en
Feedback
Abdishakur Mohamed

Abdishakur Mohamed

Open in Telegram

Abdishakur Mohamed is a Somali content creator with 15 years of experience and a combined audience of 1.2M+ across YouTube, Facebook, TikTok, and Telegram, covering technology, business, and global affairs. https://linktr.ee/Abdishakurhm

Show more

📈 Analytical overview of Telegram channel Abdishakur Mohamed

Channel Abdishakur Mohamed (@abdishakurhm) in the Somali language segment is an active participant. Currently, the community unites 66 849 subscribers, ranking 1 766 in the Cryptocurrencies category and 57 in the Finland region.

📊 Audience metrics and dynamics

Since its creation on невідомо, the project has demonstrated rapid growth, gathering an audience of 66 849 subscribers.

According to the latest data from 06 September, 2026, the channel demonstrates stable activity. Although there has been a change in the number of participants by -1 297 over the last 30 days and by -55 over the last 24 hours, overall reach remains high.

  • Verification status: Not verified
  • Engagement rate (ER): The average audience engagement rate is 6.96%. Within the first 24 hours after publication, content typically collects 2.60% reactions from the total number of subscribers.
  • Post reach: On average, each post receives 4 652 views. Within the first day, a publication typically gains 1 738 views.
  • Reactions and interaction: The audience actively supports content: the average number of reactions per post is 69.

📝 Description and content policy

The author describes the resource as a platform for expressing subjective opinions:
Abdishakur Mohamed is a Somali content creator with 15 years of experience and a combined audience of 1.2M+ across YouTube, Facebook, TikTok, and Telegram, covering technology, business, and global affairs. https://linktr.ee/Abdishakurhm

Thanks to the high frequency of updates (latest data received on 07 September, 2026), the channel maintains relevance and a high level of publication reach. Analytics show that the audience actively interacts with content, making it an important point of influence in the Cryptocurrencies category.

66 849
Subscribers
-5524 hours
-3107 days
-1 29730 days

Data loading in progress...

Tags Cloud
No data
Any problems? Please refresh the page or contact our support manager.
Incoming and Outgoing Mentions
---
---
---
---
---
---
Attracting Subscribers
September '26
September '26
+1
in 0 channels
August '26
+487
in 0 channels
Get PRO
July '26
+1 120
in 0 channels
Get PRO
June '26
+137
in 0 channels
Get PRO
May '26
+294
in 0 channels
Get PRO
April '26
+1 592
in 0 channels
Get PRO
March '26
+4 740
in 0 channels
Get PRO
February '26
+8 244
in 0 channels
Get PRO
January '26
+92
in 0 channels
Get PRO
December '25
+278
in 0 channels
Get PRO
November '25
+61
in 0 channels
Get PRO
October '25
+1 987
in 0 channels
Get PRO
September '25
+2 880
in 0 channels
Get PRO
August '25
+25
in 0 channels
Get PRO
July '25
+410
in 0 channels
Get PRO
June '25
+417
in 0 channels
Get PRO
May '25
+319
in 0 channels
Get PRO
April '25
+1 093
in 0 channels
Get PRO
March '25
+1 145
in 0 channels
Get PRO
February '25
+406
in 0 channels
Get PRO
January '25
+1 213
in 0 channels
Get PRO
December '24
+2 595
in 2 channels
Get PRO
November '24
+617
in 2 channels
Get PRO
October '24
+1 083
in 3 channels
Get PRO
September '24
+32 161
in 10 channels
Get PRO
August '24
+6 330
in 1 channels
Get PRO
July '24
+3 140
in 0 channels
Get PRO
June '24
+947
in 3 channels
Get PRO
May '24
+790
in 0 channels
Get PRO
April '24
+1 456
in 1 channels
Get PRO
March '24
+3 270
in 0 channels
Get PRO
February '24
+3 285
in 0 channels
Get PRO
January '24
+972
in 0 channels
Get PRO
December '23
+608
in 0 channels
Get PRO
November '23
+156
in 0 channels
Get PRO
October '23
+253
in 0 channels
Get PRO
September '23
+317
in 0 channels
Get PRO
August '23
+1 068
in 0 channels
Get PRO
July '23
+631
in 0 channels
Get PRO
June '23
+718
in 0 channels
Get PRO
May '23
+1 572
in 0 channels
Get PRO
April '23
+1 204
in 0 channels
Get PRO
March '23
+1 616
in 0 channels
Get PRO
February '23
+162
in 0 channels
Get PRO
January '23
+1 701
in 0 channels
Get PRO
December '22
+127
in 0 channels
Get PRO
November '22
+129
in 0 channels
Get PRO
October '22
+129
in 0 channels
Get PRO
September '22
+318
in 0 channels
Get PRO
August '22
+1 619
in 0 channels
Date
Subscriber Growth
Mentions
Channels
06 September+1
05 September0
04 September0
03 September0
02 September0
01 September0
Channel Posts
Waa tan Sirtii ay qariyeen: Qasriga Madaxweyne Sadaam Xuseen iyo Duullaankii Ciraaq https://youtu.be/ZbOfhapwSxo

2
Maxay gaari kartaa Next bull market? $150k ilaa $200k🔥 $250k ilaa $400k❤️ $500k ama ka badan👍
Maxay gaari kartaa Next bull market? $150k ilaa $200k🔥 $250k ilaa $400k❤️ $500k ama ka badan👍
4 622
3
😎👉ERDOGAN: Hadalkaan ayaa gilgilay siyaasadda bariga dhexe, Yaad isleedahay waa ku socdaa? Madaxweynaha Turkiga Erdogan, ay
😎👉ERDOGAN: Hadalkaan ayaa gilgilay siyaasadda bariga dhexe, Yaad isleedahay waa ku socdaa? Madaxweynaha Turkiga Erdogan, ayaa jeediyay khudbad uu ku muujiyay caqiidaddiisa adag ee Islaam jacaylka ah iyo geesinimada uu kaga soocan yahay madaxda caalamka Islaamka, wuxuu yiri: Haddii uu qof walba leeyahay qorshe u gaar ah, waxaa hubaal ah in annaguna aan leenahay qorshe iyo istaraatiijiyad. Tan ugu muhiimsan, Allah, Rabbiga caalamka oo dhan, isaguna wuxuu leeyahay qorshe. Ugu dambaynna, qorshahaas ayaa guulaysan doona. Kuwa dhiigga ka ganacsada way guuldarraysan doonaan. Kuwa doonaya inay gobolkeenna qalalaase geliyaan iyo kuwa xasuuqa geysta way guuldarraysan doonaan. Wuxuu ku sii daray: Dhinaca bani’aadannimada ayaa guulaysan doona. Walaaltinimada ayaa guulaysan doonta. Nabadda iyo xasilloonida ayaa guulaysan doona. Hadalkan waxaa la leeyahay wuxuu ku socdaa Koofiya dhuubta ma isleedahay wax aynaan ogayn ayuu ka war qabaa, kana digayaa? Waa Isleeyahay ❤️ Waa Siyaasi uun 👍
4 475
4
🔴Bitcoin oo Markale Kor u Kacday: Ma billowday Bull Run mise waa dabin?🚀 🔗 Read More
4 382
5
😎👉Caadi maaha Ninkan: Wuxuu 🇮🇷Iiraan u soo hooyay guul lama filaan ah, waxaa yaabban Erdogan iyo Sacuudigi! Waxaa la soo
😎👉Caadi maaha Ninkan: Wuxuu 🇮🇷Iiraan u soo hooyay guul lama filaan ah, waxaa yaabban Erdogan iyo Sacuudigi! Waxaa la soo sheegayaa inuu madaxda Iraan ka dhaadhiciyay inay deg deg ugu biiraan Heshiiska Maka ee difaaca wadajirka ah, kaas oo u dhexeeya Sacuudiga, Pakistan iyo Turkey. Suurta gal ma noqon kartaa? Waa macquul❤️ uma maleynayo👍
5 132
6
🚨 DEGDEG: Shabakadda blockchain-ka Harmony ayaa lagu qaaday weerar weyn oo lagu sameeyay 4 billion oo ah coinka ONE, taasoo
🚨 DEGDEG: Shabakadda blockchain-ka Harmony ayaa lagu qaaday weerar weyn oo lagu sameeyay 4 billion oo ah coinka ONE, taasoo sababtay in qiimaha One hoos u dhaco 30%. Token-nada sida sharci-darrada ah loo sameeyay waxay u dhigmayaan qiyaastii 26% total supply-ga ONE. Sida ay sheegtay Juiceberg, hacker-kan ayaa durba 2.8 billion oo ONE ah u wareejiyay Exchange-yada crypto. Kaliya 115 million oo ONE ah ayaa hadda ku haray wallet-ka hacker-ka, halka inta kale la iibiyay ama loo wareejiyay wallet-yada Exchange-yada crypto.Harmony ayaa xaqiijisay weerarka, waxayna sheegtay inay kala shaqaynayso Exchange-yada crypto-ga sidii loo xannibi lahaa lacagahaas. Waxay sidoo kale diyaarinaysaa xal farsamo, iyadoo ay suurtagal tahay in blockchain-ka dib loogu celiyo xaaladdii ka horreysay weerarka.
8 731
7
Jecliyaa jabkiisa 😃 qac kaloo weyn oo ku dhacday Trump. 👏🔥 🇺🇸 Trump: “Iraan waxay si weyn u doonaysaa heshiis.” 🇮🇷 Ira
Jecliyaa jabkiisa 😃 qac kaloo weyn oo ku dhacday Trump. 👏🔥 🇺🇸 Trump: “Iraan waxay si weyn u doonaysaa heshiis.” 🇮🇷 Iran: “Ma doonayno heshiis kastoo dhaawacaya danaheenna.” Waxaan halganka sii wadi doonnaa ilaa aan ka gaarno dhammaan ujeeddooyinkeenna. Haddii ay xataa qaadaneyso inaan sugno ilaa uu dhammaanayo muddo xileedka madaxweyne Trump, sidaas ayaan yeeli doonnaa. Laakiin ma jiri doono heshiis ku dhisan shuruudaha Maraykanka. Heshiis kasta wuxuu ku iman doonaa oo keliya shuruudaha Iran. 🔥🇮🇷
7 842
8
Hambalyo 15-ka qof ee nasiibku saaciday. fadlan gal website-ka order samee qaybta additional details ku soo qor url-ka Facebo
Hambalyo 15-ka qof ee nasiibku saaciday. fadlan gal website-ka order samee qaybta additional details ku soo qor url-ka Facebook profile-kaaga, whatsapp-kaaga iyo magacaaga, kadibna screenshot ku soo dir WhatsApp-ka saaran website-ka abdishakur.me
8 001
9
No text...
7 952
10
Insha Allah maanta waxaan shaacin doonnaa 15-kii qof ee nasiibka u helay free Crypto course.
7 580
11
🔥War u fiican dhallinyarada: Qaybta bilaashka ah ee ChatGPT hadda kadib xad ma yeelan doonaan qoraallada. Shirkadda OpenAI a
🔥War u fiican dhallinyarada: Qaybta bilaashka ah ee ChatGPT hadda kadib xad ma yeelan doonaan qoraallada. Shirkadda OpenAI ayaa sheegtay in userradu si Free ah waliba aan xad lahayn ula sheekeysan karaan model-ka GPT-5.6 Luna, laga bilaabo berri. Ma isticmaashaa ChatGPT? Haa, maalin walba 🔥 Mar mar waa isticmaalaa❤️ Maba jecli ChatGPT 😭
8 762
12
🔥Waa tan quwadda cusub ee hurdada u diidi doonta dalal badan👏👏 Dowladaha Pakistan, Sacuudi Carabiya iyo Turkiga ayaa kala
🔥Waa tan quwadda cusub ee hurdada u diidi doonta dalal badan👏👏 Dowladaha Pakistan, Sacuudi Carabiya iyo Turkiga ayaa kala saxiixday heshiis difaac wadajir ah oo u eg kan NATO. Heshiiska waxaa ku jira qodob la mid ah Qodobka 5-aad ee NATO, kaasoo dhigaya in “weerar hubeysan oo lagu qaado mid ka mid ah dalalka loo aqoonsan doono weerar lagu qaaday dhammaantood.” Ma isleedahay waxay noqon karaan quwadda hoggaamisa Caalanka Islaamka? Haa🔥 Maya 😭
7 464
13
🔥👏Waxaan qac waa dhaafeen😃👇 🇮🇷 Wariye: “Yaa dagaalka ku guuleystay?” 🇮🇷 Cabaas: “Waxay qorsheynayeen in markuu billow
🔥👏Waxaan qac waa dhaafeen😃👇 🇮🇷 Wariye: “Yaa dagaalka ku guuleystay?” 🇮🇷 Cabaas: “Waxay qorsheynayeen in markuu billowdo dagaalka ay 48 saacadood kula wareegaan Iiraan 🇮🇷 .” 🇮🇷 Wariye: “Haddaba?” 🇮🇷 Cabaas: “Maanta waa maalintii 184-aad. Waxay lumiyeen marin-biyoodka Hormuz, saldhigyadoodii Bariga Dhexe-na way waayeen. Trump awgiisna, waxaan Hormuz ka sameyn doonnaa $100 billion. Adigu ii sheeg cidda guuleysatay.” 🔥🔥
5 770
14
🇺🇸 DEGDEG: Hoggaamiyaha aqlabiyadda Senate-ka Maraykanka, John Thune, ayaa xaqiijiyay in codeynta sharciga Clarity Act dib
🇺🇸 DEGDEG: Hoggaamiyaha aqlabiyadda Senate-ka Maraykanka, John Thune, ayaa xaqiijiyay in codeynta sharciga Clarity Act dib loo dhigay ilaa bisha September, sida ay sheegtay Politico.
5 494
15
🚨DEG DEG: Waa kan mowqifka Iiraan👇 Guddoomiyaha Baarlamaanka Iraan, Mohammad Bagher Ghalibaf ayaa goordhow Mareykanka ku ee
🚨DEG DEG: Waa kan mowqifka Iiraan👇 Guddoomiyaha Baarlamaanka Iraan, Mohammad Bagher Ghalibaf ayaa goordhow Mareykanka ku eedeeyay “diblomaasiyad riwaayad ah” Ghalibaf, ayaa Mareykanka ku eedeeyay inuu marba hanjabaad militari jeedinayo, marna uu sheeganayo inuu doonayo wada-hadal. Ghalibaf ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa X ku yiri: “Marka hore waxay leeyihiin weerar baaxad leh ayaa soo socda, haddana waxay sheegayaan inay doonayaan wada-hadal. Tani waa riwaayad diblomaasiyadeed oo soo noqnoqonaysa.” Wuxuu sheegay in cagajuglayn, ballan-la'aan iyo warar been abuur ah oo cadaadis ahaan loo adeegsado aysan noqon karin istaraatiijiyad lagu guuleysto. Guddoomiyaha Baarlamaanka Iran ayaa ugu baaqay Mareykanka inuu xaqiiqada aqbalo, isla markaana uu fuliyo waajibaadka iyo ballanqaadyada uu horay u qaaday. “Uma baahnin riwaayad kale,” ayuu hadalkiisa ku soo gabagabeeyay.
5 184
16
🚨War yaab leh oo hadda ka soo kordhay Iiraan. 🇮🇷 Iran ayaa la soo sheegayaa inay diyaarisay hindise sharciyeed lagu adkeynayo ammaanka marin-biyoodka Hormuz. Xeerkan ayaa mamnuucaya maraakiibta Maraykanka, Israel iyo dalalka kale ee loo aqoonsado cadow, halka maraakiibta jebiya shuruudaha lagu ganaaxi karo lacag gaareysa 20% qiimaha xamuulka ay wadaan. Sida ku cad hindisaha: ⛔️Maraakiibta ay leeyihiin Maraykanka, Israel iyo dalalka kale ee cadowga loo aqoonsado looma oggolaan doono inay maraan Hormuz. ⛔️Waxaa la mamnuuci doonaa xamuulka militari iyo midka rayidka ah ee xiriirka la leh Israel. ⛔️Maraakiibta ama xamuulka loo arko inay taageerayaan tallaabooyinka ka dhanka ah Jabhadda Iska-caabbinta ayaa sidoo kale la hor istaagi doonaa. ⛔️Dalalka ama hay’adaha lagu eedeeyo inay Iran waxyeello u geysteen looma oggolaan doono inay maraan ilaa ay magdhow bixiyaan. ⛔️Ciddii jebisa xeerarkan waxaa lagu ganaaxi karaa lacag gaareysa 20% qiimaha xamuulka ay siddo. ⛔️Dowladda Iran waxay heli doontaa awood dheeraad ah oo ay ku maamusho isu-socodka maraakiibta, la socodka gaadiidka badda iyo ammaanka marin-biyoodka, iyadoo la shaqeynaysa ciidamada qalabka sida. ⛔️Hindisaha sharciyeedkan waxaa weli qiimeynaya khubaro, weli lagama ansixin baarlamaanka Irasn.
4 346
17
Cashirka koowaad maanta ayuu noo billowday, koorsada waa Live bishan August, habeenka arbacada 8:00 PM waxaan leenahay Q&A qof walba cilladaha ka haysta Facebook lagu eegi doono insha Allah.
5 450
18
No text...
6 062
19
Faah-Faahin: Koorsada intaadan dalban waa inaad buuxisaa Shuruudahan. ✅Ma heysataa Mobile iyo Internet ? ✅Ma taqaan Af Soomaali qoraal iyo aqris? ✅Ma heli kartaa qof lacagta kuu qabta oo leh akoon oo jooga mid kamid ah dalalka ku qoran liiskan ? ✅Qofka ma yahay qof aad ku kalsoontahay oo aad lacagtaada ku aamini karto? ✅Haddii kale ma heli kartaa qof lacag ka sameeya Facebook? ✅Makuu oggol yahay inuu lacag kuu qabto? 🎉Hadii aad buuxisid shuruudahan adigoo Soomaaliya jooga ayaad lacag ka sameyn kartaa Facebook, uma baahnid in qof kale kuu sameeyo page, ama qof kale muuqaallo kuu soo geliyo adigoo dalki jooga ayaad shaqeysan kartaa, kaliya waxaad u baahan tahay weel lacagtaada kugu dhacdo, qofkaas ama free hakugu caawiyo ama lacag hakaa qaado. 100-ka qof ugu horreeya waxaan siinayaa discount 50% ka badan hadda ka dalbo https://abdishakur.me/
5 450
20
Maanta kadib ha idhihin Facebook kama qadeeyi😄
Maanta kadib ha idhihin Facebook kama qadeeyi😄
4 437