caafimaadka, isgaarsiinta, injineernimada iyo amniga, kuwaas oo ka shaqeynaya diyaarinta xarunta iyo taageerada howlaha farsamo ee la xiriira maamulka goobta.   Mas’uuliyiinta Maraykanka ayaa sheegay, in ciidamadaasi aysan si toos ah uga qeyb qaadan doonin daaweynta bukaannada, balse ay diiradda saarayaan howlaha qorsheynta, dhismaha iyo taageerada hawlgalka xarunt

Hogaamiyaha Maamulka la Baxay Jubaland ayaa Sheegay, inuusan Aqoonsi Uga Baahneen Dowladda Fedaraalka. Axmed Madoobe hogaamiy
Hogaamiyaha Maamulka la Baxay Jubaland ayaa Sheegay, inuusan Aqoonsi Uga Baahneen Dowladda Fedaraalka. Axmed Madoobe hogaamiyaha maamulka la magacbaxay Jubaland oo khudbad uu jeedinayay qaar kamid ah ciidamadiisa ayaa waxa uu weerar afka ah ku qaaday madaxweynaha Dowladda Fedaraalka Xasan Sheekh. Waxa uu Axmed Madoobe ku eedeeyay Xasan Sheekh inuu ku hawlan yahay ficillo uu taariikha bog madow uga gali doona, isagoo Xasan Sheekh ku eedeeyay, inuu xadgudub ku jooga kursiga. Axmed Madoobe ayaa si adag uga jawaabay hadal dhawaan kasoo yeeray Xasan Sheekh kaas oo ahaa inuusa aqoonsaneen doorashada uu kusoo baxay hogaamiyaha maamulka la magacbaxay Jubaland.

Mid kamid ah Hey’adaha Reer Galbeedka ayaa Sheegtay, inay Xirtay Tobanaan Xarumood oo ay ku Laheed Soomaaliya Dhaqaale La’aan
Mid kamid ah Hey’adaha Reer Galbeedka ayaa Sheegtay, inay Xirtay Tobanaan Xarumood oo ay ku Laheed Soomaaliya Dhaqaale La’aan Soo Foodsaartay Awgeed. Hey’adda lagu magacaabo CARE (Keer) oo kamid ah hey’adaha dhibaatada ku hayo Soomaaliya ayaa sheegtay, inay wajahayso dhaqaale xumo aad u daran, taas oo keentay inay albaabada u laabta xarumo fara-badam oo ay ku leedahay dalka. Hey’addan oo huwan magaca gargaarka gaar ahaan caafimaadka ayaa sheegtay, in qiyaastii 50 xarumood oo ay dalka ku laheed ay xirmeen tan iyo bishii Janaayo ee sanadkan 2026, kuwaas oo ay ku kala laheed deegaannada ay ka arimiyaan maamullada la kala baxay Puntland, Somaliland, Galmudug, iyo gobalka Jubbada Hoose. Sidoo kale hey’adda CARE ayaa sheegtay, in marka loo fiiriya guud ahaan dalka ay albaabada u laabtay amaba ay xirtay ku dhawaad 500 oo xarumood, sababo la xiriira yaraanta lacagihii lagu maalgelin lahaa.

Waa Habeennimo Isniin ah taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 29-12-1447 oo ku beegan 14-06-2026, warka Habeen waxaa soo jeedinaya Mubaarak Cumar.

Waa Habeennimo Isniin ah taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 29-12-1447 oo ku beegan 14-06-2026, warka Habeen waxaa soo jeedinaya Mubaarak Cumar.

Falanqeyn: Maxaa Xilligaan Kusoo Beegay Safarka C/raxmaan Cirro uu ku Tagay Magaalada Al-Qudus ee ay Yahuuddu Gumeysato?

Falanqeyn: Maxaa Xilligaan Kusoo Beegay Safarka C/raxmaan Cirro uu ku Tagay Magaalada Al-Qudus ee ay Yahuuddu Gumeysato?

In ka badan 20 qof oo Falastiiniyiin ah oo Shuhado iyo Dhaawac ku noqday Gudaha Jiida Qaza, Tobonaan Askari oo Dhimasho iyo Dhaawac ku noqday Dalka Pakistaan, kadib Hawgallo ay Fulisay Xarakadda Dhaalibaan Pakistaan.Qodobadaasi iyo kuwo kale ku dhegeyso Xubinta Qalinka Saxaafadda ee ku baxda Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida.

Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida waa barnaamij maalinle ah oo ka baxa Idaacadda islaamiga ah ee Al-Furqaan, marka laga reebo maalinta Jimcaha, waxaana lagu soo gudbiyaa dhacdooyinka ka taagan Caalamka gaar ahaan Dunida Islaamka.

Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida waa barnaamij maalinle ah oo ka baxa Idaacadda islaamiga ah ee Al-Furqaan, marka laga reebo maalinta Jimcaha, waxaana lagu soo gudbiyaa dhacdooyinka ka taagan Caalamka gaar ahaan Dunida Islaamka.

Ciidanka Mareykanku tababaray ee Bankaraf ayaa khasaare culus kala kulmay weerar ay ku qaadeen magaalada Kurtunwaarrey ee wilaayada Sh/hoose.

Madaxweynaha maamulka la baxay Somaliland ayaa maanta gaaray dhulka ay Yahuuda xoogga ku heysato,isagoo la kulmay madaxweynaha maamulka Yahuuda