uk
Feedback
Skillso

Skillso

Закритий канал

Ku soo dhawoow Skillso Halkan waxaad ka baran doontaa crypto iyo xirfadaha Casriga ah. Wixi caawin ah➡️: @macruuf10 For business and collaboration: Admin@skillso.so

Показати більше

📈 Аналітичний огляд Telegram-каналу Skillso

Канал Skillso у мовному сегменті Сомалійська є активним учасником. На даний момент спільнота об'єднує 23 336 підписників, посідаючи 5 429 місце в категорії Економіка та фінанси та 409 місце у регіоні Сомалі.

📊 Показники аудиторії та динаміка

З моменту свого створення невідомо, проект продемонстрував стрімке зростання, зібравши аудиторію у 23 336 підписників.

За останніми даними від 03 червня, 2026, канал демонструє стабільну активність. Хоча за останні 30 днів спостерігається зміна кількості учасників на -1 231, а за останні 24 години на -13, загальне охоплення залишається високим.

  • Статус верифікації: Не верифікований
  • Рівень залученості (ER): Середній показник залученості аудиторії становить 12.20%. Протягом перших 24 годин після публікації контент зазвичай збирає 2.88% реакцій від загальної кількості підписників.
  • Охоплення публікацій: В середньому кожен допис отримує 2 848 переглядів. Протягом першої доби публікація в середньому набирає 672 переглядів.
  • Реакції та взаємодія: Аудиторія активно підтримує контент: середня кількість реакцій на один пост – 42.

📝 Опис та контентна політика

Автор описує ресурс як майданчик для висловлення суб'єктивної думки:
Ku soo dhawoow Skillso Halkan waxaad ka baran doontaa crypto iyo xirfadaha Casriga ah. Wixi caawin ah➡️: @macruuf10 For business and collaboration: Admin@skillso.so

Завдяки високій частоті оновлень (останні дані отримано 04 червня, 2026), канал підтримує актуальність та високий рівень охоплення публікацій. Аналітика показує, що аудиторія активно взаємодіє з контентом, що робить його важливою точкою впливу в категорії Економіка та фінанси.

23 336
Підписники
-1324 години
-957 днів
-1 23130 день

Триває завантаження даних...

Схожі канали
Немає даних
Виникли проблеми? Будь ласка, оновіть сторінку або зверніться до нашого support-менеджера.
Хмара тегів
Немає даних
Виникли проблеми? Будь ласка, оновіть сторінку або зверніться до нашого support-менеджера.
Вхідні та вихідні згадування
---
---
---
---
---
---
Залучення підписників
червень '26
червень '260
в 0 каналах
травень '26
+6
в 1 каналах
Get PRO
квітень '26
+15
в 0 каналах
Get PRO
березень '26
+5 618
в 135 каналах
Get PRO
лютий '26
+36
в 1 каналах
Get PRO
січень '26
+922
в 0 каналах
Get PRO
грудень '25
+711
в 0 каналах
Get PRO
листопад '25
+400
в 0 каналах
Get PRO
жовтень '25
+2 156
в 1 каналах
Get PRO
вересень '25
+4 189
в 0 каналах
Get PRO
серпень '25
+191
в 0 каналах
Get PRO
липень '25
+524
в 0 каналах
Get PRO
червень '25
+208
в 0 каналах
Get PRO
травень '25
+1 203
в 0 каналах
Get PRO
квітень '25
+331
в 0 каналах
Get PRO
березень '25
+10 727
в 0 каналах
Get PRO
лютий '250
в 1 каналах
Get PRO
січень '25
+5
в 2 каналах
Дата
Залучення підписників
Згадування
Канали
04 червня0
03 червня0
02 червня0
01 червня0
Дописи каналу
Wixi suaal ama caawin ah waxad igala soo hadli kartaan 👉 T.me/macruuf10

2
Голосове повідомлення
469
3
Si aad si Sahlan oo Free Ah Ugu Hesho Program keena Crypto Currency booqo skillso.so/login kadibna dooro buttton ka hoose ee
Si aad si Sahlan oo Free Ah Ugu Hesho Program keena Crypto Currency booqo skillso.so/login kadibna dooro buttton ka hoose ee Continue With Google ➡️
622
4
si aad si Sahlan oo Free Ah Ugu Hesho Program keena booqo skillso.so/login kadibna dooro buttton ka hoose ee Continue With go
si aad si Sahlan oo Free Ah Ugu Hesho Program keena booqo skillso.so/login kadibna dooro buttton ka hoose ee Continue With google
1
5
https://youtu.be/5IwuMNEm0R4?si=L_UF_0XBqyCRyFWT
816
6
SkillSO.so IS NOW LIVE Muddo dheer oo diyaar garow, dhisid iyo horumarin ah kadib, waxaan si rasmi ah u soo bandhigaynaa Skil
SkillSO.so IS NOW LIVE Muddo dheer oo diyaar garow, dhisid iyo horumarin ah kadib, waxaan si rasmi ah u soo bandhigaynaa SkillSo. SkillSo waa platform isku keenaya: ✅ Artificial Intelligence (AI) ✅ Crypto & Digital Finance ✅ Digital Skills ✅ Online Opportunities ✅ Courses, Tools & Insights Hadafkeennu waa inaan fududeyno helitaanka aqoonta iyo fursadaha casriga ah ee dunida digital-ka. 🌐 Booqo hadda: SkillSo.so Learn • Earn • Grow 🚀
867
7
Saacado Kadib waxan soodoneyn doona Program ka taabo Button ka sare ee "NOTIFY ME" si aad ula socoto sacadaha ka haray bandhiga program ka.
926
8
Something BIG is coming… Waxaan diyaarintiisa soodhameynay wax aad ku wada farxi dontan. Stay ready… Waxbaa soo socda. Coming
Something BIG is coming… Waxaan diyaarintiisa soodhameynay wax aad ku wada farxi dontan. Stay ready… Waxbaa soo socda. Coming Soon 🔜
1 068
9
Coin ka Jito (jto) ayaa kor ukac gaaraga 51% sameyay kaliya 5 ti maalin ee laso dhaafay iyada oo ay dad badan ka faaiideystee
Coin ka Jito (jto) ayaa kor ukac gaaraga 51% sameyay kaliya 5 ti maalin ee laso dhaafay iyada oo ay dad badan ka faaiideysteen sara kaca coin kan. Coin kan ayaa kamid ahaa kuwo badan oo aan idinkula wadagay muuqaalkan oo aan soogaliyay youtube ka mudo laga joogo isbuucyo 👇👇 https://youtu.be/z_dc-m_wC44?si=B20HMai363rm7M26 Maka mid tahay dadki ka faaiideystay JTO Haa ❤️ Waxba kalama harin 👍 Waxba kama ogi 💯
1 128
10
We are coming soon 🔥
1 057
11
Dhalinyarda nagu xeran war farxad leh baan usoo wadnaa mar dhow 🎉 Hadii aad kamid tahay dadka sida gaarka ah iila socda like saar 👍
1 261
12
Maxad fileysaa in aan soowadno?
1 307
13
Maxad fileysaa in aynu soowadno?
1
14
🚀 SAYLOR: “Working ₿etter.” 👀 Tani waa fariin uu inta badan isticmaalo Michael Saylor ka hor inta aysan shirkaddiisa ku dha
🚀 SAYLOR: “Working ₿etter.” 👀 Tani waa fariin uu inta badan isticmaalo Michael Saylor ka hor inta aysan shirkaddiisa ku dhawaaqin iibsi cusub oo Bitcoin ah.
1 434
15
🇺🇸 Senator Cynthia Lummis ayaa tiri: 💬 “Haddii Mareykanku uusan dejin heerka caalamiga ah ee sharciyeynta hantida dijitaal+1
🇺🇸 Senator Cynthia Lummis ayaa tiri: 💬 “Haddii Mareykanku uusan dejin heerka caalamiga ah ee sharciyeynta hantida dijitaalka ah, dal kale ayaa sameysan doona.”maraykanku wa inu hogamiya sharciyada crypto
1
16
📉 Dulmarka Suuqa 28/05/2026 🚨Bitcoin ayaa hoos uga dhacday $73,000 kadib duqeymaha Mareykanka ee Iran, taasoo keentay cabsi
📉 Dulmarka Suuqa 28/05/2026 🚨Bitcoin ayaa hoos uga dhacday $73,000 kadib duqeymaha Mareykanka ee Iran, taasoo keentay cabsi xooggan iyo iib ballaaran oo ku dhacay suuqa crypto iyo suuqyada kale ee risk assets. Bitcoin: $72,744 (-3.84%) Ethereum: $1,973 (-4.97%) Market Cap: $2.55T BTC Dominance: 57.3% Fear & Greed Index: 22 (Extreme Fear) Altcoin Index: 34/100 💥 24-kii saac ee la soo dhaafay: Ku dhowaad $1 bilyan oo leveraged positions ah ayaa la liquidate gareeyay. suuqa😳
116
17
📉 DulmarkaSuuqa 27/05/2026 Bitcoin ayaa hoos udhac ku yimid $75,724 inkastoo stock markets-ka caalamka ay gaareen all-time h
📉 DulmarkaSuuqa 27/05/2026 Bitcoin ayaa hoos udhac ku yimid $75,724 inkastoo stock markets-ka caalamka ay gaareen all-time highs cusub. Tani waxay sii muujineysaa kala duwanaanshaha u dhexeeya crypto iyo traditional markets, iyadoo spot BTC ETF outflows-ku sii kordhayaan. Bitcoin: $75,724 (-1.49%) Ethereum: $2,077 (-1.04%) Market Cap: $2.63T BTC Dominance: 57.7% Fear & Greed Index: 25 (Extreme Fear) Altcoin Index: 37/100
159
18
something is coming dhalinyar malmahan iskama maqni waxban ku maqanahay 👍
1 706
19
🚨Coin ka Bitcoin ayaa hadda galay kaalinta 13-aad ee hantida ugu qiimaha badan dunida marka la eego market cap-ka. Inkastoo
🚨Coin ka Bitcoin ayaa hadda galay kaalinta 13-aad ee hantida ugu qiimaha badan dunida marka la eego market cap-ka. Inkastoo BTC uu weli yahay mid ka mid ah assets-ka ugu waaweyn caalamka, isbeddelkan wuxuu muujinayaa sida ay suuqyadu si degdeg ah isugu beddeli karaan marka cadaadiska dhaqaale iyo dareenka maalgashadayaashu isbeddelaan. Maxay kula tahay? Bitcoin ma kusoo laaban doonaa Top 5-ka sanadkan? 👍❤️
2 090
20
🌙 Eid Mubarak ✨ Ciid wanaagsan dhammaan ardaydeena, asxaabteena iyo bulshada nala socota. dhamaan Ilaahay ha idinka aqbalo a
🌙 Eid Mubarak ✨ Ciid wanaagsan dhammaan ardaydeena, asxaabteena iyo bulshada nala socota. dhamaan Ilaahay ha idinka aqbalo acmaasha wanaagsan, hana idinku manneeyo farxad, caafimaad iyo guulo badan. 🤍🌙✨ 𝐒𝐤𝐢𝐥𝐥𝐬𝐨
2 126