es
Feedback
️Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan

️Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan

Ir al canal en Telegram

Halkaan waa Telegramka ️Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan

Mostrar más
El país no está especificadoLa categoría no está especificada
245
Suscriptores
Sin datos24 horas
Sin datos7 días
Sin datos30 días

Carga de datos en curso...

Canales Similares
Sin datos
¿Algún problema? Por favor, actualice la página o contacte a nuestro gerente de soporte.
Nube de Etiquetas
Sin datos
¿Algún problema? Por favor, actualice la página o contacte a nuestro gerente de soporte.
Menciones Entrantes y Salientes
---
---
---
---
---
---
Atraer Suscriptores
junio '26
junio '26
+239
en 1 canales
mayo '260
en 3 canales
Get PRO
abril '26
+6
en 1 canales
Fecha
Crecimiento de Suscriptores
Menciones
Canales
12 junio+5
Publicaciones del Canal
Madaxweynaha Dawlada Fadaraalka ayaa sheegay in Turkidu ay qaadanayaan shidaalka ku jira 3 agaag oo waaweyn oo dhaca xeebaha
Madaxweynaha Dawlada Fadaraalka ayaa sheegay in Turkidu ay qaadanayaan shidaalka ku jira 3 agaag oo waaweyn oo dhaca xeebaha Soomaaliya. Madaxweynaha Dowladda Federaalka, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa khudbad uu ka jeediyay magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellaha Dhexe ku soo hadal qaaday arrimo la xiriira kheyraadka rabbaaniga ah ee dalka, gaar ahaan shidaalka iyo kheyraadka badda. Khudbadda oo inteeda badan u muuqatay mid uu uga jawaabayay culeysyada iyo dhalleeceymaha isdaba joogga ah ee ay dowladdiisu wajahayso ayaa waxa uu ku qiray boobka ay Turkidu ugu bareereen kheyraadka dalka. Xasan ayaa isagoo dhayalsanaya khayraadka dalka shaaca ka qaaday in Soomaaliya ay leedahay in ka badan 250 aag oo uu shidaal ku jiro oo badda gudaheeda ah isagoo xusay in ay bixiyeen 12 aag. Wuxuu tilmaamay in Turkidu ku leeyihiin 3 aag oo uu shidaal ku jiro, kaasoo ah kheyraad dhan oo ummaddu leedahay, aagaggaas oo khubarradu ku tilmaamaan kuwa ugu batroolka badan ayauu wuxuu kasoo qaaday wax yar, mana uusan faahfaahin sabab

2
Xukuumadda Itoobiya ayaa muujisay baqdin ay ka qabto weeraro milatari oo uga yimaada dhanka kooxda TPLF. Dowladda Itoobiya ay
Xukuumadda Itoobiya ayaa muujisay baqdin ay ka qabto weeraro milatari oo uga yimaada dhanka kooxda TPLF. Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in ay heshay xog muujinaysa in xoogagga TPLF ay wadaan abaabul ciidan oo cusub, kaas oo lagu beegsan karo saldhigyada ciidamada federaalka ee ku yaalla gobolka Tigray. Mas’uuliyiin ka tirsan Addis Ababa ayaa sheegay in dhaq-dhaqaaqyadaasi ay sare u qaadeen walaaca laga qabo in colaaddii waqooyiga Itoobiya ay mar kale dib u soo cusboonaato, kaddib muddo xasilooni ah oo gobolka ka jirtay. Xukuumadd Abiy waxay sheegtay in ciidamada ammaanka la geliyay heegan dheeraad ah si ay uga hortagaan khatar kasta oo amni, iyadoo la xoojinayo ilaalinta xarumaha ciidamada iyo goobaha istaraatiijiga ah, waxaana muuqanaysa sida warbaahintu soo tabineyso cabsi badan in in dhab loo qaatay weerarada TPLF. Sidoo kale, Itoobiya ayaa ugu baaqday   qolyaha la baxay beesha caalamka inay taageeraan dadaallada lagu ilaalinayo heshiiskii Pretoria, kaasoo sida ay sheegtay soo afjaray dagaalkii muddad
191
3
Waa Habeennimo Sabti ah taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 27-12-1447 oo ku beegan 12-06-2026, warka Habeen waxaa soo jeedinaya Maxamed Ciise.
156
4
Mujaahidiiinta Jamaacada Nusratul Islaam Wal-Muslimiin ayaa 2 Milyan oo Yuuro madaxiisa Dul-dhigay Madaxweynaha Mali.
Mujaahidiiinta Jamaacada Nusratul Islaam Wal-Muslimiin ayaa 2 Milyan oo Yuuro madaxiisa Dul-dhigay Madaxweynaha Mali.
267
5
Miisaaniyadda caafimaadka ee dowladda Uganda ayaa hoos u dhacday kadib markii ay yaraadeen kaalmooyinkii ay dibadda ka heli j
Miisaaniyadda caafimaadka ee dowladda Uganda ayaa hoos u dhacday kadib markii ay yaraadeen kaalmooyinkii ay dibadda ka heli jireen.
262
6
Maleeshiyaadka TPLF ayaa awaamiir culus dul saaray dhalinyarada ku dhaqan gobolka Tigreega ee woqooyiga Itoobiya.
Maleeshiyaadka TPLF ayaa awaamiir culus dul saaray dhalinyarada ku dhaqan gobolka Tigreega ee woqooyiga Itoobiya.
230
7
Miisaaniyadda caafimaadka ee dowladda Uganda ayaa hoos u dhacday kadib markii ay yaraadeen kaalmooyinkii ay dibadda ka heli j
Miisaaniyadda caafimaadka ee dowladda Uganda ayaa hoos u dhacday kadib markii ay yaraadeen kaalmooyinkii ay dibadda ka heli jireen.
285
8
Maanta waa maalin Jimco ah, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 26-12-1447 oo waafaqsan 12-06-2026, warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Ciise.
175
9
Miisaaniyadda caafimaadka ee dowladda Uganda ayaa hoos u dhacday kadib markii ay yaraadeen kaalmooyinkii ay dibadda ka heli j
Miisaaniyadda caafimaadka ee dowladda Uganda ayaa hoos u dhacday kadib markii ay yaraadeen kaalmooyinkii ay dibadda ka heli jireen. Dowladda Uganda ayaa wajahaysa hoos u dhac ku yimid miisaaniyadda caafimaadka dalka, kadib markii ay si weyn u yaraadeen deeqihii caalamiga ahaa ee lagu taageeri jiray adeegyada caafimaadka. Warbixin uu daabacay wargeyska Daily Monitor ayaa tilmaamaysa in hoos u dhaca deeqaha ay saameyn toos ah ku yeesheen barnaamijyada muhiimka ah sida la dagaallanka HIV/AIDS, malaria, iyo adeegyada tallaalka carruurta. Sidoo kale, waxaa la sheegay in sahayda daawooyinka iyo taageerada xarumaha caafimaadka ay noqdeen kuwo aan joogto ahayn, taasoo kordhin karta culayska saaran isbitaallada dowladda. Saraakiisha caafimaadka ayaa sheegay in Uganda ay muddo dheer ku tiirsanayd maalgelinta dibadda, balse hadda ay khasab ku noqotay in la kordhiyo miisaaniyadda gudaha si loo buuxiyo farqiga ka dhashay hoos u dhaca deeqaha.
287
10
Xisbiga Oromada ayaa Doorashada Itoobiya Ku Tilmaamay Riwaayad Siyaasadeed, Iyadoo Mucaaradka Iyo Kooxo Kale Ay Walaac Ka Muu
Xisbiga Oromada ayaa Doorashada Itoobiya Ku Tilmaamay Riwaayad Siyaasadeed, Iyadoo Mucaaradka Iyo Kooxo Kale Ay Walaac Ka Muujiyeen Natiijada Doorashadii dhawaan dalkaas ka dhacday. Xisbiga Oromo Federalist Congress (OFC), oo ka mid ah xisbiyada mucaaradka ugu faca weyn Itoobiya, ayaa si rasmi ah u diiday natiijada doorashadii 7-aad ee guud ee dalka ka dhacday 1-dii bishan Juun 2026, isagoo ku tilmaamay "doorasho aan xalaal ahayn" oo aan Itoobiya u horseedi doonin nabad waarta iyo xasillooni. Bayaan adag oo uu soo saaray xisbiga ayaa lagu sheegay in doorashadu ay ka fogeyd heerarkii looga baahnaa hufnaan, cadaalad iyo ka qaybgal siyaasadeed oo loo siman yahay, taasoo dhaawacday bey yiraahdeen sharciyadda kalsoonida. OFC waxay sheegtay in xisbiyada mucaaradku muddo dheer ku baaqayeen in la buuxiyo shuruudo aasaasi ah ka hor doorashada, kuwaas oo ay ka mid ahaayeen joojinta colaadaha hubaysan, sii daynta maxaabiista siyaasadda, dib u furista xafiisyada mucaaradka, dib u eegista xeerarka xaddidaya xorriyadaha
230
11
Maleeshiyaadka TPLF ayaa awaamiir culus dul saaray dhalinyarada ku dhaqan gobolka Tigreega ee woqooyiga Itoobiya. Maamulka ma
Maleeshiyaadka TPLF ayaa awaamiir culus dul saaray dhalinyarada ku dhaqan gobolka Tigreega ee woqooyiga Itoobiya. Maamulka maleeshiyaadka TPLF ayaa soo saaray go'aanno adag oo ka dhan ah dhalinyarada ku dhaqan gobalka Tigreega, waxaana dhallinta gaashaan qaadka ah lagu amray iney iska xaadiriyaan xarumaha tababarka ee kooxda. Ciidamo ayay sidoo kale kooxda uxil saartay iney si qasab ah dhalinyarada ku keenaan xarumaha tababarka, arrinkaas oo qeyb ka ah diyaar garowga ay kooxdaan ugu jirto dagaal ka dhan ah dowladda Itoobiya. Qoraal qabyo ah oo la sheegay in uu diyaariyay guddiga joogtada ah ee golaha deegaanka Tigreega oo dib boorka looga jafay ayay soo celisay kooxda TPLF, kaas oo lagu eegayo qodobo waajib ka dhigaya abaabulka millatari, islamarkaana faraya in dhalinyarada lagu xareeyo xarumaha tababarka.
188
12
Diiradda Jimcaha, waa barnaamij todobaadle ah oo ka baxa Warbaahinta Islaamiga Al-Furqaan, waxaana lagu falanqeeyaa hadba qodobka ugu weyn ee todobaadkaas taagan, iyadoo mararka qaarna lagu soo gudbiyo mawaadiic gaar ah oo ahmiyad xambaarsan. Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo maanta looga hadlay Faaiidada Kaluunka uu leeyahay, waxaana soo jeedinaya Maxamed Daahir Calasoow.
174
13
Dowladda Turkiga ayaa sheegtay iney kordhinayso xilli sicir-bararku uu kusii xoogeysanayo wadanka.
Dowladda Turkiga ayaa sheegtay iney kordhinayso xilli sicir-bararku uu kusii xoogeysanayo wadanka.
55
14
Maanta waa maalin Jimco ah, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 26-12-1447 oo waafaqsan 12-06-2026, Barnaamijka Tarbiyada Caruurta waxaa soo jeedinaya Cabdi-Khaaliq Macallin Cabdi-Wali.
198
15
Hoyo 11 caruur dhalay oo isbitaal ku geeriyootay kadib markii ninkeeda uu ku gubay gurigooda oo ku yaalla magaalada muqdisho.
Hoyo 11 caruur dhalay oo isbitaal ku geeriyootay kadib markii ninkeeda uu ku gubay gurigooda oo ku yaalla magaalada muqdisho.
201
16
Maamulkii Cabdi/casiis Laftagareen ayaa ku hanjabay in doorashadii uu kusoo baxay Aadan Madoobe ay jawaab adag ka bixin doona
Maamulkii Cabdi/casiis Laftagareen ayaa ku hanjabay in doorashadii uu kusoo baxay Aadan Madoobe ay jawaab adag ka bixin doonaan.
212
17
Shacabka wadanka Kenya ayaa cod dheer ku dalbaday in miisaaniyadda dowladda la dhimo kadib markii ay noloshu adkaatay.
Shacabka wadanka Kenya ayaa cod dheer ku dalbaday in miisaaniyadda dowladda la dhimo kadib markii ay noloshu adkaatay.
217
18
Dowladda Tanzaaniya ayaa sheegtay in aysan cidna u yeerin karin saaxiibka ay sameysanayso iyadoo xiriir cusub la yeelatay dow
Dowladda Tanzaaniya ayaa sheegtay in aysan cidna u yeerin karin saaxiibka ay sameysanayso iyadoo xiriir cusub la yeelatay dowladda Ruushka.
205
19
Maanta waa maalin Jimco ah, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 25-12-1447 oo waafaqsan 12-06-2026, warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Ciise.
193
20
https://radiofurqaan.com/nusratul-islaam-wal-muslimiin-oo-2-milyan-oo-yuuro-dul-dhigtay-madaxweynaha-mali/
415