Dawasho Films🎥
قناة بسيطة
إظهار المزيد
📈 نظرة تحليلية على قناة تيليجرام Dawasho Films🎥
تُعد قناة Dawasho Films🎥 لاعباً نشطاً. يضم المجتمع حالياً 29 724 مشتركاً، محتلاً المرتبة 9 894 في فئة أفلام والمرتبة 153 في منطقة فنلندا.
📊 مؤشرات الجمهور والحراك
منذ تأسيسه في невідомо، حقق المشروع نمواً سريعاً وجمع 29 724 مشتركاً.
بحسب آخر البيانات بتاريخ 11 يوليو, 2026، تحافظ القناة على نشاط مستقر. خلال آخر 30 يوماً تغيّر عدد الأعضاء بمقدار -3 323، وفي آخر 24 ساعة بمقدار -84، مع بقاء الوصول العام مرتفعاً.
- حالة التحقق: غير موثّقة
- معدل التفاعل (ER): يبلغ متوسط تفاعل الجمهور 1.08%. وخلال أول 24 ساعة من النشر يحصد المحتوى عادةً 0.57% من ردود الفعل نسبةً إلى إجمالي المشتركين.
- وصول المنشورات: يحصل كل منشور على متوسط 323 مشاهدة. وخلال اليوم الأول يجمع عادةً 171 مشاهدة.
- التفاعلات والاستجابة: يتفاعل الجمهور بانتظام؛ متوسط التفاعلات لكل منشور يبلغ 1.
- الاهتمامات الموضوعية: يركز المحتوى على مواضيع رئيسية مثل soo, saara, cusub, flim, loveta.
📝 الوصف وسياسة المحتوى
وصف القناة غير متوفر.
بفضل وتيرة التحديث المرتفعة (أحدث البيانات بتاريخ 12 يوليو, 2026) تحافظ القناة على حداثتها ومستوى وصول مرتفع. وتُظهر التحليلات تفاعلاً نشطاً من الجمهور، ما يجعلها نقطة تأثير مهمة ضمن فئة أفلام.
29 724
المشتركون
-8424 ساعات
-6637 أيام
-3 32330 أيام
أرشيف المشاركات
29 712
Repost from N/a
Ku dhawaad 15 askari oo katirsan Dowladda Pakistaan oo lagu dilay gudaha Dalkaas, kadib Hawgallo ay Fulisay Xarakada Dhaalibaan Pakistaa,Jamaacadda Nusratul islaam oo qaaday weeraro khasaare lagu gaarsiiyay ciidamada Maali iyo Askarta Ruushka, Qodobadaasi iyo kuwo kale ku dhegeyso Xubinta Qalinka Saxaafadda ee ku baxda Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida.
29 712
Repost from N/a
Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida waa barnaamij maalinle ah oo ka baxa Idaacadda islaamiga ah ee Al-Furqaan,marka laga reebo maalinta Jimcaha, waxaana lagu soo gudbiyaa dhacdooyinka ka taagan caalamka gaar ahaan dunida Islaamka
29 712
Repost from N/a
Dalka Kenya ayaa Lagu Dilay Wiil Soomaali ah oo Wax Kabaranayay Mid Kamida Iskuullada Ku Yaalla wadankaas.
29 712
Repost from N/a
Dowro diini ah ayaa loo soo xiray haweenka ku dhaqan deegaan hoostaga magaalada Baraawe ee Wilaayada Islaamiga ah ee Sh/hoose.
29 712
Repost from N/a
Haween Ganacsiyo ku Leh Suuqa Magaalada Boosaaso ayaa Maamulka la Baxay Puntland ku Eedeeyay Inuu Kusoo Rogay Lacago Xad-dhaaf ah.
29 712
Repost from N/a
Sarkaal ka tirsanaa maamulka la Baxay Soomaaliland oo dadka Soomaaliyeed dhibaato wayn ku hayay ayaa ku geeriyooday dhulka Soomaali Galbeed.
29 712
Repost from N/a
In Ka badan 20 Dhalinyaro Soomaaliyeed ah oo Dib Uga Soo Laabtay Dalka Liibiya ayaa Soo Gaaray Magaalada Muqdisho.
29 712
Repost from N/a
Maanta waa maalin Axad ah, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 27-01-1448 oo waafaqsan 12-07-2026, warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Amiin.
29 712
Repost from N/a
Askar Katirsan Dowladda Fedaraalka oo Lagu Dhaawacay Qarax Ka Dhacay Gobolka Sh/Hoose.
Wararka naga soo gaaraya gobolka Sh/hoose ayaa ku waramaya, in weerar qarax ah oo khasaare dhaliyay lala beegsaday askar katirsan Dowladda Fedaraalka, kaas oo ka dhacay mid kamid ah degmooyinka gobolkaas.
Qaraxa ayaa lala beegsaday, askar katirsan Dowladda Fedaraalka oo ku sugnaa gudaha degmada Jannaale, waxaa gaaray khasaare nafeed.
Inta la xaqiijiyay saddex askari oo katirsan askartii qaraxa lala beegsaday ayaa ku dhaawacmay, weerarkaan ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ka fuliyeen gudaha degmada Jannaale.
29 712
Repost from N/a
Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa qarax ay la beegsadadeen askarta Dowladda Fedaraalka ka fuliyay gudaha degmada Jannaale ee gobolka Shabeellaha Hoose, waxaana ku dhaawacmay seddax askari.
29 712
Repost from N/a
Dalka Kenya ayaa Lagu Dilay Wiil Soomaali ah oo Wax Kabaranayay Mid Kamida Iskuullada Ku Yaalla wadankaas.
Wararka inaga soo gaaraya dalka Kenya ayaa ku warramaya in saacadihii lasoo dhaafay dalkaas lagu dilay wiil yar oo Soomaali ah, kaas oo arday ka ahaa mid kamida Iskuullada ku yaalla magaalada Thika ee ku taalla duleedka magaalada Nayroobi.
Wiilkan yar oo ku jiray da’da 16 sano jirka laguna magacaabi jiray Maxamed Xareed ayaa lagu dilay gudaha iskuulka, kaas oo markii dambe loo qaaday xarun caafimaad, in kastoo aan la ogayn cidda ka dambaysay dilkiisa.
Ayaan Nuur Xasan oo ah hooyada dhashay wiilkan yar ayaa sheegtay in ku xigeenka maamulaha Iskuulka oo ahaa nin Keenyaan ah uu ku wargeliyay in wiilkeeda la dilay ayna si deg dega ku timaado, iyada oo sheegtay in wiilkeeda oo Mayd ah ay ugu tagtay Iskuulka.
29 712
Repost from N/a
Dalka Kenya ayaa Lagu Dilay Wiil Soomaali ah oo Wax Kabaranayay Mid Kamida Iskuullada Ku Yaalla wadankaas.
Wararka inaga soo gaaraya dalka Kenya ayaa ku warramaya in saacadihii lasoo dhaafay dalkaas lagu dilay wiil yar oo Soomaali ah, kaas oo arday ka ahaa mid kamida Iskuullada ku yaalla magaalada Thika ee ku taalla duleedka magaalada Nayroobi.
Wiilkan yar oo ku jiray da’da 16 sano jirka laguna magacaabi jiray Maxamed Xareed ayaa lagu dilay gudaha iskuulka, kaas oo markii dambe loo qaaday xarun caafimaad, in kastoo aan la ogayn cidda ka dambaysay dilkiisa.
Ayaan Nuur Xasan oo ah hooyada dhashay wiilkan yar ayaa sheegtay in ku xigeenka maamulaha Iskuulka oo ahaa nin Keenyaan ah uu ku wargeliyay in wiilkeeda la dilay ayna si deg dega ku timaado, iyada oo sheegtay in wiilkeeda oo Mayd ah ay ugu tagtay Iskuulka.
29 712
Repost from N/a
In Ka badan 20 Dhalinyaro Soomaaliyeed ah oo Dib Uga Soo Laabtay Dalka Liibiya ayaa Soo Gaaray Magaalada Muqdisho.
Waxaa mar kale magaalada Muqdisho soo gaaray dhalinyaro Soomaaliyeed oo dib uga soo laabtay dalka Liibiya, kuwaas oo dhibaatooyin kala duwan la kulmay intii ay joogeen dalkaas, dhalinyaradan oo gaaraysa 21 qof ayaa maalmihii u dambeeyay kasoo degay magaalada Muqdisho.
Kooxo Soomaali ah oo ka ganacsada tahriibinta dhalinyarada Soomaaliyeed, isla markaana gacansaar dhow la leh magafayaasha Liibiya ayaa boqolaal dhilnyaro ah ku haysta gudaha dalka Liibiya, waxayna dadkaasi sii dayntooda ku qaataan kumanaan doollar oo madaxfurasho ah.
29 712
Repost from N/a
Waxaa magaalada Boosaaso Ka Billowday Kocdoon Lagu Diidan Yahay Shirkadda DP World ee Imaaraadk Carabta.
29 712
Repost from N/a
+5
Waxaa maalinkii labaad xiran goobaha ganacsiga magaalada Boosaaso ee gobolka Bari, sababo la xiriira canshuuro dheeraad ah oo ay maamulka la baxay Puntland iyo shirkadda DP World ku soo rogeen ganacsatada wax kala soo dega dekadda Boosaaso.
29 712
Repost from N/a
Maamulka Islaamiga ah ee degmada Maxaas ayaa dowro diini ah uqabtay haweenka ku dhaqan degmadaas.
29 712
Repost from N/a
Maleeshiyaadka Xuuthiyiinta ayaa Hor-istaagay Masjid Laga Dhisayay Mid Kamid ah Magaalooyinka Dalka Yeman.
29 712
Repost from N/a
Maanta waa maalin Sabti ah, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 26-01-1448 oo waafaqsan 11-07-2026, warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.
