Somali Books 📚
👉3,900 Buug-Somali .Waa Buugaag Somali Free Ah iyo qaar kale oo Diini ah💝👍 Adigu Maxaad haysaa iNoo soo Dir Ciwaanka wixii Buug ah @Inapoqor7 👉Buugagta oo idil waxad Ka heli karta Website-keena 👇👇
Show more📈 Analytical overview of Telegram channel Somali Books 📚
Channel Somali Books 📚 (@soomalibooks) in the Somali language segment is an active participant. Currently, the community unites 39 279 subscribers, ranking 691 in the Books category and 330 in the Somalia region.
📊 Audience metrics and dynamics
Since its creation on невідомо, the project has demonstrated rapid growth, gathering an audience of 39 279 subscribers.
According to the latest data from 27 January, 2026, the channel demonstrates stable activity. Although there has been a change in the number of participants by -134 over the last 30 days and by 0 over the last 24 hours, overall reach remains high.
- Verification status: Not verified
- Engagement rate (ER): The average audience engagement rate is 0%. Within the first 24 hours after publication, content typically collects N/A% reactions from the total number of subscribers.
- Post reach: On average, each post receives 0 views. Within the first day, a publication typically gains 0 views.
- Reactions and interaction: The audience actively supports content: the average number of reactions per post is 0.
📝 Description and content policy
The author describes the resource as a platform for expressing subjective opinions:
“👉3,900 Buug-Somali
.Waa Buugaag Somali Free Ah iyo qaar kale oo Diini ah💝👍 Adigu Maxaad haysaa iNoo soo Dir Ciwaanka wixii Buug ah @Inapoqor7
👉Buugagta oo idil waxad Ka heli karta Website-keena 👇👇”
Thanks to the high frequency of updates (latest data received on 28 January, 2026), the channel maintains relevance and a high level of publication reach. Analytics show that the audience actively interacts with content, making it an important point of influence in the Books category.
Buuggan sida magiciisa ka muuqata wax uu ka hadlayaa barbaarinta carruurta, wax uuna sida aan filayo uu hagi doonaa waalidiin badan oo u ooman dhigane ka hadlaya barbaarinta ubadka kuwo waalid ah iyo kuwo noqon doonaba. Sidaas awgeed barbaarinta ubadku waa hawl adag qofkii uu illahay la qabto ma ahane, dhammaan waalidiintu wax ay la daalaadhacayaan, sidii ilmahoodu u noqon lahaa halyay ay berri ku faanan aakhirona manfac u yeesha...Akhrisa Wacan@Soomalibooks Sacad kadib hoos Kala Dag 📩 Love Ku booba ❤️
Qofna ma fahmi karo sadaradan buuggan, illaa kuwa mar dareemay murugada iyo xanuunka kala tagga.Haddii aadan ka mid ahayn dadkaas, buuggan adiga laguma tala galin.Iskaga soo celi si degan meshiisa, kana bax meesha adiga oo aamusan.@Soomalibooks Buuggan PDF-kiisa dhowaan⬇️⬇️ Love Saar ❤️
Buugga Hal Kaga Dayo waxa uu akhristaha u yahay saaxiib wax tusinaya, iftiiminayana jidka guusha iyo horumarka qofeed. Waxa uu isku dayayaa inuu kobciyo maskaxda iyo niyadda akhristaha, isagoo u ifinaya xeerar iyo talaabooyin fudud oo la taaban karo, si loo gaaro yool nololeed oo muuqda. Hal Kaga Dayo ma aha buug keliya oo la akhriyo, balse waa mid la falgala naftaada oo kugu kalifaya inaad isbedel ku samayso fikirkaaga, hawlahaaga iyo himiladaada. Waa buug loogu talagalay qof kasta oo doonaya inuu ka tago raad wanaagsan oo nolosha ah, kuna dhiirran inuu riyadiisa dhab ka dhigo.━━━━━| 𝐅𝐚𝐚𝐡 𝐅𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 |━━━━━ 𝗕𝘂𝘂𝗴𝗮: ➠ Hal kaga dayo 𝗤𝗼𝗿𝗮: ➠ Axmed-Keyse Cali Rooble 𝗡𝗼𝗼𝗰𝗮: ➠ PDF 𝗖𝗮𝗯𝗶𝗿: ➠ 0.3 MB 𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮: ➠ 92 𝗕𝘂𝘂𝗴𝗶𝗶: ➠ #B331 ━━━━| @sahankaxogahabooks |━━━━ ━━━━| @soomalibooks | ━━━━ ɴᴀɢᴜ ᴛᴀᴀɢᴇᴇʀ ᴅʜɪɪʀɪɢɪʟɪɴ ᴀy ɴᴏᴏ ᴛᴀʜᴀy ❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲 👍 𝗟𝗶𝗸𝗲 💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀 -_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_- 📥 1 sac kadib hoos ka dagso: 👇
