Somali Books 📚
👉3,900 Buug-Somali .Waa Buugaag Somali Free Ah iyo qaar kale oo Diini ah💝👍 Adigu Maxaad haysaa iNoo soo Dir Ciwaanka wixii Buug ah @Inapoqor7 👉Buugagta oo idil waxad Ka heli karta Website-keena 👇👇
Show more📈 Analytical overview of Telegram channel Somali Books 📚
Channel Somali Books 📚 (@soomalibooks) in the Somali language segment is an active participant. Currently, the community unites 39 279 subscribers, ranking 691 in the Books category and 330 in the Somalia region.
📊 Audience metrics and dynamics
Since its creation on невідомо, the project has demonstrated rapid growth, gathering an audience of 39 279 subscribers.
According to the latest data from 27 January, 2026, the channel demonstrates stable activity. Although there has been a change in the number of participants by -134 over the last 30 days and by 0 over the last 24 hours, overall reach remains high.
- Verification status: Not verified
- Engagement rate (ER): The average audience engagement rate is 0%. Within the first 24 hours after publication, content typically collects N/A% reactions from the total number of subscribers.
- Post reach: On average, each post receives 0 views. Within the first day, a publication typically gains 0 views.
- Reactions and interaction: The audience actively supports content: the average number of reactions per post is 0.
📝 Description and content policy
The author describes the resource as a platform for expressing subjective opinions:
“👉3,900 Buug-Somali
.Waa Buugaag Somali Free Ah iyo qaar kale oo Diini ah💝👍 Adigu Maxaad haysaa iNoo soo Dir Ciwaanka wixii Buug ah @Inapoqor7
👉Buugagta oo idil waxad Ka heli karta Website-keena 👇👇”
Thanks to the high frequency of updates (latest data received on 28 January, 2026), the channel maintains relevance and a high level of publication reach. Analytics show that the audience actively interacts with content, making it an important point of influence in the Books category.
Data loading in progress...
| Date | Subscriber Growth | Mentions | Channels | |
| 26 January | 0 | |||
| 25 January | 0 | |||
| 24 January | 0 | |||
| 23 January | +7 | |||
| 22 January | 0 | |||
| 21 January | +1 | |||
| 20 January | 0 | |||
| 19 January | +8 | |||
| 18 January | +4 | |||
| 17 January | 0 | |||
| 16 January | +5 | |||
| 15 January | 0 | |||
| 14 January | +6 | |||
| 13 January | 0 | |||
| 12 January | +1 | |||
| 11 January | 0 | |||
| 10 January | 0 | |||
| 09 January | +5 | |||
| 08 January | +5 | |||
| 07 January | 0 | |||
| 06 January | +9 | |||
| 05 January | +5 | |||
| 04 January | 0 | |||
| 03 January | 0 | |||
| 02 January | 0 | |||
| 01 January | 0 |
| 2 | 🚨 New Course — Koorsadan waxa ay si gaar ah diiradda u saareysaa barashada Crypto Currency iyadoo la adeegsanayo Af-Soomaali, si qof walba oo danaynaya dunida lacagaha digital-ka ah uu si sahlan u fahmo. Haddii aad tahay qof cusub, ama aad rabto inaad horumariso fahamkaaga ilaa heerka Taxliilinta Suuqa (technical analysis), koorsadani waa tan kugu habboon.
Waxaan kugu hagi doonaa talaabo-talaabo — laga bilaabo waxa uu yahay crypto currency, sida loo sameysto wallet, ganacsiga (trading), ilaa sida loo sameeyo falanqayn qoto dheer oo suuqa ah. Waxa kale oo aan diiradda saaraynaa Sida Loo Sameeyo Risk Managment loogana Fogaado khiyaanada iyo sida loo ilaashado fursadaha ganacsi ee jira.
Waxyaabaha Lagu Baranayo Koorsada:
Waa maxay Crypto Currency?
Sidee ayuu u shaqeeyaa blockchain-ku?
Sida loo furo crypto wallet (jeebka digital-ka ah)
Farqiga u dhexeeya coin & token
Sidee loo iibsadaa loona iibiyaa crypto
Suuqyada ugu weyn (Binance, KuCoin, Coinbase, iwm)
Amniga iyo sida loo ilaashado hantida digital-ka ah
Fahamka candlestick charts & volume
Falanqaynta Farsamo (Technical Analysis): trendlines, indicators, RSI, MACD, iwm
Qorsheynta ganacsi iyo maaraynta khatarta
Qaybaha Koorsada:
1. Heerka Bilaawga (Beginner Level):
Hordhac guud oo ku saabsan crypto
Furashada wallet iyo habka loo iibsado
Fahamka blockchain iyo sida lacagaha digital-ka u shaqeeyaan
Sida looga fogaado khiyaanooyinka crypto
2. Heerka Dhexdhexaadka ah (Intermediate Level):
Fahamka suuqyada ganacsiga
Barashada candlesticks & charts
Isticmaalka platform-yada sida Binance
Qorsheynta ganacsi & maaraynta xisaabaadka
3. Heerka Sare (Advanced Level – Technical Analysis):
Falanqaynta farsamo ee qotada dheer
Tilmaamayaasha suuqa (RSI, MACD, Bollinger Bands, iwm)
Fahamka support & resistance
Sameynta istaraatijiyado ganacsi (trading strategies)
Backtesting & analysis
Linkiga Courska : ⤵️
Crypto Currency Full Course Somali - Sahanka Xogaha Books https://sahankaxogaha.com/courses/crypto-currency-full-course-somali/
Hadad Caawinad ubaahato la Xiriir Whatsappka Hoose ⤵️
https://wa.me/252770923836
Mahadsanidiin | 11 605 |
| 3 | 📚 Barbaariye
@Soomalibooks | 10 510 |
| 4 | 📕Barbaariye
Hordhaca Dhiganaha:
Buuggan sida magiciisa ka muuqata wax uu ka hadlayaa barbaarinta carruurta, wax uuna sida aan filayo uu hagi doonaa waalidiin badan oo u ooman dhigane ka hadlaya barbaarinta ubadka kuwo waalid ah iyo kuwo noqon doonaba. Sidaas awgeed barbaarinta ubadku waa hawl adag qofkii uu illahay la qabto ma ahane, dhammaan waalidiintu wax ay la daalaadhacayaan, sidii ilmahoodu u noqon lahaa halyay ay berri ku faanan aakhirona manfac u yeesha...Akhrisa Wacan
@Soomalibooks
Sacad kadib hoos Kala Dag 📩
Love Ku booba ❤️ | 10 453 |
| 5 | 📚- Murti iyo Sheekooyin | 9 684 |
| 6 | 📚- Murti iyo Sheekooyin
Dhawaan Filo Buuga
@Soomalibooks | 9 754 |
| 7 | Buuga Magaalada Jacaylka ee ka caagan waxgaradka.pdf | 9 948 |
| 8 | 📚'Magaalada Jacaylka'
Qofna ma fahmi karo sadaradan buuggan, illaa kuwa mar dareemay murugada iyo xanuunka kala tagga.Haddii aadan ka mid ahayn dadkaas, buuggan adiga laguma tala galin.Iskaga soo celi si degan meshiisa, kana bax meesha adiga oo aamusan.
@Soomalibooks
Buuggan PDF-kiisa dhowaan⬇️⬇️
Love Saar ❤️ | 9 917 |
| 9 | Horumarka uu garaadka macmalku sameynaayo waxaa kujira fursado badan oo ganacsi loogu abuuri karo, waana muhiim inta ay bilowga tahay inaad ka faaiideystaan, waxyaabaha imika looga faaiideysan karo waxaa kamid ah:
1. Inaad bilowdo software development company, hadii aad aasaaska codingka taqaan oo aad fahmi karto waa fududahay inaad barnaamijyo waaweyn sameyso.
2. Inaad bilowdo xarumo la talin ganacsi adigoo Xoogga saaraya waxyaabaha aad ku wanaagsan tahay.
3. Muuqaal Sameynta iyo Naqshadeynta Sawirada iyadana waad ugaga faaiideysan kartaa inaad kaga shaqaysato.
Garaadka macmalku waa tignoolajiyad isbeddel weyn ku wadda adduunka. Marka waa in laga faaiideeyo inta ay marxaladdan hore marayso.
Waa lagama maarmaan in lafahmo awoodda AI iyo sida loogu dabaqi karo baahiyaha suuqa si loo abuuro ganacsiyo waara oo mustaqbal leh. Maxay kula tahay adiga
@Soomalibooks | 12 002 |
| 10 | No text... | 1 |
| 11 | @Soomalibooks | 11 583 |
| 12 | 📚 HAL KAGA DAYO
Buugga Hal Kaga Dayo waxa uu akhristaha u yahay saaxiib wax tusinaya, iftiiminayana jidka guusha iyo horumarka qofeed. Waxa uu isku dayayaa inuu kobciyo maskaxda iyo niyadda akhristaha, isagoo u ifinaya xeerar iyo talaabooyin fudud oo la taaban karo, si loo gaaro yool nololeed oo muuqda.
Hal Kaga Dayo ma aha buug keliya oo la akhriyo, balse waa mid la falgala naftaada oo kugu kalifaya inaad isbedel ku samayso fikirkaaga, hawlahaaga iyo himiladaada. Waa buug loogu talagalay qof kasta oo doonaya inuu ka tago raad wanaagsan oo nolosha ah, kuna dhiirran inuu riyadiisa dhab ka dhigo.
━━━━━| 𝐅𝐚𝐚𝐡 𝐅𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 |━━━━━
𝗕𝘂𝘂𝗴𝗮: ➠ Hal kaga dayo
𝗤𝗼𝗿𝗮: ➠ Axmed-Keyse Cali Rooble
𝗡𝗼𝗼𝗰𝗮: ➠ PDF
𝗖𝗮𝗯𝗶𝗿: ➠ 0.3 MB
𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮: ➠ 92
𝗕𝘂𝘂𝗴𝗶𝗶: ➠ #B331
━━━━| @sahankaxogahabooks |━━━━
━━━━| @soomalibooks | ━━━━
ɴᴀɢᴜ ᴛᴀᴀɢᴇᴇʀ ᴅʜɪɪʀɪɢɪʟɪɴ ᴀy ɴᴏᴏ ᴛᴀʜᴀy
❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲
👍 𝗟𝗶𝗸𝗲
💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀
-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-
📥 1 sac kadib hoos ka dagso: 👇 | 11 640 |
| 13 | Assalamu Calaykum Dhalinyaro Maaalin wanagsan .
Waxaa rabnaa macalimad caawisa gabdhaha danaynaya Inay bartaan luuqada Englishka Marka Hadii aad tahay Gabar luuqada Ku fiican dulqaadna aad U leedahay Qof wax fahansiiso oo aad booskas Kaso Bixi karto fadlan Codsigaaga nogu so Hagaajin E-mail Kan Hoose ⤵️
📥 myadditional001@gmail.com
Note: Xogtada so raaci Contact details kaaga si Lagula so xiriiro | 8 809 |
| 14 | Assalamu Calaykum Dhalinyaro Maaalin wanagsan .
Waxaa rabnaa macalimad caawisa gabdhaha danaynaya Inay bartaan luuqada Englishka Marka Hadii aad tahay Gabar luuqada Ku fiican dulqaadna aad U leedahay Qof wax fahansiiso oo aad booskas Kaso Bixi karto fadlan Codsigaaga nogu so Hagaajin E-mail Kan Hoose ⤵️
📥 myadditional001@gmail.com
Note: Xogtada so raaci Contact details kaaga si Lagula so xiriiro | 1 989 |
| 15 | #Codsi Taariikhda Somalia Dalkii Filka Weynaa ✅
@Soomalibooks | 9 513 |
| 16 | Taariiqdii Somalia 📚 | 9 187 |
| 17 | @Soomalibooks | 8 642 |
| 18 | Do it Today 📚
Like Saara Dhalinyaro, 2 saac kadib Hoos Ka Dagsada Insha Allah
@Soomalibooks | 8 738 |
| 19 | #Codsi Buugaan | 7 263 |
| 20 | Ciid Wanaagsan,
Eebe aqbalkeeda ha ina-siiyo acmaashii wanaagsanayd ee bishii ramadaan🤲!
Nabada, iimaanka iyo midnimada Allaha ino siyaadiyo!
@Soomalibooks | 10 215 |
