EctoBooks Team ⚙️
Open in Telegram
👉 Halkaan waxaa kugu diyaar ah Courses Waxtar leh iyo Skills lahubo Website aad xirfadaha online-ka ka baran karto markasta iyo meelkasta . Training, Development , Mentoring Selling digital assets.📦 Support Team la xiriir: @Hindise70
Show more4 179
Subscribers
+224 hours
-57 days
-230 days
Data loading in progress...
Similar Channels
Tags Cloud
No data
Any problems? Please refresh the page or contact our support manager.
Incoming and Outgoing Mentions
---
---
---
---
---
---
Attracting Subscribers
October '24
October '24
+8
in 0 channels
September '24
+8
in 0 channels
Get PRO
August '24
+44
in 0 channels
Get PRO
July '24
+83
in 0 channels
Get PRO
June '24
+68
in 0 channels
Get PRO
May '24
+50
in 0 channels
Get PRO
April '24
+131
in 0 channels
Get PRO
March '24
+141
in 1 channels
Get PRO
February '24
+278
in 2 channels
Get PRO
January '24
+404
in 1 channels
Get PRO
December '23
+548
in 1 channels
Get PRO
November '23
+245
in 0 channels
Get PRO
October '23
+429
in 2 channels
Get PRO
September '23
+865
in 0 channels
Get PRO
August '230
in 0 channels
Get PRO
July '230
in 0 channels
Get PRO
June '230
in 0 channels
Get PRO
May '230
in 0 channels
Get PRO
April '230
in 0 channels
Get PRO
March '230
in 0 channels
Get PRO
February '230
in 0 channels
Get PRO
January '23
+86
in 0 channels
Get PRO
December '22
+72
in 0 channels
Get PRO
November '22
+122
in 0 channels
Get PRO
October '22
+125
in 0 channels
Get PRO
September '22
+37
in 0 channels
Get PRO
August '22
+117
in 0 channels
Get PRO
July '220
in 0 channels
Get PRO
June '220
in 0 channels
Get PRO
May '22
+7
in 0 channels
Get PRO
April '22
+30
in 0 channels
Get PRO
March '220
in 0 channels
Get PRO
February '220
in 0 channels
Get PRO
January '220
in 0 channels
Get PRO
December '210
in 0 channels
Get PRO
November '210
in 0 channels
Get PRO
October '210
in 0 channels
Get PRO
September '210
in 0 channels
Get PRO
August '210
in 0 channels
Get PRO
July '21
+12
in 0 channels
Get PRO
June '21
+39
in 0 channels
Get PRO
May '21
+873
in 0 channels
| Date | Subscriber Growth | Mentions | Channels | |
| 14 October | +2 | |||
| 13 October | +2 | |||
| 12 October | +4 |
Channel Posts
✅Asc Asxaabta Maalin Wanagsan qofkii haya website google adsense approved ah oo iib ah waan ka iib saneynaa ee nala soo xariir sxp ,
✅ sidoo kale qof kii ubaahan in loo dhiso website wordpress/bloger waa diyar nala so xarir
✅ qofkii u baahan in laga iibiyo websiteyo approved adsense iyo adx intaba waa naga diyar
✅ qofkii adsense issue problems heysato waan u xalin kareynayaa ( low content value , policy violation) nala soo xariir
✅ qofkii u baahan traffic lkn paid method ah wuu nala soo xariri karaa
✅ FG : waxaan dhawaan soo fasaxi doonaa qeybta partnership ka somalirank oo ah , website kaaga anakaa ku shqeyneyna kadibna bishii lacagta uu shaqeeyo waa wadaageyna 50/50 dhawaan insh..
| 2 | Sida looga Faaideysto waqtigaaga | 721 |
| 3 | Asc Jimca Wanaagsan sxbyal maanta waa maalinta ugu danbeyso isbuuca waana maalinta la qorsheeyo isbuucaaga xiga.
Sidoo kale Sanadka waa UU sii dhamaanayaa hada kasii fakar sanadkaan hadafyadii kaa baaqday inaad dhameystiran sidoo inaad qorato ahdaaf cusub oo noloshaada wax weyn Ka badali doona
Markaa hadaf qoraneysid Kaliya xooga ha saarin hal dhinac oo noloshaada Ka mid ah sida Dhaqaalaha ee waxaad isku daydaa inaad hormariso sanadkaan dhinacya ay Ka midyihiin
1. CIBAADADA
2. Caafimaadka
3. Dhaqaalaha
4. Cilmiga
5. Xirfadaha
6. Xidhiidhka Bulshada
iyo wixii la mid ah
Balanteenu waa hormar iyo guul
Mahadsanidiin | 0 |
| 4 | Halkani waxaad ka eegi kartaa courses-ka la heli karo ama isdiwaangalintoodu ay furan tahay. dhamaan casharada waa kuwo kooban si aad ahna looga shaqeeyay waxayna leeyihiin tayo sare.
Wixii Faahfaahin Halkan Hoose Ka Eeg ⤵️
https://sahankaxogaha.com/ | 558 |
| 5 | Waxaa inoo bilaabmay Course Ku saabsan Crypto Currency oo aan ugu talagalnay qofka inuu Ku barto suuqa Crypto Currency
Courska waxay Ka kooban tahay
👉Crypto currency introduction oo 17 Cashar ah
👉Taxlilinta Suuqa oo 5 cashir ah
👉Technical analyse oo 9 Cashir ah
Iyo Fundamental Analysis xogta Ka daawo videoga
Qiimaha course waxaan ugu talagalnay $25
Balse codsi badan kadib qiimaha courseka UU Ku bilaabin doona waa $15
Balse markuu course inoo dhamaado oo aan Website soo galino Insha Allah qiima intaa Ka badan ayuu noqon doonaa
Sidoo kale waxaa inoo jiri doona group Gaar ah oo aan iskula wadaago DOONA Coinanka laga faaideysan Karo xiliyada laga lahaa iyo wax walba oo Ku saabsan Crypto Currency 💲💵
Hadaba Hadii aad diyaar u tahay Coursekaa waxaad igala soo xiriirtaa
WhatsAppkaan 👇
https://wa.me/252626787049
Fariin noogu reeb 👇
@Hindise70 | 611 |
| 6 | Waxaa inoo bilaabmay Course Ku saabsan Crypto Currency oo aan ugu talagalnay qofka inuu Ku barto suuqa Crypto Currency
Courseka wuxuu Ka koobnaan doonaan
Hordhac
Qeyb dhexe
Iyo Technical and Fundamental Analysis xogta Ka daawo videoga
Qiimaha course waxaan ugu talagalnay $25
Balse codsi badan kadib qiimaha courseka UU Ku bilaabin doona waa $15
Balse markuu course inoo dhamaado oo aan Website soo galino Insha Allah qiima intaa Ka badan ayuu noqon doonaa
Sidoo kale waxaa inoo jiri doona group Gaar ah oo aan iskula wadaago DOONA Coinanka laga faaideysan Karo xiliyada laga lahaa iyo wax walba oo Ku saabsan Crypto Currency 💲💵
Hadaba Hadii aad diyaar u tahay Coursekaa waxaad igala soo xiriirtaa
WhatsAppkaan 👇
https://wa.me/252682045932
Fariin noogu reeb 👇
@Hindise70 | 163 |
| 7 | Waxaa inoo bilaabmay Course Ku saabsan Crypto Currency oo aan ugu talagalnay qofka inuu Ku barto suuqa Crypto Currency
Courseka wuxuu Ka koobnaan doonaan
Hordhac
Qeyb dhexe
Iyo Technical and Fundamental Analysis xogta Ka daawo videoga
Qiimaha course waxaan ugu talagalnay $25
Balse codsi badan kadib qiimaha courseka UU Ku bilaabin doona waa $15
Balse markuu course inoo dhamaado oo aan Website soo galino Insha Allah qiima intaa Ka badan ayuu noqon doonaa
Sidoo kale waxaa inoo jiri doona group Gaar ah oo aan iskula wadaago DOONA Coinanka laga faaideysan Karo xiliyada laga lahaa iyo wax walba oo Ku saabsan Crypto Currency 💲💵
Hadaba Hadii aad diyaar u tahay Coursekaa waxaad igala soo xiriirtaa
WhatsAppkaan 👇
https://wa.me/252616787049
Fariin noogu reeb 👇
@Hindise70 | 56 |
| 8 | https://t.me/CryptoMillionairer | 279 |
| 9 | Xadka Ridada 📚
@Ectobooks
@Soomalibooks | 1 573 |
| 10 | Xadka Riddada maxaa ka Run ah "
Qore :Cabdisiciid cabdi ismaaciil
Bahda .
..⬇️
@soomalibooks
@Ectobooks | 1 526 |
| 11 | Hadaad daneynayso laxiriir
https://wa.me/message/56SXCRPUXZ5YB1 | 198 |
| 12 | Sacado yar kadib waan Ka bixin doona fariintan Qofki daneynayo haka wardoono Dhalinyaro mahadsaninid
Dhamaantiin haben wanagsan 🥰 | 223 |
| 13 | FURSAD GANACSI CAALAMI AH.
--- Fursad shaqo-abuur iyo hanti-abuurba ah ---
(Entrepreneur Opportunity)
Fursad shaqo Dahabi ah
Diyaar ma u tahay is badal
Wanaagsan oo noloshaada ah
Waxan siinaa fursada shaqada sida.
1. Dad'ka bilaa shaqada ah
2. Kuwa mushaarka yar
3. Dad'ka raba ilo dhaqaale dheeri ah
4. Dad'ka raba inay shaqeeyaam waqtiga firaaqada ah
F.g: wax yabaha aan lagugu hujaynayn waxaa kamid ah ?
■Lagu waydiin maayo Shahaado ama maxaad sobaratay
■ Lagu waydiin maayo Qawiil kaadi waa nocee
■ Lagu waydiin maayo Da,adaada Yaro ama waynow
■Rag ahow ama Dumar ahow
■ Oggowna Dalka iyo Dibada meelkastoo Aad jogdo waad kashaqayn kartaa insha allah .....
●.Balse waa inaad leedahay hadaf iyo go,aan Adag Taas oo kusurata Galinayso inaad isbadal kagaarto Nolashaada
🧭✍Hadaba si aan kugu xirno xarumahena oo warbixin buuxda u hesho InshaAllah...
Nagala so xiriir: WhatsApp:
👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
https://wa.me/message/56SXCRPUXZ5YB1
✍F.G MEEL KASTA AAD JOGDO WAAD KAFA.IDAYSAN KARTAA FURSADAAN Shaqo | 232 |
| 14 | https://meet.google.com/gwi-awxy-scu | 1 |
| 15 | Buug dhagaysi ah:
'Toogashadii Maroodiga'
W/Q: George Orwell
W/T: Abshir Umal.
George Orwell, oo ah qoraaga sheekada 'Toogashadii Maroodiga' waa qoraa had iyo jeer la jira, oo u taagan, gobannimada dadweynaha, kana soo horjeeda gunnimada iyo gaboodfalka ay sameeyaan guud ahaan daaquudyadu, gaar ahaanna gumaystihii uu ugu tunka waynaa ingiriisku. Sheekadan waxay si kooban u dulmaraysaa dhibaatooyinka uu leeyahay gumaystuhu iyo weliba dhibka ay qabaan kuwa wax lagu gumaynayo, waxay kale oo ina tusinaysaa dhibta ay leedahay 'ismuujintu'
Love ❤️ Saar | 1 887 |
| 16 | Falanqaynta Buugga:
' The Psychology Of Money'
W/Q: Morgan Housel.
Buugga Morgan Housel, "The Psychology of Money"waa aragti qotodheer oo ku saabsan xiriirka kakan ee ka dhexeeya shakhsiyaadka iyo dhaqaalahooda. Buuggu waa qormooyin sahaminaya sida ay dadku uga fikiraan lacagta, sida ay lacagta u shaqayso, iyo sida uu qofku u horumarin karaan dhaqaalahiisa. waa buug ka hadlaya dhinaca dareenka qofka ee lacagta, waxa uu soo bandhigaya sida dareenkeenu inoogu horseedi karo go'aanno xun xun, kuwaas oo sabool inaga dhigi kara.
...
Buuggan(PDF): @soomalibooks | 2 095 |
| 17 | Qorshe noloshada 📚
Halkan Ka Dagso 👇
Sahankaxogaha.com | 517 |
| 18 | Buuga 10 Magac 📚
Ka Dagso Halkan 👇
http://Sahankaxogaha.com/free-books
Hit Love ❤️ | 517 |
| 19 | 📚Buuga: CASARIYE
============
2️⃣❗️Psswrd: No.
==================
W/Q:Adham Sharqaw
Turjumaha: (Aadan-Sahan)
Size: 45.2MB
Pages: 312 BoG
Format: PDF.
===================
📥 Hoos Ka Dagso 👇
Sahankaxogaha.com/free-books
⚠️F.G
⛔️Buugaan looma isticmaali karo Ujeedo Ganacsi iyo Wax la mid ah‼️.
@soomalibooks
@Ectobooks | 534 |
| 20 | 📚📕Buuga: Faca Koraya."😘
📝-buug ka mid ah Buugaagta loogu raadiska Badan yahay somalida wakhti Xaadirkan Halkan kala socda buuga kasta oo Somaliyeed mahadsnid.
Akhris Wacan
===============
Pasword : No
============
Turjumaha: Aadan Sahan:
===============
Size: 114 MB
Pages: 62.7MB
Format: PDF.
============
Asago Free ah Halkan Ka Dagso 👇
Sahankaxogaha.com/free-books | 630 |
