en
Feedback
Abdishakur Mohamed

Abdishakur Mohamed

Open in Telegram

Abdishakur Mohamed, 15-year content creator trusted by 350K+ YouTube subs across two channels and 500K+ Facebook followers. https://linktr.ee/Abdishakurhm

Show more

๐Ÿ“ˆ Analytical overview of Telegram channel Abdishakur Mohamed

Channel Abdishakur Mohamed (@abdishakurhm) in the Somali language segment is an active participant. Currently, the community unites 68 218 subscribers, ranking 1 829 in the Cryptocurrencies category and 48 in the Finland region.

๐Ÿ“Š Audience metrics and dynamics

Since its creation on ะฝะตะฒั–ะดะพะผะพ, the project has demonstrated rapid growth, gathering an audience of 68 218 subscribers.

According to the latest data from 26 June, 2026, the channel demonstrates stable activity. Although there has been a change in the number of participants by -1 457 over the last 30 days and by -51 over the last 24 hours, overall reach remains high.

  • Verification status: Not verified
  • Engagement rate (ER): The average audience engagement rate is 7.02%. Within the first 24 hours after publication, content typically collects 3.10% reactions from the total number of subscribers.
  • Post reach: On average, each post receives 4 789 views. Within the first day, a publication typically gains 2 117 views.
  • Reactions and interaction: The audience actively supports content: the average number of reactions per post is 30.

๐Ÿ“ Description and content policy

The author describes the resource as a platform for expressing subjective opinions:
โ€œAbdishakur Mohamed, 15-year content creator trusted by 350K+ YouTube subs across two channels and 500K+ Facebook followers. https://linktr.ee/Abdishakurhmโ€

Thanks to the high frequency of updates (latest data received on 27 June, 2026), the channel maintains relevance and a high level of publication reach. Analytics show that the audience actively interacts with content, making it an important point of influence in the Cryptocurrencies category.

68 218
Subscribers
-5124 hours
-2317 days
-1 45730 days
Posts Archive
๐Ÿ˜ญCardano ayaa hoos ugu dhacday heerkii ugu hooseeyay tan iyo 2022, kadib markii wallet-ka SecondFi ee Cardano la jabsaday, o
๐Ÿ˜ญCardano ayaa hoos ugu dhacday heerkii ugu hooseeyay tan iyo 2022, kadib markii wallet-ka SecondFi ee Cardano la jabsaday, oo laga xaday ku dhowaad $20 million. Ma isleedahay waa badbaadin doona mashruucan, mise waa isku dhammaaday? Cardano: dying ๐Ÿ˜ญ Cardano: booming โ™ฅ๏ธ

Mar walba tiro badnidu faa'iido ma aha ๐Ÿฅต hab nololeedka ayaa marar badan saameyn ku yeesha isbeddelka bulshada. Eeg siyaasadda Capitalism-ka ee Mareykanka waxay abuurtay billionarada ugu badan lkn Shiinaha wuxuu socialism-ka faqri kaga saaray 740 million oo Chinese ah. System-ka ugu fiican waa Islaamka, Islam is the solution ุงู„ุฅุณู„ุงู… ู‡ูˆ ุงู„ุญู„

Sidee Mark Zuckerberg u khasaaray $80 Billion? Daawo Khaladkii ugu xumaa nolosha! ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ https://youtu.be/bpJ5MHjOk1I?si=z3IDLZT_u7Nhq87z

๐Ÿ˜„Gurigee ku dumay Madaxweyne xigeenka Mareykanka, waxa sidaas u galaya waa wasiir ka socday Qatar ๐Ÿ‡ถ๐Ÿ‡ฆ

โœจ๏ธArag naxdinta ka muuqata Raโ€™iisul Wasaaraha Pakistan, markii wafdiga Iran ay u sheegeen inay ka baxayaan wadahadallada, kaddib hanjabaad uu jeediyay Trump.

Maxay tahay ceebta ka dhacday Koobka Adduunka? Dhacdooyin qarsoon! ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ https://youtu.be/DZ3Jp9tz500

๐Ÿ”บXog cusub: Wada-hadallada Mareykanka iyo Iran ayaa ka furmaya Switzerland, iyadoo halkaas ay gaareen wafdiyo ka socda Mareykanka, Iran iyo Pakistan. Raโ€™iisul Wasaaraha Pakistan Shehbaz Sharif iyo Field Marshal Asim Munir ayaa gaaray Switzerland. Wafdiga Mareykanka waxaa ka mid ah JD Vance, halka wafdiga Iran ay ka mid yihiin Abbas Araghchi iyo Mohammad Bagher Ghalibaf. Heshiiska hordhaca ah wuxuu dhigayaa in Iran iyo Mareykanku si degdeg ah oo joogto ah u joojiyaan hawlgallada military ee dhammaan jihooyinka, oo ay ku jirto Lebanon, isla markaana aysan bilaabin dagaal ama hawlgallo military oo ka dhan ah midba midka kale. Marka la saxiixo, Mareykanku wuxuu qaadi doonaa xayiraadda badda, wuxuuna soo afjari doonaa xayiraadda. Iran-na waxay 60 maalmood siin doontaa maraakiibta ganacsiga marin ammaan ah oo bilaash ah.

Nasiib badanaa Allahu Akbar โœจActor-ka wayn ee Giancarlo Esposito, oo caan ku ah doorkiisii taxanaha Breaking Bad, ayaa qaatay diinta Islaamka kadib markii uu ku dhawaaqay Shahaadada, waxaana video-gan lagu arkay isagoo ku tukanaya masjid ku yaalla Saudi Arabia. Ilaahow shahaadada nagu dil naga aqbal acmaasha.

Maxay tahay shirkadda suuqa kala wareegtay Adobe? Daawo dhagarta Ganacsiga!๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ https://youtu.be/2jrBAeRPCAs?si=Oczd6gHPSQ4Wkuby

Now ๐Ÿ”ฅโœจ๏ธ
Now ๐Ÿ”ฅโœจ๏ธ

photo content

๐ŸฅนWaa tan Sheekada ninkii ugu arxan darnaa ee dilay 1,000 qof ka badan! Hoosaa kugu reebay muuqaalka๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ https://youtu.be/hel4KU8hd1w?si=hkWa54DtdCWlyEC5

Alxamdulilaah ๐Ÿ”ฅ Nin geel qabaa nirgo u dhashaan,๐Ÿ˜„ ninki dhowr kun ku tuuray waa qadeeyey sow maaha ๐Ÿ™ˆ
Alxamdulilaah ๐Ÿ”ฅ Nin geel qabaa nirgo u dhashaan,๐Ÿ˜„ ninki dhowr kun ku tuuray waa qadeeyey sow maaha ๐Ÿ™ˆ

๐Ÿ”ฅBitcoin iyo ETH waxay gaareen daily close-koodii ugu sarreeyay muddo 12 maalmood ah kadib sell-off-kii dhawaan ka dhacay su
+1
๐Ÿ”ฅBitcoin iyo ETH waxay gaareen daily close-koodii ugu sarreeyay muddo 12 maalmood ah kadib sell-off-kii dhawaan ka dhacay suuqa. BTC waxay mar kale ka sare martay $65k, iyadoo kor u kacday 11% marka loo eego recent low-gii $59k. ETH waxay mar kale ka sarreysaa $1,700, iyadoo kor u kacday 15% marka loo eego low-gii $1,500. In ka badan $206 billion ayaa soo gashay suuqa crypto 10-kii maalmood ee la soo dhaafay. Weli coins badanaa dhaqaaqin, iska daawo ama qaraabo๐Ÿ˜„๐Ÿซฃ

๐ŸšจRASMI: Warbaahinta dowladda Iran ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday heshiis nabadeed oo ay la gashay Mareykanka. "Mareykanka waxaa lagu qasbay inuu saxiixo heshiis lagu soo afjarayo dagaalka uu kula jiray Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iran."

๐Ÿ”ดMaxaa ku dhacay shirkadihi Mareykanka ee xarumaha kulahaa Shiinaha? ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ https://youtu.be/zwYweU20oHc
๐Ÿ”ดMaxaa ku dhacay shirkadihi Mareykanka ee xarumaha kulahaa Shiinaha? ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ https://youtu.be/zwYweU20oHc

๐Ÿ”ฅDaawo maxaa ku dhacay shirkadihi Mareykanka ee xarumaha kulahaa Shiinaha? ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ https://youtu.be/zwYweU20oHc?si=UwhqsNVPOl05P9o9

๐Ÿ”ฅHa daawan hadaa ka baqdo muuqaallada cabsida ah: Kiiskii ugu adkaa!๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ https://youtu.be/NmRlB69A5NU?si=gryYkpqulIMHHlKt

๐Ÿ”ฅ๐Ÿ”ฅ๐Ÿ”ฅHaye akhyaarta traderska wax maka qabateen TAO? Wuxuu kamid yahay coinska sida isbuuclahaa looga qaraabto always isha k
๐Ÿ”ฅ๐Ÿ”ฅ๐Ÿ”ฅHaye akhyaarta traderska wax maka qabateen TAO? Wuxuu kamid yahay coinska sida isbuuclahaa looga qaraabto always isha ku haay๐Ÿ‘€โœจ๏ธ

๐Ÿ”ฅMaxay sameysay shirkadda Walmart? Xitaa Elon Musk ayaa ka yaabban! Daawo muuqaalka xiisaha leh๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ https://youtu.be/_CXUdtbQpZY?si=WPEHeG3482r0feKH