Somali Books 📚
前往频道在 Telegram
👉3,900 Buug-Somali .Waa Buugaag Somali Free Ah iyo qaar kale oo Diini ah💝👍 Adigu Maxaad haysaa iNoo soo Dir Ciwaanka wixii Buug ah @Inapoqor7 👉Buugagta oo idil waxad Ka heli karta Website-keena 👇👇
显示更多📈 Telegram 频道 Somali Books 📚 的分析概览
频道 Somali Books 📚 (@soomalibooks) 索马里语 语言赛道中的 是活跃参与者。目前社区聚集了 39 279 名订阅者,在 书籍 类别中位列第 691,并在 索马里 地区排名第 330 位。
📊 受众指标与增长动态
自 невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 39 279 名订阅者。
根据 27 一月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 -134,过去 24 小时变化为 0,整体触达仍然可观。
- 认证状态: 未认证
- 互动率 (ER): 平均受众互动率为 0%。内容发布后 24 小时内通常能获得 N/A% 的反应,占订阅者总量。
- 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 0 次浏览,首日通常累积 0 次浏览。
- 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 0。
📝 描述与内容策略
作者将该频道定位为表达主观观点的平台:
“👉3,900 Buug-Somali
.Waa Buugaag Somali Free Ah iyo qaar kale oo Diini ah💝👍 Adigu Maxaad haysaa iNoo soo Dir Ciwaanka wixii Buug ah @Inapoqor7
👉Buugagta oo idil waxad Ka heli karta Website-keena 👇👇”
凭借高频更新(最新数据采集于 28 一月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 书籍 类别中的关键影响点。
39 279
订阅者
无数据24 小时
-277 天
-13430 天
数据加载中...
吸引订阅者
一月 '26
一月 '26
+56
在0个频道中
十二月 '25
+105
在0个频道中
Get PRO
十一月 '25
+72
在0个频道中
Get PRO
十月 '25
+131
在0个频道中
Get PRO
九月 '25
+56
在0个频道中
Get PRO
八月 '25
+215
在0个频道中
Get PRO
七月 '25
+937
在0个频道中
Get PRO
六月 '25
+1 178
在0个频道中
Get PRO
五月 '25
+368
在0个频道中
Get PRO
四月 '25
+211
在0个频道中
Get PRO
三月 '25
+737
在1个频道中
Get PRO
二月 '25
+781
在0个频道中
Get PRO
一月 '25
+739
在0个频道中
Get PRO
十二月 '24
+632
在1个频道中
Get PRO
十一月 '24
+1 020
在0个频道中
Get PRO
十月 '24
+787
在0个频道中
Get PRO
九月 '24
+545
在1个频道中
Get PRO
八月 '24
+627
在2个频道中
Get PRO
七月 '24
+1 022
在0个频道中
Get PRO
六月 '24
+514
在0个频道中
Get PRO
五月 '24
+492
在0个频道中
Get PRO
四月 '24
+467
在0个频道中
Get PRO
三月 '24
+642
在0个频道中
Get PRO
二月 '24
+957
在3个频道中
Get PRO
一月 '24
+825
在0个频道中
Get PRO
十二月 '23
+712
在2个频道中
Get PRO
十一月 '23
+1 068
在0个频道中
Get PRO
十月 '23
+662
在1个频道中
Get PRO
九月 '23
+1 283
在0个频道中
Get PRO
八月 '23
+5 569
在0个频道中
Get PRO
七月 '23
+694
在0个频道中
Get PRO
六月 '23
+887
在0个频道中
Get PRO
五月 '23
+552
在0个频道中
Get PRO
四月 '23
+336
在0个频道中
Get PRO
三月 '23
+469
在0个频道中
Get PRO
二月 '23
+695
在0个频道中
Get PRO
一月 '23
+1 287
在0个频道中
Get PRO
十二月 '22
+1 050
在0个频道中
Get PRO
十一月 '22
+1 057
在0个频道中
Get PRO
十月 '22
+2 487
在0个频道中
Get PRO
九月 '22
+998
在0个频道中
Get PRO
八月 '22
+1 599
在0个频道中
Get PRO
七月 '22
+907
在0个频道中
Get PRO
六月 '22
+1 211
在0个频道中
Get PRO
五月 '22
+1 311
在0个频道中
Get PRO
四月 '22
+389
在0个频道中
Get PRO
三月 '22
+86
在0个频道中
Get PRO
二月 '22
+159
在0个频道中
Get PRO
一月 '22
+240
在0个频道中
Get PRO
十二月 '21
+187
在0个频道中
Get PRO
十一月 '21
+239
在0个频道中
Get PRO
十月 '21
+263
在0个频道中
Get PRO
九月 '21
+218
在0个频道中
Get PRO
八月 '21
+108
在0个频道中
Get PRO
七月 '21
+108
在0个频道中
Get PRO
六月 '21
+117
在0个频道中
Get PRO
五月 '21
+1 555
在0个频道中
| 日期 | 订阅者增长 | 提及 | 频道 | |
| 26 一月 | 0 | |||
| 25 一月 | 0 | |||
| 24 一月 | 0 | |||
| 23 一月 | +7 | |||
| 22 一月 | 0 | |||
| 21 一月 | +1 | |||
| 20 一月 | 0 | |||
| 19 一月 | +8 | |||
| 18 一月 | +4 | |||
| 17 一月 | 0 | |||
| 16 一月 | +5 | |||
| 15 一月 | 0 | |||
| 14 一月 | +6 | |||
| 13 一月 | 0 | |||
| 12 一月 | +1 | |||
| 11 一月 | 0 | |||
| 10 一月 | 0 | |||
| 09 一月 | +5 | |||
| 08 一月 | +5 | |||
| 07 一月 | 0 | |||
| 06 一月 | +9 | |||
| 05 一月 | +5 | |||
| 04 一月 | 0 | |||
| 03 一月 | 0 | |||
| 02 一月 | 0 | |||
| 01 一月 | 0 |
频道帖子
🚨 New Course — Koorsadan dhamaystiran ee Photoshop Master waxa loogu talagalay qof kasta oo raba inuu si qoto dheer u barto barnaamijka Adobe Photoshop — laga bilaabo bilow ilaa heer sare. Koorsadu waxa ay soconaysaa 15 maalmood, iyadoo maalin kasta lagu barayo 2 ilaa 6 cashar, si tartiib ah oo wax ku ool ah.
Waxaa si gaar ah diiradda la saarayaa in la isticmaalo Af-Soomaali, si koorsadu u noqoto mid ay fahmi karaan ardayda cusub iyo kuwa horay u bartay software-kan. Waxaan diiradda saareynaa dhismaha xirfado dhab ah sida: photo editing, manipulation, design, typography, mockups, web banners, social media designs, iyo in ka badan.
Waxyaabaha Lagu Baranayo Koorsada:
Interface-ka Photoshop & dejinta workspace
Fahamka tools-ka aasaasiga ah (Move Tool, Brush Tool, Marquee Tool, iwm)
Layers & layer styles
Color theory & adjustment layers
Retouching & photo manipulation
Text & typography
Filters & effects
Sameynta social media posts (Facebook, Instagram, TikTok)
Logo design & branding concepts
Mockup design (T-shirt, cards, mobile apps)
Web & banner design
Save & Export formats (PNG, JPG, PSD, PDF)
Qaabka Koorsada Loo Dhisay (15 Maalmood):
Maalinta 1–3: Aasaaska Photoshop
Barashada interface-ka
Tools-ka ugu muhiimsan
Layers & Navigation
First Editing Practice
Maalinta 4–6: Photo Editing & Color Control
Adjustment layers
Curves, Levels, Hue/Saturation
Retouching (face cleaning, skin smoothening)
Maalinta 7–9: Text & Design
Text tool & typography design
Sameynta banners & posters
Social media design templates
Maalinta 10–12: Advanced Editing
Photo manipulation
Double exposure effects
Filters & custom brushes
Maalinta 13–15: Projects & Final Touches
Logo design & branding mockups
Web banner design
Saving & exporting for print & digital use
Final review & mini project
Mudada Koorsada:
🗓️15 Maalmood
🎓 Full Course – Af-Soomaali
📁 Maalin walba: 2–6 Cashar
Koorsadani waxay ku habboon tahay:
Ardayda doonaysa in ay bilaabaan xirfadda graphic design
Freelancers raba in ay u shaqeeyaan online
Dadka samaysta content-ka social media
Ganacsatada raba in ay is-design gareeyaan waxyaabahooda
Shaqo doonka raba CV design, logo design & editing xirfad
Linkiga Courska ⤵️
Photoshop Master Full Course Somali - Sahanka Xogaha Books https://sahankaxogaha.com/courses/photoshop-master-full-course-somali/
Hadii aad ubaahato Caawinad la Xiriir ⤵️
https://wa.me/252770923836
Mahadsanidiin
| 2 | 🚨 New Course — Koorsadan waxa ay si gaar ah diiradda u saareysaa barashada Crypto Currency iyadoo la adeegsanayo Af-Soomaali, si qof walba oo danaynaya dunida lacagaha digital-ka ah uu si sahlan u fahmo. Haddii aad tahay qof cusub, ama aad rabto inaad horumariso fahamkaaga ilaa heerka Taxliilinta Suuqa (technical analysis), koorsadani waa tan kugu habboon.
Waxaan kugu hagi doonaa talaabo-talaabo — laga bilaabo waxa uu yahay crypto currency, sida loo sameysto wallet, ganacsiga (trading), ilaa sida loo sameeyo falanqayn qoto dheer oo suuqa ah. Waxa kale oo aan diiradda saaraynaa Sida Loo Sameeyo Risk Managment loogana Fogaado khiyaanada iyo sida loo ilaashado fursadaha ganacsi ee jira.
Waxyaabaha Lagu Baranayo Koorsada:
Waa maxay Crypto Currency?
Sidee ayuu u shaqeeyaa blockchain-ku?
Sida loo furo crypto wallet (jeebka digital-ka ah)
Farqiga u dhexeeya coin & token
Sidee loo iibsadaa loona iibiyaa crypto
Suuqyada ugu weyn (Binance, KuCoin, Coinbase, iwm)
Amniga iyo sida loo ilaashado hantida digital-ka ah
Fahamka candlestick charts & volume
Falanqaynta Farsamo (Technical Analysis): trendlines, indicators, RSI, MACD, iwm
Qorsheynta ganacsi iyo maaraynta khatarta
Qaybaha Koorsada:
1. Heerka Bilaawga (Beginner Level):
Hordhac guud oo ku saabsan crypto
Furashada wallet iyo habka loo iibsado
Fahamka blockchain iyo sida lacagaha digital-ka u shaqeeyaan
Sida looga fogaado khiyaanooyinka crypto
2. Heerka Dhexdhexaadka ah (Intermediate Level):
Fahamka suuqyada ganacsiga
Barashada candlesticks & charts
Isticmaalka platform-yada sida Binance
Qorsheynta ganacsi & maaraynta xisaabaadka
3. Heerka Sare (Advanced Level – Technical Analysis):
Falanqaynta farsamo ee qotada dheer
Tilmaamayaasha suuqa (RSI, MACD, Bollinger Bands, iwm)
Fahamka support & resistance
Sameynta istaraatijiyado ganacsi (trading strategies)
Backtesting & analysis
Linkiga Courska : ⤵️
Crypto Currency Full Course Somali - Sahanka Xogaha Books https://sahankaxogaha.com/courses/crypto-currency-full-course-somali/
Hadad Caawinad ubaahato la Xiriir Whatsappka Hoose ⤵️
https://wa.me/252770923836
Mahadsanidiin | 11 605 |
| 3 | 📚 Barbaariye
@Soomalibooks | 10 510 |
| 4 | 📕Barbaariye
Hordhaca Dhiganaha:
Buuggan sida magiciisa ka muuqata wax uu ka hadlayaa barbaarinta carruurta, wax uuna sida aan filayo uu hagi doonaa waalidiin badan oo u ooman dhigane ka hadlaya barbaarinta ubadka kuwo waalid ah iyo kuwo noqon doonaba. Sidaas awgeed barbaarinta ubadku waa hawl adag qofkii uu illahay la qabto ma ahane, dhammaan waalidiintu wax ay la daalaadhacayaan, sidii ilmahoodu u noqon lahaa halyay ay berri ku faanan aakhirona manfac u yeesha...Akhrisa Wacan
@Soomalibooks
Sacad kadib hoos Kala Dag 📩
Love Ku booba ❤️ | 10 453 |
| 5 | 📚- Murti iyo Sheekooyin | 9 684 |
| 6 | 📚- Murti iyo Sheekooyin
Dhawaan Filo Buuga
@Soomalibooks | 9 754 |
| 7 | Buuga Magaalada Jacaylka ee ka caagan waxgaradka.pdf | 9 948 |
| 8 | 📚'Magaalada Jacaylka'
Qofna ma fahmi karo sadaradan buuggan, illaa kuwa mar dareemay murugada iyo xanuunka kala tagga.Haddii aadan ka mid ahayn dadkaas, buuggan adiga laguma tala galin.Iskaga soo celi si degan meshiisa, kana bax meesha adiga oo aamusan.
@Soomalibooks
Buuggan PDF-kiisa dhowaan⬇️⬇️
Love Saar ❤️ | 9 917 |
| 9 | Horumarka uu garaadka macmalku sameynaayo waxaa kujira fursado badan oo ganacsi loogu abuuri karo, waana muhiim inta ay bilowga tahay inaad ka faaiideystaan, waxyaabaha imika looga faaiideysan karo waxaa kamid ah:
1. Inaad bilowdo software development company, hadii aad aasaaska codingka taqaan oo aad fahmi karto waa fududahay inaad barnaamijyo waaweyn sameyso.
2. Inaad bilowdo xarumo la talin ganacsi adigoo Xoogga saaraya waxyaabaha aad ku wanaagsan tahay.
3. Muuqaal Sameynta iyo Naqshadeynta Sawirada iyadana waad ugaga faaiideysan kartaa inaad kaga shaqaysato.
Garaadka macmalku waa tignoolajiyad isbeddel weyn ku wadda adduunka. Marka waa in laga faaiideeyo inta ay marxaladdan hore marayso.
Waa lagama maarmaan in lafahmo awoodda AI iyo sida loogu dabaqi karo baahiyaha suuqa si loo abuuro ganacsiyo waara oo mustaqbal leh. Maxay kula tahay adiga
@Soomalibooks | 12 002 |
| 10 | 没有文字... | 1 |
| 11 | @Soomalibooks | 11 583 |
| 12 | 📚 HAL KAGA DAYO
Buugga Hal Kaga Dayo waxa uu akhristaha u yahay saaxiib wax tusinaya, iftiiminayana jidka guusha iyo horumarka qofeed. Waxa uu isku dayayaa inuu kobciyo maskaxda iyo niyadda akhristaha, isagoo u ifinaya xeerar iyo talaabooyin fudud oo la taaban karo, si loo gaaro yool nololeed oo muuqda.
Hal Kaga Dayo ma aha buug keliya oo la akhriyo, balse waa mid la falgala naftaada oo kugu kalifaya inaad isbedel ku samayso fikirkaaga, hawlahaaga iyo himiladaada. Waa buug loogu talagalay qof kasta oo doonaya inuu ka tago raad wanaagsan oo nolosha ah, kuna dhiirran inuu riyadiisa dhab ka dhigo.
━━━━━| 𝐅𝐚𝐚𝐡 𝐅𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 |━━━━━
𝗕𝘂𝘂𝗴𝗮: ➠ Hal kaga dayo
𝗤𝗼𝗿𝗮: ➠ Axmed-Keyse Cali Rooble
𝗡𝗼𝗼𝗰𝗮: ➠ PDF
𝗖𝗮𝗯𝗶𝗿: ➠ 0.3 MB
𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮: ➠ 92
𝗕𝘂𝘂𝗴𝗶𝗶: ➠ #B331
━━━━| @sahankaxogahabooks |━━━━
━━━━| @soomalibooks | ━━━━
ɴᴀɢᴜ ᴛᴀᴀɢᴇᴇʀ ᴅʜɪɪʀɪɢɪʟɪɴ ᴀy ɴᴏᴏ ᴛᴀʜᴀy
❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲
👍 𝗟𝗶𝗸𝗲
💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀
-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-
📥 1 sac kadib hoos ka dagso: 👇 | 11 640 |
| 13 | Assalamu Calaykum Dhalinyaro Maaalin wanagsan .
Waxaa rabnaa macalimad caawisa gabdhaha danaynaya Inay bartaan luuqada Englishka Marka Hadii aad tahay Gabar luuqada Ku fiican dulqaadna aad U leedahay Qof wax fahansiiso oo aad booskas Kaso Bixi karto fadlan Codsigaaga nogu so Hagaajin E-mail Kan Hoose ⤵️
📥 myadditional001@gmail.com
Note: Xogtada so raaci Contact details kaaga si Lagula so xiriiro | 8 809 |
| 14 | Assalamu Calaykum Dhalinyaro Maaalin wanagsan .
Waxaa rabnaa macalimad caawisa gabdhaha danaynaya Inay bartaan luuqada Englishka Marka Hadii aad tahay Gabar luuqada Ku fiican dulqaadna aad U leedahay Qof wax fahansiiso oo aad booskas Kaso Bixi karto fadlan Codsigaaga nogu so Hagaajin E-mail Kan Hoose ⤵️
📥 myadditional001@gmail.com
Note: Xogtada so raaci Contact details kaaga si Lagula so xiriiro | 1 989 |
| 15 | #Codsi Taariikhda Somalia Dalkii Filka Weynaa ✅
@Soomalibooks | 9 513 |
| 16 | Taariiqdii Somalia 📚 | 9 187 |
| 17 | @Soomalibooks | 8 642 |
| 18 | Do it Today 📚
Like Saara Dhalinyaro, 2 saac kadib Hoos Ka Dagsada Insha Allah
@Soomalibooks | 8 738 |
| 19 | #Codsi Buugaan | 7 263 |
| 20 | Ciid Wanaagsan,
Eebe aqbalkeeda ha ina-siiyo acmaashii wanaagsanayd ee bishii ramadaan🤲!
Nabada, iimaanka iyo midnimada Allaha ino siyaadiyo!
@Soomalibooks | 10 215 |
