Dawasho Films🎥
قناة بسيطة
إظهار المزيد
📈 نظرة تحليلية على قناة تيليجرام Dawasho Films🎥
تُعد قناة Dawasho Films🎥 لاعباً نشطاً. يضم المجتمع حالياً 29 724 مشتركاً، محتلاً المرتبة 9 894 في فئة أفلام والمرتبة 153 في منطقة فنلندا.
📊 مؤشرات الجمهور والحراك
منذ تأسيسه في невідомо، حقق المشروع نمواً سريعاً وجمع 29 724 مشتركاً.
بحسب آخر البيانات بتاريخ 11 يوليو, 2026، تحافظ القناة على نشاط مستقر. خلال آخر 30 يوماً تغيّر عدد الأعضاء بمقدار -3 323، وفي آخر 24 ساعة بمقدار -84، مع بقاء الوصول العام مرتفعاً.
- حالة التحقق: غير موثّقة
- معدل التفاعل (ER): يبلغ متوسط تفاعل الجمهور 1.08%. وخلال أول 24 ساعة من النشر يحصد المحتوى عادةً 0.57% من ردود الفعل نسبةً إلى إجمالي المشتركين.
- وصول المنشورات: يحصل كل منشور على متوسط 323 مشاهدة. وخلال اليوم الأول يجمع عادةً 171 مشاهدة.
- التفاعلات والاستجابة: يتفاعل الجمهور بانتظام؛ متوسط التفاعلات لكل منشور يبلغ 1.
- الاهتمامات الموضوعية: يركز المحتوى على مواضيع رئيسية مثل soo, saara, cusub, flim, loveta.
📝 الوصف وسياسة المحتوى
وصف القناة غير متوفر.
بفضل وتيرة التحديث المرتفعة (أحدث البيانات بتاريخ 12 يوليو, 2026) تحافظ القناة على حداثتها ومستوى وصول مرتفع. وتُظهر التحليلات تفاعلاً نشطاً من الجمهور، ما يجعلها نقطة تأثير مهمة ضمن فئة أفلام.
29 724
المشتركون
-8424 ساعات
-6637 أيام
-3 32330 أيام
جاري تحميل البيانات...
القنوات المماثلة
لا توجد بيانات
هل تواجه مشاكل؟ يرجى تحديث الصفحة أو الاتصال بمدير الدعم الخاص بنا.
سحابة العلامات
الإشارات الواردة والصادرة
---
---
---
---
---
---
جذب المشتركين
يوليو '26
يوليو '260
في 0 قنوات
يونيو '260
في 0 قنوات
Get PRO
مايو '26
+3 149
في 3 قنوات
Get PRO
أبريل '26
+6 391
في 2 قنوات
Get PRO
مارس '26
+15 309
في 4 قنوات
Get PRO
فبراير '26
+13 880
في 1 قنوات
| التاريخ | نمو المشتركين | الإشارات | القنوات | |
| 12 يوليو | 0 | |||
| 11 يوليو | 0 | |||
| 10 يوليو | 0 | |||
| 09 يوليو | 0 | |||
| 08 يوليو | 0 | |||
| 07 يوليو | 0 | |||
| 06 يوليو | 0 | |||
| 05 يوليو | 0 | |||
| 04 يوليو | 0 | |||
| 03 يوليو | 0 | |||
| 02 يوليو | 0 | |||
| 01 يوليو | 0 |
منشورات القناة
Repost from N/a
Dalka Kenya ayaa Lagu Dilay Wiil Soomaali ah oo Wax Kabaranayay Mid Kamida Iskuullada Ku Yaalla wadankaas.
| 2 | Dowro diini ah ayaa loo soo xiray haweenka ku dhaqan deegaan hoostaga magaalada Baraawe ee Wilaayada Islaamiga ah ee Sh/hoose. | 57 |
| 3 | Haween Ganacsiyo ku Leh Suuqa Magaalada Boosaaso ayaa Maamulka la Baxay Puntland ku Eedeeyay Inuu Kusoo Rogay Lacago Xad-dhaaf ah. | 59 |
| 4 | Sarkaal ka tirsanaa maamulka la Baxay Soomaaliland oo dadka Soomaaliyeed dhibaato wayn ku hayay ayaa ku geeriyooday dhulka Soomaali Galbeed. | 45 |
| 5 | In Ka badan 20 Dhalinyaro Soomaaliyeed ah oo Dib Uga Soo Laabtay Dalka Liibiya ayaa Soo Gaaray Magaalada Muqdisho. | 45 |
| 6 | Maanta waa maalin Axad ah, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 27-01-1448 oo waafaqsan 12-07-2026, warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Amiin. | 45 |
| 7 | https://radiofurqaan.com/askar-katirsan-dowladda-fedaraalka-oo-lagu-dhaawacay-qarax-ka-dhacay-gobolka-sh-hoose/ | 91 |
| 8 | https://radiofurqaan.com/ku-dhawaad-20-ruux-oo-ku-geeriyootay-duufaan-ku-dhufatay-dalka-filibiin/ | 82 |
| 9 | Askar Katirsan Dowladda Fedaraalka oo Lagu Dhaawacay Qarax Ka Dhacay Gobolka Sh/Hoose.
Wararka naga soo gaaraya gobolka Sh/hoose ayaa ku waramaya, in weerar qarax ah oo khasaare dhaliyay lala beegsaday askar katirsan Dowladda Fedaraalka, kaas oo ka dhacay mid kamid ah degmooyinka gobolkaas.
Qaraxa ayaa lala beegsaday, askar katirsan Dowladda Fedaraalka oo ku sugnaa gudaha degmada Jannaale, waxaa gaaray khasaare nafeed.
Inta la xaqiijiyay saddex askari oo katirsan askartii qaraxa lala beegsaday ayaa ku dhaawacmay, weerarkaan ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ka fuliyeen gudaha degmada Jannaale. | 1 |
| 10 | Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa qarax ay la beegsadadeen askarta Dowladda Fedaraalka ka fuliyay gudaha degmada Jannaale ee gobolka Shabeellaha Hoose, waxaana ku dhaawacmay seddax askari. | 60 |
| 11 | Dalka Kenya ayaa Lagu Dilay Wiil Soomaali ah oo Wax Kabaranayay Mid Kamida Iskuullada Ku Yaalla wadankaas.
Wararka inaga soo gaaraya dalka Kenya ayaa ku warramaya in saacadihii lasoo dhaafay dalkaas lagu dilay wiil yar oo Soomaali ah, kaas oo arday ka ahaa mid kamida Iskuullada ku yaalla magaalada Thika ee ku taalla duleedka magaalada Nayroobi.
Wiilkan yar oo ku jiray da’da 16 sano jirka laguna magacaabi jiray Maxamed Xareed ayaa lagu dilay gudaha iskuulka, kaas oo markii dambe loo qaaday xarun caafimaad, in kastoo aan la ogayn cidda ka dambaysay dilkiisa.
Ayaan Nuur Xasan oo ah hooyada dhashay wiilkan yar ayaa sheegtay in ku xigeenka maamulaha Iskuulka oo ahaa nin Keenyaan ah uu ku wargeliyay in wiilkeeda la dilay ayna si deg dega ku timaado, iyada oo sheegtay in wiilkeeda oo Mayd ah ay ugu tagtay Iskuulka. | 101 |
| 12 | Dalka Kenya ayaa Lagu Dilay Wiil Soomaali ah oo Wax Kabaranayay Mid Kamida Iskuullada Ku Yaalla wadankaas.
Wararka inaga soo gaaraya dalka Kenya ayaa ku warramaya in saacadihii lasoo dhaafay dalkaas lagu dilay wiil yar oo Soomaali ah, kaas oo arday ka ahaa mid kamida Iskuullada ku yaalla magaalada Thika ee ku taalla duleedka magaalada Nayroobi.
Wiilkan yar oo ku jiray da’da 16 sano jirka laguna magacaabi jiray Maxamed Xareed ayaa lagu dilay gudaha iskuulka, kaas oo markii dambe loo qaaday xarun caafimaad, in kastoo aan la ogayn cidda ka dambaysay dilkiisa.
Ayaan Nuur Xasan oo ah hooyada dhashay wiilkan yar ayaa sheegtay in ku xigeenka maamulaha Iskuulka oo ahaa nin Keenyaan ah uu ku wargeliyay in wiilkeeda la dilay ayna si deg dega ku timaado, iyada oo sheegtay in wiilkeeda oo Mayd ah ay ugu tagtay Iskuulka. | 3 |
| 13 | In Ka badan 20 Dhalinyaro Soomaaliyeed ah oo Dib Uga Soo Laabtay Dalka Liibiya ayaa Soo Gaaray Magaalada Muqdisho.
Waxaa mar kale magaalada Muqdisho soo gaaray dhalinyaro Soomaaliyeed oo dib uga soo laabtay dalka Liibiya, kuwaas oo dhibaatooyin kala duwan la kulmay intii ay joogeen dalkaas, dhalinyaradan oo gaaraysa 21 qof ayaa maalmihii u dambeeyay kasoo degay magaalada Muqdisho.
Kooxo Soomaali ah oo ka ganacsada tahriibinta dhalinyarada Soomaaliyeed, isla markaana gacansaar dhow la leh magafayaasha Liibiya ayaa boqolaal dhilnyaro ah ku haysta gudaha dalka Liibiya, waxayna dadkaasi sii dayntooda ku qaataan kumanaan doollar oo madaxfurasho ah. | 116 |
| 14 | Waxaa magaalada Boosaaso Ka Billowday Kocdoon Lagu Diidan Yahay Shirkadda DP World ee Imaaraadk Carabta. | 118 |
| 15 | Waxaa maalinkii labaad xiran goobaha ganacsiga magaalada Boosaaso ee gobolka Bari, sababo la xiriira canshuuro dheeraad ah oo ay maamulka la baxay Puntland iyo shirkadda DP World ku soo rogeen ganacsatada wax kala soo dega dekadda Boosaaso. | 121 |
| 16 | Maamulka Islaamiga ah ee degmada Maxaas ayaa dowro diini ah uqabtay haweenka ku dhaqan degmadaas. | 99 |
| 17 | Maleeshiyaadka Xuuthiyiinta ayaa Hor-istaagay Masjid Laga Dhisayay Mid Kamid ah Magaalooyinka Dalka Yeman. | 96 |
| 18 | Maanta waa maalin Sabti ah, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 26-01-1448 oo waafaqsan 11-07-2026, warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir. | 110 |
| 19 | Guutada Qaraxyada ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaahawlgal qarax ah ka fuliyay gudaha magaalada Bardaale ee gobolka Baay, waxaana lala eegtay isku imaatin ay ku sugnaayeen ciidamo ka tirsan Dowladda Fedaraalka, waxaana jira khasaare soo gaaray. | 115 |
| 20 | Qarax ay fuliyeen ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa ka dhacay magaalada Buulaburte ee gobolka Hiiraan, waxaana lala beegsaday bar-koontarool ay ku sugnaayeen askar ka tirsan Dowladda Fedaraalka. | 109 |
