en
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

Open in Telegram
4 080
Subscribers
-724 hours
-357 days
-11530 days
Posts Archive
Isu soodhaweynta diimaha๐Ÿ‘†๐Ÿ‘† Qeybta : 1. Page nashriyay: ุณุจูŠู„ ุงู„ู†ุฌุงุฉ https://t.me/koos992.

Maxaad kala socotaa shirqoolada gaalada ey ka wadaan guud ahaan caalamka, gaar ahaan waddankayaga oo ugu horeydo isu soodhawe
Maxaad kala socotaa shirqoolada gaalada ey ka wadaan guud ahaan caalamka, gaar ahaan waddankayaga oo ugu horeydo isu soodhaweynta diimaha iyo kiristaameynta bulshada ? Vedio Decumentry ah Filo caawa saacadu markey tahay: 9:00 pm, I.a.๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

Kulmis part one Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugu daro la xidhidh ciwaankan . ๐Ÿ‘‰๐Ÿ‘‰@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.
๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†• Fursadaha sanadka cusub ee kuliyada Alfurqan online academy 1: Ku baro daawooyinka kaliya 7 dollar. 2: ku baro computerka kaliya 6 dollar. 3: ku baro Quraanka bilkasta 6 dollar. 4: ku baro english bilkasta 5 dollar . 5: ku baro carabi bilkasta 5 dollar. 6: ku baro public health kaliya 10 dollar bilkasta. 7: ku baro higaada iyo somaliga kaliya 5 dollar. 8: ku baro axadiista iyo siirada kaliya 7 dollar. 9: ku baro xisaabta dadka waawayn kaliya 5 dollar. Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose. ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/hHy14BM8QI8wNjY8

Ra'iisal Wazaare #Xamze :Xeerka Ciqaabta In la Muslimiyoo U Baahan Yahay. Ugu Yaraan Xamza Wuxuu Fahmay #Xeerka_Ciqaabta In Uunan Aheyn Xeer Muslim.

๐Ÿ‘‰Hooyo ayaa Laweydiyey Yaad Ujeceshahay Caruurtaada Waxay Tiri: Kan Xanuunsan Ilaa Uu Caafimaadayo, Kan Maqan Ilaa Uu Imanay
๐Ÿ‘‰Hooyo ayaa Laweydiyey Yaad Ujeceshahay Caruurtaada Waxay Tiri: Kan Xanuunsan Ilaa Uu Caafimaadayo, Kan Maqan Ilaa Uu Imanayo, Kan Yar Ilaa Uu Weynaado, Dhamaantood ilaa an Dhimanayo. Xigasho

Repost from N/a
ู‚ุงู„ ุดูŠุฎู†ุง ุนุจุฏ ุงู„ุฑุญู…ู† ุบุฑุงุฏ ู‚ูˆุงู‡ ุงู„ู„ู‡ ุจุงู„ุชูˆุญูŠุฏ ๐Ÿ‘ˆ [ุงู„ู…ุฏุงุฎูู„ุฉ ู…ุนูˆู„ ู…ู† ู…ุนุงูˆู„ ุงู„ู…ุงุณููˆู†ูŠุฉ ุงู„ุฌุฏููŠุฏุฉุŒูŠูŽุนุฐุฑููˆู† ู„ุนุจู‘ุงุฏ ุงู„ู‚ุจููˆุฑ ูˆูŠูุนูŽุธู‘ูู…ููˆู† ุงู„ู…ู„ูˆูƒูŽ ูˆุงู„ุฃูู…ุฑุงุก ูˆูŠูุทููŠุนูˆู†ูŽู‡ู… ูููŠ ู…ุนุตูŠุฉ ุงู„ู„ู‡ุŒ ๐Ÿ‘ˆ ูŠููƒูู‘ูุฑูˆู†ูŽ ุงู„ู†ู‘ุงุณูŽ ูˆูŠูุจุฏู‘ูุนูˆู† ูˆูŠููุณู‘ู‚ููˆู† ุญุณุจูŽ ุฃู‡ูˆุงุฆูู‡ู… ูˆุญุณุจูŽ ู…ุง ุชูŽู‚ุชุถููŠ ู…ุตู„ุญุชู‡ู…ุŒูˆู„ู„ุฃุณูŽู ุงู„ุณุฐุฌ ู…ู† ุงุชุจุงุนู‡ู… ู„ุง ูŠุนู„ู…ููˆู†.] ๐Ÿ‘‰ ูˆู‚ุงู„ ุฃูŠุถุง....... [ูƒูŠู ุชุฑูŠุฏูˆู† ุฃู† ู„ุง ู†ูƒู€,ู€ูุฑ ุงู„ู…ุฏุงุฎู„ุฉ ูˆู‚ุฏ ูƒุงู†ูˆุง ุฏูˆู…ุง ุนู„ู‰ ู…ุฑู‘ ุงู„ุชู‘ุงุฑูŠุฎ ุนูˆู†ุง ู„ู„ุทู‘ุบุงุฉ ุนู„ู‰ ุฃู‡ู„ ุงู„ุชู‘ูˆุญูŠุฏ!] ๐Ÿ˜Ž ๐Ÿ“ ุฑุงุจุท ุงู„ู‚ู†ุงุฉ : https://t.me/Al_Fawaaed10

Goodigii Trumb Ee Bariga Dhexe Calaancal Ayaa Xigay. Trump: Meelaha ugu quruxda badan Mareykanka ayaa gubanaya, mana jiraan b
Goodigii Trumb Ee Bariga Dhexe Calaancal Ayaa Xigay. Trump: Meelaha ugu quruxda badan Mareykanka ayaa gubanaya, mana jiraan biyo lagula dagaallamo dabka, mana jirto lacag loogu talagalay xaaladaha degdegga ah. ู‚ุงู„ ุงู„ู„ู‡ ููŠ ุญุฏูŠุซ ุงู„ู‚ุฏุณูŠ : ((ู…ู† ุนุงู‰ ู„ูŠ ูˆู„ูŠุง ูู‚ุฏ ุขุฐู†ุชู‡ ุจุงู„ุญุฑุจ)).

"Rajada kaliye ee aan qabno waa in cirka roob nooga yimaado, qaab kale oo lagu damin karo dabkaan malaha" Sidaas waxaa lagu yiri wax ka soo baxat waaxda dab-damiska Los Angeles, Maraykanka. ||Xigasho

Mareekanoo Sidii Duur La Gubay Dab Isku Kaa Dhaaf. Habaarkaan Waxaan Filayaa Gubashada Mareekan Ka Hor In Uu Ahaa. Abwaanka Ha Loo Bishaareeyo In Alle Aqbalay Habaarkiisa Qaar.

"Majiro Qaabeyshin Biyo ah oo Aduunka Kuyaala oo Joojin Kara Dabka Kacay" ๐ŸŽคXigasho: CNN
"Majiro Qaabeyshin Biyo ah oo Aduunka Kuyaala oo Joojin Kara Dabka Kacay" ๐ŸŽคXigasho: CNN

Repost from Baraarug
๐Ÿ‘‰Cirkoo Doorsoomay iyo Hawadoo Qiicu Caburiyay Waa Dhibkii Ugu Yaraa ee uu Geystay Dabkii Kacay, Tani Weey Ugu Filantahay Fa
๐Ÿ‘‰Cirkoo Doorsoomay iyo Hawadoo Qiicu Caburiyay Waa Dhibkii Ugu Yaraa ee uu Geystay Dabkii Kacay, Tani Weey Ugu Filantahay Fariin Hadeey wax-Fahmayaanโ˜๏ธ

Waa Sidee Dareenkaada.

Ma aragteen Gaza Oo Sidaan Dab Isu Qabsaday ? Waxa Meesha Ka Muuqdo Waa Awood Alle, Maalmo Yar Gudahooda Ayay Magaalooyin Waa Weyn Ku Dambasooween.

ุฃุญุฒู†ูˆู†ุง ููŠ ุญุฑู‚ ุบุฒุฉ ูุฃูุฑุญู†ุง ุงู„ู„ู‡ ููŠ ุญุฑุงุฆู‚ ู„ูˆุณ ุฃู†ุฌู„ูˆุณ ุงู„ุญู…ุฏ ู„ู„ู‡ ุงู„ู„ู‡ู… ู„ูƒ ุงู„ุญู…ุฏ ูˆุงู„ุดูƒุฑ

๐Ÿ’ฅุจุฏุงูŠุฉ ุงู„ุณุจูŠู„ ๐Ÿ’ฅ ุงู„ู‚ู†ุงุฉ ุงู„ุฑุณู…ูŠู‘ุฉ ู„ูุถูŠู„ุฉ ุงู„ุดูŠุฎ ุญุณุงู† ุญุณูŠู† ุขุฏู…. (ู…ู†ู‡ุฌ ุงู„ู‡ุฏุงุฉ ุจูŠู† ุงู„ุบู„ุงุฉ ูˆุงู„ุฌูุงุฉ) https://t.me/hhassan2019

Fursadaha sanadka cusub ee kuliyada Alfurqan online academy 1: Ku baro daawooyinka kaliya 7 dollar. 2: ku baro computerka kaliya 6 dollar. 3: ku baro Quraanka bilkasta 6 dollar. 4: ku baro english bilkasta 5 dollar . 5: ku baro carabi bilkasta 5 dollar. 6: ku baro public health kaliya 10 dollar bilkasta. 7: ku baro higaada iyo somaliga kaliya 5 dollar. 8: ku baro axadiista iyo siirada kaliya 7 dollar. 9: ku baro xisaabta dadka waawayn kaliya 5 dollar. Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose. ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

Ha Dilina Libaaxyada Wadankiina Ka Dib Ay Idin Cunaan Eeyaha Cadowgiina.

sticker.webp0.03 KB

DHACDOOYINKII UGU MUHIIMSANAA SANADKA 2024 EE DHAMAANAYA: 1- Dhimashada madaxweynihii Iran, Ibrahim Ra'iisi. 2- Dilkii hogaamiyihii Xisbullah, Xassan Nasrallah. 3- Yuhuuda oo gudaha u gashay koonfurta Lubnaan. 4-Suuriya oo ka xorowday maamulkii reer Assad ee xukumayay 54 sano. 5- Xasuuqa Gaza oo sii xoogeystay. 6- Dilkii Yaxya Sinwaar iyo Ismaciil Haniyah. 7- Hishiiskii Badda Soomaaliya loogu wareejiyay Itoobiya. 8- Cayrinta Sheekha Xasiina oo 20 sano xukumaysay Bagaladesh. 9- Guushii Trump ee maxadweynenimada Maraykanka. 10- Dagaallada Ruushka & Yukrayn, iyo dagaalka Sudan oo xoogeystay. ||Xigasho

Repost from N/a
๐Ÿ‘ˆ[ุงู„ุณู„ุงู… ุนู„ูŠูƒู… ูˆุฑุญู…ุฉ ุงู„ู„ู‡ุ› ุงู„ุญู…ุฏ ู„ู„ู‡ ุงู„ุฐูŠ ุฌุนู„ ู„ู„ุญู‚ ุฃู†ุตุงุฑุงู‹ ุŒ ูˆู„ู„ุจุงุทู„ ุฃุนูˆุงู†ุงู‹ ุŒ ูู…ุงุฒุงู„ ุฃุนูˆุงู† ุงู„ุจุงุทู„ ูŠู‡ุฏู‘ุฏูˆู† ุฃู†ุตุงุฑ ุงู„ุดุฑูŠุนุฉ ุŒ ูˆุฃุจู‰ ุงู„ู„ู‡ ุฅู„ู‘ุง ุฃู† ูŠุชู…ู‘ ู†ูˆุฑู‡ ูˆู„ูˆ ูƒุฑู‡ ุงู„ูƒุงูุฑูˆู† ุŒ ๐Ÿ‘ˆ ูˆุฑุญู… ุงู„ู„ู‡ ูƒู„ู‘ ู…ู† ุฃูˆุฐูŠูŽ ููŠ ุงู„ู„ู‡ ูˆุตุจุฑ ูˆุฃุญุชุณุจ ุŒ ูˆุตุงุฑ ููŠ ุงู„ุญู‚ ูˆู…ูƒุซ ุŒ ูู…ุง ุฃุดุฏู‘ ุฃุนุฏุงุก ุงู„ุฏู‘ูŠู† ุŒ ูˆู…ุง ุฃุนุฌุฒ ุฃุจู†ุงุกู‡ ุŒ ๐Ÿ‘ˆ ูˆุจุนุฏ ุฐุงู„ูƒ ุชุนุฑู‘ุถ ุฎุฏููŒ ุนู„ู‰ ู‚ู†ุงุฉ " ุงู„ู€ูู€ู€ูˆุงุฆู€ู€ุฏ: ๐€๐ฅ ๐…๐š๐ฐ๐š'๐ข๐" ุงู„ุฐูŠ ูƒุงู† ู„ู„ุชูˆุญูŠุฏ ู…ู†ุจุนุงู‹ ุŒ ูˆู„ุฃู‡ู„ู‡ ู…ูุฎุฑุฉู‹ ุŒ ูˆู‡ุง ู†ุญู† ู†ุฑุฌุน ุจุนุฏ ุณุงุนุงุช ู…ู† ุงู„ุญุฐู ุŒ ูˆุงู„ุญู…ุฏ ู„ู„ู‡ ุนู„ู‰ ุงู„ุฑุฌูˆุน ุŒ ูˆุณูˆู ู†ุจุฏุฃ ุจุฑู†ุงู…ุฌู†ุง ุจุฃูƒุซุฑ ู…ู…ู‘ุง ูƒู†ุง ู†ุญู† ู…ู† ู†ุดุงุท ูˆุญูŠูˆุฉ ุŒ ูˆุงู„ู„ู‡ ุฎูŠุฑ ู…ุนูŠู†ู] ๐Ÿ‘‹๐Ÿป ๐Ÿ“ ุฑุงุจุท ุงู„ู‚ู†ุงุฉ: https://t.me/Al_Fawaaed10