4 080
Subscribers
-724 hours
-357 days
-11530 days
Posts Archive
4 080
Qur'aanka In La Xifdiyo Oon Micnhiisa La Baranin Waa Bidco ุนูุฏ ุงูุณูู Bal Waa ุฏูู ุงูุฎูุงุฑุฌ .
Sh Xassaan xusayn
Qur'aanka Baro Tafsiirkiisana Baro.
4 080
Repost from AL: FURQAN ONLINE TEACHING ACADEMY
Barashada daawada waa bilaabantay hore isku diwaaan Gali.
Fursad Ayaa jirta daawooyinka.
Kaliya diwaan Galinta oo 7 dollar ah Ayaad bixinaysaaa.
Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose.
๐๐๐
@UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq
4 080
๐Gaalkii Gumeystaha Ahaa Haduu Walaal Noqday Muslimkana Muxuu Noqonaa? Jawaabta Way Iska Cadahay Maxaa Yeelay Marna Suura Gal Ma Aha "Gaalka Waa Ii Walaal Muslimkana Waa Ii Walaal".
4 080
Xalka Haweeney Maaalin Kasta La Garaaco.
Nin baa naagtiisa garaaca marka uu shaqada ka soo noqdo fiidkii maalin kasta.
Waxay arrintii uga dacwootay walaalkeed, markaasaa walaalkeed ku yidhi, bal ii keen dhalo biyo ah.
Markii ay u keentay ayuu intuu cabbaar eegay biyihii, ayuu ku yidhi: Marka uu ninkaada soo galo kabasho biyo ah cab, hana liqin (dhunjinin) ilaa uu ka dhar badasho, uu qaxwo cabo, sariirtiisana uu ku seexdo si uu u nasto.
Intay sidaas samaysay ayay la yaabtay in ninkeedu aanu sidii hore u garaacin, balse dhaladii biyaha ay ka dhammaanaysay.
Intay u soo laabatay walaalkeed ayay ku tidhi, โWaxaan rabaa dhalo kale, ee bal ii sheeg waxa aad biyaha ku dartay..??!!
Walaalkeed ayaa ku yirii: waxba ma aanan ku darin, bis adiga waxaa lagaa rabaa inaad afka xirato marka uu maqribkii shaqada ka soo noqdo ninkaada..!!! . ๐
๐Mushkilada Waa Dumarka Qaar In Ay Iyagu Dhaliyaan Dhibta Guriga Ka Dibna Aynan Isu Arkeynin Dhibaata-Wadayaal.
4 080
#Faalo
๐Habartaan ๐ Iyada Oo Habraha Been Ku Harowsaneyso Waxey Tiri: Faadumo Inanta Rasuulka Ayaa Igu Tiri: Qiyaamaha Dadka Ugu Horeeyo Ee Aan U Shafeeco Ayaad Ka Mid Tahay. Sidaa Daraadeed Marka Ay Gacanta I Qabato Idinkana Ma Idin Ka Tagaayay Oo Horay Ayaan Idin Wadanaa.
๐Been Aan Mad Madow Leheen Ayey Ku Cabtay.
๐Waxaan Is Weydiiyay Habrahaas Oo Dhan Mid Beentaas Garato Ma Laga Waayay ? Jawaabta Sida Muuqato Waa: Haa.Taasna Waxey Ku Tusineysaa Jahliga Jiro Sida Uu U Weyn Yahay.
๐Marka Dowlada Towxiidka Difaaceysay, Xaga Kalana Dhaqan Galineysay La Diiday In Ay Taliso, Oo Laga Dhigay Mid Dhiiga U Ooman, Waaqicana Aan La Jaan-qaadi Karin, Waxaa Banaanka U Soo Baxay (A'immatul-Kufri) Kuwii Gaalnimada Hogaanka U Haayay, Iyaga Oo Wax Ma Garatada U Sheegaayo Wax Walbo Oo Diinka Iyo Caqligaba Aynan Ogolaan Karin In Ay Saxan Yihiin, Lkn Sheydaanka Caqligooda Sarqaamiyay Awgees, Waa Kuwaa Caamada Jahannamo Ku Sii Wado Iyagana Ay U Riyaaqsan Yihiin Kufriga Iyo Beenta Lagu Shubaayo.
4 080
ุจูุงู ูุงุถุญุ ู
ู ุดูุฎ ูุงุตุญุ ููููู ู
ู ููู ุนู ุจููุฉุ ููุญูู ู
ู ุญู ุนู ุจููุฉ.
ูุงู ุดูุฎูุง ุฃุจูุณูู
ุงู-ุญูุธู ุงููู-:
โูุง ูุฏูู
ููุง ุฌุฏูุฏ ูู ู
ุณุฃูุฉ ุชูููุฑ ุงูุนุงุฐุฑุุฅุฐ ูุง ูููุฑ ุงูุนุงุฐุฑ ุฅูุง ุจุนุฏ ุจูุงู ุงูุญุงูุ ููุง ูุฌุนู ุชูููุฑ ุงูุนุงุฐุฑ ู
ู ุฃุตู ุงูุฏูู ุจุฅุทูุงู ููุง ู
ู ูุงุฌุจุงุชู ุจุฅุทูุงูุ ูุฃู ู
ูุชุถู ุงูุชูููุฑ ูู
ุง ุงุฎุชูู ุตุงุฑ ูุทูู ุนูู ุงุนุชุจุงุฑูู:
1- ุชูููุฑ ูุณุชูุฒู
ุงูุนููุจุฉ ุงูุฏููููุฉ ูุงูุฃุฎุฑููุฉ ูููุณ ู
ู ุฃุตู ุงูุฏููุ
โูููุฐุง ูุง ููููุฑ ู
ู ุฃุนุฐุฑ ุงูุฌุงูู ุงูู
ุดุฑู ูู ุงูุนููุจุฉ ุงูุฏููููุฉ ูุงูุฃุฎุฑููุฉุ ููุง ูุฌุนู ุชูููุฑู ู
ู ุฃุตู ุงูุฏูู ููุง ู
ู ูุงุฌุจุงุชู ูุฅู ูุงู ู
ุฎุทุฆุง ุนูุฏูุง.
2- ุชูููุฑ ูุง ูุณุชูุฒู
ุฐูู ุจู ููุฌุจ ููู ุงูุฅุณูุงู
ูุชุญููู ูุตู ุงูุดุฑู ูุงุณู
ู.
ููุฐุง ู
ู ุฃุตู ุงูุฏููุ ูุงูุนุงุฐุฑ ูู ูุฐุง ุงูููุน ูุงูุฑ ูุง ูุนุฐุฑ ุจุฌูู ููุง ุชุฃููู.
โูู
ู ูู
ูููู
ูุฐุง ูููุฎุชุฑ ู
ุง ุดุงุก ู
ู ุงูู
ูุงูุฌ ุงูุจุฏุนูุฉ ุฃู ุงูููุฑูุฉ ููููุชุธุฑ ุทุงุฆุฑู ูู ุนููู ููู
ุงูููุงู
ุฉ.
ูุงููู ุงูู
ููู.
4 080
Repost from ุณุจูู ุงููุฌุงุฉ
ู
ุง ููุฒู
ููู ุงูุฃู
ุฑ ูู ุฏูู ุงูู
ุฏุงุฎูุฉ ูุดููุฎ ุงูุทูุงุบูุช ุ
ุงูุฐู ููุฒู
ู ู
ู ุงูุฃู
ูุฑ ุงูุนุงู
ุฉ ุนุดุฑุฉ ุฃุดูุงุก:
ุฃุญุฏูุง: ุญูุธ ุงูุฏูู
ูุฑุงุทูุฉ ุนูู ุฃุตูููุง ุงูู
ุณุชูุฑุฉุ ูู
ุง ุฃุฌู
ุนุช ุนููู ุงูุฃู
ู
ุงูู
ุชุญุฏุฉ ุ ูุฅู ูุฌู
ู
ุณูู
ูุฎุฑุฌ ุนู ุงูุฏูู
ูุฑุงุทูุฉ ุนุฒุฑู ุจุงูุณุฌู ูุนุงูุจู ุจู
ุง ูุฑุฏุน ุบูุฑู ููููู ุงูุฏุณุชูุฑ ู
ุญุฑูุณุง ู
ุทุจูุง.
ุงูุซุงูู: ุชูููุฐ ุงูููุงููู ุงูุบุฑุจูุฉ ุจูู ุงูู
ุชุดุงุฌุฑููุ ููุทุน ุงูุฎุตุงู
ุจูู ุงูู
ุชูุงุฒุนูู ุจุฃุญูุงู
ุงูุทูุงุบูุช ุญุชู ูุนู
ุงูุธูู
ุ ููุชุนุฏู ุธุงูู
ุ ู ูุถุนู ู
ุธููู
.
ุงูุซุงูุซ: ุญู
ุงูุฉ ุงููุทู ุงูุฐู ูุณุจ ููู ุงููู ููุนุงุฏู ุฏููู ููุณุจ ูุงูุฐุจ ุนู ุงููุฌุงุฑ ูุงููุณุงู ูุงูููุงุฑ ุงููุฌุงุฑ ุ ูุชุฏุจูุฑ ุฃู
ูุฑ ุงูุฑุจุง ูุงูุฏุนุงุฑุฉ ูุตูุงุนุฉ ุงูุฎู
ูุฑ .
ูุงูุฑุงุจุน: ุชุนุทูู ุงูุญุฏูุฏุ ูุชููุชู ู
ุญุงุฑู
ุงููู ุชุนุงูู ุ ูุชุถูุน ุญููู ุนุจุงุฏู .
ูุงูุฎุงู
ุณ: ุชุญุตูู ุงูุซุบูุฑ ุจุงูุนุฏุฉ ุงูู
ุงูุนุฉ ููุฅุณูุงู
ูุงูููุฉ ุงูุฏุงูุนุฉ ููุดุฑูุนุฉ ุงูุฅุณูุงู
ูุฉ ุญุชู ูุง ูุธูุฑ ุงูู
ุณูู
ูู ุจุบุฑุฉ ูููู
ูู ูููุง ุญุฏุง ุ ูุชุทุจู ุดุฑูุนุฉ.
ูุงูุณุงุฏุณ: ุฌูุงุฏ ู
ู ุฏุฎู ูู ุงูุฅุณูุงู
ููุชุงูู ุญุชู ูุชุฑู ุงูุฅุณูุงู
ููุฏุฎู ูู ุฏูู ุงูุฏูู
ูุฑุงุทูุฉ.
ูุงูุณุงุจุน: ุฃุฎุฐ ุงูุถุฑุงุฆุจ ูุงูู
ููุณ ุงูุชู ุญุฑู
ูุง ุงููู ู
ู ุงููุงุณ ุ ูุชุฑู ุฃุฎุฐ ุงูุฒูุงุฉ ู
ู ุฃูููุง ูุชุฏูุน ูู
ุณุชุญูููุง .
ูุงูุซุงู
ู: ุชูุฏูุฑ ุงูุนุทุงูุง ูู
ุง ูุณุชุญู ูู ุจูุช ุงูู
ุงู ููุนุทู ู
ูู ูู ูุงุณู ููุงุฌุฑ ุ ููู
ูุน ู
ูู ูู ุตุงูุญ ุจุงูุทุงุบูุช ูุงูุฑ.
ุงูุชุงุณุน: ุงุณุชููุงุก ุงูุฎููุฉ ุงูุฒูุงุฉ ูุชูููุฏ ุงูุฎุจุซุงุก ููู
ุง ูููุถ ุฅูููู
ู
ู ุงูุฃุนู
ุงู ููููู ุฅูููู
ู
ู ุงูุฃู
ูุงูุ ูุชููู ุงูุฃุนู
ุงู ุจุงูุฑุฏุงุกุฉ ู
ุถุจูุทุฉ ุ ูุงูุฃู
ูุงู ุจุงูุฎููุฉ ู
ุถุนูุฉ .
ุงูุนุงุดุฑ: ุฃู ูุง ูุจุงุดุฑ ุจููุณู ู
ุดุงุฑูุฉ ุงูุฃู
ูุฑุ ูุชุตูุญ ุงูุฃุญูุงูุ ูููู
ู ุฑุนูุชู ุ ููุง ูููู
ุจูุง ุ ูุชุนูุด ูู ููุฑ ููุงูุฉ .
ุฅุฐุง ูุงู
ุงูููู ุจู
ุง ุฐูุฑูุงู ุ ููุฏ ุฃุฏู ุญู ุงูุฃู
ู
ุงูู
ุชุญุฏุฉ ุ ููุฌุจ ูู ุนูููู
ุญูุงู:
ูก- ุงูุทุงุนุฉ
ูข- ุงููุตุฑุฉ
ู
ุง ูู
ูุชุบูุฑ ุญุงูู.
ูุงูุฐู ูุชุบูุฑ ุจู ุญุงูู ููุฎุฑุฌ ุจู ุนู ุงูุฅู
ุงู
ุฉ ุดูุฆุงู:
ุฃุญุฏูู
ุง: ุนุฏู
ุฑุถู ุขู ุณุนูุฏ ุจู
ูุงูุซุงูู: ุชุฑู ุฏูู ุงูุฏูู
ูุฑุงุทูุฉ
ูุชุงุฑู ุฏูู ุงูุฏูู
ูุฑุงุทูุฉ ุงูุญุงูู
ุจุงูุฅุณูุงู
ุงูู
ุชููู ูุฅูุงู
ุฉ ุดุฑูุนุฉ ุงููู ูุฌูุงุฏ ุงูู
ุดุฑููู ูุง ูุฌูุฒ ู
ุจุงูุนุชู ูุฃูู ุฅุฑูุงุจู ุฎุงุฑุฌ ุนู ุฏูู ุงูุฏูู
ูุฑุงุทูุฉ.
ู
ูููู .
4 080
#Faalo
๐ Ka Dib Markii Uu Taraam Sheegay In Gaza Dadka Dagan Laga Raraayo Si Yahuuda Iyo Gaalo Loo Dajiyo Dhulkaas Muslimka Leeyahay , Wadaadka #Saalim_dawiil Ah Wuxuu Fatwooday: In Reer Falastiin Ay Isaga Baxaan Falastiin.
๐Kooxaha Isku Magacaabo #Salafiyada Dadkuna Ay U Yaqaan #Salafiyo_Jadiidiyo iyo #Madkhaliyo #Madaakhilo Waa Kooxo Diimeed Lagu Tarbiyadeeyo Her-gelinta Qorshaha Gaaladu Ka Leedahay Muslimiinta, Waa Kooxo Gaalada Ku Af Ah Mar Kasto Oo Ay Gaalo Iyo Muslimiin Is Qabtaan , Fatwooyinkooda Waa Fatwo Gaalada Aan Dhibaateynin , Waa Fatwo Farxad Galiso Gaalka , Tusaalana Waxaa Kugu Tan Hada Saalim Uu Fatwooday Iyo Kuwa Kale Oo Badan.
Ma Jirto Koox Mareekan Iyo Yahuud Neceb Yahiin Ilaa Iyaguna Wey Neceb Yihiin , Ma Jirto Koox Mareekan Taageero Ilaa Waa U Walaal Inta Badan.
4 080
Nidaam Cadaalad Ah Uu Fariin sidihii Nabiga Ahaa Scw U Sameeyay Bulsho Kala Duwan Si Nabad Loogu Wada Noolaado, Iyo Ma Waxaa Isku Mid Ah Dastuur Dulmi Badan Oo Umad Muslim Wada Ah Loo Dajiyay ? ๐ฎ
Dastuur Ay Dajiyeen Kuwa Diinka Ka Fog Jaamacado Gaalo Kusoo Wax Bartay Shaqadoodaba Ay Tahay Duminta Shareecada Islaamiga Ah,
Wadaadka Caano Reer-galbeed Ayuu Cabay Wixii Raali Galinaayo Ayuu La Jiraa.
4 080
Tuug baa xaday albaab laga galo qabri, qolo qabuuriyiin ah oo qabriga caabudi jiray ayaa ninki tuugga ahaa raadiyay oo soo qabtay, kadibna waxay weydiiyeen sababta uu u xaday albaabka isagana wuxuu ugu jawaabay albaabka ma xadine wadaadka meesha jiifaa isiiyay, iyagiina waxay dhaheen siduu kuu siiyay waaba meyd e ?! Markaas buu dhahay oo adiinka siduu meyd idiin siiyaa irsaaq iyo caafimaad?!!nimankii indha taag un baa ka soo haray ๐
Xigasho
4 080
๐Waxaan Arkay Madaxweynaha Masar #Siisi Oo Dhahaayo: Ka Qaxinta Shacabka Falastiin Wadankooda, Waa Dulmi Ay Tahay In Reer Masar Ayanan Ka Qeyb Qaadanin.
๐Waxey Ila Noqotay Amakaag Waxaan Is Iri: Ma Dulmigii Shalay Lagula Kacaayay Reer Falastiin Isaguna Qeyb Ka Ahaa Ayuu Iloobay Mise Waa Noo Been Guurooyaa Odayga๐ค?
๐Waan Ka Soo Horjeednaada Ay Madaxda Carbeed Leeyihiin Run Ma Aha, Sidee Run Ku Noqoneysaa Iyaga Oo Shalay Ogolaa In La Laayo Oo La Go'doomiyo Wax Is Badal Ahna Aysan Sameynin.
๐Reer Falastiin Cid Aan Alle Aheyn Uma Maqna, Isha Cadowga Ee Dhibta La Dooneysaa Alle Ha Bajiyo.
4 080
๐Waxaan Arkay Madaxweynaha Masar #Siisi Oo Dhahaayo: Ka Qaxinta Shacabka Falastiin Wadankooda, Waa Dulmi Ay Tahay In Reer Masar Ayanan Ka Qeyb Qaadanin.
๐Waxey Ila Noqotay Amakaag Waxaan Is Iri: Ma Dulmigii Shalay Lagula Kacaayay Reer Falastiin Isaguna Qeyb Ka Ahaa Ayuu Iloobay Mise Waa Noo Been Guurooyaa Odayga๐ค?
๐Waan Ka Soo Horjeednaada Ay Madaxda Carbeed Leeyihiin Run Ma Aha, Sidee Run Ku Noqoneysaa Iyaga Oo Shalay Ogolaa In La Laayo Oo La Go'doomiyo Wax Is Badal Ahna Aysan Sameynin.
๐Reer Falastiin Cid Aan Alle Aheyn Uma Maqna, Isha Cadowga Ee Dhibta La Dooneysaa Alle Ha Bajiyo.
4 080
Kulmis part one
Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugu daro la xidhidh ciwaankan .
๐๐@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ Fursadaha sanadka cusub ee kuliyada Alfurqan online academy 1: Ku baro daawooyinka kaliya 7 dollar. 2: ku baro computerka kaliya 6 dollar. 3: ku baro Quraanka bilkasta 6 dollar. 4: ku baro english bilkasta 5 dollar . 5: ku baro carabi bilkasta 5 dollar. 6: ku baro public health kaliya 10 dollar bilkasta. 7: ku baro higaada iyo somaliga kaliya 5 dollar. 8: ku baro axadiista iyo siirada kaliya 7 dollar. 9: ku baro xisaabta dadka waawayn kaliya 5 dollar. Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose. ๐๐๐ @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/hHy14BM8QI8wNjY8
4 080
Repost from AL: FURQAN ONLINE TEACHING ACADEMY
Fursadaha sanadka cusub ee kuliyada Alfurqan online academy
1: Ku baro daawooyinka kaliya 7 dollar.
2: ku baro computerka kaliya 6 dollar.
3: ku baro Quraanka bilkasta 6 dollar.
4: ku baro english bilkasta 5 dollar .
5: ku baro carabi bilkasta 5 dollar.
6: ku baro public health kaliya 10 dollar bilkasta.
7: ku baro higaada iyo somaliga kaliya 5 dollar.
8: ku baro axadiista iyo siirada kaliya 7 dollar.
9: ku baro xisaabta dadka waawayn kaliya 5 dollar.
Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose.
๐๐๐
@UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq
4 080
Repost from AL: FURQAN ONLINE TEACHING ACADEMY
(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!
KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .โ
Madaama computerku qasab ku yahay qof kasta oo raba in uu shaqo helo.
Waxaanu dhalinta soomaliyeed siinay fursadan qaaliga ah .
Ku baro computerka kaliya 6 dollar kuna shaqo tag.
Kuliyada Alfurqan waxay markasta rabtaa horumarka bulshada.
Shuruudaha.
โญFursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
โญ inay kaa go'antay wax dhigashadu.
โญ inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .
Prograsmka la dhiganaayo waxa ka mida:
โIntroduction to windows
โ Microsooft word
โMicrosooft ppt
โMicrosooft excel
โMicrosooft access
โMicrosooft publisher
โMicrosooft outlook
Mudada koorasku waa 2ba bil iyo badh .
Shahadaduna waa diploma.
Nasiib fiican.
24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
โญ HALKAN ISKA DIWAAN GALIN๐๐๐๐
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
4 080
Repost from AL: FURQAN ONLINE TEACHING ACADEMY
Fursadaha sanadka cusub ee kuliyada Alfurqan online academy
1: Ku baro daawooyinka kaliya 7 dollar.
2: ku baro computerka kaliya 6 dollar.
3: ku baro Quraanka bilkasta 6 dollar.
4: ku baro english bilkasta 5 dollar .
5: ku baro carabi bilkasta 5 dollar.
6: ku baro public health kaliya 10 dollar bilkasta.
7: ku baro higaada iyo somaliga kaliya 5 dollar.
8: ku baro axadiista iyo siirada kaliya 7 dollar.
9: ku baro xisaabta dadka waawayn kaliya 5 dollar.
Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose.
๐๐๐
@UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq
4 080
Repost from ู
ุฑูุฒ ุฅุดุฑุงู - Ishraq
Sanadkan -insha Allaah- waxa sidoo kale dib loo bilaabi doonaa dawradi luqadda carabiga ee Sh Khaashic iyo dufcaddii 3aad.
#ุฏูุฑุฉ_ุงูุฎุงุดุน_ุงูุชุฃุตูููุฉ
#ุงูุฏูุนุฉ_ุงูุซุงูุซุฉ
#1446H
https://t.me/IshraqCenter
4 080
Repost from ุณุจูู ุงููุฌุงุฉ
MA'SUUNIYADDA IYO DOWKEEDA MIDEYNTA DIIMAAHA.
Waa maxay ma'suuniyo?
Ma'suuniyadda waxey iska saaran tahay labo kalmad oo faransiis ah oo la micno ah " dhisihii runlowga ahaay, ama dhisihii xorta ahaay " .
* Ma'suuniyada waa hey'ad, yahuudiyad, qarsoodi, xagjir ah, nidaamsan, tacaaliimteeda badankoodna aan laqorin, awaamirteedane lagu kala qaato Afka, marjiceeduna yahay talmuud.
Taariikhyahanada ayaa aad iskugu khilaafa xilligii la aasaasay, iyo golihii uhoreeyay ee lagu aasaasay, qaarkood ayaa uceliyo dhalashadi nabi ciise, qaarne waxey sheegaan taariikhyo kasii horeyday, laakiin sida caanka ah Ma'suuniyada cusub ayaa soo bilaabatay 1717 miilaadiga, wadanka Scotland.
Hadafkeeda ayaa ah faafinta Alla koodka - ilxaad-, sex- aflaanta tumshsda- , iyo hirgalinta dowlad zahyuuniyo caalami ah.
Xubnaheeda ayaa ka kooban dabaqada sare ee bulshooyinka, sida aqoonyahanada, hantiilayaasha, siyaasiyiinta iyo cid walbo magac sameysa caalami ah, iyado balamo adag looga qaadayo inowsan faafineyn sirahooda, la dili doonane cidii isku dayda iney jabido xeerkaas, haba lagu majo xaabiyo diintiisa iyo dalkow kasoo jeedo.
* Mowqifkey ma'suuniyada ka qabto diimaha .
Ma'suuniyada oo colaadineysa diimaha oo idil markii laga reebo yuhuudiyadda, ayaa u aragto in diimaha kale yihiin caqabada ugu weyn ee diidan faafida qorshayaasheeda, una aragto iney yihiin sheeko baraaley iyo khuraafaad ey waajib tahay in laga takhaluso, lana tirtiro, la dumiyo gooba cibaadada, lala dagaalamo Rabbi, lakalasaaro diinta iyo nolosha.
Mu'tamarkii caalamiga ahaay ee Paris lagu qabtay sanadkii 1900 miilaadiga ayaa dhigayay: " hadafka ma'suuniyada waa la dagaalanka diimaha iyo ilaalinta dowladaha diinlaawayaasha- calmaaniyada- iyo in la baneeyo argagixisanimada si looga xuubsiibmo akhlaaqda wanaagsan iyo damiirka dadnimo" .
๐Si'ey oga taqalusto diimaha kale waxey juhdi balaaran ku bixineysaa mideynta diimaha, iyado hal ku dhigeedu yahay " xorriyad/sinaan/ iyo iswalaalsi" .
Mowqifkeeda muuqda ayaa ah mideenta iyo ixtiraamka diimaha kale, halka xaqiida uqarsoon ey tahay la dagaalnka si aanu ku baraarugeyn bulshooyinka kale ee heests diimaha kala duwan.
Ahdaafta ey ka leedahay mideynta.
1- Qabsashada ilaha dhaqaalaha caalamka, iyo dunidoo ushaqeydo masaalixdooda kaliyah.
2- Dhisida jamhuuriyad weyn oo zahyuuniyo caalami ah.
3- faafinta alle diidka iyo tirtirida diimaha, faafinta dhaqan xumada..
........
Qabyo.
4 080
Repost from ุณุจูู ุงููุฌุงุฉ
Casriga cusub waxaa fikradan calanka usiday ุฌู
ุงู ุงูุฏูู ุงูุฃูุบุงููุ ู
ุญู
ุฏ ุนุจุฏูุ ู
ุญู
ุฏ ุฌูุดุ iyo ragg kalo fara badan,
Wuxuu yiri jamaalu diin: " waxaa iimuuqday rajo weyno ah in la mideeyo atbaacda diimaha sadaxda ah, sidey umidowdayba asalkeeda iyo yoolkeeda" 10_9ุงูุฅุณูุงู
ูุงููุญุฏุฉ ุงูููู
ูุฉ ุุตู
Xagga fanka iyo suugaanta waxaa xayeysiinayay fikradaan Towfiiq Al.xakiim, wuxuuna ku yiri mid ka mid ah maqaalaadkiisa isagoo la hadlaya allaah : " iyadoo kitaabkaaga yahay kitaabkii udambeeyay eed soodajido, hadane sidaan ogahay aad dooneydo in mar walba lagu xuso, hadane wixii aad horey usoodajisay aadan dooneyn in la Tuuro, laakiin aad dooneydo in wax lagu daro ama laga badalo"
ุฏ. ุจุณุงู
ุนุฌูุ ู
ุญุงุถุฑุฉ ูุญุฏุฉ ุงูุฃุฏูุงู ุงูู
ูููู
ูุงูู
ุญุงุฐูุฑ ุุต 9.
Sanadii 1825 waxaa la aasaasay ุงูุฌู
ุนูุฉ ุงูุชูุญูุฏูุฉ ุงูุฃู
ุฑูููุฉ, dhamaadkii qarnigii 19 waxey jamciyada qaadatay fikradda isisaamixidda iyo aqoonsiga diimaha kale.
Kontameeyadii qarnigii 20 waxaa la aasaasay ุฌู
ุนูุฉ ุงูุตุฏุงูุฉ ุงูุฅุณูุงู
ูุฉ ุงูู
ุณูุญูุฉ.
Sanadii 1961 waxaa midoobay:
ุงูุฌู
ุนูุฉ ุงูุชูุญูุฏูุฉ ุงูุฃู
ุฑูููุฉ ู ุงููููุณุฉ ุงูุนุงูู
ูุฉ ุงูุฃู
ุฑูููุฉ,
Iyadoo diiday caqiidooyinka laga dhaxlayo kaniisadaha, adkeysayne in Allaah mid yahay, ciisane bashar yahay, qof walbane camalkiisa aakhiro la weydiinayo.
Waxey si rasmi eh usoo baxday fikradan markii la furay ู
ุนูุฏ ุงูุชูุงูู
ุงูุฑูุญู, sanadii 1960, hadafkeedana ahaay kaalmeynta isfahanka diimaha waaweyn.
1981 miilaadiga waxey Spain ku qabatay markazka buxuuthta islaamigaa ee qurduba, nadwo loogu magac daray ุฅุจุฑุงููู
ูุฉ ุฌุฏูุฏุฉ, laguna falanqeeyay mideynta diimaha, waxaana fadhiyay tiro yahuud ah, kirishtan, iyo kuwa unisba sheegto islaamka .
Qaramada midowne ayaa ucayimtay maalinta diimaha "Axada 3" ee bisha January sanad walba.
.......
Qabyo.
4 080
Repost from ุณุจูู ุงููุฌุงุฉ
1/7/1446. ุจุณู
ุงููู ุงูุฑุญู
ู ุงูุฑุญูู
Mahad oo idil waxey usugnaatay Allaah subxaanahu watacaalaa, rabbigii la gooni noqday kalinimada iyo cibaadada, sow ula kaliyoobayba abuurka iyo amarkaba, allaha badala wuxuu doono; xukunkiisane aan lagu cirbinin, ku asteysan sifaadka sarsare iyo magacyada suuban.
Nabad galyo iyo naxariis korkiisa ha ahaato suubanaheena Muxammed isaga iyo ahalkiisa, asxaabtiisa iyo intii samaha ku raacdo ilaa aakhiro zamanka.
Allaah subxaanahu watacaalaa wuxuu kitaabkiisa caziizkaa ku leeyahay :
{ ููุงุชููููุง ุงูููุฐูููู ููุง ููุคูู
ูููููู ุจูุงูููููู ููููุง ุจูุงููููููู
ู ุงููุขุฎูุฑู ููููุง ููุญูุฑููู
ูููู ู
ูุง ุญูุฑููู
ู ุงูููููู ููุฑูุณูููููู ููููุง ููุฏููููููู ุฏูููู ุงููุญูููู ู
ููู ุงูููุฐูููู ุฃููุชููุง ุงููููุชูุงุจู ุญูุชููููฐ ููุนูุทููุง ุงููุฌูุฒูููุฉู ุนูู ููุฏู ููููู
ู ุตูุงุบูุฑูููู } ุงูุชูุจุฉ 29.
Isu soodhaweynta diimaha ayaa ah falsafad kasoo jeeda giriigii iyo hindidii hore iwm, taasoona ahayn aragti ku dhisan wax asal diimeed sugan ah, kuna biya shubatay ugu dambeyn la dagaalanka kalinimada rabbi iyo inow kasoo can yahay makhluuqiisa.
BILLOWGA ARAGTIDA
Dadka xambaarsan aragtidaan mideyntaa ayaan udajiyay shuruud iyo tiirarka lagu soo galo diintan ma dhaleyskaa oo soo bilaabatay quruun fog ka hor dhalashadii nabi ciise c.s, taaso hadafka laga leeyahay tahay sidii looga gudbi lahaay khilaafaadka iyo kala duwanaanta diimeed, iyo in dadkoo idil lagu mideeyo diin caalami ah, kuna dhisan isisaamixid iyo is walaalsi.
Markii uhoreyday waxey kasoo muuqatay hindiya qarnigii 9 ka hor dhalashadi nabi ciise c.s, taaso hindida loogu baaqay iney ku kulmaan hal ilaah, magacyada ilaahaa ayaa kala ahaay: baraahaama, faashno, iyo seyfaa.
Waxaa kalo mideynta isku dayay jabaaneyskii kala heystay diimaha : buudiyada ,konfushiisiyah, iyo hinduuska, taaso ey kasoo saareen hal diin oo kulansatay masaalixda iyo ilbaxnimada diimahaas aan kor kuso xusay.
Waxaa kalo sameeyay zaaraadeshti oo ahaay hogaamiyihii faarisiyiinta -eeraaniyiinta - qarnigii 6 ka hor miilaadiga, kaaso ku kulmiyay diin labo ilaah leh : ilaaha kheyrka iyo kan sharta.
Waxaa kalo sameeyay akhnaatuun- aminxootibki 4-, kaaso ka mid ahaa boqoradii faraacinada masar uhoreeyay ayaa isagane ku kulmiyay shacabkiisa ilaah la yiraah " Aatuun" ilaaha qoroxda.
Wuxuu leeyahay feylasuufka gariiga ahaay ee ููุฑููุทูุณ : " waa in caalamka dhan lagu kulmiyaa hal diin iyo dowlad caalami ah, kuna hoos noolaadaan hal calan; maadaama ey ka mideysan yihiin asalkii laga beeray, waana hal reer oo ku mideysan qaanuunka, caqliga iyo akhlaaqda , dhamaane waa ilmihii illaahey - ุชุนุงูู ุงููู ุนู
ุง ูููููู ุนููุง ูุจูุฑุง- , iyo dhamaanteen inaan ku faano inaan nahay muwaadiniinta caalamkaan" .
Aragtidaan ayaa socotay ilaa laga soogaaro soobixidii nabiga scw, taaso qureysh markey dhibtay gaaleysiinta nabiga ola yimaadeen qorsho ah mideynta diimaha, ilaah kastane sanad lawada caabudo si wada jir ah, ayuu ilaahey kasoo dajiyay suurada kaafiruun oo xididada loogu siibay damacoodii guracanaay, iyo in towxiid iyo shriki aanu kuwada kulmi karin shaqsi qurah halmar.
fikradaas oo halkaas ku baaba'day in mudaa umada islaamkaa dhexdeeda ayaa waxaa dib usoo nooleeyay qarniyo kadib qaar ka mid ah suufiyada ku milantay falsafada yuunaanka, suufida masiixiyiinta iyo kuwa hinduuskaa, waxey asal unoqotay aragtida ah isdhaxgalka allaah iyo khalqigiisa, "ูุญุฏุฉ ุงููุฌูุฏ".
Wuxuu leeyahay zindiiqii weynaay ee xallaaj : " ogow in yahuuda, kirishtanka iyo islaamkaba iyo diimaha kalaba, ey yihiin naaneysyo kala duwan iyo magacyo isdiidan, laakiin maqsuudka iyo yoolkooda aanu isdiidaneyn, kalana duwaneyn isna khilaafsaneyn" ุฏ.ุดูููุ ููุฏ 152.ุงุจู ุชูู
ูุฉ ููุชุตููุ ุตู
Waxey kor ukac fikradan sameyday markow qaatay "ibnu carabi" kaaso ku dhexfaafiyay muslimiinta iyo qeyrkoodba, ilaa loo aqoonsaday feylasuufkii weynaay.
Waxaa kalo markale isku dayay boqoradii hindiya iney markale mideeyaan islaamka iyo hinduuska qarnigii 15 miilaadiga, taaso markii dambe loo aqoonsaday siikh, ama siingasiingo.
Available now! Telegram Research 2025 โ the year's key insights 
