fa
Feedback
Dawasho Films🎥

Dawasho Films🎥

رفتن به کانال در Telegram

🎬 Ku Soo Dhawoow Channel-ka Filimada Dawasho Films waxad ka heli dontan Muqalada ugu quruxd badan uguna Fadida badan ❤️

نمایش بیشتر

📈 تحلیل کانال تلگرام Dawasho Films🎥

کانال Dawasho Films🎥 (@haajaro14) بازیگری فعال است. در حال حاضر جامعه شامل 33 882 مشترک است و جایگاه 8 684 را در دسته فیلم‌ها و رتبه 127 را در منطقه فنلندة دارد.

📊 شاخص‌های مخاطب و پویایی

از زمان ایجاد در невідомо، پروژه رشد سریعی داشته و 33 882 مشترک جذب کرده است.

بر اساس آخرین داده‌ها در تاریخ 06 ژوئن, 2026، کانال فعالیت پایداری دارد. در ۳۰ روز گذشته تغییر اعضا برابر -2 741 و در ۲۴ ساعت گذشته برابر -185 بوده و همچنان دسترسی گسترده‌ای حفظ شده است.

  • وضعیت تأیید: تأیید نشده
  • نرخ تعامل (ER): میانگین تعامل مخاطب 3.55% است و در ۲۴ ساعت نخست پس از انتشار، محتوا معمولاً 2.53% واکنش نسبت به کل مشترکان کسب می‌کند.
  • دسترسی پست‌ها: هر پست به طور میانگین 1 204 بازدید دریافت می‌کند. در اولین روز معمولاً 858 بازدید جمع‌آوری می‌شود.
  • واکنش‌ها و تعامل: مخاطبان به‌طور فعال حمایت می‌کنند؛ میانگین واکنش به هر پست 9 است.
  • علایق موضوعی: محتوا بر موضوعات کلیدی مانند soo, saara, cusub, flim, loveta تمرکز دارد.

📝 توضیح و سیاست محتوایی

نویسنده این فضا را محل بیان دیدگاه‌های شخصی توصیف می‌کند:
🎬 Ku Soo Dhawoow Channel-ka Filimada Dawasho Films waxad ka heli dontan Muqalada ugu quruxd badan uguna Fadida badan ❤️

به لطف به‌روزرسانی‌های پرتکرار (آخرین داده در تاریخ 08 ژوئن, 2026)، کانال همواره به‌روز و دارای دسترسی بالاست. تحلیل‌ها نشان می‌دهد مخاطبان به‌طور فعال با محتوا تعامل دارند و آن را به نقطه اثرگذاری مهم در دسته فیلم‌ها تبدیل کرده‌اند.

33 882
مشترکین
-18524 ساعت
-1 2167 روز
-2 74130 روز
آرشیو پست ها
Repost from N/a
Maleeshiyaadka Taabacsan Lafta-gareen ee ku Sugan Duleedka Baydhabo ayaa Sheegay, in Lagu Soo Weeraray Diyaaradaha Dowladda T
Maleeshiyaadka Taabacsan Lafta-gareen ee ku Sugan Duleedka Baydhabo ayaa Sheegay, in Lagu Soo Weeraray Diyaaradaha Dowladda Turkiga. Xasan Cabdi Maxamed afhayeenka Lafta-gareen oo ku sugan duleedka Baydhabo ee gobalka Baay ayaa sheegay, inay soo weerareen diyaaradaha aan duuliyaha laheen ee dowladda Turkiga oo uu sheegay, inay soo adeegsatay Dowladda Fedaraalka. Waxa uu tilmaamay, in duqeyntaasi aysan waxba ku gaarin balse lala maagaana dhibaato weyn, isagoona cambaareeyay Turkiga oo uu ku tilmaamay, mid ku milmay siyaasadda Dowladda Fedaraalka kana garabsiinayo duulaannada ay ku qaadayso maamul gobaleedyadeeda. Sidaba uu tilmaamay afhayeenka Lafta-gareen diyaaradaha Turkiga ayaa kaalin weyn ka qaatay duulaankii ay xukuumaddda Xasan Sheekh ku qabsatay magaalada Baydhabo.

Repost from N/a
Hogaamiya Maamulka la Baxay Puntland ayaa Garoowe Dib ugu Soo Laabtay Kadib Safar Qaatay Labo Todobaad oo uu Dalka Dibaddiisa
Hogaamiya Maamulka la Baxay Puntland ayaa Garoowe Dib ugu Soo Laabtay Kadib Safar Qaatay Labo Todobaad oo uu Dalka Dibaddiisa ugu Maqnaa. Siciid Cabdullaahi Deni Hogaamiyaha maamulka la baxay Puntland ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe, kadib safarro qarsoodi oo uu ku tagay dalalka Itoobiya iyo Imaaraadka Carabta. Deni ma shaacinin bixitaankiisa iyo soo laabashadiisaba , iyadoo la tilmaamay, in qaab dhuumaalaysi uu ku tagay dalalkaas. Hogaamiyaha maamulka la baxay Puntland ayaa dalka ka dhoofay 26-kii bishii Mey ee ina dhaaftay waxa uuna dalka ka maqnaa muddo ku dhow labo todobaad oo la sheegay, inuu inta badan ku sugnaa Imaaraatka Carabta oo kamid ah dalalka xiriirka dhow la leh maamulkiisa. Saciid Deni wax faahfaahin ah kama bixin safarka qarsoodiga ah ee uu kaga yimid dalka isku tagga Imaaraadka Carabta. Dhawr jeer oo hore ayuu Siciid Deni sidaan oo kale safarro qarsoodi ah ugu tagay dalalka Itoobiya iyo Imaaraatka Carabta oo si weyn fargelin ugu haya arrimaha Soomaaliya.

Repost from N/a
Hogaamiyaha maamulka la baxay Somaliland ayaa la Sheegay, inuu Booqanayo Magaalada Qudus ee ay Yahuudda Xoogga ku Haysato. Si
Hogaamiyaha maamulka la baxay Somaliland ayaa la Sheegay, inuu Booqanayo Magaalada Qudus ee ay Yahuudda Xoogga ku Haysato. Sida uu ku waramaya wargeyska Yahuudda ee Yedioth Ahronoth Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) hogaamiyaha maamulka la baxay Soomaliland ayaa lagu wadaa inuu toddobaadka soo socda booqasho rasmi ah ku tago dhulka ay Yahuudda xogga ku haysato ee Falastiin, gaar ahaan magaalada Qudus oo uu aqoonsaday caasimadda Yahuudda. Wargeyska Yahuudda ayaa sheegay, in Cirro uu ka qeybgalayo xaflad si rasmi ah loogu daahfurayo Safaaradda uu maamulka Hargeysa ka furtay magaalada barakaysan ee Al-Qudus ee ku hoos jirta gumaysiga Sahaayinada. Sida uu qoray wargeyska Yahuudda ee Yedioth Ahronoth Cabdiraxmaan Cirro ayaa kulamo la qaadan doono madaxda Kayaanka Sahayinada, sida ra’isul wasaaraha Yahuudda iyo madaxweynahooda. Ma jira wax war rasmi ah oo kasoo baxay maamullada Yahuudda iyo Somaliland oo ku aadan socdaalka la filayo inuu Cirro ku tago magaalada Qudus.

Repost from N/a
Madaxweynaha Eratariya ayaa ka Dagay Dalka Masar, Xilli ay Soo Laba Kaclaysay Xiisadda Gobalka Tigrayga ee Waqooyiga Itoobiya
Madaxweynaha Eratariya ayaa ka Dagay Dalka Masar, Xilli ay Soo Laba Kaclaysay Xiisadda Gobalka Tigrayga ee Waqooyiga Itoobiya. Isaias Afwerki Madaxweynaha Dowladda Eratariya ayaa shalay galinkii danbe gaaray magaalada Al-Qaahira ee caasimadda dalka Masar, halkaas oo uu ku joogi doono booqasho dhawr maalin qaadan doonto, sida laga soo xigtay masuuliyiinta xukuumadda Asmara. Wasiirka Warfaafinta ee dowladda Eratariya ninka lagu magacaabo Yemane Gebremeske ayaa sheegay, in Isaias Afwerki uu kulamo muhiim ah oo lagu gorfaynayo arimo xasaasi ah uu la qaadan doono dhigiisa Masar Cabdulfataax As-Siisi. Safarka uu madaxweynaha Eratariya ku tagay Masar ayaa lagu wadaa inuu qaato muddo llaa iyo saddax bari ah, sida uu ka shanqariyay Wasiirka Warfaafinta ee xukuumadda Asmara.

Repost from N/a
Xildhibaan ayaa sheegay in dowlado shisheeye ay gadaal ka riixayaan muddo kororsiga Xasan Sheekh.

Repost from N/a
Muslimiinta Ku Nool Gobolka Tigreega ee Dalka Itoobiya ayaa Tacadiyo Kala Kulmaya Kooxaha Kiristanka ah ee Ku Nool Gobalkaas.

Repost from N/a
Ciidamada Itoobiya ayaa Dad Rayid ah ku Dilay Dhulka Soomaali Galbeed ee Gumaysigooda ku Jira.

Repost from N/a
Xasan Sheekh ayaa la Taliye Sare ka Dhigtay, Mid Kamid ah Siyaasiyiinta ku Faana in uu Soomaaliya kusoo Dhaweeyay Xabashida Itoobiya.

Repost from N/a
Xildhibaan ayaa sheegay in dowlado shisheeye ay gadaal ka riixayaan muddo kororsiga Xasan Sheekh.

Repost from N/a
Maanta waa maalin Isniin ah, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 22-12-1447 oo waafaqsan 08-06-2026, warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.

Repost from N/a
Taxane- Halyeeyadii Badar- 235.mp310.44 MB

Repost from N/a
Dhageyso: Taxane- Halyeeyadii Badar.[235] Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan waxay idiin soo gudbineysaa taxane aan ugu magac darnay Halyeeyadii Bader, taas oo uu Sheekh Cabdul Ilaah Abuu Khaalid kaga waramayo, siirada iyo mawaaqifta tarbawiga ah ee saxaabiyiintii Badriyiinta ahaa ee ka qeyb galay macrakadii Yowmul Furqaan

Repost from N/a
Mukhtaar Rooboow ayaa lagu eedeeyay inuu lunsaday lacag kabadan 1 Milyan oo doolar, xili xujaaydii Soomaaliyeed ee sanadkan xajineysay la galiyay xaalad aad u murugo badan.

Repost from N/a
Halkee islamarayaan Dawlada Fadaraalka iyo Mucaaradkeeda oo dhawaan dagaal kuwada galay magaalada caasimada ah ee Muqdisho.

Repost from N/a
Culimada iiyo Odayaasha Wajeer oo qeylo dhaan xooggan ka muujiyay Kaniisado ku yaalla magaalada oo la geeyo caruurta Soomaaliyeed.

Repost from N/a
Shariif Sheekh Axmad oo beeniyay hubkii ay dhawaan Soobandhigtay Dawlada Fadaraalka ee ay sheegtay iney ka qabsatay Mucaaradka,

Repost from N/a
Xubinta Wararka Caalamka oo ku baxda Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada ee idaacadda Islaamiga ah ee Al-Furqaan, waxaa lagu soo gudbiyaa wararkii ugu dambeeyay ee daafaha Caalamka.

Repost from N/a
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso. Caawa waa habeennimo Isniin ah oo ay taariikhda Hijriguna ay ku beegantahay 2212-1447 oo waafaqsan 06-06-2026, Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada waxaa caawa soo Cabdisamad Cabdullaahi.

Repost from N/a
Muslimiinta Ku Nool Gobolka Tigreega ee Dalka Itoobiya ayaa Tacadiyo Kala Kulmaya Kooxaha Kiristanka ah ee Ku Nool Gobalkaas.
Muslimiinta Ku Nool Gobolka Tigreega ee Dalka Itoobiya ayaa Tacadiyo Kala Kulmaya Kooxaha Kiristanka ah ee Ku Nool Gobalkaas.   Warbixinno laga helayo gobolka Tigrayga ayaa muujinaya, in Muslimiinta ku nool gobolkaasi ay la kulmayaan gaboodfalo ay kula kacayaan dadka Kiristanka ah ee kasoo jeeda qawmiyada Tigreega ama qabaa’ilka kale ee dalka Itoobiya, waxaana laga hor istaagay inay si buuxda ugu gutaan acmaashooda cibaadaadka.   Dhibaatooyinka ugu badan ayaa la xiriira xayiraado lagu soo rogay dhismaha masaajidda, adeegsiga cod-baahiyeyaasha salaadda, arrimaha qubuuraha Muslimiinta iyo maamnuucida xirashada xijaabka ee qaar ka mid ah dugsiyada.   Arimahan ayaa horseeday dibadbaxyo iyo kulamo ay Muslimiintu ku dalbanayeen xuquuqdooda, waxayna codsi u dirsadeen muslimiinta ku nool daafaha caalamka. Maamulka Tigreega ee ka amarqaata Dawladda Itoobiya ayaa awaamir adag kusoo rogay dadka muslimiinta ah, taas oo xoojisay dhibaatoyinkii ay kala kulmayeen bushada Kiristanka ah ee ku nool gobalkaas.

Repost from N/a
Xasan Sheekh ayaa la Taliye Sare ka Dhigtay, Mid Kamid ah Siyaasiyiinta ku Faana in uu Soomaaliya kusoo Dhaweeyay Xabashida I
Xasan Sheekh ayaa la Taliye Sare ka Dhigtay, Mid Kamid ah Siyaasiyiinta ku Faana in uu Soomaaliya kusoo Dhaweeyay Xabashida Itoobiya. Madaxweynaha Dowladda Fedaraalka Xasan Sheekh Maxmuud ayaa la taliye sare u magacawday Salaad Cali Jeelle oo leh taariikh madow oo Xabashi kalkaal ah. Salaad Cali Jeelle ayaa mudoyinkii danbe Dowladda Fedaraalka ugu magacawnaa safiirka u qaabilsan Jabuuti, xilkaas oo loo magacaabay xiligii Farmaajo. Arnta layaabka leh ayaa ah, in Salaad Cali Jeelle uu horay Xasan Sheekhku tilmaamay, nin aan tale qaadanaynin, maantana uu la taliye u noqday.