Skillso
Ku soo dhawoow Skillso Halkan waxaad ka baran doontaa crypto iyo xirfadaha Casriga ah. Wixi caawin ah➡️: @macruuf10 For business and collaboration: Admin@skillso.so
Больше📈 Аналитический обзор Telegram-канала Skillso
Канал Skillso языкового сегмента Сомалийский является активным участником. Сейчас сообщество объединяет 23 336 подписчиков, занимая 5 429 место в категории Экономика и финансы и 409 место в регионе Сомали.
📊 Показатели аудитории и динамика
С момента создания невідомо проект демонстрирует стремительный рост, собрав аудиторию из 23 336 подписчиков.
Согласно последним данным от 03 июня, 2026, канал показывает стабильную активность. За последние 30 дней изменение числа участников составило -1 231, а за последние 24 часа — -13, при этом общий охват остаётся высоким.
- Статус верификации: Не верифицирован
- Уровень вовлечённости (ER): Средний показатель вовлечённости аудитории составляет 12.20%. В первые 24 часа после публикации контент обычно набирает 2.88% реакций от общего числа подписчиков.
- Охват публикаций: В среднем каждый пост получает 2 848 просмотров. В течение первых суток публикация набирает 672 просмотров.
- Реакции и взаимодействия: Аудитория активно поддерживает контент: среднее количество реакций на один пост — 42.
📝 Описание и контентная политика
Автор описывает ресурс как площадку для выражения субъективного мнения:
“Ku soo dhawoow Skillso
Halkan waxaad ka baran doontaa crypto iyo xirfadaha Casriga ah.
Wixi caawin ah➡️: @macruuf10
For business and collaboration:
Admin@skillso.so”
Благодаря высокой частоте обновлений (последние данные получены 04 июня, 2026) канал поддерживает актуальность и высокий уровень охвата публикаций. Аналитика показывает, что аудитория активно взаимодействует с контентом, что делает его важной точкой влияния в категории Экономика и финансы.
Загрузка данных...
| Дата | Привлечение подписчиков | Упоминания | Каналы | |
| 04 июня | 0 | |||
| 03 июня | 0 | |||
| 02 июня | 0 | |||
| 01 июня | 0 |
| 2 | Голосовое сообщение | 469 |
| 3 | Si aad si Sahlan oo Free Ah Ugu Hesho Program keena Crypto Currency booqo skillso.so/login kadibna dooro buttton ka hoose ee Continue With Google ➡️ | 622 |
| 4 | si aad si Sahlan oo Free Ah Ugu Hesho Program keena booqo skillso.so/login kadibna dooro buttton ka hoose ee Continue With google | 1 |
| 5 | https://youtu.be/5IwuMNEm0R4?si=L_UF_0XBqyCRyFWT | 816 |
| 6 | SkillSO.so IS NOW LIVE
Muddo dheer oo diyaar garow, dhisid iyo horumarin ah kadib, waxaan si rasmi ah u soo bandhigaynaa SkillSo.
SkillSo waa platform isku keenaya:
✅ Artificial Intelligence (AI)
✅ Crypto & Digital Finance
✅ Digital Skills
✅ Online Opportunities
✅ Courses, Tools & Insights
Hadafkeennu waa inaan fududeyno helitaanka aqoonta iyo fursadaha casriga ah ee dunida digital-ka.
🌐 Booqo hadda: SkillSo.so
Learn • Earn • Grow 🚀 | 867 |
| 7 | Saacado Kadib waxan soodoneyn doona Program ka taabo Button ka sare ee "NOTIFY ME" si aad ula socoto sacadaha ka haray bandhiga program ka. | 926 |
| 8 | Something BIG is coming…
Waxaan diyaarintiisa soodhameynay wax aad ku wada farxi dontan.
Stay ready…
Waxbaa soo socda.
Coming Soon 🔜 | 1 068 |
| 9 | Coin ka Jito (jto) ayaa kor ukac gaaraga 51% sameyay kaliya 5 ti maalin ee laso dhaafay iyada oo ay dad badan ka faaiideysteen sara kaca coin kan.
Coin kan ayaa kamid ahaa kuwo badan oo aan idinkula wadagay muuqaalkan oo aan soogaliyay youtube ka mudo laga joogo isbuucyo 👇👇
https://youtu.be/z_dc-m_wC44?si=B20HMai363rm7M26
Maka mid tahay dadki ka faaiideystay JTO
Haa ❤️
Waxba kalama harin 👍
Waxba kama ogi 💯 | 1 128 |
| 10 | We are coming soon 🔥 | 1 057 |
| 11 | Dhalinyarda nagu xeran war farxad leh baan usoo wadnaa mar dhow 🎉
Hadii aad kamid tahay dadka sida gaarka ah iila socda like saar 👍 | 1 261 |
| 12 | Maxad fileysaa in aan soowadno? | 1 307 |
| 13 | Maxad fileysaa in aynu soowadno? | 1 |
| 14 | 🚀 SAYLOR: “Working ₿etter.”
👀 Tani waa fariin uu inta badan isticmaalo Michael Saylor ka hor inta aysan shirkaddiisa ku dhawaaqin iibsi cusub oo Bitcoin ah. | 1 434 |
| 15 | 🇺🇸 Senator Cynthia Lummis ayaa tiri:
💬 “Haddii Mareykanku uusan dejin heerka caalamiga ah ee sharciyeynta hantida dijitaalka ah, dal kale ayaa sameysan doona.”maraykanku wa inu hogamiya sharciyada crypto | 1 |
| 16 | 📉 Dulmarka Suuqa
28/05/2026
🚨Bitcoin ayaa hoos uga dhacday $73,000 kadib duqeymaha Mareykanka ee Iran, taasoo keentay cabsi xooggan iyo iib ballaaran oo ku dhacay suuqa crypto iyo suuqyada kale ee risk assets.
Bitcoin: $72,744 (-3.84%)
Ethereum: $1,973 (-4.97%)
Market Cap: $2.55T
BTC Dominance: 57.3%
Fear & Greed Index: 22 (Extreme Fear)
Altcoin Index: 34/100
💥 24-kii saac ee la soo dhaafay:
Ku dhowaad $1 bilyan oo leveraged positions ah ayaa la liquidate gareeyay. suuqa😳 | 116 |
| 17 | 📉 DulmarkaSuuqa
27/05/2026
Bitcoin ayaa hoos udhac ku yimid $75,724 inkastoo stock markets-ka caalamka ay gaareen all-time highs cusub. Tani waxay sii muujineysaa kala duwanaanshaha u dhexeeya crypto iyo traditional markets, iyadoo spot BTC ETF outflows-ku sii kordhayaan.
Bitcoin: $75,724 (-1.49%)
Ethereum: $2,077 (-1.04%)
Market Cap: $2.63T
BTC Dominance: 57.7%
Fear & Greed Index: 25 (Extreme Fear)
Altcoin Index: 37/100 | 159 |
| 18 | something is coming dhalinyar malmahan iskama maqni waxban ku maqanahay 👍 | 1 706 |
| 19 | 🚨Coin ka Bitcoin ayaa hadda galay kaalinta 13-aad ee hantida ugu qiimaha badan dunida marka la eego market cap-ka.
Inkastoo BTC uu weli yahay mid ka mid ah assets-ka ugu waaweyn caalamka, isbeddelkan wuxuu muujinayaa sida ay suuqyadu si degdeg ah isugu beddeli karaan marka cadaadiska dhaqaale iyo dareenka maalgashadayaashu isbeddelaan.
Maxay kula tahay?
Bitcoin ma kusoo laaban doonaa Top 5-ka sanadkan? 👍❤️ | 2 090 |
| 20 | 🌙 Eid Mubarak ✨
Ciid wanaagsan dhammaan ardaydeena, asxaabteena iyo bulshada nala socota. dhamaan
Ilaahay ha idinka aqbalo acmaasha wanaagsan, hana idinku manneeyo farxad, caafimaad iyo guulo badan. 🤍🌙✨
𝐒𝐤𝐢𝐥𝐥𝐬𝐨 | 2 126 |
Уже доступно! Исследование Telegram 2025 — ключевые инсайты года 
