cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegación. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

Eng. Abdishakur

Publicaciones publicitarias
20 073
Suscriptores
+1924 horas
+1907 días
+1 39130 días

Carga de datos en curso...

Tasa de crecimiento de suscriptores

Carga de datos en curso...

Mostrar todo...
Inta aadan billaabin Crypto marka hore daawo muuqaalkan

Waxaan ka hadalnaa sida lacag looga sameeyo Internet-ka, hadii aad xiiseeneyso soo dhawow.✅Subscribe🔔Notication-ka furo🟢Koorsada ka dalbo website keena 👉h...

Jimce wanaagsan saaxibada qaaliga ah hambalyo 20K🔥subscribers ✅️
Mostrar todo...
👏 26 8👍 5
Saaxibada lacagta bixiyay walina aan buuxin orderka koorsada si laguugu furo please gal website-ka, add to cart dheh sii raac tilmaamaha ilaa aad gaarto Order Received, kadibna email kaaga raac tilmaamaha kugu soo dhacaya. Maanta ayay ku egtahay diiwaan gelinta xubnaha cusub. 🔗 https://abdishakur.me/ Support: [email protected] Deadline: today 5:00 PM Admin
Mostrar todo...
👍 13
Maanta iyo birri kaliya ayaa ka dhiman fursadda is diiwaan gelinta xubnaha cusub ee qaadanaya koorsooyinka Cryptocurrency. Bil kasta 7da maalin ee ugu horreysa ayaan xubnaha cusub qaadaannaa, inta kale waxaan mashquul ku nahay fursadaha suuqa, caawinta ardayda hore u qaatay koorsooyinka, update garaynta cashirrada, zoomka ustaadka uu la leeyahay maal gashadayaasha ayaa waqti gelinnaa mar walba qof cusub inaan diiwaan gelinno waqti uma heli karno hadii ay bishaan ku dhaafto waa inaad sugto bisha kale 1-deeda. Koorsooyinka waa 4 heer, waa kala qaalisan yihiin, mid kastana waxay ku xiran tahay waxa aad rabtid inaad ku baratid. 1. Trading Course: Waxaan ugu tala galnay ardayda iyo dhallinyarada aan lacag badan ku billaabi karin suuqa ee raba inay trade gareeyaan, waqti badanna u heli kara suuqa. 2. Consulting course, waa koorso loogu tala galay dhallinyarada shaqeysa ee dooneysa in bil kasta ay sameeyaan maal gashi, coins-ka ugu fiican suuqa iyo la talin gaar ah ayaa heli doontaa. 3. Investment Course, Waa koorsada loogu tala galay dadka raba in ay sameeyaan maal gashi, waa dadka raba inay suuqa la soo aadaan lacag macquul ah sida diaspora, ganacsatada iyo qofkii heli kara ilaa $5k. 4. Advanced Course, koorsadan waa koorsada ugu sarreysa waxaa loogu tala galay qofkii raba inuu lacag badan suuqa geliyo ilaa $10k. waxaa heli doontaa caawin gaar ah iyo coins-ka ustaadka uu maal gashado. Ka dalbo website-keenna https://abdishakur.me/
Mostrar todo...
👍 30🙏 3🔥 2
Asxaabta qaar waa iga waaleen, instagram waxaa maalmahan ku sheekeysanay asxaab ileh sanad ka badanaa ku raadineynay macnaha Xasan Sheekh maa ahay, akhyaarey bacda iga dhaafa aniga waxaan ahay mid aan waxba aqoonoo ku dhiirran wax looga aqoon badan yahay, wixi aan aqaan qof kama xasdo qof kastana waa jecelahay inaan gaar ula hadlo lkn sorry waa dareemi kartiin qof walba waqti gaar ah lama hadli kartid waxaan isku dayaa inaan public u sheekeysanno inti aan awoodo, midda kale aniga social media iima ahan ahmiyadda koowaad hadaa rabo sanad dhanaa u goyhaa, because waxaan arkaa dad ileh xagee ka baxday, aniga news sooma gudbiyo, waxaan inta ila fikirka ah la wadaagaa wixi ii shaqeeyey 15kii sano la soo dhaafay waliba xilli qof waalan loo maleeyo hadii qof la dhaho lacagaa laga sameeyaa Online adoo Africa jooga, anyway waa ii shaqeysay, wixi ii shaqeeyey ayaan kuu sheegaa qaado ama diid, qorshe yeelo ama iska faataal go'aanka waa kaaga ileen aniga kuma qasbi kari sax, nabiga SCW ayaaba Allah SWT yiri Adiga ma hanuunin kartid qofkaa jeceshahay, ilaahay da'yarteenna dantooda ha tuso including my self. #Guuleyso2024 Maskiinkii Abdishakur ahaa 🙏
Mostrar todo...
48👍 19🙏 7🔥 2🥰 1
Qof bilaa camal ah, qof shaqaale ah, qof shaqaysta (self employed) iyo qof loo shaqeeyo 4 taas marxaladood ayay dadku u qaybsamaan, qofka 2024 nool ee mobile iyo internet heli kara walina aan shaqaysan waxaan dhihi karaa waa qof xanuunsan oo u baahan inaan u docayno, qofka iska xamaasha waa fiican yahay lkn shaqadaan ilaa goorma ayay sii socon doontaa? Birri waa lagaa cayrin karaa, meeqa shirkadaa bur burtay ? Waa xanuunsan kartaa booskaagana qofkii geli lahaa waa diyaar, qofka shaqaysta ee self employed-ka ah isna haduu xanuunsado shaqadiisa waa la jiifaa, waxaa tahay sida xamaali gaari gacanle ah, marka waxaa fiican inaan ka fikirno in naloo shaqeeyo, lkn yaa noo shaqaynaya ma bani’aadam? Ma robot? Mise lacagteenna ? Waagi hore qofka si uu lacag u sameeyo wuxuu gadan jiray dhul kadibna markuu qaali noqdo ayuu iska sii iibin jiray si uu faa'iido halkaas uga tacbo lkn hadda dunida waa casri aniga waxaan ku leeyahay hadii aadan ku jirin Cryptocurrency oo wax xoogaa lacag ah bil kasta aadan gashan oo aadan ka fikirin 5 sano kadib, ogow saaxibadaa guryaha ay dhistaan ayaa kiro ku degi doontaa, waxaana shaqo u raadsan doontaa xafiis uu milkiile ka yahay wiil da'daada ah, anyway intaas dhan waxay iga tahay guubaabo lkn adaa leh nolosha hadaa rabto iska baashaal ileen nolosha waa choices leysku geeyey, natiijada aad hesho haka xumaan waa dooqaaga adigaa horey u dooqday. #Guuleyso2024 Eng. Abdishakur
Mostrar todo...
👍 90 17👏 4🙏 4🔥 1
Waxaan si rasmi ah website keena ugu soo darnay qaybta sarrifka lacagaha Cryptocurrency oo aan idiinku xirnay shirkadda Yiksi oo EVC, ZAAD, Premier wallet iyo Edahab kugu siin karta USDT. Deposit iyo withdrawal labaduba waa idiinka caawin doonaan. Waana shirkadda ugu raqiisan, xarumo waa wayn kuleh Muqdisho iyo magaalooyin kale, qaybta hoose website ka ayaa ka heleysaa 👇 https://abdishakur.me/
Mostrar todo...
🙏 23👍 15👏 5🔥 3
Koorsada ka dalbo website-keenna👇 https://abdishakur.me/ saacadaha shaqada waa 9:00 AM ilaa galabti 5:00 PM Sabti ilaa Arbaco. Wixi shaqo ah nagala soo xiriir [email protected] Wixi shaqsi ah follow dheh instagram farriin noo reeb https://www.instagram.com/abdishakurhm/
Mostrar todo...
👍 10🥰 2 1
Hadaa tahay qof dhallinyar waqti badan heli kara please baro hal xirfad oo noloshaada dhan bedeli karta xirfadaas waa Video editing, adiga dooq kale waa yeelan kartaa lkn aniga waxaan la hadlayaa qofka aan hadda wax dooq ah haysan ee u baahan talo. 3 sabab dartood, 1. Waa xirfadaa iskaa ugu shaqeysan karto as freelancer ahaan, adigoo qofna shaqo weydiisan. 2. Waa shaqo business kaaga ku billaabi karto hadi aad xirfadaada ku soo bandhigto social media meeqa qof oo caan ah, meeqa shirkad ayaa u baahan qof sidaas oo kale ah 3. Hadii aad tahay qof han leh oo jecel inuu iskiis u shaqeysto waxaad samaysan kartaa Facebook page, tiktok account iyo YouTube channel wax kalena uma baahnid kaliya mobile kaaga ayaa xafiis kuu ah. Sxb fikir, dadkaan soo dadaalay ee Cryptocurrency ka sameynaayo lacagta badan, maalin waxaa jirtay ay faro marnaayeen, qolkaaga hoosta ka soo xiro 20 maalmood kaliya hal xirfad xoog saar kadibna ilaahay u mahad celi xataa aniga kuma aqaan idheh, hadaa go'aan leedahay waa guuleysan kartaa, hadii kale shukaansiga lee sii wad, shaxaad ayaa waqtjga kaaga dhamaan doonaa. Shaqaa sharaf leh dhallinyaro hadaa ka yar tahay 24 wali waxaa leedahay jaanis. #Guuleyso2024
Mostrar todo...
105👍 37🙏 11🔥 3