️Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan
Открыть в Telegram
Halkaan waa Telegramka ️Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan
БольшеСтрана не указанаКатегория не указана
259
Подписчики
Нет данных24 часа
Нет данных7 дней
+1930 день
Архив постов
Hogaamiyaha maamulka la baxay Puntland ayaa Dowladda Fedaraalka ku eedeeyay iney ku hubeyneyso dadka uu xilalka ka qaaday ee ka tirsan maamulkiisa.
Mid kamid ah salaadiinta beesha Jareerweyne ayaa ku geeriyooday magaalada Jilib ee Wilaayada Islaamiga ah ee Jubbada/dhexe.
Xukuumadda Yaman ayaa xirtay safariikii maamulka la baxay Soomaaliland u joogay dalkaas.
Maanta waa maalin Axad ah, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 06-01-1448 oo waafaqsan 21-06-2026, warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Amiin.
Maanta waa maalin Axad ah, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 06-01-1448 oo waafaqsan 21-06-2026, warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Amiin.
Dowladda Urdun ayaa Xukunno Dilal ah Ku Fulisay Dad Rayid ah oo ay Eedeymo Kala Duwan u Jeedisay.
Ciidamada Maali iyo Maleeshiyaad uu Ruushku Ku Shaqaysto ayaa Billaabay inay Xoolaha ka Laayaan Dad Rayid ah ee Dalkaas.
Gumaystaha Yahuudda ayaa Duulaanno Ku Qaaday Deegaanno Dhaca Koonfurta Dalka Suuriya.
Dowladda Yaman ayaa xirtay safariikii maamulka la baxay Soomaaliland u joogay dalkaas.
Wararka imaanaya dalka Yaman ayaa sheegaya in la xiray Idriis Aadan Raage oo ahaa Safiirkii maamulka la baxay Soomaaliland u fadhiyay magaalada Cadan ee dalka Yaman.
Ninkan ayaa la sheegay in seddax iyo tobankii bishan lixaad ee 2026-ay ciidamo ka tirsan xukuumadda Yaman ka wateen xafiiskiisa, muddo ka badan todobaadna lagu hayo mid kamid ah xarumaha sirdoonka ee dowladda Yaman.
Ehellada ninkan ayaa xaqiijiyay xirtaanka wiilkooda, waxayna sheegeen inuu go'ay xiriirkiisa oo aan laga hayn wax macluumaad ah.
Maamulka la baxay Soomaaliland ayaanan wali ka hadal xariga ninkan sida warbaahintu tabineyso, iyadoo aan dhanka kale la ogeyn waxa sababay xarigiisa.
Hogaamiyaha maamulka la baxay Puntland ayaa Dowladda Fedaraalka ku eedeeyay iney ku hubeyneyso dadka uu xilalka ka qaaday ee ka tirsan maamulkiisa.
Siciid Cabdullaahi Deni Hogaamiyaha maamulka la baxay Puntland Puntland ayaa Dowladda Fedaraalka ujeediyay eedeymo dhowr ah isagoo si gaar ah weerar afka ah ugu qaaday Xasan Sheekh Maxamuud.
Wuxuu si gaar ah ugu eedeeyay Xasan rabitaan la xiriira inuu qori u adeegsado siyaasadda, arrintaas oo uu halis ku tilmaamay.
Dhanka kale wuxuu tilmaamay in deegaannada uu ka arrimiyo haddii qof uu xilka qaadis ku sameeyo ay Dowladda Fedaraalku la soo hadleyso kuna hubeyneyso isaga oo u sheegeyso inuu ciidan sameysto, isagoo xusay in dadkaasi ay helayaan ciidamo ay qortaan.
Qarax Maanta ka dhacay gudaha degmada Baardheere ayaa lagu dilay Labo askari oo Itoobiyaan ah, halka lagu dhaawacay labo kale.
Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa qarax ay maanta ka fuliyeen gudaha degmada Baardheere ee gobalka Gedo waxa ay la beegsadeen ciidamo Itoobiyaan ah oo ku lugeynayay gudaha degmadaas, waxaana jira khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ah oo gaaray askarta Xabashida Itoobiya ee la weeraray.
Qarax ka dhacay magaalada Baladweyne ee gobalka Hiiraan ayaa lala beegsaday xero ay ciidamada Dowladda Fedaraalka kaga sugan yihiin galbedka magaaladaasi, waxaana fuliyay rag ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Sabaab.
Kenya ayaa Mareykanka u Saxiixday inuu la Baxo Macaadinta Naadirka ah ee ku Jirta Dalkeeda, Xilli Shacab Dalkaas ay Marar Badan ka Hor-yimaadeen Heshiis Noocaan oo Kale.
Xildhibaannada Baarlamaanka ee maamulka la baxay Galmudug ayaa ka cabanaya bilooyin mushaar la'aan ah.
Ciidamada Jabuuti ayaa Lagu Eedeeyay inay Qeyb ka Yihiin Dagaal Beeleedyo ka Socda Gobalka Hiiraan.
Askari ka tirsanaa Dowladda Fedaraalka ayaa isku soo dhiibay maamulka Islaamiga ah ee Shabeellada Dhexe.
Maanta waa maalin Axad ah, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 06-01-1448 oo waafaqsan 21-06-2026, warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.
Dagaallo culus ayey xalay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ku qaadeen, xeryaha shisheeyaha Uganda ku leeyihiin degaanka Numbar60 iyo tuulada Buulo-Naagey oo ka wada tirsan gobolka Shabeellada Hoose.
Faahfaahin ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay madaafiic habeen hore lagu garaacay xerada ciidamada Itoobiya ay ku leeyihiin degmada Qansaxdheere ee gobolka Baay.
Madaafiicdaasi ku dhacay gudaha xerada, waxayna gubeen labo gaari oo Uuraal ah, kuwaas oo ay lahaayeen askarta Xabashida.
Уже доступно! Исследование Telegram 2025 — ключевые инсайты года 
