uz
Feedback
Dawasho Films🎥

Dawasho Films🎥

Yopiq kanal

Ko'proq ko'rsatish

📈 Telegram kanali Dawasho Films🎥 analitikasi

Dawasho Films🎥 kanali faol ishtirokchi. Hozirda hamjamiyat 29 724 obunachidan iborat bo'lib, Kino toifasida 9 894-o'rinni va Finlandiya mintaqasida 153-o'rinni egallagan.

📊 Auditoriya ko‘rsatkichlari va dinamika

невідомо sanasidan buyon loyiha tez o‘sib, 29 724 obunachiga ega bo‘ldi.

11 Iyul, 2026 dagi oxirgi ma’lumotlarga ko‘ra kanal barqaror faollikka ega. Oxirgi 30 kunda obunachilar soni -3 323 ga, so‘nggi 24 soatda esa -84 ga o‘zgardi va umumiy qamrov yuqori darajada qolmoqda.

  • Tasdiqlash holati: Tasdiqlanmagan
  • Jalb etish (ER): Auditoriya o‘rtacha 1.08% darajada jalb etiladi. Nashrdan keyingi dastlabki 24 soatda kontent odatda umumiy obunachilar sonining 0.57% ini tashkil etuvchi reaksiyalarni to‘playdi.
  • Post qamrovi: Har bir post o‘rtacha 323 marta ko‘riladi; birinchi sutkada odatda 171 ta ko‘rish yig‘iladi.
  • Reaksiyalar va o‘zaro ta’sir: Auditoriya faol: har bir postga o‘rtacha 1 ta reaksiya keladi.
  • Tematik yo‘nalishlar: Kontent soo, saara, cusub, flim, loveta kabi asosiy mavzularga jamlangan.

📝 Tavsif va kontent siyosati

Kanal uchun tavsif kiritilmagan.

Yuqori yangilanish chastotasi (oxirgi ma’lumot 12 Iyul, 2026 da olingan) sababli kanal doimo dolzarb va katta qamrovli bo‘lib qoladi. Analitika auditoriya kontent bilan faol hamkorlik qilishini, uni Kino toifasidagi muhim ta’sir nuqtasiga aylantirishini ko‘rsatadi.

29 724
Obunachilar
-8424 soatlar
-6637 kunlar
-3 32330 kunlar
Postlar arxiv
Repost from N/a
Ku dhawaad 15 askari oo katirsan Dowladda Pakistaan oo lagu dilay gudaha Dalkaas, kadib Hawgallo ay Fulisay Xarakada Dhaalibaan Pakistaa,Jamaacadda Nusratul islaam oo qaaday weeraro khasaare lagu gaarsiiyay ciidamada Maali iyo Askarta Ruushka, Qodobadaasi iyo kuwo kale ku dhegeyso Xubinta Qalinka Saxaafadda ee ku baxda Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida.

Repost from N/a
Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida waa barnaamij maalinle ah oo ka baxa Idaacadda islaamiga ah ee Al-Furqaan,marka laga reebo maalinta Jimcaha, waxaana lagu soo gudbiyaa dhacdooyinka ka taagan caalamka gaar ahaan dunida Islaamka

Repost from N/a
Dalka Kenya ayaa Lagu Dilay Wiil Soomaali ah oo Wax Kabaranayay Mid Kamida Iskuullada Ku Yaalla wadankaas.

Repost from N/a
Dowro diini ah ayaa loo soo xiray haweenka ku dhaqan deegaan hoostaga magaalada Baraawe ee Wilaayada Islaamiga ah ee Sh/hoose.

Repost from N/a
Haween Ganacsiyo ku Leh Suuqa Magaalada Boosaaso ayaa Maamulka la Baxay Puntland ku Eedeeyay Inuu Kusoo Rogay Lacago Xad-dhaaf ah.

Repost from N/a
Sarkaal ka tirsanaa maamulka la Baxay Soomaaliland oo dadka Soomaaliyeed dhibaato wayn ku hayay ayaa ku geeriyooday dhulka Soomaali Galbeed.

Repost from N/a
In Ka badan 20 Dhalinyaro Soomaaliyeed ah oo Dib Uga Soo Laabtay Dalka Liibiya ayaa Soo Gaaray Magaalada Muqdisho.

Repost from N/a
Maanta waa maalin Axad ah, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 27-01-1448 oo waafaqsan 12-07-2026, warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Amiin.

Repost from N/a
Askar Katirsan Dowladda Fedaraalka oo Lagu Dhaawacay Qarax Ka Dhacay Gobolka Sh/Hoose. Wararka naga soo gaaraya gobolka Sh/hoose ayaa ku waramaya, in weerar qarax ah oo khasaare dhaliyay lala beegsaday askar katirsan Dowladda Fedaraalka, kaas oo ka dhacay mid kamid ah degmooyinka gobolkaas. Qaraxa ayaa lala beegsaday, askar katirsan Dowladda Fedaraalka oo ku sugnaa gudaha degmada Jannaale, waxaa gaaray khasaare nafeed. Inta la xaqiijiyay saddex askari oo katirsan askartii qaraxa lala beegsaday ayaa ku dhaawacmay, weerarkaan ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ka fuliyeen gudaha degmada Jannaale.

Repost from N/a
Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa qarax ay la beegsadadeen askarta Dowladda Fedaraalka ka fuliyay gudaha degmada Jannaale ee gobolka Shabeellaha Hoose, waxaana ku dhaawacmay seddax askari.

Repost from N/a
Dalka Kenya ayaa Lagu Dilay Wiil Soomaali ah oo Wax Kabaranayay Mid Kamida Iskuullada Ku Yaalla wadankaas. Wararka inaga soo
Dalka Kenya ayaa Lagu Dilay Wiil Soomaali ah oo Wax Kabaranayay Mid Kamida Iskuullada Ku Yaalla wadankaas. Wararka inaga soo gaaraya dalka Kenya ayaa ku warramaya in saacadihii lasoo dhaafay dalkaas lagu dilay wiil yar oo Soomaali ah, kaas oo arday ka ahaa mid kamida Iskuullada ku yaalla magaalada Thika ee ku taalla duleedka magaalada Nayroobi.   Wiilkan yar oo ku jiray da’da 16 sano jirka laguna magacaabi jiray Maxamed Xareed ayaa lagu dilay gudaha iskuulka, kaas oo markii dambe loo qaaday xarun caafimaad, in kastoo aan la ogayn cidda ka dambaysay dilkiisa.   Ayaan Nuur Xasan oo ah hooyada dhashay wiilkan yar ayaa sheegtay in ku xigeenka maamulaha Iskuulka oo ahaa nin Keenyaan ah uu ku wargeliyay in wiilkeeda la dilay ayna si deg dega ku timaado, iyada oo sheegtay in wiilkeeda oo Mayd ah ay ugu tagtay Iskuulka.

Repost from N/a
Dalka Kenya ayaa Lagu Dilay Wiil Soomaali ah oo Wax Kabaranayay Mid Kamida Iskuullada Ku Yaalla wadankaas. Wararka inaga soo
Dalka Kenya ayaa Lagu Dilay Wiil Soomaali ah oo Wax Kabaranayay Mid Kamida Iskuullada Ku Yaalla wadankaas. Wararka inaga soo gaaraya dalka Kenya ayaa ku warramaya in saacadihii lasoo dhaafay dalkaas lagu dilay wiil yar oo Soomaali ah, kaas oo arday ka ahaa mid kamida Iskuullada ku yaalla magaalada Thika ee ku taalla duleedka magaalada Nayroobi.   Wiilkan yar oo ku jiray da’da 16 sano jirka laguna magacaabi jiray Maxamed Xareed ayaa lagu dilay gudaha iskuulka, kaas oo markii dambe loo qaaday xarun caafimaad, in kastoo aan la ogayn cidda ka dambaysay dilkiisa.   Ayaan Nuur Xasan oo ah hooyada dhashay wiilkan yar ayaa sheegtay in ku xigeenka maamulaha Iskuulka oo ahaa nin Keenyaan ah uu ku wargeliyay in wiilkeeda la dilay ayna si deg dega ku timaado, iyada oo sheegtay in wiilkeeda oo Mayd ah ay ugu tagtay Iskuulka.

Repost from N/a
In Ka badan 20 Dhalinyaro Soomaaliyeed ah oo Dib Uga Soo Laabtay Dalka Liibiya ayaa Soo Gaaray Magaalada Muqdisho. Waxaa mar
In Ka badan 20 Dhalinyaro Soomaaliyeed ah oo Dib Uga Soo Laabtay Dalka Liibiya ayaa Soo Gaaray Magaalada Muqdisho. Waxaa mar kale magaalada Muqdisho soo gaaray dhalinyaro Soomaaliyeed oo dib uga soo laabtay dalka Liibiya, kuwaas oo dhibaatooyin kala duwan la kulmay intii ay joogeen dalkaas, dhalinyaradan oo gaaraysa 21 qof ayaa maalmihii u dambeeyay kasoo degay magaalada Muqdisho.   Kooxo Soomaali ah oo ka ganacsada tahriibinta dhalinyarada Soomaaliyeed, isla markaana gacansaar dhow la leh magafayaasha Liibiya ayaa boqolaal dhilnyaro ah ku haysta gudaha dalka Liibiya, waxayna dadkaasi sii dayntooda ku qaataan kumanaan doollar oo madaxfurasho ah.

Repost from N/a
Waxaa magaalada Boosaaso Ka Billowday Kocdoon Lagu Diidan Yahay Shirkadda DP World ee Imaaraadk Carabta.

Repost from N/a
Waxaa maalinkii labaad xiran goobaha ganacsiga magaalada Boosaaso ee gobolka Bari, sababo la xiriira canshuuro dheeraad ah oo
+5
Waxaa maalinkii labaad xiran goobaha ganacsiga magaalada Boosaaso ee gobolka Bari, sababo la xiriira canshuuro dheeraad ah oo ay maamulka la baxay Puntland iyo shirkadda DP World ku soo rogeen ganacsatada wax kala soo dega dekadda Boosaaso.

Repost from N/a
Maamulka Islaamiga ah ee degmada Maxaas ayaa dowro diini ah uqabtay haweenka ku dhaqan degmadaas.

Repost from N/a
Maleeshiyaadka Xuuthiyiinta ayaa Hor-istaagay Masjid Laga Dhisayay Mid Kamid ah Magaalooyinka Dalka Yeman.

Repost from N/a
Maanta waa maalin Sabti ah, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 26-01-1448 oo waafaqsan 11-07-2026, warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.