ar
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

الذهاب إلى القناة على Telegram

Anigu yaan ahay

إظهار المزيد
3 825
المشتركون
-424 ساعات
-247 أيام
-6630 أيام
أرشيف المشاركات
Repost from Baraarug
👉Hadaad Aragti Siyaasi iyo Wadaad Xume Ku-oran Ethiopia waa Cadawgeena: ogow Warkoodu Waa Cadaawad Siyaasadeed iyo Diplomaas
👉Hadaad Aragti Siyaasi iyo Wadaad Xume Ku-oran Ethiopia waa Cadawgeena: ogow Warkoodu Waa Cadaawad Siyaasadeed iyo Diplomaasiyad ee Maahan Macnaha dhabta ah ee Cadaawadu Laheyd. 👉Halbeegga Cadaawada Ethiopia Ninba Meel beey Utaal, Annagu Diin iyo Duunyaba lkn Ninbaa Duunyo iyo Daaro Qudha Ku-ekeeyay.☝️

👉#Sawirka Kuu Muuqdo Waa Dhiiga Wiil Dalkiisa Joogay Dadkiisa Ku Dhex Jiray Oo Ay Ciidamada Dowlada U Daadiyeen Soo Dhaweynt
👉#Sawirka Kuu Muuqdo Waa Dhiiga Wiil Dalkiisa Joogay Dadkiisa Ku Dhex Jiray Oo Ay Ciidamada Dowlada U Daadiyeen Soo Dhaweynta Gaal Cadaawadiisa Soo Jireen Aheyd Awgees. 👉Siyaasiga Maanta Dalka Heystaa Dal Uma Naxo Dadna Uma Naxo Diinna Waa Hore Ayeyba Kala Guureen.

Horaanbo Waan Ogaa Beenta Siyaasiyiinta Iyo Labo Afleyntooda Shalay Ayey Lahaayeen: Itoobiya Waa Cadow Qofka Taageerana Waa C
Horaanbo Waan Ogaa Beenta Siyaasiyiinta Iyo Labo Afleyntooda Shalay Ayey Lahaayeen: Itoobiya Waa Cadow Qofka Taageerana Waa Cadow. Lkn Maanta Waa Ku Waa Cadowgii Shalay U Soo Dhaweeyay Sida Walaalkood Iyada Oo Wax Is Badalay Aynan Jirin Itoobiyana Damaceedii Shalay Dalkeena Ay Ka Leheed Sidiisii Uu U Jiro.

Siyaasiga Ma Xishoodo.

sticker.webp0.09 KB

#Hadal_Caqli_Gal_Aan_Aheyn Wadaadkaan Goorbo Wuu Sarqaansanaa Waxaan Marka Uu Ku Hadlaayay.

sticker.webp0.10 KB

👉Caqliga Saliimka ah iyo iimaanka dhabta ah: Waa Kuqaraar Qaadashada Gunnimada iyo ihaanada, Dadnimada iyo Raganimadana Waa Lagu Caayay Uhogaansanka Dullinimada.☝️

Aas wadareed loo sameeyay In ka badan 30,000 oo reer muqdishaa oo ku baaba'ay xasuuqii xabashida 2006 ayaa maantay mar kale q
Aas wadareed loo sameeyay In ka badan 30,000 oo reer muqdishaa oo ku baaba'ay xasuuqii xabashida 2006 ayaa maantay mar kale qabriga u hoyday 27/2/2025😥😥😥 Gudiney ima goydeen hadow gabalkey kugu jirin...

#Jadiidiyada_Cida_Ay_U_Shaqeeyaan Muuqaalkaan Ka Dib Waxaan Filayaa In Aadan Ku Kadsoonaan Doonin Kooxda Jadiidiyada Ama Madaakhilada Ee Ku Andacoodo In Salafku Ay Raacsan Yihiin Lkn Gaalo Raacyada Ah Meel Ay Ogyihiin Iyo Meel Aysan Ogeen. Ameerika Si Ay Danaheeda Wadamada Muslimiinta Ka Leedahay U Ilaashato Awgeed Waa Taa Kuu Cadayneyso In Ay Maal-galiso Waxa Ay Ku Sheegtay Dacwa Salafiya. Hadiise Xaqiiqda Laga Hadlo Mareekan Ma Rabo Diinta Islaamka Oo Saafi Ahoo Barax-tiran Lkn Wuxuu Rabaa Diin Isaga Taabacsan Wuxuu Jecel yahayna Jecel Wuxuu Neceb yahayna Neceb.

Wax ka mid ah waxa ay ku xadreeyaan suufiyada. " Sakada Keenaa Siyaada Doonaa Siyaaradiisaa Saman Xuseenaa"
Wax ka mid ah waxa ay ku xadreeyaan suufiyada. " Sakada Keenaa Siyaada Doonaa Siyaaradiisaa Saman Xuseenaa"

(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA! KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .✍ Madaama computerku qasab ku
(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA! KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .✍ Madaama computerku qasab ku yahay qof kasta oo raba in uu shaqo helo. Waxaanu dhalinta soomaliyeed siinay fursadan qaaliga ah . Ku baro computerka kaliya 6 dollar kuna shaqo tag. Kuliyada Alfurqan waxay markasta rabtaa horumarka bulshada. Shuruudaha. ⏭Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa . ⏭ inay kaa go'antay wax dhigashadu. ⏭ inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya . Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida: ●Introduction to windows ● Microsooft  word ●Microsooft ppt ●Microsooft excel ●Microsooft access ●Microsooft publisher ●Microsooft outlook Mudada koorasku waa 2ba bil iyo badh . Shahadaduna waa diploma. Nasiib fiican. 24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho. ⏭ HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

#Lamaane_Kala_Maseyray Naag Baa Ninkeedii Ku Tiri "Xaaji Ninka Dariska Ah Ayaa Adi Kaa Fiican Markaas Buu Kuyiri "Sidee Buu i
#Lamaane_Kala_Maseyray Naag Baa Ninkeedii Ku Tiri "Xaaji Ninka Dariska Ah Ayaa Adi Kaa Fiican Markaas Buu Kuyiri "Sidee Buu iiga Fiican Yahay " Markaas Beey Tiri "Masaajid Buu intuu Dhisay Ayuu Ugu Magac Daray Xaaskiisa Oo Dhimatay." Kulahaa" Xaajiyo Lacagta Masaajidka Aan Ku Dhisi Lahaa Waan Hayaa Laakiin Adigaaba Dhiman La."

فصل ‌‌في عناية الصحابة والتابعين بمعاني القرآن: يجب أن يُعلم أن النبي صلى الله عليه وسلم بَيَّنَ لأصحابه معاني القرآن كما بين لهم ألفاظه، فقوله تعالى: {لِتُبَيِّنَ لِلنَّاسِ مَا نُزِّلَ إِلَيْهِمْ} [النحل: ٤٤] يتناول هذا وهذا» [مقدمة في أصول التفسير لابن تيمية (ص٩)] ✍️قال ابن سعد (تـ٢٢٩): أخبرنا حفص بن عمر الحَوْضى قال: حدّثنا حمّاد بن زيد قال: حدّثنا عطاء بن السائب أنّ أبا عبد الرحمن السّلَمي قال: إنّا أخذنا هذا القرآن عن قوم أخبرونا أنّهم كانوا إذا تعلّموا عشرَ آيات لم يجاوزوهنّ إلى العَشر الأُخَر حتى يعلموا ما فيهنّ، فكنّا نتعلّم القرآن والعمل به، وإنّه سَيَرِثُ القرآنَ بعدنا قوم ليشربونه شرب الماء لا يجاوز تراقيهم بل لا يجاوز ها هنا. ووضع يده على الحلق. [الطبقات الكبرى - (٢٩٢/ ٨)] قلت: فالصحابة تلقوا فهم القرآن وعملوا به وكذلك التابعون، لذلك كانوا يبقون مدة في حفظ السورة، فالأمر ليس قراءة مجردة فحسب. ✍️ وقال ابن سعد: أخبرنا عبد الله بن جعفر قال: حدّثنا أبو المليح عن ميمون أنّ ابن عمر تعلّم سورة البقرة في أربع سنين. [الطبقات الكبرى (١٥٣/ ٤)] ثم قال شيخ الإسلام: وذلك أن الله تعالى قال: {كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ إِلَيْكَ مُبَارَكٌ لِّيَدَّبَّرُوا آيَاتِهِ} [ص: ٢٩]، وقال: {أَفَلَا يَتَدَبَّرُونَ الْقُرْآنَ} [النساء: ٨٢، محمد: ٢٤] ، وقال: {أَفَلَمْ يَدَّبَّرُوا الْقَوْلَ} [المؤمنون: ٦٨]، وتدبر الكلام بدون فهم معانيه لا يمكن، وكذلك قال تعالى: {إِنَّا أَنزَلْنَاهُ قُرْآنًا عَرَبِيًّا لَّعَلَّكُمْ تَعْقِلُونَ} [يوسف: ٢] وعقل الكلام متضمن لفهمه ومن المعلوم أن كل كلام فالمقصود منه فهم معانيه دون مجرد ألفاظه، فالقرآن أولى بذلك. وأيضا، فالعادة تمنع أن يقرآ قوم كتابا في فن من العلم كالطب والحساب ولا يستشرحوه، فكيف بكلام الله الذي هو عصمتهم، وبه نجاتهم وسعادتهم، وقيام دينهم ودنياهم؟. [مقدمة في أصول التفسير لابن تيمية (ص٩)] معنى استشرح: طلب شرحًا، والمقصود أنه ليس من عادة الناس أن يقرؤوا كتاب مهم دون شرح لمعاني هذا الكتاب.

Qur'aanka In La Xifdiyo Oon Micnhiisa La Baranin Waa Bidco عند السلف Bal Waa دين الخوارج . Sh Xassaan xusayn Qur'aanka Baro Tafsiirkiisana Baro.

Barashada daawada waa bilaabantay hore isku diwaaan Gali. Fursad Ayaa jirta daawooyinka. Kaliya diwaan Galinta oo 7 dollar ah
Barashada daawada waa bilaabantay hore isku diwaaan Gali. Fursad Ayaa jirta daawooyinka. Kaliya diwaan Galinta oo 7 dollar ah Ayaad bixinaysaaa. Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose. 👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

👉Gaalkii Gumeystaha Ahaa Haduu Walaal Noqday Muslimkana Muxuu Noqonaa? Jawaabta Way Iska Cadahay Maxaa Yeelay Marna Suura Gal Ma Aha "Gaalka Waa Ii Walaal Muslimkana Waa Ii Walaal".

Xalka Haweeney Maaalin Kasta La Garaaco. Nin baa naagtiisa garaaca marka uu shaqada ka soo noqdo fiidkii maalin kasta. Waxay
Xalka Haweeney Maaalin Kasta La Garaaco. Nin baa naagtiisa garaaca marka uu shaqada ka soo noqdo fiidkii maalin kasta. Waxay arrintii uga dacwootay walaalkeed, markaasaa walaalkeed ku yidhi, bal ii keen dhalo biyo ah. Markii ay u keentay ayuu intuu cabbaar eegay biyihii, ayuu ku yidhi: Marka uu ninkaada soo galo kabasho biyo ah cab, hana liqin (dhunjinin) ilaa uu ka dhar badasho, uu qaxwo cabo, sariirtiisana uu ku seexdo si uu u nasto. Intay sidaas samaysay ayay la yaabtay in ninkeedu aanu sidii hore u garaacin, balse dhaladii biyaha ay ka dhammaanaysay. Intay u soo laabatay walaalkeed ayay ku tidhi, “Waxaan rabaa dhalo kale, ee bal ii sheeg waxa aad biyaha ku dartay..??!! Walaalkeed ayaa ku yirii: waxba ma aanan ku darin, bis adiga waxaa lagaa rabaa inaad afka xirato marka uu maqribkii shaqada ka soo noqdo ninkaada..!!! . 😂 👉Mushkilada Waa Dumarka Qaar In Ay Iyagu Dhaliyaan Dhibta Guriga Ka Dibna Aynan Isu Arkeynin Dhibaata-Wadayaal.

#Faalo 👉Habartaan 👆 Iyada Oo Habraha Been Ku Harowsaneyso Waxey Tiri: Faadumo Inanta Rasuulka Ayaa Igu Tiri: Qiyaamaha Dadka Ugu Horeeyo Ee Aan U Shafeeco Ayaad Ka Mid Tahay. Sidaa Daraadeed Marka Ay Gacanta I Qabato Idinkana Ma Idin Ka Tagaayay Oo Horay Ayaan Idin Wadanaa. 👉Been Aan Mad Madow Leheen Ayey Ku Cabtay. 👉Waxaan Is Weydiiyay Habrahaas Oo Dhan Mid Beentaas Garato Ma Laga Waayay ? Jawaabta Sida Muuqato Waa: Haa.Taasna Waxey Ku Tusineysaa Jahliga Jiro Sida Uu U Weyn Yahay. 👉Marka Dowlada Towxiidka Difaaceysay, Xaga Kalana Dhaqan Galineysay La Diiday In Ay Taliso, Oo Laga Dhigay Mid Dhiiga U Ooman, Waaqicana Aan La Jaan-qaadi Karin, Waxaa Banaanka U Soo Baxay (A'immatul-Kufri) Kuwii Gaalnimada Hogaanka U Haayay, Iyaga Oo Wax Ma Garatada U Sheegaayo Wax Walbo Oo Diinka Iyo Caqligaba Aynan Ogolaan Karin In Ay Saxan Yihiin, Lkn Sheydaanka Caqligooda Sarqaamiyay Awgees, Waa Kuwaa Caamada Jahannamo Ku Sii Wado Iyagana Ay U Riyaaqsan Yihiin Kufriga Iyo Beenta Lagu Shubaayo.

بيان واضح، من شيخ ناصح، ليهلك من هلك عن بينة، ويحيى من حي عن بينة. قال شيخنا أبوسلمان-حفظه الله-: ‏لا قديم ولا جديد في مسألة تكفير العاذر؛إذ لا نكفر العاذر إلا بعد بيان الحال، ولا نجعل تكفير العاذر من أصل الدين بإطلاق ولا من واجباته بإطلاق؛ لأن مقتضى التكفير لما اختلف صار يطلق على اعتبارين: 1- تكفير يستلزم العقوبة الدنيوية والأخروية وليس من أصل الدين؛ ‏ولهذا لا نكفّر من أعذر الجاهل المشرك في العقوبة الدنيوية والأخروية، ولا نجعل تكفيره من أصل الدين ولا من واجباته وإن كان مخطئا عندنا. 2- تكفير لا يستلزم ذلك بل يوجب نفي الإسلام وتحقيق وصف الشرك واسمه. وهذا من أصل الدين، والعاذر في هذا النوع كافر لا يعذر بجهل ولا تأويل. ‏ومن لم يفهم هذا فليختر ما شاء من المناهج البدعية أو الكفرية ولينتظر طائره في عنقه يوم القيامة. والله الموفق.