cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking Β«Accept allΒ», you agree to the use of cookies.

avatar

Telefishinka Qaranka

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia. Headquartered in Mogadishu.

Show more
Finland49The language is not specifiedNews & Media1 926
Advertising posts
78 169
Subscribers
+1524 hours
+2627 days
+1 94530 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

02:00
Video unavailableShow in Telegram
19.60 MB
❀ 114πŸ‘ 22πŸŽ‰ 9🀬 7πŸ‘Ž 6πŸ‘ 2
❀ 89πŸ‘ 17πŸ”₯ 3
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dardar galinaya howlgallada dib u xoreynta dalka ayaa garay deegaanka Waragaadhi ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Madaxweynaha ayaa Saraakiisha hoggaamisa Ciidamada Xoogga Dalka ee deegaanka ku sugan ka dhegeystay warbixinno ku saabsan guulaha laga gaaray dagaalka Khawaarijta, warbixinta ciidamada ay hoggaamiyaan iyo qorshaha waqtiga kooban ee Khawaarijta looga xoreynayo deegaanada haray.
Show all...
πŸ‘ 32❀ 18🀬 4πŸ‘Ž 3πŸ™ 1
04:53
Video unavailableShow in Telegram
Hees Cusub "Anaa xamareey ku jecel Alfanaan Nimcaan Abdirahman Hassan β€˜β€™Hilaac’’
Show all...
An9jrCsmfBF_9gNlu_a388OxdfDSJU4W_NHj63xc6X92jRudLXu7uR3CKa8YwHt.mp438.34 MB
❀ 125πŸ‘ 39πŸ‘Œ 11πŸ‘ 6πŸ‘Ž 5❀‍πŸ”₯ 2πŸ”₯ 2
Ciidanka NISA ee ka howlgala Galmudug ayaa gacanta kusoo dhigay Maxamed Cismaan Cabdiraxmaan oo ku eedeysan in habeeno ka hor uu degmada Guriceel ku dilay Liibaan Aadan Ibraahim oo ka mid ahaa dhalinyarada magaaladaas. Taliyaha qaybta guud ee Nabad sugidda Galmudug Feysal Ibraahim Caanood ayaa Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyay in dabagal dheer kadib ay ku guuleysteen soo qabashada eedeysanaha, isla markaana baaritaan kadib loo gudbi doono cadaaladda.
Show all...
πŸ‘ 72❀ 37πŸ‘Ž 8πŸ‘ 8
❀ 69πŸ‘ 25🀬 23πŸ’” 3
Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha diinta XFS ayaa Shahaado Sharaf ku abaalmarisay Warbaahinta Qaranka oo shaqo wanaagsan ka qabatay soo gudbinta xogta rasmiga ah ee xujeyda Soomaaliyeed sanadkaan. Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa sheegay in Warbaahinta Qaranka ay bulshada usoo bandhigtay horumarka la taaban karo ee dowladdu ka sameysay adeegga xujeyda Soomaaliyeed oo meel wanaagsan soo gaaray, isagoo guddoonsiiyey abaalmarin Shahaado sharaf ah. Wasaaradda Awqaafta ayaa sanadkaan is bedel muuqda ah ka sameysay adeegga xajka, waxaana hadda socda dadaal sanadka dambe looga sii horumarinayo halka uu hadda soo gaaray.
Show all...
πŸ‘ 36❀ 9πŸ‘Ž 5
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa magaalada Garoowe ka dejiyay eedeysane Maxamed Cumar Ciise oo maalin ka hor Ciidanka Booliiska Caalamiga ah ay kasoo qabteen Dalka Kenya. Hoggaanka xiriirka dibadda Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ee Interpol ayaa Muqdisho ka qaaday eedeysane Maxamed Cumar Ciise oo loo heysto inuu horay u dilay muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Maxamed Axmed Faarax 17-05-2024, kaasi oo horay waaran soo qabasha ah uu ugu jaray xafiiska Xeer ilaliyaha guud ee Qaranka. Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed qeybta arrimaha dibadda ee Interpol, ayaa eedeysanaha ku wareejiyay laamaha ammaanka gobolka Nugaal, si loo horgeeyo Maxkamadda awooda u leh.
Show all...
πŸ‘ 88❀ 18πŸ‘Ž 7πŸ™ 6
Howlgal afjar ah oo ciidamada qaranka iyo kuwa deegaanka ay ka fuliyeen deegaanka Cali-cadhoole oo 33 KM waqooyi ka xiga degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ayaa lagu dilay toddoba (7) dhagarqabe oo ka tirsanaa Khawaarijta, waxaana lagu soo furtay hub iyo saanad ciidan. Taliyaha Guutada 24-aad Khaalid Binu Waliid ee Ciidanka Xoogga Dalka, G/Dhexe Maxamed Dhegaweyne ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in iyagoo kaashanaya ciidamada xaq u dirirka ah ee deegaanka ay fuliyeen howlgalkaas afjarka ah oo u dhacay sidii loo qorsheeyey. Ciidamada ayaa ka war-helay in kooxdaasi ay si dhuumaaleysi ah ku joogto goobta lagu weeraray, waxaana u suurta-gashay inay soo afjaraan, iyagoo soo bandhigay sawirrada meydadka dhagarqabayaashii la dilay oo horjoogihii hoggaaminayey uu ku jiro iyo goobihii ay gabaadka ka dhiganayeen oo lagu burburiyey howlgalka.
Show all...
πŸ‘ 109❀ 37πŸ‘ 5
03:03
Video unavailableShow in Telegram
Fariin ka timid halgamayaasha dagaalka kula jira khawaarijta ee furmaha jooga.
Show all...
An8W70KNLftRFVqM4GH_aqbIfXPgo2DIRqcZdyGNV6AIDYEr57YSKlhxNBtG9sX.mp444.86 MB
❀ 59πŸ‘ 17πŸ‘ 10πŸ‘Ž 7
Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.