cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegación. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

Telefishinka Qaranka

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia. Headquartered in Mogadishu.

Mostrar más
Finlandia34El idioma no está especificadoNoticias y medios1 819
Advertising posts
71 725Suscriptores
+22924 hours
+7967 days
+4 32730 days

Carga de datos en curso...

Tasa de crecimiento de suscriptores

Carga de datos en curso...

Dhagarqabe Khawaarijta ka tirsanaa oo reerkiisa ku halaagay qarax uu sameynayey iyo faahfaahinta wixii caawa ka dhacay Muqdisho, Liibaan Lugcad ayaa ka wareystay Afhayeenka ciidanka booliska Soomaaliyeed, G/le Cabdifitaax Aadan Xasan.
Mostrar todo...
👍 23 6👎 3🔥 1
Boqolaal ka tirsanaa Khawaarijta oo Horjoogayaal horkacayaan ayey DFS oo soo dhaweyn u sameysay.
Mostrar todo...
❤‍🔥 34 16👍 14👎 6🔥 1
WAR SAXAAFADEED Muqdisho, 25 April, 2024: In ka badan 70 Khawaarij ah ayaa lagu dilay ilaa 30 kalana waa lagu dhaawacay hawlgal ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka iyo saaxiibada caalamka oo laga fuliyay hawdka deegaanka Tabar-mooge oo qiyaastii 28-km Waqooyi kaga beegan magaalada Xarardheere ee Gobolka Mudug. Maleeshiyaadka halaagsamay waxaa lagu beegsaday saddex barood oo ku yaala deegaankaas, xogta la helay ayaa sheegeysa in ay isku aruursanayeen ilaa 150-Khawaarij ah, kuwaas oo isugu jiray maleeshiyaad ka soo firxaday hawlgalkii shalay ka dhacay deegaanka Carfuuda iyo maleeshiyaad kale oo la soo aruuriyay. Geesiyaasha Ciidanka Qaranka iyo Saaxiibada Caalamka ayaa wali ku raad-jooga Kontomeeyo maleeshiyaad Khawaarij ah oo isku dayay in ay dhulka hawdka ah ku baxsadaan, iyada oo sidoo kale Khawaarijtu daryeel u la’dahay maleeshiyaadka dhaawacyada daran ay ka soo gaareen hawlgalka maanta. Ciidanka Qaranka oo kaashanaya Saaxiibada Caalamka iyo Geesiyaasha Shacabka Soomaaliyeed ayaa aad ugu jabiyay Khawaarijta hawlgaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay qaybo badan oo ka mid ah wadanka, waxaana ka go’an dowladda in la sii xoojiyo bartilmaameedsiga Khawaarijta ilaa dadkeenu xor ka noqonayaan cadowga ku soo duulay. -Dhammaad-
Mostrar todo...
👍 117 29👌 11🤬 9👏 4🔥 1
18👍 12
Mostrar todo...
Korneyl Cayrow "Khawaarijta meel kasta inaan ka saarno ayaan Ilaahey hortiis ka balan-qaadeynaa"

Taliye Maxamuud Cayrow "Khawaarijta joogta Galmudug oo dhan waxaa ku filan ciidanka qaranka iyo kuwa deegaanka ee Xarardheere jooga, meel kasta inaan ka saarno ayaan Ilaahey hortiis ka balan-qaadeynaa."

63👍 21🔥 5
Mostrar todo...
Taliye Cabdiraxmaan Xorogaay oo faahfaahin ka bixiyey howlgallo ay Khawaarijta ku baacsadeen oo ka..

Taliye Cabdiraxmaan Xorogaay oo faahfaahin ka bixiyey howlgallo ay Khawaarijta ku baacsadeen, miinooyin badana ay ku fashiliyeen oo koonfurta gobolka Mudug ay ka fuliyeen.

26👍 7
Mostrar todo...
Fu'aad waa ninka ugu halista badnaa Khawaarijta qaribtay reer Muqdisho hadda nolosha ayaa lagu hayaa

Fu'aad waa ninka ugu halista badnaa Khawaarijtii qaribtay reer Muqdisho, hadda nolosha ayaa lagu hayaa, isagaa ka sheekeynaya wixii uu halaag geystay.

33👍 10
Horjoogayaaasha iyo xubnaha Khawaarijta oo kasoo firxanaya duurka iyagoo isku soo dhiibaya Dowladda.
Mostrar todo...
👍 55 15👏 6👌 5👎 3
Mostrar todo...
Xogta Ceelkii la cabi jiray ee hadda noqday xabaalaha Khawaarijta.

43👍 12👎 5🎉 2
Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir oo sheegtay in ay go'aan kasoo saari doonto racfaanka uu soo qaatay eedeysane Sayid Cali Macalim Daa'uud oo hore dil toogasho ah loogu soo xukumay.
Mostrar todo...
👍 53 11👎 3