Skillso
قناة بسيطة
Ku soo dhawoow Skillso Halkan waxaad ka baran doontaa crypto iyo xirfadaha Casriga ah. Wixi caawin ah➡️: @macruuf10 For business and collaboration: Admin@skillso.so
إظهار المزيد23 347
المشتركون
-1324 ساعات
-957 أيام
-1 23130 أيام
أرشيف المشاركات
23 342
Si aad si Sahlan oo Free Ah Ugu Hesho Program keena Crypto Currency booqo skillso.so/login kadibna dooro buttton ka hoose ee Continue With Google ➡️
23 342
si aad si Sahlan oo Free Ah Ugu Hesho Program keena booqo skillso.so/login kadibna dooro buttton ka hoose ee Continue With google
23 342
SkillSO.so IS NOW LIVE
Muddo dheer oo diyaar garow, dhisid iyo horumarin ah kadib, waxaan si rasmi ah u soo bandhigaynaa SkillSo.
SkillSo waa platform isku keenaya:
✅ Artificial Intelligence (AI)
✅ Crypto & Digital Finance
✅ Digital Skills
✅ Online Opportunities
✅ Courses, Tools & Insights
Hadafkeennu waa inaan fududeyno helitaanka aqoonta iyo fursadaha casriga ah ee dunida digital-ka.
🌐 Booqo hadda: SkillSo.so
Learn • Earn • Grow 🚀
23 342
Saacado Kadib waxan soodoneyn doona Program ka taabo Button ka sare ee "NOTIFY ME" si aad ula socoto sacadaha ka haray bandhiga program ka.
23 342
Something BIG is coming…
Waxaan diyaarintiisa soodhameynay wax aad ku wada farxi dontan.
Stay ready…
Waxbaa soo socda.
Coming Soon 🔜
23 342
Coin ka Jito (jto) ayaa kor ukac gaaraga 51% sameyay kaliya 5 ti maalin ee laso dhaafay iyada oo ay dad badan ka faaiideysteen sara kaca coin kan.
Coin kan ayaa kamid ahaa kuwo badan oo aan idinkula wadagay muuqaalkan oo aan soogaliyay youtube ka mudo laga joogo isbuucyo 👇👇
https://youtu.be/z_dc-m_wC44?si=B20HMai363rm7M26
Maka mid tahay dadki ka faaiideystay JTO
Haa ❤️
Waxba kalama harin 👍
Waxba kama ogi 💯
23 342
Dhalinyarda nagu xeran war farxad leh baan usoo wadnaa mar dhow 🎉
Hadii aad kamid tahay dadka sida gaarka ah iila socda like saar 👍
23 342
🚀 SAYLOR: “Working ₿etter.”
👀 Tani waa fariin uu inta badan isticmaalo Michael Saylor ka hor inta aysan shirkaddiisa ku dhawaaqin iibsi cusub oo Bitcoin ah.
23 342
+1
🇺🇸 Senator Cynthia Lummis ayaa tiri:
💬 “Haddii Mareykanku uusan dejin heerka caalamiga ah ee sharciyeynta hantida dijitaalka ah, dal kale ayaa sameysan doona.”maraykanku wa inu hogamiya sharciyada crypto
23 342
📉 Dulmarka Suuqa
28/05/2026
🚨Bitcoin ayaa hoos uga dhacday $73,000 kadib duqeymaha Mareykanka ee Iran, taasoo keentay cabsi xooggan iyo iib ballaaran oo ku dhacay suuqa crypto iyo suuqyada kale ee risk assets.
Bitcoin: $72,744 (-3.84%)
Ethereum: $1,973 (-4.97%)
Market Cap: $2.55T
BTC Dominance: 57.3%
Fear & Greed Index: 22 (Extreme Fear)
Altcoin Index: 34/100
💥 24-kii saac ee la soo dhaafay:
Ku dhowaad $1 bilyan oo leveraged positions ah ayaa la liquidate gareeyay. suuqa😳
23 342
📉 DulmarkaSuuqa
27/05/2026
Bitcoin ayaa hoos udhac ku yimid $75,724 inkastoo stock markets-ka caalamka ay gaareen all-time highs cusub. Tani waxay sii muujineysaa kala duwanaanshaha u dhexeeya crypto iyo traditional markets, iyadoo spot BTC ETF outflows-ku sii kordhayaan.
Bitcoin: $75,724 (-1.49%)
Ethereum: $2,077 (-1.04%)
Market Cap: $2.63T
BTC Dominance: 57.7%
Fear & Greed Index: 25 (Extreme Fear)
Altcoin Index: 37/100
23 342
🚨Coin ka Bitcoin ayaa hadda galay kaalinta 13-aad ee hantida ugu qiimaha badan dunida marka la eego market cap-ka.
Inkastoo BTC uu weli yahay mid ka mid ah assets-ka ugu waaweyn caalamka, isbeddelkan wuxuu muujinayaa sida ay suuqyadu si degdeg ah isugu beddeli karaan marka cadaadiska dhaqaale iyo dareenka maalgashadayaashu isbeddelaan.
Maxay kula tahay?
Bitcoin ma kusoo laaban doonaa Top 5-ka sanadkan? 👍❤️
23 342
🌙 Eid Mubarak ✨
Ciid wanaagsan dhammaan ardaydeena, asxaabteena iyo bulshada nala socota. dhamaan
Ilaahay ha idinka aqbalo acmaasha wanaagsan, hana idinku manneeyo farxad, caafimaad iyo guulo badan. 🤍🌙✨
𝐒𝐤𝐢𝐥𝐥𝐬𝐨
متاح الآن! بحث تيليغرام 2025 — أهم رؤى العام 
