Dawasho Films🎥
📈 Análisis del canal de Telegram Dawasho Films🎥
El canal Dawasho Films🎥 es un actor destacado. Actualmente la comunidad reúne a 29 255 suscriptores, ocupando la posición 10 059 en la categoría Películas y el puesto 153 en la región Finlandia.
📊 Métricas de audiencia y dinámica
Desde su creación el невідомо, el proyecto ha mostrado un crecimiento acelerado, reuniendo a 29 255 suscriptores.
Según los últimos datos del 16 julio, 2026, el canal mantiene una actividad estable. En los últimos 30 días la variación de miembros fue de -3 004, y en las últimas 24 horas de -100, conservando un alto alcance.
- Estado de verificación: No verificado
- Tasa de interacción (ER): El promedio de interacción de la audiencia es 1.00%. Durante las primeras 24 horas tras publicar, el contenido suele obtener 0.59% de reacciones respecto al total de suscriptores.
- Alcance de las publicaciones: Cada publicación recibe en promedio 292 visualizaciones. En el primer día suele acumular 172 visualizaciones.
- Reacciones e interacción: La audiencia responde de forma activa: el promedio de reacciones por publicación es 1.
- Intereses temáticos: El contenido se centra en temas clave como soo, saara, cusub, flim, loveta.
📝 Descripción y política de contenido
No se ha proporcionado la descripción del canal.
Gracias a la alta frecuencia de actualizaciones (últimos datos recibidos el 17 julio, 2026), el canal mantiene la vigencia y un amplio alcance. La analítica demuestra que la audiencia interactúa activamente con el contenido, lo que lo convierte en un punto de referencia dentro de la categoría Películas.
Carga de datos en curso...
| Fecha | Crecimiento de Suscriptores | Menciones | Canales | |
| 17 julio | 0 | |||
| 16 julio | 0 | |||
| 15 julio | 0 | |||
| 14 julio | 0 | |||
| 13 julio | 0 | |||
| 12 julio | 0 | |||
| 11 julio | 0 | |||
| 10 julio | 0 | |||
| 09 julio | 0 | |||
| 08 julio | 0 | |||
| 07 julio | 0 | |||
| 06 julio | 0 | |||
| 05 julio | 0 | |||
| 04 julio | 0 | |||
| 03 julio | 0 | |||
| 02 julio | 0 | |||
| 01 julio | 0 |
| 2 | Ku Dhawaad 10 Qof oo Ameerikaan ah ayaa Karantiil Ugu Jira Xarun Ku Taalla Dalka Kenya Sababo La Xiriira Cudurka Ebola.
Madaxa mid ka mid ah hay'ad Ameerikaan ah ayaa u sheegay shabakadda Reuters in toddobo qof oo Ameerikaan ah oo ka shaqeynayay la tacaalidda cudurka Ebola ee ka dillaacay Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Kongo hadad lagu karantiilayo xarun ku taalla Kenya, kadib markii dowladda Mareykanku soo rogtay xeerar cusub oo la xiriira safarka.
Shaqaalahan ayaa noqday dadkii ugu horreeyay ee lagu karantiilo xaruntan, taas oo dood iyo muran xooggan ka dhalisay gudaha Kenya, isla markaana ay hadda ku socoto dacwad maxkamadeed.
Sida ay dhigeyso siyaasadda cusub ee Mareykanka, dadkan Ameerikaanka ah ayaa lagu amray in muddo 21 maalmood ah lagu karantiilo waddan saddexaad ka hor inta aan loo oggolaan inay galaan gudaha Mareykanka. | 102 |
| 3 | Mas'uul Ka Tirsan Maamulka La Baxay Soomaaliland oo Ku Geeriyooday Dalka Ingiriiska.
Saacadihii la soo dhaafay maamulka la baxay Soomaaliland shaaciyay, geerida qunsulkii u fadhiyay saafaradda uu maamulkaasi ku leeyahay wadanka Ingiriska, sida lagu sheegey war qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiska madaxweyne ku xigeenka ninka lagu magcaabo Maxamed Cali Aw Cabdi.
Qunsulka geeriyooday ayaa waxaa magaciisa lagu sheegey Daahir Tukaale Askar, mana uu xusin maamulkaasi sababta uu u geeriyooday ninkan.
Geerida masuulkaan ayaa imaaneysa, iyadoo bishaan maalmihii la soo dhaafay uu magaalada Jigjiga ee dhulka Soomaali Galbeed ku geeriyooday, Taliyihii hay’adda Dembibaarista ee maamulka la baxay Soomaaliland. | 74 |
| 4 | Waa habeennimo Sabti ah oo ay taariikhda Hijrigu ku beegantahay 04-02-1448 oo waafaqsan 17-07-2026, Warka Habeennimo waxaa soo jeedinaya C/khaaliq Macalin Cabduwali. | 80 |
| 5 | https://radiofurqaan.com/masuul-katirsan-dowladda-jabuuti-oo-ku-geeriyooday-dalka-faransiiska/ | 76 |
| 6 | Dhegeyso: Taxane: Khulaaseynta Kutubta Islaamiga ah.[05]
Kani waa taxane aan ugu magac darnay khulaaseynta kutubta islaamiga ah, laguna soo bandhigayo nuxurka kutub gaar ah, taas oo uu soo jeedinayo Al-Ustaad Abuu Muxamed Ash-Shaami oo kamid ah Aqoonyahannada Soomaaliyeed. | 95 |
| 7 | Dhageystayaasha iyo akhrisstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Barnaamijka Waxbrashada waa barnaamij todobaadle ah oo Jimco waliba ka baxa warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan, waxaana diiradda lagu saaraa warbarashada, iyadoo lagu soo qaato mowduucyo muhiim ah oo faa’iido u leh bulshada Soomaaliyeed. | 78 |
| 8 | Dowladda Koonfur Afrika ayaa burburin ku haysa goobaha ganacsiga dadka soogalootiga ah ee ku yaalla gudaha dalkaas. | 150 |
| 9 | Dowladda Uganda ayaa Lagu Eedeeyay Tacadiyo Ka Dhan ah Dadka Kasoo Horjeeda Maamulkeeda. | 144 |
| 10 | https://radiofurqaan.com/jamaacada-nusratul-islaam-wal-muslimiin-oo-la-wareegtay-deegaanno-dhaca-dalka-burkina-faso/ | 179 |
| 11 | Maanta waa maalin Jimco ah, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 03-02-1448 oo waafaqsan 17-07-2026, warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Sheekh Cali. | 109 |
| 12 | Ciidamada Kenya ayaa Maalmihii u Dambeeyay Fuliyay Weerarro ay Ku Burburiyeen Shirkadihii Isgaarsiinta ee Gobalka Gedo, Kadib Markii ay Ogaadeen In Shilin Soomaaligu uu Suuqa Ka Baxay.
Bilihii u dambeeyay ciidamada Dowladda Kenya ayaa waday weerarro hebeen dheelmad ah oo ay ku beegsadeen dad badan oo rayid ah oo ku nool deegaannada ku teedsan xuduud beenaadka ay Somaliya la wadaagto Kenya, waxayna Ciidamada gaysteen gaboodfallo baahsan oo aysan dad iyo duunyaba ka badbaadin.
Ciidamadan oo kasoo talaabay xuduud beenaadka ayaa dhulka la simay shirkadihi isgaarsiinta ee deegaanno ka tirsan gobalkaas, waxayna sidoo kale burburiyeen dhismayaal ay daganaayeen dad shacab ah.
Korneyl Rufle oo kamida ciidamada Dowladda Federaalka ee ku sugan gobalka Gedo ayaa warbaahinta uga warramay khasaaraha ka dhashay duulaanka ay ciidamada Kenya kusoo galeen gobalka Gedo, isaga oo sheegay in ciidamo Kenyaan ah oo wata Toban gaadiid ah ay kasoo gudbeen deegaanka Yado ee gobalka Gedo. | 166 |
| 13 | Dowladda Uganda ayaa Lagu Eedeeyay Tacadiyo Ka Dhan ah Dadka Kasoo Horjeeda Maamulkeeda.
Hay’adaha sheegta inay u doodaan xuquuqda Aadanaha ayaa warbixin cusub oo ay soo saareen ku eedeeyay ciidamada Uganda, iyaga oo sheegay in askarta dalkaas ay tacadi iyo jirdil kula kacaan dadka Ugandhiiska ah ee kasoo horjeeda xukumadda Kampala.
Warbixintu waxay sheegtay in tan iyo bartamihii Juun 2026-ka, ciidamada Uganda ay xireen ugu yaraan shan qof oo lagu tilmaamay inay dhaliileen Madaxweynaha dalkaas Yoweri Museveni iyo Taliyaha Guud ee Ciidamada Uganda.
Sidoo kale, hay’adda Yuman Rayt Wooj ayaa ku eedeysay ciidamada dowladda Uganda inay go'doomiyeen xarumaha warbaahinta ee madaxa banaan, taas oo sababtay inay hakiyaan howlaha ay wadeen. Ururku wuxuu sheegay in tallaabadan ay daba socotay warar ay warbaahintu ka baahisay dowladda oo looga soo horjeeday maamulka dalkaas. | 126 |
| 14 | Dowladda Koonfur Afrika ayaa burburin ku haysa goobaha ganacsiga dadka soogalootiga ah ee ku yaalla gudaha dalkaas.
Waxaa wali wadanka South Africa ka socda fal burburin ah oo ka dhan ah goobaha ganacsiga dadka soogalootiga ah ee ku nool dalkaasi, kaas oo ay fulinayaan ciidamo ka tirsan xukuumadda dalkaasi.
Burburintan ayaa u gaar ah kaliya dadka soogalootiga ah, waxayna socotaa muddo dhowr maalin ah.
Magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika ayaa kamid ah meelaha sida gaar ah ay kaga socoto burburinta lagu sameynayo goobaha ganacsiga ee dadka soogalootiga ah ku ah wadankaas.
Soomaalida ku nool dalkaas gaar ahaan kuwa ganacsiga ku jira, ayaa walaac ka muujinaya arrintan, maadaama ay saameyn ku yeelan karto. | 91 |
| 15 | Diiradda Jimcaha, waa barnaamij todobaadle ah oo ka baxa Warbaahinta Islaamiga Al-Furqaan, waxaana lagu falanqeeyaa hadba qodobka ugu weyn ee todobaadkaas taagan, iyadoo mararka qaarna lagu soo gudbiyo mawaadiic gaar ah oo ahmiyad xambaarsan.
Barnaamijka Diiradda Jimcaha waxaa maanta looga hadlayaa, kacdoonka looga soo hurjeedo dadka Ajaanibta ah ee ka socodo Wadanka Koonfur Africa, maxey tahay sameynta ay arintaasi ku yeelatay dadka Soomaalida ah, waxaana soo jeedinaya Maxamed Daahir. | 76 |
| 16 | Maanta waa maalin Jimco ah, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 03-02-1448 oo waafaqsan 17-07-2026, Barnaamijka Tarbiyada Caruurta waxaa soo jeedinaya Cabdi-Khaaliq Macallin Cabdi-Wali. | 93 |
| 17 | Silsiladda Waanada Jimcaha- Sh Abuu Saciid Az-Zeylici- 05.mp3 | 92 |
| 18 | Dhageyso Taxane Waanada Jimcaha.[05]
Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan waxay idiin soo gudbineysaa taxane aan ugu magac darnay ”Waanada Jimcaha” oo uu so jeedinayo Sheekh Abuu Saciid Az-Zeylici, kaasoo Jimco weliba ku baxa wararka Subax, Duhur iyo Fiidnimo, waxaana lagu soo gudbin doonaa waanooyin dhaxalgal ah oo waxtar uleh bulshada. | 99 |
| 19 | Khasaaro Hantiyadeed ayaa ka Dhashay Dab Qabsaday Goobo ganacsi oo ku yaalla Magaalada Gaalkacyo. | 80 |
| 20 | Dalka Kenya ayaa Wajahaya Qalalaase Siyaasadeed Kadib Markii Kooxaha Mucaaradku ay Adeegsadeen Kooxo Dhalinyara ah oo Hubaysan. | 83 |
