ch
Feedback
Dawasho Films🎥

Dawasho Films🎥

关闭频道

显示更多

📈 Telegram 频道 Dawasho Films🎥 的分析概览

频道 Dawasho Films🎥 是活跃参与者。目前社区聚集了 29 477 名订阅者,在 电影 类别中位列第 9 987,并在 芬兰 地区排名第 153

📊 受众指标与增长动态

невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 29 477 名订阅者。

根据 14 七月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 -3 137,过去 24 小时变化为 -93,整体触达仍然可观。

  • 认证状态: 未认证
  • 互动率 (ER): 平均受众互动率为 1.00%。内容发布后 24 小时内通常能获得 0.58% 的反应,占订阅者总量。
  • 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 294 次浏览,首日通常累积 171 次浏览。
  • 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 1
  • 主题关注点: 内容集中在 soo, saara, cusub, flim, loveta 等核心主题上。

📝 描述与内容策略

尚未提供频道描述。

凭借高频更新(最新数据采集于 15 七月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 电影 类别中的关键影响点。

29 477
订阅者
-9324 小时
-6127
-3 13730

数据加载中...

相似频道
无数据
有任何问题?请刷新页面或联系我们的客服
进出提及
---
---
---
---
---
---
吸引订阅者
七月 '26
七月 '260
在0个频道中
六月 '260
在0个频道中
Get PRO
五月 '26
+3 149
在3个频道中
Get PRO
四月 '26
+6 391
在2个频道中
Get PRO
三月 '26
+15 309
在4个频道中
Get PRO
二月 '26
+13 880
在1个频道中
日期
订阅者增长
提及
频道
15 七月0
14 七月0
13 七月0
12 七月0
11 七月0
10 七月0
09 七月0
08 七月0
07 七月0
06 七月0
05 七月0
04 七月0
03 七月0
02 七月0
01 七月0
频道帖子
Repost from N/a
Wadamada Qaaradda Yurub ayaa Billaabay Xeerar Cusub oo Lagu Tarxiilayo Dadka Soogalootiga ah oo ay Soomaalidu Ku Jiraan.

2
Maanta waa maalin Arboco ah, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 01-02-1448 oo waafaqsan 15-07-2026, warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Amiin.
16
3
https://radiofurqaan.com/sarkaal-katirsanaa-sharikad-taabacsan-yahuudda-oo-ugeeriyooday-dhaawac-kasoo-gaaray-weerar-ay-fulisay-iiraan/
55
4
Maamulka la baxay Soomaaliland ayaa lagu eedeeyay inuu Barakac u Horseedayo dadka ku dhaqan Berber aiyo deegaannada ka awgdha
Maamulka la baxay Soomaaliland ayaa lagu eedeeyay inuu Barakac u Horseedayo dadka ku dhaqan Berber aiyo deegaannada ka awgdhaw ee dhacda dhanka xeebta. Magaalada Berbera iyo deegaannada kale ee ka agdhadhaw waxaa ka taagan casbi ka xiriirta duqeymo Maalmihii la soo dhaafay ka dhacayay halkaasi kuwaas oo la sheegay iney fuliyeen diyaarado dagaal oo aan heybtooda la aqoonsan. Dadka deegaanka gaar ahaan kuwa reer mayiga ah oo ay si gaar ah u sameeyeen duqeymahan ayaa ku dhaw iney ka barakacaan halkaasi, waxaana soo foodsaartay baqdin, xooggan, maadaama ay duqeymuhu ka dhacayaan dhulka baadiyaha ah. Maamulka la baxay Soomaaliland ayaa lagu eedeeyay inuu sabab u yahay duqeymahan soo noqnoqday, maadaama uu Berbera iyo aaggeeda ku soo hogaamiyay shisheeye kala duwan oo ay Yahuuddu ugu horreyso halkaasina ka dhigay aag dagaal oo ay ku loolamayaan quwado caalami ah.
112
5
Ku dhawaad toban qof ayaa ku dhaawacmay shil gaari oo ka dhacay magaalada Qardho ee gobolka Bari. Waxaa maalintii shalay koon
Ku dhawaad toban qof ayaa ku dhaawacmay shil gaari oo ka dhacay magaalada Qardho ee gobolka Bari. Waxaa maalintii shalay koontaroolka Bari ee magaalada Qardhabo oo ka tirsan gobolka Bari ka dhacay, shil gaari oo sababay dhaawacyo soo gaaray ku dhawaad toban qof. Gaariga shilka galay oo kamid ahaa kuwa yaryar, ayaa waxaa saarnaa dad rakaab ah, waxaana soo gaaray dhaawacyo kala duwan. Dadka dhaawacmay oo isugu jira rag iyo dumar ayaa tiradooda lagu sheegay ugu yaraan todobo ruux, waxaana soo gaaray waxyeello kala duwan.
65
6
Wadamada Qaaradda Yurub ayaa Billaabay Xeerar Cusub oo Lagu Tarxiilayo Dadka Soogalootiga ah oo ay Soomaalidu Ku Jiraan. Dowl
Wadamada Qaaradda Yurub ayaa Billaabay Xeerar Cusub oo Lagu Tarxiilayo Dadka Soogalootiga ah oo ay Soomaalidu Ku Jiraan. Dowladaha Qaaradda Yurub ayaa mudooyinkii ugu dambeeyay billaabay tarxiilka dadka soogalootiga ah ee qaxootinimada ku jooga wadamadaas, iyaga oo saxiixay xeerar u ogalaanaya in ay gabi ahaanba dalalkooda ay ka saaraan dadka aan udhalan Yurub.   Wadanka Talyaaniga ayaa kamid noqday dalalka ugu horreeyay ee xeerarkan dhaqan galiyay, waxayna dadka Soomaalida ah ee halkaas ku sugan la kulmayaan hanjbaad joogto ah. Wadamadan ayaa horay u tarxiili jiray dadka tahriibka ku yimaada oo kaliya, hase ahaatee mudooyinkii dambe waxay bileebeen in ay xitaa tarxiilaan dadka ay sharciyada siiyeen ee muddada dheer joogay Talyaaniga.   Haweenay Soomaali ah oo kamida dadka soogalootiga ku ah Talyaaniga ayaa warbaahinta uga warantay xaaladda ay ku jiraan dadka Soomaalida ah ee ku nool Talyaaniga, iyada oo sheegtay in talada dalkaas ay qabsadeen dad kasoo jeeda midigta fog oo u ololaynaya in wadanka laga saar
59
7
Ciidamada Itoobiya ayaa Kordhiyay Tacaddiyada ay Dadka Soomaaliyeed Ugu Geysanayaan Dhulka ay Xoogga ku Heystaan.
Ciidamada Itoobiya ayaa Kordhiyay Tacaddiyada ay Dadka Soomaaliyeed Ugu Geysanayaan Dhulka ay Xoogga ku Heystaan.
127
8
Maamulka la Baxay Puntland ayaa Kordhiyay Xariga uu Ugeysanayo Saxafiyiinta ka Howlgala Dhulka uu ka Arrimiyo Maamulkaas.
Maamulka la Baxay Puntland ayaa Kordhiyay Xariga uu Ugeysanayo Saxafiyiinta ka Howlgala Dhulka uu ka Arrimiyo Maamulkaas.
125
9
Qaar kamid ah siyaasiyiinta mucaaradka ayaa sheegay in Dowladda Fedaraalka ay ka hor istaagtay dibadbax ay sheegeen iney qors
Qaar kamid ah siyaasiyiinta mucaaradka ayaa sheegay in Dowladda Fedaraalka ay ka hor istaagtay dibadbax ay sheegeen iney qorsheynayeen inuu ka dhaco magaalada Muqdisho iyo qeybo kamid ah dalka.
122
10
Wadayaasha Mooto Bajaajta ee ka howlgala magaalad Muqdisho ayaa ka cabanaya lacago xad-dhaaf ah oo ay ku soo rogtay Dowladda
Wadayaasha Mooto Bajaajta ee ka howlgala magaalad Muqdisho ayaa ka cabanaya lacago xad-dhaaf ah oo ay ku soo rogtay Dowladda Fedaraalka.
89
11
Maanta waa maalin Arboco ah, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 01-02-1448 oo waafaqsan 15-07-2026, warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.
88
12
Maanta waa maalin Arboco ah, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 01-02-1448 oo waafaqsan 15-07-2026, warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.
3
13
https://radiofurqaan.com/yahuudda-oo-aroornimadii-hore-ee-maanta-duqeymo-khasaare-dhaliyay-ka-fulisay-marinka-qazza/
94
14
Taxane- Halyeeyadii Badar- 266.mp3
235
15
Dhageyso: Taxane- Halyeeyadii Badar.[266] Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan waxay idiin soo gudbineysaa taxane aan ugu m
Dhageyso: Taxane- Halyeeyadii Badar.[266] Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan waxay idiin soo gudbineysaa taxane aan ugu magac darnay Halyeeyadii Bader, taas oo uu Sheekh Cabdul Ilaah Abuu Khaalid kaga waramayo, siirada iyo mawaaqifta tarbawiga ah ee saxaabiyiintii Badriyiinta ahaa ee ka qeyb galay macrakadii Yowmul Furqaan.
236
16
Haweyn Kusugan Magaalada Nayroobi oo Si adag u Difaacay Culimada Muslimiinta ee Soomaaliyeed, Kadib Weerarkii Culimada Uga Yi
Haweyn Kusugan Magaalada Nayroobi oo Si adag u Difaacay Culimada Muslimiinta ee Soomaaliyeed, Kadib Weerarkii Culimada Uga Yimid Hogaanka Baarlaamanka Dowlada Fadaraalka.
215
17
Dowladaha Iiran iyo Maraykanka oo Mar kale Is-weeraray Duqeymo kala duwan Iyadoo Madaxweynnah Mareykanka Donal Trump ku Jeesj
Dowladaha Iiran iyo Maraykanka oo Mar kale Is-weeraray Duqeymo kala duwan Iyadoo Madaxweynnah Mareykanka Donal Trump ku Jeesjeesay Dalalka Khaliijka.
151
18
Xubinta Wararka Caalamka oo ku baxda Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada ee idaacadda Islaamiga ah ee Al-Furqaan, waxaa lagu soo g
Xubinta Wararka Caalamka oo ku baxda Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada ee idaacadda Islaamiga ah ee Al-Furqaan, waxaa lagu soo gudbiyaa wararkii ugu dambeeyay ee daafaha Caalamka.
135
19
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso. Caawa waa habeennimo Arboco ah oo ay taariikhda Hijriguna ay ku beegantahay 30-01-1448 oo waafaqsan 14-07-2026, Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada waxaa caawa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.
119
20
Wadayaasha mooto Bajaajta ee magaalad Muqdisho ayaa ka cabanaya lacago baad ah oo ay ku soo rogtay Dowladda Fedaraalka. Daraw
Wadayaasha mooto Bajaajta ee magaalad Muqdisho ayaa ka cabanaya lacago baad ah oo ay ku soo rogtay Dowladda Fedaraalka. Darawallada kaxeeya booto Bajaajta ee ka hawlgala magaalada Muqdisho ayaa cabasho xooggan ka muujiyay, canshuuro dheeraad ah oo ay ku soo rogtay Dowladda Fedaraalka. Lacagahan baadda ah ayey sheegeen darawalladu in qaadistooda loo gacan geliyay dad ganacsato lagu sheegay kuwaas oo s wadajir ah kula hawlgelaya ciidanka Taraafikada Dowladda Fedaraalka, wadayaasha Bajaajtana waydiinaya lacago ka badan 40 doollar.
141