Skillso
Ku soo dhawoow Skillso Halkan waxaad ka baran doontaa crypto iyo xirfadaha Casriga ah. Wixi caawin ah➡️: @macruuf10 For business and collaboration: Admin@skillso.so
Ko'proq ko'rsatish📈 Telegram kanali Skillso analitikasi
Skillso Somali til segmentidagi kanali faol ishtirokchi. Hozirda hamjamiyat 23 336 obunachidan iborat bo'lib, Iqtisodiyot & Moliya toifasida 5 426-o'rinni va Somali mintaqasida 409-o'rinni egallagan.
📊 Auditoriya ko‘rsatkichlari va dinamika
невідомо sanasidan buyon loyiha tez o‘sib, 23 336 obunachiga ega bo‘ldi.
04 Iyun, 2026 dagi oxirgi ma’lumotlarga ko‘ra kanal barqaror faollikka ega. Oxirgi 30 kunda obunachilar soni -1 196 ga, so‘nggi 24 soatda esa -11 ga o‘zgardi va umumiy qamrov yuqori darajada qolmoqda.
- Tasdiqlash holati: Tasdiqlanmagan
- Jalb etish (ER): Auditoriya o‘rtacha 12.03% darajada jalb etiladi. Nashrdan keyingi dastlabki 24 soatda kontent odatda umumiy obunachilar sonining 3.02% ini tashkil etuvchi reaksiyalarni to‘playdi.
- Post qamrovi: Har bir post o‘rtacha 2 807 marta ko‘riladi; birinchi sutkada odatda 705 ta ko‘rish yig‘iladi.
- Reaksiyalar va o‘zaro ta’sir: Auditoriya faol: har bir postga o‘rtacha 46 ta reaksiya keladi.
📝 Tavsif va kontent siyosati
Muallif resursni shaxsiy fikrni ifoda etish maydoni sifatida ta’riflaydi:
“Ku soo dhawoow Skillso
Halkan waxaad ka baran doontaa crypto iyo xirfadaha Casriga ah.
Wixi caawin ah➡️: @macruuf10
For business and collaboration:
Admin@skillso.so”
Yuqori yangilanish chastotasi (oxirgi ma’lumot 05 Iyun, 2026 da olingan) sababli kanal doimo dolzarb va katta qamrovli bo‘lib qoladi. Analitika auditoriya kontent bilan faol hamkorlik qilishini, uni Iqtisodiyot & Moliya toifasidagi muhim ta’sir nuqtasiga aylantirishini ko‘rsatadi.
Ma'lumot yuklanmoqda...
| Sana | Obunachilarni jalb qilish | Esdaliklar | Kanallar | |
| 05 Iyun | 0 | |||
| 04 Iyun | 0 | |||
| 03 Iyun | 0 | |||
| 02 Iyun | 0 | |||
| 01 Iyun | 0 |
| 2 | Ovozli xabar | 647 |
| 3 | Si aad si Sahlan oo Free Ah Ugu Hesho Program keena Crypto Currency booqo skillso.so/login kadibna dooro buttton ka hoose ee Continue With Google ➡️ | 777 |
| 4 | si aad si Sahlan oo Free Ah Ugu Hesho Program keena booqo skillso.so/login kadibna dooro buttton ka hoose ee Continue With google | 1 |
| 5 | https://youtu.be/5IwuMNEm0R4?si=L_UF_0XBqyCRyFWT | 900 |
| 6 | SkillSO.so IS NOW LIVE
Muddo dheer oo diyaar garow, dhisid iyo horumarin ah kadib, waxaan si rasmi ah u soo bandhigaynaa SkillSo.
SkillSo waa platform isku keenaya:
✅ Artificial Intelligence (AI)
✅ Crypto & Digital Finance
✅ Digital Skills
✅ Online Opportunities
✅ Courses, Tools & Insights
Hadafkeennu waa inaan fududeyno helitaanka aqoonta iyo fursadaha casriga ah ee dunida digital-ka.
🌐 Booqo hadda: SkillSo.so
Learn • Earn • Grow 🚀 | 959 |
| 7 | Saacado Kadib waxan soodoneyn doona Program ka taabo Button ka sare ee "NOTIFY ME" si aad ula socoto sacadaha ka haray bandhiga program ka. | 980 |
| 8 | Something BIG is coming…
Waxaan diyaarintiisa soodhameynay wax aad ku wada farxi dontan.
Stay ready…
Waxbaa soo socda.
Coming Soon 🔜 | 1 092 |
| 9 | Coin ka Jito (jto) ayaa kor ukac gaaraga 51% sameyay kaliya 5 ti maalin ee laso dhaafay iyada oo ay dad badan ka faaiideysteen sara kaca coin kan.
Coin kan ayaa kamid ahaa kuwo badan oo aan idinkula wadagay muuqaalkan oo aan soogaliyay youtube ka mudo laga joogo isbuucyo 👇👇
https://youtu.be/z_dc-m_wC44?si=B20HMai363rm7M26
Maka mid tahay dadki ka faaiideystay JTO
Haa ❤️
Waxba kalama harin 👍
Waxba kama ogi 💯 | 1 150 |
| 10 | We are coming soon 🔥 | 1 077 |
| 11 | Dhalinyarda nagu xeran war farxad leh baan usoo wadnaa mar dhow 🎉
Hadii aad kamid tahay dadka sida gaarka ah iila socda like saar 👍 | 1 335 |
| 12 | Maxad fileysaa in aan soowadno? | 1 383 |
| 13 | Maxad fileysaa in aynu soowadno? | 1 |
| 14 | 🚀 SAYLOR: “Working ₿etter.”
👀 Tani waa fariin uu inta badan isticmaalo Michael Saylor ka hor inta aysan shirkaddiisa ku dhawaaqin iibsi cusub oo Bitcoin ah. | 1 479 |
| 15 | 🇺🇸 Senator Cynthia Lummis ayaa tiri:
💬 “Haddii Mareykanku uusan dejin heerka caalamiga ah ee sharciyeynta hantida dijitaalka ah, dal kale ayaa sameysan doona.”maraykanku wa inu hogamiya sharciyada crypto | 1 |
| 16 | 📉 Dulmarka Suuqa
28/05/2026
🚨Bitcoin ayaa hoos uga dhacday $73,000 kadib duqeymaha Mareykanka ee Iran, taasoo keentay cabsi xooggan iyo iib ballaaran oo ku dhacay suuqa crypto iyo suuqyada kale ee risk assets.
Bitcoin: $72,744 (-3.84%)
Ethereum: $1,973 (-4.97%)
Market Cap: $2.55T
BTC Dominance: 57.3%
Fear & Greed Index: 22 (Extreme Fear)
Altcoin Index: 34/100
💥 24-kii saac ee la soo dhaafay:
Ku dhowaad $1 bilyan oo leveraged positions ah ayaa la liquidate gareeyay. suuqa😳 | 116 |
| 17 | 📉 DulmarkaSuuqa
27/05/2026
Bitcoin ayaa hoos udhac ku yimid $75,724 inkastoo stock markets-ka caalamka ay gaareen all-time highs cusub. Tani waxay sii muujineysaa kala duwanaanshaha u dhexeeya crypto iyo traditional markets, iyadoo spot BTC ETF outflows-ku sii kordhayaan.
Bitcoin: $75,724 (-1.49%)
Ethereum: $2,077 (-1.04%)
Market Cap: $2.63T
BTC Dominance: 57.7%
Fear & Greed Index: 25 (Extreme Fear)
Altcoin Index: 37/100 | 159 |
| 18 | something is coming dhalinyar malmahan iskama maqni waxban ku maqanahay 👍 | 1 749 |
| 19 | 🚨Coin ka Bitcoin ayaa hadda galay kaalinta 13-aad ee hantida ugu qiimaha badan dunida marka la eego market cap-ka.
Inkastoo BTC uu weli yahay mid ka mid ah assets-ka ugu waaweyn caalamka, isbeddelkan wuxuu muujinayaa sida ay suuqyadu si degdeg ah isugu beddeli karaan marka cadaadiska dhaqaale iyo dareenka maalgashadayaashu isbeddelaan.
Maxay kula tahay?
Bitcoin ma kusoo laaban doonaa Top 5-ka sanadkan? 👍❤️ | 2 127 |
| 20 | 🌙 Eid Mubarak ✨
Ciid wanaagsan dhammaan ardaydeena, asxaabteena iyo bulshada nala socota. dhamaan
Ilaahay ha idinka aqbalo acmaasha wanaagsan, hana idinku manneeyo farxad, caafimaad iyo guulo badan. 🤍🌙✨
𝐒𝐤𝐢𝐥𝐥𝐬𝐨 | 2 257 |
Endi mavjud! Telegram Tadqiqoti 2025 — yilning asosiy insaytlari 
