Skillso
Ku soo dhawoow Skillso Halkan waxaad ka baran doontaa crypto iyo xirfadaha Casriga ah. Wixi caawin ahβ‘οΈ: @macruuf10 For business and collaboration: Admin@skillso.so
Show moreπ Analytical overview of Telegram channel Skillso
Channel Skillso in the Somali language segment is an active participant. Currently, the community unites 23 336 subscribers, ranking 5 429 in the Economy & Finance category and 409 in the Somalia region.
π Audience metrics and dynamics
Since its creation on Π½Π΅Π²ΡΠ΄ΠΎΠΌΠΎ, the project has demonstrated rapid growth, gathering an audience of 23 336 subscribers.
According to the latest data from 03 June, 2026, the channel demonstrates stable activity. Although there has been a change in the number of participants by -1 231 over the last 30 days and by -13 over the last 24 hours, overall reach remains high.
- Verification status: Not verified
- Engagement rate (ER): The average audience engagement rate is 12.20%. Within the first 24 hours after publication, content typically collects 2.88% reactions from the total number of subscribers.
- Post reach: On average, each post receives 2 848 views. Within the first day, a publication typically gains 672 views.
- Reactions and interaction: The audience actively supports content: the average number of reactions per post is 42.
π Description and content policy
The author describes the resource as a platform for expressing subjective opinions:
βKu soo dhawoow Skillso
Halkan waxaad ka baran doontaa crypto iyo xirfadaha Casriga ah.
Wixi caawin ahβ‘οΈ: @macruuf10
For business and collaboration:
Admin@skillso.soβ
Thanks to the high frequency of updates (latest data received on 04 June, 2026), the channel maintains relevance and a high level of publication reach. Analytics show that the audience actively interacts with content, making it an important point of influence in the Economy & Finance category.
Data loading in progress...
| Date | Subscriber Growth | Mentions | Channels | |
| 04 June | 0 | |||
| 03 June | 0 | |||
| 02 June | 0 | |||
| 01 June | 0 |
| 2 | Voice message | 469 |
| 3 | Si aad si Sahlan oo Free Ah Ugu Hesho Program keena Crypto Currency booqo skillso.so/login kadibna dooro buttton ka hoose ee Continue With Google β‘οΈ | 622 |
| 4 | si aad si Sahlan oo Free Ah Ugu Hesho Program keena booqo skillso.so/login kadibna dooro buttton ka hoose ee Continue With google | 1 |
| 5 | https://youtu.be/5IwuMNEm0R4?si=L_UF_0XBqyCRyFWT | 816 |
| 6 | SkillSO.so IS NOW LIVE
Muddo dheer oo diyaar garow, dhisid iyo horumarin ah kadib, waxaan si rasmi ah u soo bandhigaynaa SkillSo.
SkillSo waa platform isku keenaya:
β
Artificial Intelligence (AI)
β
Crypto & Digital Finance
β
Digital Skills
β
Online Opportunities
β
Courses, Tools & Insights
Hadafkeennu waa inaan fududeyno helitaanka aqoonta iyo fursadaha casriga ah ee dunida digital-ka.
π Booqo hadda: SkillSo.so
Learn β’ Earn β’ Grow π | 867 |
| 7 | Saacado Kadib waxan soodoneyn doona Program ka taabo Button ka sare ee "NOTIFY ME" si aad ula socoto sacadaha ka haray bandhiga program ka. | 926 |
| 8 | Something BIG is comingβ¦
Waxaan diyaarintiisa soodhameynay wax aad ku wada farxi dontan.
Stay readyβ¦
Waxbaa soo socda.
Coming Soon π | 1 068 |
| 9 | Coin ka Jito (jto) ayaa kor ukac gaaraga 51% sameyay kaliya 5 ti maalin ee laso dhaafay iyada oo ay dad badan ka faaiideysteen sara kaca coin kan.
Coin kan ayaa kamid ahaa kuwo badan oo aan idinkula wadagay muuqaalkan oo aan soogaliyay youtube ka mudo laga joogo isbuucyo ππ
https://youtu.be/z_dc-m_wC44?si=B20HMai363rm7M26
Maka mid tahay dadki ka faaiideystay JTO
Haa β€οΈ
Waxba kalama harin π
Waxba kama ogi π― | 1 128 |
| 10 | We are coming soon π₯ | 1 057 |
| 11 | Dhalinyarda nagu xeran war farxad leh baan usoo wadnaa mar dhow π
Hadii aad kamid tahay dadka sida gaarka ah iila socda like saar π | 1 261 |
| 12 | Maxad fileysaa in aan soowadno? | 1 307 |
| 13 | Maxad fileysaa in aynu soowadno? | 1 |
| 14 | π SAYLOR: βWorking βΏetter.β
π Tani waa fariin uu inta badan isticmaalo Michael Saylor ka hor inta aysan shirkaddiisa ku dhawaaqin iibsi cusub oo Bitcoin ah. | 1 434 |
| 15 | πΊπΈ Senator Cynthia Lummis ayaa tiri:
π¬ βHaddii Mareykanku uusan dejin heerka caalamiga ah ee sharciyeynta hantida dijitaalka ah, dal kale ayaa sameysan doona.βmaraykanku wa inu hogamiya sharciyada crypto | 1 |
| 16 | π Dulmarka Suuqa
28/05/2026
π¨Bitcoin ayaa hoos uga dhacday $73,000 kadib duqeymaha Mareykanka ee Iran, taasoo keentay cabsi xooggan iyo iib ballaaran oo ku dhacay suuqa crypto iyo suuqyada kale ee risk assets.
Bitcoin: $72,744 (-3.84%)
Ethereum: $1,973 (-4.97%)
Market Cap: $2.55T
BTC Dominance: 57.3%
Fear & Greed Index: 22 (Extreme Fear)
Altcoin Index: 34/100
π₯ 24-kii saac ee la soo dhaafay:
Ku dhowaad $1 bilyan oo leveraged positions ah ayaa la liquidate gareeyay. suuqaπ³ | 116 |
| 17 | π DulmarkaSuuqa
27/05/2026
Bitcoin ayaa hoos udhac ku yimid $75,724 inkastoo stock markets-ka caalamka ay gaareen all-time highs cusub. Tani waxay sii muujineysaa kala duwanaanshaha u dhexeeya crypto iyo traditional markets, iyadoo spot BTC ETF outflows-ku sii kordhayaan.
Bitcoin: $75,724 (-1.49%)
Ethereum: $2,077 (-1.04%)
Market Cap: $2.63T
BTC Dominance: 57.7%
Fear & Greed Index: 25 (Extreme Fear)
Altcoin Index: 37/100 | 159 |
| 18 | something is coming dhalinyar malmahan iskama maqni waxban ku maqanahay π | 1 706 |
| 19 | π¨Coin ka Bitcoin ayaa hadda galay kaalinta 13-aad ee hantida ugu qiimaha badan dunida marka la eego market cap-ka.
Inkastoo BTC uu weli yahay mid ka mid ah assets-ka ugu waaweyn caalamka, isbeddelkan wuxuu muujinayaa sida ay suuqyadu si degdeg ah isugu beddeli karaan marka cadaadiska dhaqaale iyo dareenka maalgashadayaashu isbeddelaan.
Maxay kula tahay?
Bitcoin ma kusoo laaban doonaa Top 5-ka sanadkan? πβ€οΈ | 2 090 |
| 20 | π Eid Mubarak β¨
Ciid wanaagsan dhammaan ardaydeena, asxaabteena iyo bulshada nala socota. dhamaan
Ilaahay ha idinka aqbalo acmaasha wanaagsan, hana idinku manneeyo farxad, caafimaad iyo guulo badan. π€πβ¨
ππ€π’π₯π₯π¬π¨ | 2 126 |
Available now! Telegram Research 2025 β the year's key insights 
