Dawasho Films🎥
关闭频道
📈 Telegram 频道 Dawasho Films🎥 的分析概览
频道 Dawasho Films🎥 是活跃参与者。目前社区聚集了 29 685 名订阅者,在 电影 类别中位列第 9 922,并在 芬兰 地区排名第 153 位。
📊 受众指标与增长动态
自 невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 29 685 名订阅者。
根据 12 七月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 -3 271,过去 24 小时变化为 -92,整体触达仍然可观。
- 认证状态: 未认证
- 互动率 (ER): 平均受众互动率为 1.07%。内容发布后 24 小时内通常能获得 0.58% 的反应,占订阅者总量。
- 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 318 次浏览,首日通常累积 171 次浏览。
- 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 1。
- 主题关注点: 内容集中在 soo, saara, cusub, flim, loveta 等核心主题上。
📝 描述与内容策略
尚未提供频道描述。
凭借高频更新(最新数据采集于 13 七月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 电影 类别中的关键影响点。
29 685
订阅者
-9224 小时
-6407 天
-3 27130 天
帖子存档
29 685
Repost from N/a
Dhageyso: Taxane- Halyeeyadii Badar.[264]
Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan waxay idiin soo gudbineysaa taxane aan ugu magac darnay Halyeeyadii Bader, taas oo uu Sheekh Cabdul Ilaah Abuu Khaalid kaga waramayo, siirada iyo mawaaqifta tarbawiga ah ee saxaabiyiintii Badriyiinta ahaa ee ka qeyb galay macrakadii Yowmul Furqaan.
29 685
Repost from N/a
Mareykanka oo Soo Saaray Degniin Kusocta Dowladda Fedaraalka Islamarkaane La Xiirirta Askar Mar Kale Ku Istaagay Calanka Maraykanka. [Falanqayn]
29 685
Repost from N/a
Dilalka Dhalinyarada Soomaaliyeed ee Dalka Australia oo Sare u Kacay, Iyadoo Dhawaan Halkaas Lagu Dilay Wiil 15 jir ah Soomaali ah.
29 685
Repost from N/a
Mid kamid ah Masuuliyiinta Mareykanka ee Aadka u Taageeri Jiray Yahuuda oo Ku Dhintay Ukrain
29 685
Repost from N/a
Xubinta Wararka Caalamka oo ku baxda Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada ee idaacadda Islaamiga ah ee Al-Furqaan, waxaa lagu soo gudbiyaa wararkii ugu dambeeyay ee daafaha Caalamka.
29 685
Repost from N/a
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Isniin ah oo ay taariikhda Hijriguna ay ku beegantahay 28-01-1448 oo waafaqsan 12-07-2026, Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada waxaa caawa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.
29 685
Repost from N/a
Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa dagaal kala hortagay ciidamo katirsan Dowladda Kenya oo kasoo gudbay xad-beenaadka u dhaxeya Kenya iyo Soomaaliya, kuwaas oo weerar ku ahaa deegaan loo yaqaanno Ciise Guur oo katirsan gobolka Gedo.
Dagaalka ayaa qabsaday ciidanka Kenya intii ay gaarin hadafkooda, kaas oo ka dhacay inta dhaxeysa degmada Ceelwaaq iyo deegaanka Dhamase, waxeyna askarta Kenya ay dib ugu firxadeen halkii ay kasoo duullaan tageen, iyagoo intii ay sii firxanayeen ku dhacay weerar kamiin ah oo loo sii diyaariyay, waxaana gaaray khasaare kala duwan.
29 685
Repost from N/a
Marinka Qazza maanta waxaa ka dhacay duqeymo wuxuushinmo oo ay shuhado iyo dhaawac ku noqdeen in ka badan 10 ruux, kuwaas oo uu geystay maamulka gumeystaha Yahuudda.
29 685
Repost from N/a
Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa ka taagan xaalad amni darro oo ay eedeeda dul hoganeyso ciidamada Dowladda Fedaraalka.
29 685
Repost from N/a
Maleeshiyaadka Xuutiyiinta ayaa Dagaallo Khasaare Dhiliyay La Galay Qabaa’il Dega Qeybo Kamida Dalka Yaman.
Wadanka Yaman oo ay ka socdaan dagaallo u dhaxeeya jihooyin kala duwan ayaa lagu soo warramayaa inuu gobolka Cimraan ee dalka Yaman ka dhacay dagaal udhaxeeyay maleeshiyaadka Xuutiyiinta iyo qabaa'ilka dega wadankaas, xilli ay sii xoogaysanayaan iska hor imaadyada dhemxaraya labada dhinac.
Sida ay sheegeen ilo deegaanka ah, khilaaf dhexmaray dadka deegaanka ku suganaa ayaa sababay in ay maleeshiyaadka Xuutiyiinta goobta u diraan cutubyo ciidamo ah, kuwaas oo garab siinayay qeyb kamida dadka deegaanka oo uu dagaal dhexmaray, ugu damayn waxaa goobta ka billowday israsaasayn xooggan oo keentay in la dilo lana dhaawaca xubno ka tirsanaa Xuutiyiinta.
Dagaalkaas ayaa sababay dhimashada hal askari oo ka tirsanaa Xuutiyiinta iyo dhaawaca laba kale oo laga dayrinayo xaaladooda caafimaad, halka ciidamadii kale ee hawlgalka ku jiray ay dib uga gurteen goobta.
29 685
Repost from N/a
Ciidamo ka gadoodsan Mushaar La aan ayaa Xirtay Wadada U dhaxeesa magaaalooyinka Boosaaso iyo Carmo ee gobolka Bari.
Gaadiid farabadan oo sida badeecooyin iyo rakaab ayaa ku xayiran wadada isku xirta magaalooyinka Boosaaso iyo Carmo gaar ahaan degaanka Faluuja ee dhaca gobolka Bari.
Ciidamo ka tirsan maamulka la baxay Puntland isla markaan ka gadoodsan mushaar la aan ayaa xirtay wadadaan iyaga oo halkaasi ku xayiray gaadiid farabadan oo sida rakaab iyo badeecooyin kala duwan.
Saraakiil u hadlay ciidankaan gadoodsan ayaa wax ay sheegeen, in muddo aad u badan ay maamulka Saciid Deni ka dalbanayeen mashuurkooda balsa aysan ka helin wax jawaab ah, midaasna ay sabab u tahay in ay xirtaan wadadaan.
29 685
Repost from N/a
Maxaan Kala Soconnaa Beegsiga iyo Xasuuqa Dhanka ah Muslimiinta Hindiya ee ay Kooxaha Hinduuska iyo Dowladda India Ku Hayaan Gudaha Dalkaas?[WARBIXIN]
29 685
Repost from N/a
Ku dhawaad 15 askari oo katirsan Dowladda Pakistaan oo lagu dilay gudaha Dalkaas, kadib Hawgallo ay Fulisay Xarakada Dhaalibaan Pakistaa,Jamaacadda Nusratul islaam oo qaaday weeraro khasaare lagu gaarsiiyay ciidamada Maali iyo Askarta Ruushka, Qodobadaasi iyo kuwo kale ku dhegeyso Xubinta Qalinka Saxaafadda ee ku baxda Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida.
29 685
Repost from N/a
Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida waa barnaamij maalinle ah oo ka baxa Idaacadda islaamiga ah ee Al-Furqaan,marka laga reebo maalinta Jimcaha, waxaana lagu soo gudbiyaa dhacdooyinka ka taagan caalamka gaar ahaan dunida Islaamka
29 685
Repost from N/a
Dalka Kenya ayaa Lagu Dilay Wiil Soomaali ah oo Wax Kabaranayay Mid Kamida Iskuullada Ku Yaalla wadankaas.
29 685
Repost from N/a
Dowro diini ah ayaa loo soo xiray haweenka ku dhaqan deegaan hoostaga magaalada Baraawe ee Wilaayada Islaamiga ah ee Sh/hoose.
29 685
Repost from N/a
Haween Ganacsiyo ku Leh Suuqa Magaalada Boosaaso ayaa Maamulka la Baxay Puntland ku Eedeeyay Inuu Kusoo Rogay Lacago Xad-dhaaf ah.
29 685
Repost from N/a
Sarkaal ka tirsanaa maamulka la Baxay Soomaaliland oo dadka Soomaaliyeed dhibaato wayn ku hayay ayaa ku geeriyooday dhulka Soomaali Galbeed.
