cookie

Мы используем файлы cookie для улучшения сервиса. Нажав кнопку «Принять все», вы соглашаетесь с использованием cookies.

Рекламные посты
20 432
Подписчики
+2024 часа
+2037 дней
+88630 дней

Загрузка данных...

Прирост подписчиков

Загрузка данных...

16 sano waxbarasho ah kadib wuxuu leeyahay wax shaqo ah ma hayo walina guriga ayuu jiifaa reerka ayuuna ku dhibaa baalashka kabihiisa, bajaaj raaca iyo nolol maalmeedkiisa, waxaan is waydiiyay wixi la soo baray miyaa waxba kama jiraan ah mise wixi loo baahnaa ayaanan la soo barin. Waxbarashada Somalia ka jirta qof ma sameyso ee qofkaa la rabaa inuu is dhiso, qof waxaa arkee ka hal abuur iyo aqoon badan qof wax ku bartay UK 🇬🇧 waxaa kaloo arkee qof aan waligiis dugsi sare dhigan oo wax is baray, wax is taray, xirfado badan bartay noloshiisana meel fiican is gaarsiiyay. Waa inaad dib isu habaysaa hadii aad isku halleyn jirtay baakadda oo aad is lahayd shaqo ayay ku siin doontaa. Runta qaraar 👀
Показать все...
👍 138🔥 18 14👏 7🙏 1
Показать все...
Inta aadan billaabin Crypto marka hore daawo muuqaalkan

Waxaan ka hadalnaa sida lacag looga sameeyo Internet-ka, hadii aad xiiseeneyso soo dhawow.✅Subscribe🔔Notication-ka furo🟢Koorsada ka dalbo website keena 👉h...

👍 19🙏 2 1
Показать все...

Jimce wanaagsan saaxibada qaaliga ah hambalyo 20K🔥subscribers ✅️
Показать все...
👏 37 11👍 6🥰 1
Saaxibada lacagta bixiyay walina aan buuxin orderka koorsada si laguugu furo please gal website-ka, add to cart dheh sii raac tilmaamaha ilaa aad gaarto Order Received, kadibna email kaaga raac tilmaamaha kugu soo dhacaya. Maanta ayay ku egtahay diiwaan gelinta xubnaha cusub. 🔗 https://abdishakur.me/ Support: [email protected] Deadline: today 5:00 PM Admin
Показать все...
👍 19 1
Maanta iyo birri kaliya ayaa ka dhiman fursadda is diiwaan gelinta xubnaha cusub ee qaadanaya koorsooyinka Cryptocurrency. Bil kasta 7da maalin ee ugu horreysa ayaan xubnaha cusub qaadaannaa, inta kale waxaan mashquul ku nahay fursadaha suuqa, caawinta ardayda hore u qaatay koorsooyinka, update garaynta cashirrada, zoomka ustaadka uu la leeyahay maal gashadayaasha ayaa waqti gelinnaa mar walba qof cusub inaan diiwaan gelinno waqti uma heli karno hadii ay bishaan ku dhaafto waa inaad sugto bisha kale 1-deeda. Koorsooyinka waa 4 heer, waa kala qaalisan yihiin, mid kastana waxay ku xiran tahay waxa aad rabtid inaad ku baratid. 1. Trading Course: Waxaan ugu tala galnay ardayda iyo dhallinyarada aan lacag badan ku billaabi karin suuqa ee raba inay trade gareeyaan, waqti badanna u heli kara suuqa. 2. Consulting course, waa koorso loogu tala galay dhallinyarada shaqeysa ee dooneysa in bil kasta ay sameeyaan maal gashi, coins-ka ugu fiican suuqa iyo la talin gaar ah ayaa heli doontaa. 3. Investment Course, Waa koorsada loogu tala galay dadka raba in ay sameeyaan maal gashi, waa dadka raba inay suuqa la soo aadaan lacag macquul ah sida diaspora, ganacsatada iyo qofkii heli kara ilaa $5k. 4. Advanced Course, koorsadan waa koorsada ugu sarreysa waxaa loogu tala galay qofkii raba inuu lacag badan suuqa geliyo ilaa $10k. waxaa heli doontaa caawin gaar ah iyo coins-ka ustaadka uu maal gashado. Ka dalbo website-keenna https://abdishakur.me/
Показать все...
👍 35🙏 4 2🔥 2
Asxaabta qaar waa iga waaleen, instagram waxaa maalmahan ku sheekeysanay asxaab ileh sanad ka badanaa ku raadineynay macnaha Xasan Sheekh maa ahay, akhyaarey bacda iga dhaafa aniga waxaan ahay mid aan waxba aqoonoo ku dhiirran wax looga aqoon badan yahay, wixi aan aqaan qof kama xasdo qof kastana waa jecelahay inaan gaar ula hadlo lkn sorry waa dareemi kartiin qof walba waqti gaar ah lama hadli kartid waxaan isku dayaa inaan public u sheekeysanno inti aan awoodo, midda kale aniga social media iima ahan ahmiyadda koowaad hadaa rabo sanad dhanaa u goyhaa, because waxaan arkaa dad ileh xagee ka baxday, aniga news sooma gudbiyo, waxaan inta ila fikirka ah la wadaagaa wixi ii shaqeeyey 15kii sano la soo dhaafay waliba xilli qof waalan loo maleeyo hadii qof la dhaho lacagaa laga sameeyaa Online adoo Africa jooga, anyway waa ii shaqeysay, wixi ii shaqeeyey ayaan kuu sheegaa qaado ama diid, qorshe yeelo ama iska faataal go'aanka waa kaaga ileen aniga kuma qasbi kari sax, nabiga SCW ayaaba Allah SWT yiri Adiga ma hanuunin kartid qofkaa jeceshahay, ilaahay da'yarteenna dantooda ha tuso including my self. #Guuleyso2024 Maskiinkii Abdishakur ahaa 🙏
Показать все...
50👍 20🙏 7🔥 3🥰 1
Qof bilaa camal ah, qof shaqaale ah, qof shaqaysta (self employed) iyo qof loo shaqeeyo 4 taas marxaladood ayay dadku u qaybsamaan, qofka 2024 nool ee mobile iyo internet heli kara walina aan shaqaysan waxaan dhihi karaa waa qof xanuunsan oo u baahan inaan u docayno, qofka iska xamaasha waa fiican yahay lkn shaqadaan ilaa goorma ayay sii socon doontaa? Birri waa lagaa cayrin karaa, meeqa shirkadaa bur burtay ? Waa xanuunsan kartaa booskaagana qofkii geli lahaa waa diyaar, qofka shaqaysta ee self employed-ka ah isna haduu xanuunsado shaqadiisa waa la jiifaa, waxaa tahay sida xamaali gaari gacanle ah, marka waxaa fiican inaan ka fikirno in naloo shaqeeyo, lkn yaa noo shaqaynaya ma bani’aadam? Ma robot? Mise lacagteenna ? Waagi hore qofka si uu lacag u sameeyo wuxuu gadan jiray dhul kadibna markuu qaali noqdo ayuu iska sii iibin jiray si uu faa'iido halkaas uga tacbo lkn hadda dunida waa casri aniga waxaan ku leeyahay hadii aadan ku jirin Cryptocurrency oo wax xoogaa lacag ah bil kasta aadan gashan oo aadan ka fikirin 5 sano kadib, ogow saaxibadaa guryaha ay dhistaan ayaa kiro ku degi doontaa, waxaana shaqo u raadsan doontaa xafiis uu milkiile ka yahay wiil da'daada ah, anyway intaas dhan waxay iga tahay guubaabo lkn adaa leh nolosha hadaa rabto iska baashaal ileen nolosha waa choices leysku geeyey, natiijada aad hesho haka xumaan waa dooqaaga adigaa horey u dooqday. #Guuleyso2024 Eng. Abdishakur
Показать все...
👍 98 20👏 5🙏 4🔥 1
Waxaan si rasmi ah website keena ugu soo darnay qaybta sarrifka lacagaha Cryptocurrency oo aan idiinku xirnay shirkadda Yiksi oo EVC, ZAAD, Premier wallet iyo Edahab kugu siin karta USDT. Deposit iyo withdrawal labaduba waa idiinka caawin doonaan. Waana shirkadda ugu raqiisan, xarumo waa wayn kuleh Muqdisho iyo magaalooyin kale, qaybta hoose website ka ayaa ka heleysaa 👇 https://abdishakur.me/
Показать все...
🙏 23👍 16👏 6🔥 3
Koorsada ka dalbo website-keenna👇 https://abdishakur.me/ saacadaha shaqada waa 9:00 AM ilaa galabti 5:00 PM Sabti ilaa Arbaco. Wixi shaqo ah nagala soo xiriir [email protected] Wixi shaqsi ah follow dheh instagram farriin noo reeb https://www.instagram.com/abdishakurhm/
Показать все...
👍 11🥰 2 1