cookie

Sizning foydalanuvchi tajribangizni yaxshilash uchun cookie-lardan foydalanamiz. Barchasini qabul qilingΒ», bosing, cookie-lardan foydalanilishiga rozilik bildirishingiz talab qilinadi.

avatar

Telefishinka Qaranka

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia. Headquartered in Mogadishu.

Ko'proq ko'rsatish
Reklama postlari
74 649
Obunachilar
+2 16424 soatlar
+2 6947 kunlar
+6 01230 kunlar

Ma'lumot yuklanmoqda...

Obunachilar o'sish tezligi

Ma'lumot yuklanmoqda...

πŸ‘ 348❀ 134πŸ‘Œ 29πŸ‘ 28πŸ‘Ž 20πŸŽ‰ 7πŸ”₯ 5🀬 3πŸ™ 3πŸ† 1
Ciidamada Hey’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa fashiliyey isku day dil oo labo dhagarqabe oo ka tirsan Khawaarijta ay ka fuli rabeen degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir. Ciidamada ayaa helay xogta labada dhagarqabe, kadibna waxaa lagu sameeyey dabagal inta aysan gaarin bartilmaameedkoodii, waxaana halkaas lagu dilay mid kamid ah dhagarqabayaashii, iyadoo kii kale nolosha lagu qabtay, isagoo dhaawac ah. Ciidamada NISA ayaa soo bandhigay meydka dhagarqabaha la dilay, dhaawaca kan nolosha lagu hayo iyo labo bistooladood oo ay ku hubeysnaayeen, isla markaana ay qorsheynayeen inay dil ku geystaan.
Hammasini ko'rsatish...
πŸ‘ 68❀ 34πŸ† 2
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyed Gaar ahaan Urarada 46-aad iyo 47-aad Ee Guutada 8-aad qeybta 60aad Ayaa Caawa Howlgal Qutsheysan Waxay Kafuliyeen Degaanada Kala Ah Sarmaan Dheere iyo Degaanka Mooro Bus Bus ee Gobalka Baay maleshiyadka lagu Diley Degaanadan ayey U qabilsanayeyen Qaadida Lacag Benaadka ka Shacabka lagu Qaado Ee Isticmaala Wadooyinka Baay Iyo Gado Abdullah Aliyow iyo Emed Najiib Abdi salaan ayaa Saaka lagu Ciibadeystey Werarkan oo Qursheysanaa. Howlgalkan waxaa siwada jir ah U Hogaaminayey Taliyasha Ururada kala ah 47aad iyo 46aad Ee Guutada 8aad Qeybta 60aad Ee CXDS.
Hammasini ko'rsatish...
πŸ‘ 126❀ 50πŸ‘Œ 14πŸ”₯ 12πŸŽ‰ 6πŸ‘ 5πŸ† 1
Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir oo go'aan kasoo saareysa Racfaankii uu soo qaatay Eedeysane Sayid Cali Macalim.
Hammasini ko'rsatish...
πŸ‘ 26πŸ”₯ 7❀ 5🀬 4πŸ† 1
Agaasimaha Hey’adda NISA Cabdullahi Maxamed Cali Sanbaloolshe oo ku sugan xuduudaha Gobolada Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan ayaa bulshada deegaanka ku booriyay in ay joojiyaan colaada dhaxdooda ah ayna u diyaar garoobaan baacsiga Khawaarijta.
Hammasini ko'rsatish...
πŸ‘ 116❀ 31πŸ‘ 12πŸ‘Ž 9πŸ”₯ 7πŸ™ 6πŸ† 3
Taliyaha NISA ee degmada Marka Dhamme Maxamed Sheekh oo dhiirigelinayo ciidan u diyaarsan ciribtirka Khawaarijta.
Hammasini ko'rsatish...
πŸ‘ 55❀ 26πŸ‘Ž 12
Fariinta Sheekh Maxamed Caadle β€œCiidankeena qaranka waxay dalka ka difaacayaan Khawaarij horar ah.”
Hammasini ko'rsatish...
πŸ‘ 52❀ 32πŸ‘ 3πŸ‘Œ 3πŸ‘Ž 2πŸ™ 2
Hammasini ko'rsatish...
Dhaanto cusub iyo Danab xoogga dalka.

πŸ‘ 36❀ 16πŸ‘Ž 2
Dhagarqabe Khawaarijta ka tirsanaa oo reerkiisa ku halaagay qarax uu sameynayey iyo faahfaahinta wixii caawa ka dhacay Muqdisho, Liibaan Lugcad ayaa ka wareystay Afhayeenka ciidanka booliska Soomaaliyeed, G/le Cabdifitaax Aadan Xasan.
Hammasini ko'rsatish...
πŸ‘ 55❀ 12πŸ‘Ž 5πŸ”₯ 3
Boqolaal ka tirsanaa Khawaarijta oo Horjoogayaal horkacayaan ayey DFS oo soo dhaweyn u sameysay.
Hammasini ko'rsatish...
❀‍πŸ”₯ 42πŸ‘ 18❀ 18πŸ‘Ž 6πŸ”₯ 1