Dawasho Films🎥
🎬 Ku Soo Dhawoow Channel-ka Filimada Dawasho Films waxad ka heli dontan Muqalada ugu quruxd badan uguna Fadida badan ❤️
Ko'proq ko'rsatish📈 Telegram kanali Dawasho Films🎥 analitikasi
Dawasho Films🎥 kanali faol ishtirokchi. Hozirda hamjamiyat 34 549 obunachidan iborat bo'lib, Kino toifasida 8 427-o'rinni va Finlandiya mintaqasida 122-o'rinni egallagan.
📊 Auditoriya ko‘rsatkichlari va dinamika
невідомо sanasidan buyon loyiha tez o‘sib, 34 549 obunachiga ega bo‘ldi.
03 Iyun, 2026 dagi oxirgi ma’lumotlarga ko‘ra kanal barqaror faollikka ega. Oxirgi 30 kunda obunachilar soni -1 122 ga, so‘nggi 24 soatda esa -151 ga o‘zgardi va umumiy qamrov yuqori darajada qolmoqda.
- Tasdiqlash holati: Tasdiqlanmagan
- Jalb etish (ER): Auditoriya o‘rtacha 6.00% darajada jalb etiladi. Nashrdan keyingi dastlabki 24 soatda kontent odatda umumiy obunachilar sonining 1.32% ini tashkil etuvchi reaksiyalarni to‘playdi.
- Post qamrovi: Har bir post o‘rtacha 2 085 marta ko‘riladi; birinchi sutkada odatda 458 ta ko‘rish yig‘iladi.
- Reaksiyalar va o‘zaro ta’sir: Auditoriya faol: har bir postga o‘rtacha 23 ta reaksiya keladi.
- Tematik yo‘nalishlar: Kontent soo, saara, cusub, flim, loveta kabi asosiy mavzularga jamlangan.
📝 Tavsif va kontent siyosati
Muallif resursni shaxsiy fikrni ifoda etish maydoni sifatida ta’riflaydi:
“🎬 Ku Soo Dhawoow Channel-ka Filimada Dawasho Films waxad ka heli dontan Muqalada ugu quruxd badan uguna Fadida badan ❤️”
Yuqori yangilanish chastotasi (oxirgi ma’lumot 04 Iyun, 2026 da olingan) sababli kanal doimo dolzarb va katta qamrovli bo‘lib qoladi. Analitika auditoriya kontent bilan faol hamkorlik qilishini, uni Kino toifasidagi muhim ta’sir nuqtasiga aylantirishini ko‘rsatadi.
Ma'lumot yuklanmoqda...
| Sana | Obunachilarni jalb qilish | Esdaliklar | Kanallar | |
| 04 Iyun | 0 | |||
| 03 Iyun | 0 | |||
| 02 Iyun | 0 | |||
| 01 Iyun | 0 |
| 2 | Weerar qarax ah oo ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ka fuliyeen gudaha degmada Balcad ee gobolka Sh/Dhexe ayay ku dileen afar askari oo katirsan Dowladda Fedaraalka, halka ay ku dhaawaceen lix kale. | 499 |
| 3 | Muxuu yahay waajibka culimada ka saran in ay bulshada xaqqa u cadeeyaan? | 493 |
| 4 | Maxay ku kala duwan yihiin culimada Rabaaniyiinta ah ee u adeegga diinka Allaah iyo kuwa ka shaqeeya danaha Shisheeye? | 446 |
| 5 | Dhageyso: Sheekh Aadan Sune oo ka jawaabay su'aasha ah Yaa culimo ah? | 400 |
| 6 | Dhageyso: Sheekh Aadan Sune oo ka jawaabay su'aasha ahYaa culimo ah? | 1 |
| 7 | Dhageyso: Taxane- Halyeeyadii Badar.[233]
Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan waxay idiin soo gudbineysaa taxane aan ugu magac darnay Halyeeyadii Bader, taas oo uu Sheekh Cabdul Ilaah Abuu Khaalid kaga waramayo, siirada iyo mawaaqifta tarbawiga ah ee saxaabiyiintii Badriyiinta ahaa ee ka qeyb galay macrakadii Yowmul Furqaan | 1 |
| 8 | Dad Soomaali ah ayaa Lagu Dilay Gudaha Waddanka Koonfur Afrika.
Sida ay ku warantay warbaahinta maxalliga ah ee dalka Koonfur Afrika labo ruux oo Soomaali ah ayaa 48-kii saac ee lasoo dhaafay lagu dilay gudaha dalkaas.
Ruuxa ugu danbeeyay oo lagu magacaabo Mohamed Abdi Naxar ayaa lagu dilay dukaan ganacsi oo uu kulahaa duleedka magaalada Cape Town ee waddanka Koonfur Afrika.
Burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa la tilmaamay, inay ku weerareen dukaankiisa Ganacsiga, xilli uu ku jiray shaqo maalmeedkiisa.
Waxaa isagana ka horeeyay oo isla duleedka magaalada Cape Town lagu dilay muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Iimaan Omar Mahamud, isna waxaa la toogtay xili uu ka shaqeeynayay dukaan Ganacsi.
Waxaa la tilmaamay, in magaalada Cape Town iyo nawaaxigeeda ay aad ugu sii badanayaan burcadda Koonfur Afrikaanta ah ee dilka iyo boobka u geysanayo Soomaalida shaqaalaha ka ah dukaamada ku yaalla halkaas. | 128 |
| 9 | Sidee Ayay Masaalixda Masar iyo Imaaraatka Uga Wada Kulmi Karaan Suudaan?[WARBIXIN] | 34 |
| 10 | Tobonaan ruux oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday Weerar balaaran oo Ruushka ku qaaday Dalka Ukraine, Taliye sare oo Katirsan Kooxda Xuuthiyiinta oo lagu dilay Dagaallo xoogan oo ka dhacay Dalka Yaman, Qodobadaasi iyo kuwo kale ku dhegeyso Xubinta Qalinka Saxaafadda ee ku baxda Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida. | 40 |
| 11 | Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida waa barnaamij maalinle ah oo ka baxa Idaacadda islaamiga ah ee Al-Furqaan, marka laga reebo maalinta Jimcaha, waxaana lagu soo gudbiyaa dhacdooyinka ka taagan Caalamka gaar ahaan Dunida Islaamka. | 54 |
| 12 | Shisheeyaha ku Sugan Xerada Xalane ayaa Digniin Kasoo Saaray Dagaalka Dowladda Fedaraalka iyo Mucaaradka ku Dhexmaraya Muqdisho. | 373 |
| 13 | Sarkaal sare oo ka Tirsan Duulaanka Shisheeye ee AUSSOM ayaa Qiray, in Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab aan Dagaal Looga Adkaan Karin. | 374 |
| 14 | Farmaajo Madaxweynihii Hore ee Dowladda Fedaraalka ayaa Sheegay, inuu Dalka Galay Xaalad Halisa ah, Isagoo Eedeymo kala Duwan u Jeediyay Xasan Sheekh. | 313 |
| 15 | Maanta waa maalin Khamiis, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 18-12-1447 oo waafaqsa 04-06-2026, warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdukhaaliq Macalin Cabduwali. | 258 |
| 16 | Shisheeyaha ku Sugan Xerada Xalane ayaa Digniin Kasoo Saaray Dagaalka Dowladda Fedaraalka iyo Mucaaradka ku Dhexmaraya Muqdisho.
Waxa loogu yeero Qaramada Midoobay iyo safaaradaha Mareykanka iyo Ingiriiska ayaa si adag u cambaareeyay isku dhacyada u dhaxeeyo Dowladda Fedaraalka iyo siyaasiyiinta Mucaaradka ee ka socda magaalada Muqdiho ee caasimadda Soomaaliya.
Xoghayaha Guud Qaramada Midoobay ayaa sheegay inuu si qoto dheer uga walaacsan yahay dagaalkaas, oo uu ku tilmaamay, mid la doonayo in lagu gaaro dano siyaasadeed.
Hogaamiyaha ururkaas ayaa sheegay, in dagaalka Muqdisho uu sababay khasaare gaaray dadka rayidka ah iyo burbur soo gaaray kaabayaasha muhiimka ah ee magaalada.
Waxa uu labada dhinac ee dagaalamaya ugu baaqay, inay is xakameeyaan, una hogaansamaan waxa uu ugu yeeray sharciga caalamiga ah ee Qaramada Midoobay. | 348 |
| 17 | Sarkaal sare oo ka Tirsan Duulaanka Shisheeye ee AUSSOM ayaa Qiray, in Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab aan Dagaal Looga Adkaan Karin.
Sarkaal in muddo ah ka tirsanaa ciidanka midowga Afrika ee duullaanka ku jooga Soomaaliya, ayaa waraysi uu siiyey wargeyska ADF oo uu soo saaro taliska ciidamada Maraykanka ee AFRICOM, kaga warramay waayo-aragnimadiisii Soomaaliya.
Sarreeye Guuto Peter Muteti, oo ka tirsan ciidanka difaaca Kenya, islamarkaana intii u dhexeysay 2023 ilaa dhammaadkii 2025 ahaa ku-xigeenka taliyaha ciidamada ee saadka iyo taageerada howlgaladii Midowga Afrika ee Soomaaliya, ayaa kashifay caqabado badan oo haysta ciidamada AUSSOM.
Janaraal Muteti wuxuu sheegay in ciidamada calooshood-u-shaqaystayaasha AUSSOM ee ka kala socda dalalka kala duwan ay caqabado kala kulmaan dhaqannada kala jaad-jaadka ah, luqadaha, iyo tababarrada kala duwan, taasoo adkaysay ayuu yiri wada-shaqaynta iyo qorsheynta hawlgallada wadajirka ah. | 286 |
| 18 | Dhageyso: Barnaamijka Islaamka iyo Bulshada.[41]
Ciwaanka xalqdaan waa Kaalinta Culimada ee Badbaadinta Umadda Muslimka, waxaana marti inoogu ah Fadiilatu Sheykh Sheekh Aadan Sunne oo kamid ah culimada Diinta Islaamka. | 894 |
| 19 | ANDALUS PODCAST: Falanqeyn ku saabsan taxanihii Alkataaib ee looga hadlay galaangalka kiniisadaha kirishtaanka ay ku leeyihiin gaalaysiinta bulshada Soomaaliyeed ee Muslimka ah. | 881 |
| 20 | Muxuu Sheekh Aadan Sunne ku cabirayaa aqoonsigii Yahuudda ee maamulka la baxay Soomaaliland, safaaraddii uu dhawaan maamulkaas ka furtay magaala barakeysan ee Al-Qudus iyo culimadii taageertay arrinkaas? | 834 |
Endi mavjud! Telegram Tadqiqoti 2025 — yilning asosiy insaytlari 
