Abdishakur Mohamed
Abdishakur Mohamed is a Somali content creator with 10+ years of experience and a combined audience of 1.2M+ across YouTube, Facebook, TikTok, and Telegram, covering technology, business, and global affairs. https://linktr.ee/Abdishakurhm
نمایش بیشتر📈 تحلیل کانال تلگرام Abdishakur Mohamed
کانال Abdishakur Mohamed (@abdishakurhm) در بخش زبانی سومالی بازیگری فعال است. در حال حاضر جامعه شامل 67 325 مشترک است و جایگاه 1 739 را در دسته رمزارزها و رتبه 57 را در منطقه فنلندة دارد.
📊 شاخصهای مخاطب و پویایی
از زمان ایجاد در невідомо، پروژه رشد سریعی داشته و 67 325 مشترک جذب کرده است.
بر اساس آخرین دادهها در تاریخ 28 سپتامبر, 2026، کانال فعالیت پایداری دارد. در ۳۰ روز گذشته تغییر اعضا برابر 170 و در ۲۴ ساعت گذشته برابر -12 بوده و همچنان دسترسی گستردهای حفظ شده است.
- وضعیت تأیید: تأیید نشده
- نرخ تعامل (ER): میانگین تعامل مخاطب 15.43% است و در ۲۴ ساعت نخست پس از انتشار، محتوا معمولاً 4.84% واکنش نسبت به کل مشترکان کسب میکند.
- دسترسی پستها: هر پست به طور میانگین 10 392 بازدید دریافت میکند. در اولین روز معمولاً 3 258 بازدید جمعآوری میشود.
- واکنشها و تعامل: مخاطبان بهطور فعال حمایت میکنند؛ میانگین واکنش به هر پست 33 است.
📝 توضیح و سیاست محتوایی
نویسنده این فضا را محل بیان دیدگاههای شخصی توصیف میکند:
“Abdishakur Mohamed is a Somali content creator with 10+ years of experience and a combined audience of 1.2M+ across YouTube, Facebook, TikTok, and Telegram, covering technology, business, and global affairs.
https://linktr.ee/Abdishakurhm”
به لطف بهروزرسانیهای پرتکرار (آخرین داده در تاریخ 29 سپتامبر, 2026)، کانال همواره بهروز و دارای دسترسی بالاست. تحلیلها نشان میدهد مخاطبان بهطور فعال با محتوا تعامل دارند و آن را به نقطه اثرگذاری مهم در دسته رمزارزها تبدیل کردهاند.
در حال بارگیری داده...
| تاریخ | رشد مشترکین | اشارات | کانالها | |
| 29 سپتامبر | +1 | |||
| 28 سپتامبر | +6 | |||
| 27 سپتامبر | +25 | |||
| 26 سپتامبر | 0 | |||
| 25 سپتامبر | +5 | |||
| 24 سپتامبر | +7 | |||
| 23 سپتامبر | +70 | |||
| 22 سپتامبر | +213 | |||
| 21 سپتامبر | +55 | |||
| 20 سپتامبر | +158 | |||
| 19 سپتامبر | +465 | |||
| 18 سپتامبر | 0 | |||
| 17 سپتامبر | +1 | |||
| 16 سپتامبر | +20 | |||
| 15 سپتامبر | +115 | |||
| 14 سپتامبر | 0 | |||
| 13 سپتامبر | 0 | |||
| 12 سپتامبر | 0 | |||
| 11 سپتامبر | 0 | |||
| 10 سپتامبر | 0 | |||
| 09 سپتامبر | 0 | |||
| 08 سپتامبر | 0 | |||
| 07 سپتامبر | 0 | |||
| 06 سپتامبر | +1 | |||
| 05 سپتامبر | 0 | |||
| 04 سپتامبر | 0 | |||
| 03 سپتامبر | 0 | |||
| 02 سپتامبر | 0 | |||
| 01 سپتامبر | 0 |
| 2 | 🇮🇷Warkii hore war soo dhaaf: Iiraan iyo Carab oo madaxa iskula jira😎Guddoomiyaha baarlamaanka Iraan, ahna madaxa wada-xaajoodyada, Mohammad Bagher Ghalibaf, ayaa dalalka Khaliijka ugu gooddiyay inay isku dayaan haddii ay iibin karaan shidaal uu iibin waayay dalka Iiraan.
“Mareykanka iyo dalalka kaleba waa inay ogaadaan in gobol aysan shidaal ku iibin karin Iiraan, usan dal kale shidaal ku iibin doonin. Haddii aan la dhowrin amnigeenna, cidina kaabayaasha dhaqaalaheeda ma nabad geli doonaan.”
Ghalibaf ayaa Trump ku tilmaamay qof iska dhaadhiciyay dhalanteed, wuxuuna sheegay in aysan sal lahay hadalladiisa ku saabsan maraakiibta maraysa Marinka Hormuz. | 997 |
| 3 | Bal ka warrna hadduu sidaan dhihi lahaa siyaasi Afrikaan ah😃 Trump: “Haddii Xisbiga Jamhuuriga uu ku guuleysto Aqalka Wakiillada iyo Senate-ka, qof kasta oo qaangaar ah wuxuu heli doonaa $5,000. Waan awoodnaa inaan taas samayno.
Xisbiga Dimuqraadiga ma samayn karo, sababtoo ah malaha wax dakhli ah, dalkana waxay gelin doonaan burbur dhaqaale. Wax lacag ahna ma heli doonaan.” | 1 637 |
| 4 | Abbas Araghchi ayaa sheegay inay dagaal u diyaar garoobeen “xitaa haddii uu isu beddelo dagaal aakhiro,” sidoo kale wuxuu xusay in Iran weli diyaar u tahay wadahadal diblomaasiyadeed.
Hadalkan ayaa yimid kadib markii Trump uu diiday qorshe toddobo maalmood ah oo Iran ay ku doonaysay in lagu soo afjaro dagaalka, dibna loogu furo Marinka Hormuz. | 2 512 |
| 5 | 🚨🔥WAR CUSUB: Wasiirka Arrimaha Dibadda Iran, Abbas Araghchi:
“Waxaan si buuxda ugu diyaar-garoownay in dagaalku dib u billowdo. Waan ku celinayaa, si adag ayaan uga hortagi doonnaa gardarro kasta oo cusub, xitaa haddii ay noqoto dagaal horseeda burbur weyn.
Isla waqtigaasna, waxaan diyaar u nahay diblomaasiyadda. Madaxweyne Trump ayay ku xiran tahay waddada uu dooranayo.
Dagaalkii hore, wuxuu doonayay inaan laba maalmood gudahood si shuruud la’aan ah isu dhiibno. Hadda siddeed bilood ayay dagaallamayeen, wax natiijo ahna ma gaarin.
Gardarro cusubna sidaas oo kale ayay noqon doontaa. Si buuxda ayaan taas ugu diyaar-garoownay.” | 2 832 |
| 6 | Madaxwayne Atske Selassie wuxuu New York u tagay inuu baryo marin-badeed, balse arrintaas waxba kama soo bixin. António Guterres ayaa si cad ugu sheegay: “Jooji xasuuqa aad ku hayso dadkaaga, dalkaagana hagaaji!” | 2 802 |
| 7 | Ka warran sida loola hadlay Taye Atske Selassie, Madaxweynaha Itoobiya? | 2 791 |
| 8 | Soomaaliya 🇸🇴 waxay leedahay kayd shidaal oo gaaraya 110 bilyanoo fuusto, waana dalka 6-aad ee haysta kaydka shidaalka ee ugu badan Caalamka. | 3 016 |
| 9 | WAR CUSUB: 🇮🇷 Iran ayaa ku hanjabtay inay hor istaagi doonto dhammaan duulimaadyada Bariga Dhexe, kadib markii Mareykanku ku cadaadiyay dalalka gobolka inay joojiyaan adeegyada garoomada ee diyaaradaha Iran.
Mohammad Mokhber, la-taliyaha Hoggaamiyaha Sare ee Iran, ayaa yiri:
“Duulimaadyada gobolka waa inay u furnaadaan qof walba, ama ayssn cidna u furnaan. Haddii Iiraan laga hor istaago duulimaadyada iyo adeegyada garoomada diyaaradaha, markaas ma jiri doono waddan dhaca gobolka oo heli doona fursaddaas.” | 3 183 |
| 10 | 🔴 Faqiirkii asaasay shirkad soo saarta gaari ku kacaya $3,925,000! 👇👇👇👇
https://youtu.be/JXt3AgZYNzc | 2 851 |
| 11 | ⚠️Bal arag bahdilka ku dhacay Safiirka maamulka Israel u jooga Qaramada Midoobay oo xoog looga saaray hoolka Golaha Guud, kaddib markii uu carqaladeeyay masuulkii u hadlayay Iran. | 2 683 |
| 12 | 📛Ka warran garnaqsigaan🇮🇷 Madaxweynaha Iran Masoud Pezeshkian oo sharraxay khiyaanada iyo ballan xumada Mareykanka ayaa kashifay waxa uu kula kacay Iraan:
“Markii hore, waxaan sii deynay maxaabiis Mareykan ah. Heshiisku wuxuu ahaa inay noo fasaxaan lacagteenna. Annagu dhinaceenna waan fulinnay. Waxaan sii deynay dhowr qof oo ay naga codsadeen. Lacagtu waxay oo ku xatirnayd South Korea, waxaa la filayay in ay noo soo wareejiso Qatar. Markii aan fulinnay annagu dhinaceenna, Mareykanku ma fulin heshiiska. Waan tijaabinnay, balse ma shaqeyn.
Mareykanku wuu helaa waxa uu doonayo, laakiin ma fuliyo ballanqaadkiisa. Si kale haddii loo dhigo, waxaan bixinnay wixii nalaga rabay, balse lacagteennii nalama siin.
Xitaa hadda, weli waxaa naga go’an inaan ka dhabayno ballanqaadyadeenna. Dagaal ma doonayno, laakiin haddii nala soo weeraro, hubaal waan isdifaaci doonnaa.” | 2 499 |
| 13 | Waa kuwan wadamada lagu tiriyo Muslimiinta ee fadhiyay khudbaddii Netanyahu👇
🇰🇿 Kazakhstan
🇦🇿 Azerbaijan
🇧🇭 Bahrain
🇦🇱 Albania
🇲🇦 Morocco
🇸🇳 Senegal
🇦🇪 United Arab Emirates | 2 415 |
| 14 | 😃😃😃😃 Yahuudigaan wuxuu qorayaa wadamada ka baxay hoolka markii uu khudbadda jeedinayay Netanyahu | 3 229 |
| 15 | 📛Exchange-ga Crypto ee Bitget ayaa xaqiijiyay in hackers ay ka xadeen in ka badan $350 million. Exchange-ga ayaa xaqiijiyay in baaritaannada hordhaca ah ay muujinayaan in weerarka ay u badan tahay inay ka dambeeyaan kooxo lala xiriiriyo North Korea. | 3 253 |
| 16 | Waa kuwaan waddamada hoolka u banneeyey dhiigya cabka Netanyahu
Iraq
Iran
Syria
Tuvalu
Turkmenistan
Yemen
Egypt
Panama
Senegal
Palestine
Sudan
Tunisia
Turkey
Venezuela
Antigua and Barbuda
Congo
Oman
Qatar
Saudi Arabia
Tonga
Uzbekistan
Angola
Barbados
Colombia
Comoros
Dominica
Djibouti
North Macedonia
San Marino
South Africa
Somalia
Algeria
Bangladesh
Brunei Darussalam
Brazil
Chile
Democratic Republic of the Congo
Lebanon
Liberia
Eritrea
Chad
Central African Republic
Libya
Mauritania
Jordan
Nicaragua
Madagascar
Niger
Peru
Saint Lucia
Slovenia
Afghanistan
Bahamas
Bosnia and Herzegovina
Botswana
North Korea
Eswatini
Uganda
Pakistan
Lesotho
Bolivia
Spain
Cuba
Equatorial Guinea
Iran
Kyrgyzstan
Mozambique
Myanmar
Ireland
Maldives
Indonesia
Kuwait
Namibia
Malaysia
Guyana
Kenya | 3 238 |
| 17 | ⛔️Wufuuddii Caalanka ayaa ka baxay hoolka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay markii uu hadalka bilaabay Netanyahu, sida muuqata hool cidlaa la hadalaa la yiri. | 2 878 |
| 18 | 🔥Goordhow: Madaxweynaha Iran, Masoud Pezeshkian oo ka hadlay kulanka golaha guud ee QaramadaMidoobay:
“Bambooyinka atomiga iyo hubka nukliyeerka ah waxay gacanta ugu jiraan maamulka Israel, haddana kormeerayaasha waxaa laga dalbanayaa inay yimaadaan Iran.
Israel waxay si arxan-darro ah Gaza ugu dishay in ka badan 70,000 oo qof oo aan waxba galabsan, halka Iran la duqeeyay xilli ay fadhiday miiska wada-hadallada.
Israel waxay haysataa bambooyin iyo hubka wax gumaada, xubin kama aha Heshiiska Ka-hortagga Faafitaanka Hubka Nukliyeerka ee NPT, muddadii ay jirtayna xittaa ma oggolaan hal kormeer. Si kastaba ha ahaatee, waxaa la siiyaa dhammaan taageerada iyo awoodda ay u baahan tahay si ay goorta ay doonto u duqeyn karto caasimad kasta oo ku taalla gobolka.” | 4 551 |
| 19 | 🟥 Mareykanka ayaa jug kale kala kulmay Shiinaha, oo si cad u bar bar istaagay Iiraan. 🔥 War goordhow ka soo baxay Wasaaradda arrimaha dibadda ee Shiinaha ayaa lagu sheegay inuu sii shaqeyn doono fasaxa ay diyaaradaha Iraan kaga howl galaan gudaha dalka Shiinaha.
Mareykanka ayaa maalin ka hor ku hanjabay in dal kastoo diyaaradaha Iiraan siiya adeegyada garoomada diyaaradaha laga saari doono systemka dollarka. | 4 543 |
| 20 | 👑🔥Macron oo ka hadlayay Qaramada Midoobay: “Eega waxa ka dhacaya Daanta Galbeed, halkaasoo aan maalin kasta ku aragno xadgudubyo.
Maxaa lagu marmarsiyoonayaa? Hamas weligeed kama hawlgelin Daanta Galbeed.
Waa in la ixtiraamaa xaqa sharciyeysan ee ay shacabka Falastiin u leeyihiin inay jiraan.” | 4 631 |
