uz
Feedback
️Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan

️Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan

Kanalga Telegram’da o‘tish

Halkaan waa Telegramka ️Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan

Ko'proq ko'rsatish
Mamlakat belgilanmaganToif belgilanmagan
339
Obunachilar
Ma'lumot yo'q24 soatlar
+927 kunlar
+9930 kunlar
Postlar arxiv
Howlgalladaan cusub ee ay wado Jamaacada Nusratul Islaam Wal-Muslimiin ayaa imaanaya, laba bil kadib markii ay Jamaacadu qaad
Howlgalladaan cusub ee ay wado Jamaacada Nusratul Islaam Wal-Muslimiin ayaa imaanaya, laba bil kadib markii ay Jamaacadu qaaday weeraro culus oo ay ku qabsatay magaalooyin waaweyn oo dhaca dalkaas, sidoo kalana gudaha ugu gashay magaalada caasimadda ah ee Bomako, kuwaas oo lagu dilay masuuliyiin sarsare oo katirsan xukuumadda Mali, si weynna ugilgilay dhammaan xafiisyada dowladdaas.

Dowladda Fedaraalka ayaa kordhisay heshiiyada ay beylah uga dhigeyso badaha Soomaaliya ee ay la geleyso dalalka shisheeye.

DEG-DEG: Mujaahidiinta Jamaacada Nusratul ayaa dib ubillaabay weeraro safballaaran ah oo ka dhan ah xukuumadda Mali, kuwaas o
DEG-DEG: Mujaahidiinta Jamaacada Nusratul ayaa dib ubillaabay weeraro safballaaran ah oo ka dhan ah xukuumadda Mali, kuwaas oo barqanimadii maanta illaa iyo hadda ka socdo magaalooyin dhowr ah oo katirsan dalkaas. Mid kamid ah weerarada ugu xooggan ee ay qaaday Jamaacada ayaa lala beegsaday xabsiga Knioroba oo qiyaastii 70-KM ujira magaalada caasimadda ah ee Bomako, sida uu xaqiijiyay taliska millatariga Mali.

Haweeney kamid ah dhalinyaro dhawaan ka soo baxay Xabsiyad Dowladda Fedaraalka ayaa ka warbixisay xaaladda dumar waayeello ah oo ku jira qaar kamid ah xabsiyada Muqdisho.

Dadka Koonfur Afrikaanka ah ayaa gubaya Xarumaha Ganacsi ee ay Leeyihiin Dadka Soomaalida ah.

Maanta waa maalin Sabti ah, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 19-01-1448 oo waafaqsan 04-07-2026, warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Amiin.

Daawo: Maamulka La Baxay Soomaaliland ayaa Sheegay in Dhaqaatiir Aan Xirfad Wanaagsan Lahayn ay Dad Ku Dhibaateeyeen gobollada Waqooyi.

Haweeney kamid ah dhalinyaro dhawaan ka soo baxay Xabsiyad Dowladda Fedaraalka ayaa ka warbixisay xaaladda dumar waayeello ah
Haweeney kamid ah dhalinyaro dhawaan ka soo baxay Xabsiyad Dowladda Fedaraalka ayaa ka warbixisay xaaladda dumar waayeello ah oo ku jira qaar kamid ah xabsiyada Muqdisho. Nimco oo ah gabar dhawaan laga soo daayay xasbiyo ku yaalla magaalada Muqdisho Dowladda Fedaraalkuna ay u xirtay arrimo siyaasadeed iyo iyada dhaliyaro kale, ayaa ka warbixisay xaaladda haween waayeello ah u xiran Dowladda Fedaraalka. Gabadhan oo la hadashay warbaahinta Muqdisho ayaa sheegtay, in dumarkaasi waayeellada ah oo ay da'dooda ku sheegtay 70-jir iyo 80-jir, loo xiray arrimo la xiriira dhulboobka ka socda Xamar, Dowladda Fedaraalka ay ugu jiraan xabsiyada degmooyinka Hodon iyo Xamar Jabab.

Dowladda Fedaraalka ayaa kordhisay heshiiyada ay beylah uga dhigeyso badaha Soomaaliya ee ay la geleyso dalalka shisheeye. Wa
Dowladda Fedaraalka ayaa kordhisay heshiiyada ay beylah uga dhigeyso badaha Soomaaliya ee ay la geleyso dalalka shisheeye. Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee Dowladda Fedaraalka oo maalmo ka hor hay'ado shisheeeye la gashay heshiisyo dhowr iyo toban gaaraya, ayaa saacadihii la soo dhaafay mar kale heshiiyo hor leh la gashay dowladda Turkiga oo boobku haysa badeenna. Magaalad Istanbuul ee dalka Turkiga ayaa waxaa lagu saxiixay heshiisyo xukuumadda Ankara loogu gacan geliyay maamulka badaheenna, islamarkaana Dowladda Fedaraalku ay ugu ogolaatay dowladdaas oo boob ku haysa kheyraadka badda iney waardiye ka qabato dhaqaalaheyna buluugga ah. Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee Dowladda Fedaraalka C/Qaadir Maxamad Nuur, ayaa labo heshiis las saxiixday jaamacadda Piri Reis iyo Xarunta Cilmi-baarista Sharciga Baddaha ee DEHUKAM oo laga leeyahay Turkiga.

Dadka Koonfur Afrikaanka ah ayaa gubaya Xarumaha Ganacsi ee ay Leeyihiin Dadka Soomaalida ah. Iyada oo ay sii socdaan dibadba
Dadka Koonfur Afrikaanka ah ayaa gubaya Xarumaha Ganacsi ee ay Leeyihiin Dadka Soomaalida ah.  Iyada oo ay sii socdaan dibadbaxyada ka dhacaya dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa isasoo taraya khasaaraha maaliyadeed ee dadka Soomaalida ah halkaas ku gaaray, kuwaaas oo ku waayay hanti badan, lagana gubay tukaamo ay ku lahaayeen goballo kala duwan oo ka tirsan dalkaas.   Dukaan uu lahaa ganacsade Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Axmed Cabdi Cali oo ku yaalla magaalada Umlazi ee dalka Koonfur Afrika ayaa maalmihii lasoo dhaafay dab la qabadsiiyay, iyadoo aysan jirin wax mudaharaad ah oo socday xilligaas iyo boob loo geeysan tukaanka, balse si toos ah ayaa dab loo qabadsiiyey xaruntiisii ganacsi, taas oo salka ku haysa halka uu gaaray nacaybka ay dadka Koonfur Afrikaanka ah u qabaan bulshada Soomaaliyeed ee dalkaas ku ganacsata, sida uu xaqiijiyay milkiilaha tukaankan.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa dagaal ku qaaday, saldhigga ay askarta Dowladda Fedaraalku ku leeyihiin xaafadda Buulo Fooliye eed degmada Afgooye.

Daawo: In ka badan 120 muwaadiniin Soomaali ah oo afduub ahaan loogu heystay dalka Liibiya ayaa kasoo degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.

Daawo: In ka badan 120 muwaadiniin Soomaali ah oo afduub ahaan loogu heystay dalka Liibiya ayaa kasoo degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.

Askari ka tirsan Dowladda Fedaraalka ayaa qiray inuu caag Seddaxle ah oo laga jiiray awgiis dil iyo dhaawac ugu geystay dad shacab ah.

Maanta waa maalin Sabti ah, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 19-01-1448 oo waafaqsan 04-07-2026, warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.

Guutada Madaafiicda ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa xalay weerar madaafiic ah ku qaaday, xerada askarta Itoobiya ee degaanka Awdiinle oo ka tirsan gobolka Baay, madaafiicda ayaana ku dhacay gudaha saldhigga.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa qarax ka fuliyay gudaha magaalada Muqdisho gaar ahaan Miizaanka Dhuxasha, waxaana qaraxaas lala beegsaday fariisin ay askarta Sirdoonka Dowladda Fedaraalka ku sugnaayeen, sarkaal ka tirsan ciidankaas ayaana si daran ugu dhaawacmay.

Booqasho aan Ku Tagnay Machadka Qurduba Faraciisa Degmada Saakow ee Gobalka Jubadda Dhexe.

In ka badan 120 muwaadiniin Soomaali ah oo afduub ahaan loogu heystay dalka Liibiya ayaa kasoo degay garoonka diyaaradaha ee
In ka badan 120 muwaadiniin Soomaali ah oo afduub ahaan loogu heystay dalka Liibiya ayaa kasoo degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho. Dadkaan oo ay tiradoodu aheyd 129 Tahriibayaal Soomaali ah ayaa waxaa ay muddo ku jireen xabsiyo ku yaalla gudaha dalka Liibiya, kuwaas oo ay gacanta ku hayaan qolooyin kala duwan. Mudadii ay ku jireen xabsiyada ayay wajaheen dhibaatooyin kala duwan oo kaga imaanayay qolyaha gacanta ku hayay oo ay ugu horreeyaan kuwa loogu yeero magafayaasha. Waxaa usuuragashay iney kasoo baxaan xabsiyada, iyagoo ugu dambeyn soo gaaray magaalada Muqdisho.