Skillso
关闭频道
Ku soo dhawoow Skillso Halkan waxaad ka baran doontaa crypto iyo xirfadaha Casriga ah. Wixi caawin ah➡️: @macruuf10 For business and collaboration: Admin@skillso.so
显示更多23 347
订阅者
-1324 小时
-957 天
-1 23130 天
帖子存档
23 349
SkillSO.so IS NOW LIVE
Muddo dheer oo diyaar garow, dhisid iyo horumarin ah kadib, waxaan si rasmi ah u soo bandhigaynaa SkillSo.
SkillSo waa platform isku keenaya:
✅ Artificial Intelligence (AI)
✅ Crypto & Digital Finance
✅ Digital Skills
✅ Online Opportunities
✅ Courses, Tools & Insights
Hadafkeennu waa inaan fududeyno helitaanka aqoonta iyo fursadaha casriga ah ee dunida digital-ka.
🌐 Booqo hadda: SkillSo.so
Learn • Earn • Grow 🚀
23 349
Saacado Kadib waxan soodoneyn doona Program ka taabo Button ka sare ee "NOTIFY ME" si aad ula socoto sacadaha ka haray bandhiga program ka.
23 349
Something BIG is coming…
Waxaan diyaarintiisa soodhameynay wax aad ku wada farxi dontan.
Stay ready…
Waxbaa soo socda.
Coming Soon 🔜
23 349
Coin ka Jito (jto) ayaa kor ukac gaaraga 51% sameyay kaliya 5 ti maalin ee laso dhaafay iyada oo ay dad badan ka faaiideysteen sara kaca coin kan.
Coin kan ayaa kamid ahaa kuwo badan oo aan idinkula wadagay muuqaalkan oo aan soogaliyay youtube ka mudo laga joogo isbuucyo 👇👇
https://youtu.be/z_dc-m_wC44?si=B20HMai363rm7M26
Maka mid tahay dadki ka faaiideystay JTO
Haa ❤️
Waxba kalama harin 👍
Waxba kama ogi 💯
23 349
Dhalinyarda nagu xeran war farxad leh baan usoo wadnaa mar dhow 🎉
Hadii aad kamid tahay dadka sida gaarka ah iila socda like saar 👍
23 349
🚀 SAYLOR: “Working ₿etter.”
👀 Tani waa fariin uu inta badan isticmaalo Michael Saylor ka hor inta aysan shirkaddiisa ku dhawaaqin iibsi cusub oo Bitcoin ah.
23 349
+1
🇺🇸 Senator Cynthia Lummis ayaa tiri:
💬 “Haddii Mareykanku uusan dejin heerka caalamiga ah ee sharciyeynta hantida dijitaalka ah, dal kale ayaa sameysan doona.”maraykanku wa inu hogamiya sharciyada crypto
23 349
📉 Dulmarka Suuqa
28/05/2026
🚨Bitcoin ayaa hoos uga dhacday $73,000 kadib duqeymaha Mareykanka ee Iran, taasoo keentay cabsi xooggan iyo iib ballaaran oo ku dhacay suuqa crypto iyo suuqyada kale ee risk assets.
Bitcoin: $72,744 (-3.84%)
Ethereum: $1,973 (-4.97%)
Market Cap: $2.55T
BTC Dominance: 57.3%
Fear & Greed Index: 22 (Extreme Fear)
Altcoin Index: 34/100
💥 24-kii saac ee la soo dhaafay:
Ku dhowaad $1 bilyan oo leveraged positions ah ayaa la liquidate gareeyay. suuqa😳
23 349
📉 DulmarkaSuuqa
27/05/2026
Bitcoin ayaa hoos udhac ku yimid $75,724 inkastoo stock markets-ka caalamka ay gaareen all-time highs cusub. Tani waxay sii muujineysaa kala duwanaanshaha u dhexeeya crypto iyo traditional markets, iyadoo spot BTC ETF outflows-ku sii kordhayaan.
Bitcoin: $75,724 (-1.49%)
Ethereum: $2,077 (-1.04%)
Market Cap: $2.63T
BTC Dominance: 57.7%
Fear & Greed Index: 25 (Extreme Fear)
Altcoin Index: 37/100
23 349
🚨Coin ka Bitcoin ayaa hadda galay kaalinta 13-aad ee hantida ugu qiimaha badan dunida marka la eego market cap-ka.
Inkastoo BTC uu weli yahay mid ka mid ah assets-ka ugu waaweyn caalamka, isbeddelkan wuxuu muujinayaa sida ay suuqyadu si degdeg ah isugu beddeli karaan marka cadaadiska dhaqaale iyo dareenka maalgashadayaashu isbeddelaan.
Maxay kula tahay?
Bitcoin ma kusoo laaban doonaa Top 5-ka sanadkan? 👍❤️
23 349
🌙 Eid Mubarak ✨
Ciid wanaagsan dhammaan ardaydeena, asxaabteena iyo bulshada nala socota. dhamaan
Ilaahay ha idinka aqbalo acmaasha wanaagsan, hana idinku manneeyo farxad, caafimaad iyo guulo badan. 🤍🌙✨
𝐒𝐤𝐢𝐥𝐥𝐬𝐨
23 349
📈 Dulmarka Suuqa
25/05/2026
Bitcoin ayaa dib ugu soo labatay qiimaha $77,356 dhammaadka isbuucan kadib markii Donald Trump sheegay in heshiiska US–Iran “intiisa badan la dhammeeyay,” taasoo kor u qaaday rajada suuqa iyo degganaanshaha geopolitical tensions-ka.
Bitcoin: $77,356 (+0.68%)
Ethereum: $2,107 (-0.73%)
Market Cap: $2.66T
BTC Dominance: 58.3%
Fear & Greed Index: 30 (Fear)
Altcoin Index: 38/100
23 349
Suuqa cryptocurrency maanta oo kale waxa loo yaqaana Bitcoin Pizza Day
2010 ki 16 sano kahor Ninkan oo loo yaqaano Laszlo Hanyecz ayaa ku iibsaday 10k Bitcoin 2 xabo oo pizza ah oo udhiganta $774M Hada.
Sidee kula tahay sheekadan 😁
23 349
📈 Dulmarka Suuqa
21/05/2026
Bitcoin ayaa sara ukac ku yimid $77,815 kadib markii qiimaha oil-ka uu yara degay, taasoo caawisay in market sentiment-ku xasiloobo. Sidoo kale, outflows-ka spot BTC ETFs ayaa gaabis noqday ilaa heerkii ugu hooseeyay tan iyo May 18.
Bitcoin: $77,815 (+0.66%)
Ethereum: $2,134 (+0.30%)
Market Cap: $2.59T
BTC Dominance: 58.3%
Fear & Greed Index: 29 (Fear)
Altcoin Index: 36/100
23 349
Crypto waa meesha kaliya ee:
Isniinta aad broke tahay
Dadka u maleeyaan inaad wareersan tahay
Laakiin Jimcaha aad noloshaada dhan bedeli karto.
Suuqan dadka sabra ayuu abaalmariyaa. 🚀
现已上线!2025 年 Telegram 研究 — 年度关键洞察 
