ch
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

前往频道在 Telegram

Anigu yaan ahay

显示更多
4 080
订阅者
-724 小时
-357
-11530
帖子存档
Qur'aanka In La Xifdiyo Oon Micnhiisa La Baranin Waa Bidco عند السلف Bal Waa دين الخوارج . Sh Xassaan xusayn Qur'aanka Baro Tafsiirkiisana Baro.

Barashada daawada waa bilaabantay hore isku diwaaan Gali. Fursad Ayaa jirta daawooyinka. Kaliya diwaan Galinta oo 7 dollar ah
Barashada daawada waa bilaabantay hore isku diwaaan Gali. Fursad Ayaa jirta daawooyinka. Kaliya diwaan Galinta oo 7 dollar ah Ayaad bixinaysaaa. Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose. 👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

👉Gaalkii Gumeystaha Ahaa Haduu Walaal Noqday Muslimkana Muxuu Noqonaa? Jawaabta Way Iska Cadahay Maxaa Yeelay Marna Suura Gal Ma Aha "Gaalka Waa Ii Walaal Muslimkana Waa Ii Walaal".

Xalka Haweeney Maaalin Kasta La Garaaco. Nin baa naagtiisa garaaca marka uu shaqada ka soo noqdo fiidkii maalin kasta. Waxay
Xalka Haweeney Maaalin Kasta La Garaaco. Nin baa naagtiisa garaaca marka uu shaqada ka soo noqdo fiidkii maalin kasta. Waxay arrintii uga dacwootay walaalkeed, markaasaa walaalkeed ku yidhi, bal ii keen dhalo biyo ah. Markii ay u keentay ayuu intuu cabbaar eegay biyihii, ayuu ku yidhi: Marka uu ninkaada soo galo kabasho biyo ah cab, hana liqin (dhunjinin) ilaa uu ka dhar badasho, uu qaxwo cabo, sariirtiisana uu ku seexdo si uu u nasto. Intay sidaas samaysay ayay la yaabtay in ninkeedu aanu sidii hore u garaacin, balse dhaladii biyaha ay ka dhammaanaysay. Intay u soo laabatay walaalkeed ayay ku tidhi, “Waxaan rabaa dhalo kale, ee bal ii sheeg waxa aad biyaha ku dartay..??!! Walaalkeed ayaa ku yirii: waxba ma aanan ku darin, bis adiga waxaa lagaa rabaa inaad afka xirato marka uu maqribkii shaqada ka soo noqdo ninkaada..!!! . 😂 👉Mushkilada Waa Dumarka Qaar In Ay Iyagu Dhaliyaan Dhibta Guriga Ka Dibna Aynan Isu Arkeynin Dhibaata-Wadayaal.

#Faalo 👉Habartaan 👆 Iyada Oo Habraha Been Ku Harowsaneyso Waxey Tiri: Faadumo Inanta Rasuulka Ayaa Igu Tiri: Qiyaamaha Dadka Ugu Horeeyo Ee Aan U Shafeeco Ayaad Ka Mid Tahay. Sidaa Daraadeed Marka Ay Gacanta I Qabato Idinkana Ma Idin Ka Tagaayay Oo Horay Ayaan Idin Wadanaa. 👉Been Aan Mad Madow Leheen Ayey Ku Cabtay. 👉Waxaan Is Weydiiyay Habrahaas Oo Dhan Mid Beentaas Garato Ma Laga Waayay ? Jawaabta Sida Muuqato Waa: Haa.Taasna Waxey Ku Tusineysaa Jahliga Jiro Sida Uu U Weyn Yahay. 👉Marka Dowlada Towxiidka Difaaceysay, Xaga Kalana Dhaqan Galineysay La Diiday In Ay Taliso, Oo Laga Dhigay Mid Dhiiga U Ooman, Waaqicana Aan La Jaan-qaadi Karin, Waxaa Banaanka U Soo Baxay (A'immatul-Kufri) Kuwii Gaalnimada Hogaanka U Haayay, Iyaga Oo Wax Ma Garatada U Sheegaayo Wax Walbo Oo Diinka Iyo Caqligaba Aynan Ogolaan Karin In Ay Saxan Yihiin, Lkn Sheydaanka Caqligooda Sarqaamiyay Awgees, Waa Kuwaa Caamada Jahannamo Ku Sii Wado Iyagana Ay U Riyaaqsan Yihiin Kufriga Iyo Beenta Lagu Shubaayo.

بيان واضح، من شيخ ناصح، ليهلك من هلك عن بينة، ويحيى من حي عن بينة. قال شيخنا أبوسلمان-حفظه الله-: ‏لا قديم ولا جديد في مسألة تكفير العاذر؛إذ لا نكفر العاذر إلا بعد بيان الحال، ولا نجعل تكفير العاذر من أصل الدين بإطلاق ولا من واجباته بإطلاق؛ لأن مقتضى التكفير لما اختلف صار يطلق على اعتبارين: 1- تكفير يستلزم العقوبة الدنيوية والأخروية وليس من أصل الدين؛ ‏ولهذا لا نكفّر من أعذر الجاهل المشرك في العقوبة الدنيوية والأخروية، ولا نجعل تكفيره من أصل الدين ولا من واجباته وإن كان مخطئا عندنا. 2- تكفير لا يستلزم ذلك بل يوجب نفي الإسلام وتحقيق وصف الشرك واسمه. وهذا من أصل الدين، والعاذر في هذا النوع كافر لا يعذر بجهل ولا تأويل. ‏ومن لم يفهم هذا فليختر ما شاء من المناهج البدعية أو الكفرية ولينتظر طائره في عنقه يوم القيامة. والله الموفق.

ما يلزم ولي الأمر في دين المداخلة وشيوخ الطواغيت ؟ الذي يلزمه من الأمور العامة عشرة أشياء: أحدها: حفظ الديمقراطية على أصولها المستقرة، وما أجمعت عليه الأمم المتحدة ، فإن نجم مسلم وخرج عن الديمقراطية عزره بالسجن وعاقبه بما يردع غيره ليكون الدستور محروسا مطبقا. الثاني: تنفيذ القوانين الغربية بين المتشاجرين، وقطع الخصام بين المتنازعين بأحكام الطواغيت حتى يعم الظلم ، فيتعدى ظالم، و يضعف مظلوم. الثالث: حماية الوطن الذي يسب فيه الله ويعادى دينه ويسب والذب عن الفجار والفساق والكفار الفجار ؛ وتدبير أمور الربا والدعارة وصناعة الخمور . والرابع: تعطيل الحدود؛ لتنهتك محارم الله تعالى ، وتضيع حقوق عباده . والخامس: تحصين الثغور بالعدة المانعة للإسلام والقوة الدافعة للشريعة الإسلامية حتى لا يظفر المسلمون بغرة يقيمون فيها حدا ، وتطبق شريعة. والسادس: جهاد من دخل في الإسلام وقتاله حتى يترك الإسلام ويدخل في دين الديمقراطية. والسابع: أخذ الضرائب والمكوس التي حرمها الله من الناس ، وترك أخذ الزكاة من أهلها لتدفع لمستحقيها . والثامن: تقدير العطايا وما يستحق في بيت المال فيعطي منه كل فاسق وفاجر ، ويمنع منه كل صالح بالطاغوت كافر. التاسع: استكفاء الخونة الزناة وتقليد الخبثاء فيما يفوض إليهم من الأعمال ويكله إليهم من الأموال؛ لتكون الأعمال بالرداءة مضبوطة ، والأموال بالخونة مضعية . العاشر: أن لا يباشر بنفسه مشارفة الأمور، وتصفح الأحوال؛ فيهمل رعيته ، ولا يقوم بها ، فتعيش في فقر وفاقة . إذا قام الولي بما ذكرناه ، فقد أدى حق الأمم المتحدة ، ووجب له عليهم حقان: ١- الطاعة ٢- النصرة ما لم يتغير حاله. والذي يتغير به حاله فيخرج به عن الإمامة شيئان: أحدهما: عدم رضى آل سعود به والثاني: ترك دين الديمقراطية فتارك دين الديمقراطية الحاكم بالإسلام المتولي لإقامة شريعة الله وجهاد المشركين لا يجوز مبايعته لأنه إرهابي خارج عن دين الديمقراطية. منقول .

#Faalo 👉 Ka Dib Markii Uu Taraam Sheegay In Gaza Dadka Dagan Laga Raraayo Si Yahuuda Iyo Gaalo Loo Dajiyo Dhulkaas Muslimka
#Faalo 👉 Ka Dib Markii Uu Taraam Sheegay In Gaza Dadka Dagan Laga Raraayo Si Yahuuda Iyo Gaalo Loo Dajiyo Dhulkaas Muslimka Leeyahay , Wadaadka #Saalim_dawiil Ah Wuxuu Fatwooday: In Reer Falastiin Ay Isaga Baxaan Falastiin. 👉Kooxaha Isku Magacaabo #Salafiyada Dadkuna Ay U Yaqaan #Salafiyo_Jadiidiyo iyo #Madkhaliyo #Madaakhilo Waa Kooxo Diimeed Lagu Tarbiyadeeyo Her-gelinta Qorshaha Gaaladu Ka Leedahay Muslimiinta, Waa Kooxo Gaalada Ku Af Ah Mar Kasto Oo Ay Gaalo Iyo Muslimiin Is Qabtaan , Fatwooyinkooda Waa Fatwo Gaalada Aan Dhibaateynin , Waa Fatwo Farxad Galiso Gaalka , Tusaalana Waxaa Kugu Tan Hada Saalim Uu Fatwooday Iyo Kuwa Kale Oo Badan. Ma Jirto Koox Mareekan Iyo Yahuud Neceb Yahiin Ilaa Iyaguna Wey Neceb Yihiin , Ma Jirto Koox Mareekan Taageero Ilaa Waa U Walaal Inta Badan.

Nidaam Cadaalad Ah Uu Fariin sidihii Nabiga Ahaa Scw U Sameeyay Bulsho Kala Duwan Si Nabad Loogu Wada Noolaado, Iyo Ma Waxaa
Nidaam Cadaalad Ah Uu Fariin sidihii Nabiga Ahaa Scw U Sameeyay Bulsho Kala Duwan Si Nabad Loogu Wada Noolaado, Iyo Ma Waxaa Isku Mid Ah Dastuur Dulmi Badan Oo Umad Muslim Wada Ah Loo Dajiyay ? 😮 Dastuur Ay Dajiyeen Kuwa Diinka Ka Fog Jaamacado Gaalo Kusoo Wax Bartay Shaqadoodaba Ay Tahay Duminta Shareecada Islaamiga Ah, Wadaadka Caano Reer-galbeed Ayuu Cabay Wixii Raali Galinaayo Ayuu La Jiraa.

Tuug baa xaday albaab laga galo qabri, qolo qabuuriyiin ah oo qabriga caabudi jiray ayaa ninki tuugga ahaa raadiyay oo soo qa
Tuug baa xaday albaab laga galo qabri, qolo qabuuriyiin ah oo qabriga caabudi jiray ayaa ninki tuugga ahaa raadiyay oo soo qabtay, kadibna waxay weydiiyeen sababta uu u xaday albaabka isagana wuxuu ugu jawaabay albaabka ma xadine wadaadka meesha jiifaa isiiyay, iyagiina waxay dhaheen siduu kuu siiyay waaba meyd e ?! Markaas buu dhahay oo adiinka siduu meyd idiin siiyaa irsaaq iyo caafimaad?!!nimankii indha taag un baa ka soo haray 😆 Xigasho

👉Waxaan Arkay Madaxweynaha Masar #Siisi Oo Dhahaayo: Ka Qaxinta Shacabka Falastiin Wadankooda, Waa Dulmi Ay Tahay In Reer Ma
👉Waxaan Arkay Madaxweynaha Masar #Siisi Oo Dhahaayo: Ka Qaxinta Shacabka Falastiin Wadankooda, Waa Dulmi Ay Tahay In Reer Masar Ayanan Ka Qeyb Qaadanin. 👉Waxey Ila Noqotay Amakaag Waxaan Is Iri: Ma Dulmigii Shalay Lagula Kacaayay Reer Falastiin Isaguna Qeyb Ka Ahaa Ayuu Iloobay Mise Waa Noo Been Guurooyaa Odayga🤔? 👉Waan Ka Soo Horjeednaada Ay Madaxda Carbeed Leeyihiin Run Ma Aha, Sidee Run Ku Noqoneysaa Iyaga Oo Shalay Ogolaa In La Laayo Oo La Go'doomiyo Wax Is Badal Ahna Aysan Sameynin. 👉Reer Falastiin Cid Aan Alle Aheyn Uma Maqna, Isha Cadowga Ee Dhibta La Dooneysaa Alle Ha Bajiyo.

👉Waxaan Arkay Madaxweynaha Masar #Siisi Oo Dhahaayo: Ka Qaxinta Shacabka Falastiin Wadankooda, Waa Dulmi Ay Tahay In Reer Masar Ayanan Ka Qeyb Qaadanin. 👉Waxey Ila Noqotay Amakaag Waxaan Is Iri: Ma Dulmigii Shalay Lagula Kacaayay Reer Falastiin Isaguna Qeyb Ka Ahaa Ayuu Iloobay Mise Waa Noo Been Guurooyaa Odayga🤔? 👉Waan Ka Soo Horjeednaada Ay Madaxda Carbeed Leeyihiin Run Ma Aha, Sidee Run Ku Noqoneysaa Iyaga Oo Shalay Ogolaa In La Laayo Oo La Go'doomiyo Wax Is Badal Ahna Aysan Sameynin. 👉Reer Falastiin Cid Aan Alle Aheyn Uma Maqna, Isha Cadowga Ee Dhibta La Dooneysaa Alle Ha Bajiyo.

Kulmis part one Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugu daro la xidhidh ciwaankan . 👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.
🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Fursadaha sanadka cusub ee kuliyada Alfurqan online academy 1: Ku baro daawooyinka kaliya 7 dollar. 2: ku baro computerka kaliya 6 dollar. 3: ku baro Quraanka bilkasta 6 dollar. 4: ku baro english bilkasta 5 dollar . 5: ku baro carabi bilkasta 5 dollar. 6: ku baro public health kaliya 10 dollar bilkasta. 7: ku baro higaada iyo somaliga kaliya 5 dollar. 8: ku baro axadiista iyo siirada kaliya 7 dollar. 9: ku baro xisaabta dadka waawayn kaliya 5 dollar. Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose. 👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/hHy14BM8QI8wNjY8

Fursadaha sanadka cusub ee kuliyada Alfurqan online academy 1: Ku baro daawooyinka kaliya 7 dollar. 2: ku baro computerka kaliya 6 dollar. 3: ku baro Quraanka bilkasta 6 dollar. 4: ku baro english bilkasta 5 dollar . 5: ku baro carabi bilkasta 5 dollar. 6: ku baro public health kaliya 10 dollar bilkasta. 7: ku baro higaada iyo somaliga kaliya 5 dollar. 8: ku baro axadiista iyo siirada kaliya 7 dollar. 9: ku baro xisaabta dadka waawayn kaliya 5 dollar. Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose. 👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA! KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .✍ Madaama computerku qasab ku
(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA! KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .✍ Madaama computerku qasab ku yahay qof kasta oo raba in uu shaqo helo. Waxaanu dhalinta soomaliyeed siinay fursadan qaaliga ah . Ku baro computerka kaliya 6 dollar kuna shaqo tag. Kuliyada Alfurqan waxay markasta rabtaa horumarka bulshada. Shuruudaha. ⏭Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa . ⏭ inay kaa go'antay wax dhigashadu. ⏭ inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya . Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida: ●Introduction to windows ● Microsooft  word ●Microsooft ppt ●Microsooft excel ●Microsooft access ●Microsooft publisher ●Microsooft outlook Mudada koorasku waa 2ba bil iyo badh . Shahadaduna waa diploma. Nasiib fiican. 24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho. ⏭ HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

Fursadaha sanadka cusub ee kuliyada Alfurqan online academy 1: Ku baro daawooyinka kaliya 7 dollar. 2: ku baro computerka kaliya 6 dollar. 3: ku baro Quraanka bilkasta 6 dollar. 4: ku baro english bilkasta 5 dollar . 5: ku baro carabi bilkasta 5 dollar. 6: ku baro public health kaliya 10 dollar bilkasta. 7: ku baro higaada iyo somaliga kaliya 5 dollar. 8: ku baro axadiista iyo siirada kaliya 7 dollar. 9: ku baro xisaabta dadka waawayn kaliya 5 dollar. Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose. 👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

Sanadkan -insha Allaah- waxa sidoo kale dib loo bilaabi doonaa dawradi luqadda carabiga ee Sh Khaashic iyo dufcaddii 3aad. #د
Sanadkan -insha Allaah- waxa sidoo kale dib loo bilaabi doonaa dawradi luqadda carabiga ee Sh Khaashic iyo dufcaddii 3aad. #دورة_الخاشع_التأصيلية #الدفعة_الثالثة #1446H https://t.me/IshraqCenter

MA'SUUNIYADDA IYO DOWKEEDA MIDEYNTA DIIMAAHA. Waa maxay ma'suuniyo? Ma'suuniyadda waxey iska saaran tahay labo kalmad oo faransiis ah oo la micno ah " dhisihii runlowga ahaay, ama dhisihii xorta ahaay " . * Ma'suuniyada waa hey'ad, yahuudiyad, qarsoodi, xagjir ah, nidaamsan, tacaaliimteeda badankoodna aan laqorin, awaamirteedane lagu kala qaato Afka, marjiceeduna yahay talmuud. Taariikhyahanada ayaa aad iskugu khilaafa xilligii la aasaasay, iyo golihii uhoreeyay ee lagu aasaasay, qaarkood ayaa uceliyo dhalashadi nabi ciise, qaarne waxey sheegaan taariikhyo kasii horeyday, laakiin sida caanka ah Ma'suuniyada cusub ayaa soo bilaabatay 1717 miilaadiga, wadanka Scotland. Hadafkeeda ayaa ah faafinta Alla koodka - ilxaad-, sex- aflaanta tumshsda- , iyo hirgalinta dowlad zahyuuniyo caalami ah. Xubnaheeda ayaa ka kooban dabaqada sare ee bulshooyinka, sida aqoonyahanada, hantiilayaasha, siyaasiyiinta iyo cid walbo magac sameysa caalami ah, iyado balamo adag looga qaadayo inowsan faafineyn sirahooda, la dili doonane cidii isku dayda iney jabido xeerkaas, haba lagu majo xaabiyo diintiisa iyo dalkow kasoo jeedo. * Mowqifkey ma'suuniyada ka qabto diimaha . Ma'suuniyada oo colaadineysa diimaha oo idil markii laga reebo yuhuudiyadda, ayaa u aragto in diimaha kale yihiin caqabada ugu weyn ee diidan faafida qorshayaasheeda, una aragto iney yihiin sheeko baraaley iyo khuraafaad ey waajib tahay in laga takhaluso, lana tirtiro, la dumiyo gooba cibaadada, lala dagaalamo Rabbi, lakalasaaro diinta iyo nolosha. Mu'tamarkii caalamiga ahaay ee Paris lagu qabtay sanadkii 1900 miilaadiga ayaa dhigayay: " hadafka ma'suuniyada waa la dagaalanka diimaha iyo ilaalinta dowladaha diinlaawayaasha- calmaaniyada- iyo in la baneeyo argagixisanimada si looga xuubsiibmo akhlaaqda wanaagsan iyo damiirka dadnimo" . 👉Si'ey oga taqalusto diimaha kale waxey juhdi balaaran ku bixineysaa mideynta diimaha, iyado hal ku dhigeedu yahay " xorriyad/sinaan/ iyo iswalaalsi" . Mowqifkeeda muuqda ayaa ah mideenta iyo ixtiraamka diimaha kale, halka xaqiida uqarsoon ey tahay la dagaalnka si aanu ku baraarugeyn bulshooyinka kale ee heests diimaha kala duwan. Ahdaafta ey ka leedahay mideynta. 1- Qabsashada ilaha dhaqaalaha caalamka, iyo dunidoo ushaqeydo masaalixdooda kaliyah. 2- Dhisida jamhuuriyad weyn oo zahyuuniyo caalami ah. 3- faafinta alle diidka iyo tirtirida diimaha, faafinta dhaqan xumada.. ........ Qabyo.

Casriga cusub waxaa fikradan calanka usiday جمال الدين الأفغاني، محمد عبده، محمد جيش، iyo ragg kalo fara badan, Wuxuu yiri jamaalu diin: " waxaa iimuuqday rajo weyno ah in la mideeyo atbaacda diimaha sadaxda ah, sidey umidowdayba asalkeeda iyo yoolkeeda" 10_9الإسلام والوحدة القومية ،صـ Xagga fanka iyo suugaanta waxaa xayeysiinayay fikradaan Towfiiq Al.xakiim, wuxuuna ku yiri mid ka mid ah maqaalaadkiisa isagoo la hadlaya allaah : " iyadoo kitaabkaaga yahay kitaabkii udambeeyay eed soodajido, hadane sidaan ogahay aad dooneydo in mar walba lagu xuso, hadane wixii aad horey usoodajisay aadan dooneyn in la Tuuro, laakiin aad dooneydo in wax lagu daro ama laga badalo" د. بسام عجك، محاضرة وحدة الأديان المفهوم والمحاذير ،ص 9. Sanadii 1825 waxaa la aasaasay الجمعية التوحيدية الأمريكية, dhamaadkii qarnigii 19 waxey jamciyada qaadatay fikradda isisaamixidda iyo aqoonsiga diimaha kale. Kontameeyadii qarnigii 20 waxaa la aasaasay جمعية الصداقة الإسلامية المسيحية. Sanadii 1961 waxaa midoobay: الجمعية التوحيدية الأمريكية و الكنيسة العالمية الأمريكية, Iyadoo diiday caqiidooyinka laga dhaxlayo kaniisadaha, adkeysayne in Allaah mid yahay, ciisane bashar yahay, qof walbane camalkiisa aakhiro la weydiinayo. Waxey si rasmi eh usoo baxday fikradan markii la furay معهد التفاهم الروحي, sanadii 1960, hadafkeedana ahaay kaalmeynta isfahanka diimaha waaweyn. 1981 miilaadiga waxey Spain ku qabatay markazka buxuuthta islaamigaa ee qurduba, nadwo loogu magac daray إبراهيمية جديدة, laguna falanqeeyay mideynta diimaha, waxaana fadhiyay tiro yahuud ah, kirishtan, iyo kuwa unisba sheegto islaamka . Qaramada midowne ayaa ucayimtay maalinta diimaha "Axada 3" ee bisha January sanad walba. ....... Qabyo.

1/7/1446. بسم الله الرحمن الرحيم Mahad oo idil waxey usugnaatay Allaah subxaanahu watacaalaa, rabbigii la gooni noqday kalinimada iyo cibaadada, sow ula kaliyoobayba abuurka iyo amarkaba, allaha badala wuxuu doono; xukunkiisane aan lagu cirbinin, ku asteysan sifaadka sarsare iyo magacyada suuban. Nabad galyo iyo naxariis korkiisa ha ahaato suubanaheena Muxammed isaga iyo ahalkiisa, asxaabtiisa iyo intii samaha ku raacdo ilaa aakhiro zamanka. Allaah subxaanahu watacaalaa wuxuu kitaabkiisa caziizkaa ku leeyahay : { قَاتِلُوا الَّذِينَ لَا يُؤْمِنُونَ بِاللَّهِ وَلَا بِالْيَوْمِ الْآخِرِ وَلَا يُحَرِّمُونَ مَا حَرَّمَ اللَّهُ وَرَسُولُهُ وَلَا يَدِينُونَ دِينَ الْحَقِّ مِنَ الَّذِينَ أُوتُوا الْكِتَابَ حَتَّىٰ يُعْطُوا الْجِزْيَةَ عَن يَدٍ وَهُمْ صَاغِرُونَ } التوبة 29. Isu soodhaweynta diimaha ayaa ah falsafad kasoo jeeda giriigii iyo hindidii hore iwm, taasoona ahayn aragti ku dhisan wax asal diimeed sugan ah, kuna biya shubatay ugu dambeyn la dagaalanka kalinimada rabbi iyo inow kasoo can yahay makhluuqiisa. BILLOWGA ARAGTIDA Dadka xambaarsan aragtidaan mideyntaa ayaan udajiyay shuruud iyo tiirarka lagu soo galo diintan ma dhaleyskaa oo soo bilaabatay quruun fog ka hor dhalashadii nabi ciise c.s, taaso hadafka laga leeyahay tahay sidii looga gudbi lahaay khilaafaadka iyo kala duwanaanta diimeed, iyo in dadkoo idil lagu mideeyo diin caalami ah, kuna dhisan isisaamixid iyo is walaalsi. Markii uhoreyday waxey kasoo muuqatay hindiya qarnigii 9 ka hor dhalashadi nabi ciise c.s, taaso hindida loogu baaqay iney ku kulmaan hal ilaah, magacyada ilaahaa ayaa kala ahaay: baraahaama, faashno, iyo seyfaa. Waxaa kalo mideynta isku dayay jabaaneyskii kala heystay diimaha : buudiyada ,konfushiisiyah, iyo hinduuska, taaso ey kasoo saareen hal diin oo kulansatay masaalixda iyo ilbaxnimada diimahaas aan kor kuso xusay. Waxaa kalo sameeyay zaaraadeshti oo ahaay hogaamiyihii faarisiyiinta -eeraaniyiinta - qarnigii 6 ka hor miilaadiga, kaaso ku kulmiyay diin labo ilaah leh : ilaaha kheyrka iyo kan sharta. Waxaa kalo sameeyay akhnaatuun- aminxootibki 4-, kaaso ka mid ahaa boqoradii faraacinada masar uhoreeyay ayaa isagane ku kulmiyay shacabkiisa ilaah la yiraah " Aatuun" ilaaha qoroxda. Wuxuu leeyahay feylasuufka gariiga ahaay ee هيرقلطيس : " waa in caalamka dhan lagu kulmiyaa hal diin iyo dowlad caalami ah, kuna hoos noolaadaan hal calan; maadaama ey ka mideysan yihiin asalkii laga beeray, waana hal reer oo ku mideysan qaanuunka, caqliga iyo akhlaaqda , dhamaane waa ilmihii illaahey - تعالى الله عما يقولون علوا كبيرا- , iyo dhamaanteen inaan ku faano inaan nahay muwaadiniinta caalamkaan" . Aragtidaan ayaa socotay ilaa laga soogaaro soobixidii nabiga scw, taaso qureysh markey dhibtay gaaleysiinta nabiga ola yimaadeen qorsho ah mideynta diimaha, ilaah kastane sanad lawada caabudo si wada jir ah, ayuu ilaahey kasoo dajiyay suurada kaafiruun oo xididada loogu siibay damacoodii guracanaay, iyo in towxiid iyo shriki aanu kuwada kulmi karin shaqsi qurah halmar. fikradaas oo halkaas ku baaba'day in mudaa umada islaamkaa dhexdeeda ayaa waxaa dib usoo nooleeyay qarniyo kadib qaar ka mid ah suufiyada ku milantay falsafada yuunaanka, suufida masiixiyiinta iyo kuwa hinduuskaa, waxey asal unoqotay aragtida ah isdhaxgalka allaah iyo khalqigiisa, "وحدة الوجود". Wuxuu leeyahay zindiiqii weynaay ee xallaaj : " ogow in yahuuda, kirishtanka iyo islaamkaba iyo diimaha kalaba, ey yihiin naaneysyo kala duwan iyo magacyo isdiidan, laakiin maqsuudka iyo yoolkooda aanu isdiidaneyn, kalana duwaneyn isna khilaafsaneyn" د.شوقي، نقد 152.ابن تيمية للتصوف، صـ Waxey kor ukac fikradan sameyday markow qaatay "ibnu carabi" kaaso ku dhexfaafiyay muslimiinta iyo qeyrkoodba, ilaa loo aqoonsaday feylasuufkii weynaay. Waxaa kalo markale isku dayay boqoradii hindiya iney markale mideeyaan islaamka iyo hinduuska qarnigii 15 miilaadiga, taaso markii dambe loo aqoonsaday siikh, ama siingasiingo.