Telefishinka Qaranka
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia. Headquartered in Mogadishu.
نمایش بیشتر📈 تحلیل کانال تلگرام Telefishinka Qaranka
کانال Telefishinka Qaranka (@sntvnews) در بخش زبانی سومالی بازیگری فعال است. در حال حاضر جامعه شامل 97 051 مشترک است و جایگاه 2 639 را در دسته اخبار و رسانهها و رتبه 93 را در منطقه الصومال دارد.
📊 شاخصهای مخاطب و پویایی
از زمان ایجاد در невідомо، پروژه رشد سریعی داشته و 97 051 مشترک جذب کرده است.
بر اساس آخرین دادهها در تاریخ 05 سپتامبر, 2026، کانال فعالیت پایداری دارد. در ۳۰ روز گذشته تغییر اعضا برابر -562 و در ۲۴ ساعت گذشته برابر -20 بوده و همچنان دسترسی گستردهای حفظ شده است.
- وضعیت تأیید: تأیید شده (به صورت رسمی توسط تلگرام)
- نرخ تعامل (ER): میانگین تعامل مخاطب 21.84% است و در ۲۴ ساعت نخست پس از انتشار، محتوا معمولاً 5.48% واکنش نسبت به کل مشترکان کسب میکند.
- دسترسی پستها: هر پست به طور میانگین 0 بازدید دریافت میکند. در اولین روز معمولاً 5 318 بازدید جمعآوری میشود.
- واکنشها و تعامل: مخاطبان بهطور فعال حمایت میکنند؛ میانگین واکنش به هر پست 0 است.
📝 توضیح و سیاست محتوایی
نویسنده این فضا را محل بیان دیدگاههای شخصی توصیف میکند:
“Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.”
به لطف بهروزرسانیهای پرتکرار (آخرین داده در تاریخ 06 سپتامبر, 2026)، کانال همواره بهروز و دارای دسترسی بالاست. تحلیلها نشان میدهد مخاطبان بهطور فعال با محتوا تعامل دارند و آن را به نقطه اثرگذاری مهم در دسته اخبار و رسانهها تبدیل کردهاند.
در حال بارگیری داده...
| تاریخ | رشد مشترکین | اشارات | کانالها | |
| 06 سپتامبر | 0 | |||
| 05 سپتامبر | +10 | |||
| 04 سپتامبر | +19 | |||
| 03 سپتامبر | +64 | |||
| 02 سپتامبر | +12 | |||
| 01 سپتامبر | +34 |
| 2 | بدون متن... | 11 798 |
| 3 | Xogta iyo muuqaalka sida loo beegsaday Horjoogayaashii Khawaarijta lagu laayey Jiinka Wabiga ee gobollada Shabeelooyinka. | 11 652 |
| 4 | Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa caawa xaafadda Galmudug ee degmada Garasbaaley ka fuliyey howlgal guuleystay oo lagu beegsaday labo dhagarqabe oo ka tirsanaa Khawaarijta.
Ciidamada ayaa ku guuleystay inay dilaan hal dhagarqabe, iyagoo dhaawacay dhagarqabihii kale, wuxuuna howlgalkaasi u dhacay sidii loo qorsheeyey, sida ay Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyeen saraakiisha ciidamadii fuliyey howlgalka. | 13 810 |
| 5 | Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Dolmabahçe ee magaalada Istanbul waxa uu kulan kula yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Turkiga Mudane Recep Tayyip Erdoğan. | 12 795 |
| 6 | Ururka 203-aad, Guutada 20-aad ee Kumaandooska Gorgor ee Ciidanka Xoogga Dalka ayaa gacanta ku dhigay horjooge ka tirsan Khawaarijta oo lagu magacaabo Salaad Macalin Cusmaan Cabdiyow (Salaad Dheere), kaas oo lagu qabtay Tuulada Soo-Maray oo 5KM dhinaca galbeed kaga beegan deegaanka Mubaarag ee Gobolka Shabeellada Hoose.
Horjoogahan ayaa Khawaarijta u qaabilsanaa abaabulka iyo hagidda maleeshiyaadka tuulooyinka Buula Cabdulle, Mudulow, Buula-doonka, Ugunji Busley iyo Soo-Maray, oo dhammaantood hoostaga deegaanka Mubaarag.
Shabeellada Hoose waxaa ka socda howlgallo lagu sifeynayo Khawaarijta, kuwaas oo looga saaray deegaanno badan oo gobolka ka tirsan. | 21 370 |
| 7 | Waxaa lagu eedeeyay Isku day dil, Basaasnimo & Daaweynta Xubnaha Argagaxisada. | 18 929 |
| 8 | Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray, Waddada laamiga ah ee isku xirta Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, taasi oo uu hirgaliyay maamulka Gobolka Benaadir. | 21 176 |
| 9 | Dooda Maxkamadda & Garmaqalka Askari Ku Eedeysan Dilka Muwaadin. | 23 647 |
| 10 | Waxaa lagu soo eedeeyay Israsaasayn ay ka dhalatay Dhimashol & Dhaawac #CCTVCamera Maxkamadda Ciidamada | 25 202 |
| 11 | Askari Ku Eedeysan Dilka Saaxiibkiis Ciidanka Kala Tirsanaa - Abdirahman Gacan
#CCTVCAMERA | 23 988 |
| 12 | Daawo howlgalkii lagu dilay Horjooge Kamaaludiin oo soo abaabulay weerarkii Godka-jilicow iyo qaraxyo ka dhacay Muqdisho. | 23 850 |
| 13 | Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyay shacabka soomaaliyeed ayaa ku bogaadiyey Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya tallaabada taariikhiga ah ee ay ku ansixiyeen Dastuurka dalka, kaasi oo soo maray geeddi socod dheer oo dib u eegis iyo wax ka baddal ah. | 21 328 |
| 14 | Fulin Toogasho | 22 912 |
| 15 | Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay wafdi sare oo ka socday Boqortooyada Ingiriiska oo ay hoggaaminaysay Wasiiru-dowlaha Arrimaha Horumarinta iyo Afrika Marwo Jenny Chapman. | 24 855 |
| 16 | Muqdisho oo ka gudubtay mahadhooyin adag ayaa cagta saartay hilinkii nabadda, horumarka iyo kala dambeynta | Warbixin. | 22 208 |
| 17 | Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa ku guuleystay in ay shacabka Soomaaliyeed shartiisa dhaafiyaan Horjooge Axmed Dhubad Xidig oo magaciisa afgarashadu ahaa Sheekh Aadan Dheere, kaas Khawaarijta u qaabilsanaa Maaliyadda Gobolka Banaadir, kaddib howlgal si gaar ah loo qorsheeyay oo ka dhacay deegaanka Daniga Baaloow ee gobolka Shabeellaha Hoose, 27-kii Janaayo.
Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Gaashaan oo dul tagay guri uu ku dhuumanayay Horjoogaha ayaa toogtay kaddib markii uu isku dayay in uu dagaal kala hor yimaado ciidanka intii uu socday howlgalka qorshaysan.
Horjoogahan oo cadowga Khawaarijta ku biiray sanadkii 2008-dii isla markaana muddo dheer ku howlanaa baadda iyo boobka hantida dadweynaha ayaa hore Khawaarijta wakiil dhinaca baadda uga soo noqday gobollada Mudug, Galgaduud, Hiiraan iyo Shabeellaha Hoose. | 30 538 |
| 18 | WhatsApp Image 2026-02-05 at 6.26.43 PM.jpeg | 1 |
| 19 | Xasiloonida Amniga oo Horseed u Noqday Kobaca Maalgashiga Muqdisho.
Warbixin. | 22 958 |
| 20 | Muqdisho. | 26 701 |
