uz
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

Kanalga Telegramโ€™da oโ€˜tish

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Ko'proq ko'rsatish

๐Ÿ“ˆ Telegram kanali SAMEWADE ACADEMY analitikasi

SAMEWADE ACADEMY (@samewade) Somali til segmentidagi kanali faol ishtirokchi. Hozirda hamjamiyat 17 402 obunachidan iborat bo'lib, Taสผlim toifasida 11 603-o'rinni va Somali mintaqasida 489-o'rinni egallagan.

๐Ÿ“Š Auditoriya koโ€˜rsatkichlari va dinamika

ะฝะตะฒั–ะดะพะผะพ sanasidan buyon loyiha tez oโ€˜sib, 17 402 obunachiga ega boโ€˜ldi.

21 Iyun, 2026 dagi oxirgi maโ€™lumotlarga koโ€˜ra kanal barqaror faollikka ega. Oxirgi 30 kunda obunachilar soni -154 ga, soโ€˜nggi 24 soatda esa -7 ga oโ€˜zgardi va umumiy qamrov yuqori darajada qolmoqda.

  • Tasdiqlash holati: Tasdiqlanmagan
  • Jalb etish (ER): Auditoriya oโ€˜rtacha 4.26% darajada jalb etiladi. Nashrdan keyingi dastlabki 24 soatda kontent odatda umumiy obunachilar sonining 1.06% ini tashkil etuvchi reaksiyalarni toโ€˜playdi.
  • Post qamrovi: Har bir post oโ€˜rtacha 742 marta koโ€˜riladi; birinchi sutkada odatda 185 ta koโ€˜rish yigโ€˜iladi.
  • Reaksiyalar va oโ€˜zaro taโ€™sir: Auditoriya faol: har bir postga oโ€˜rtacha 0 ta reaksiya keladi.

๐Ÿ“ Tavsif va kontent siyosati

Muallif resursni shaxsiy fikrni ifoda etish maydoni sifatida taโ€™riflaydi:
โ€œKusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.โ€

Yuqori yangilanish chastotasi (oxirgi maโ€™lumot 22 Iyun, 2026 da olingan) sababli kanal doimo dolzarb va katta qamrovli boโ€˜lib qoladi. Analitika auditoriya kontent bilan faol hamkorlik qilishini, uni Taสผlim toifasidagi muhim taโ€™sir nuqtasiga aylantirishini koโ€˜rsatadi.

17 402
Obunachilar
-724 soatlar
-227 kunlar
-15430 kunlar
Postlar arxiv
ASTAAN FUDUD (SIMPLE LOGO) Sameyso Loogo Fudud sido kale Qurux badan Gacantada iyo Hal-Abuurkaga kaga Ciil Bax Design-ka Ka B
ASTAAN FUDUD (SIMPLE LOGO) Sameyso Loogo Fudud sido kale Qurux badan Gacantada iyo Hal-Abuurkaga kaga Ciil Bax Design-ka Ka Baro Hoyga Barshada Luuqadaha Iyo Xirfadaha Ee SAMEWADE ACADEMY Halkan Hoose Ka Daawo sida loo sameeyo Logada kuu Muuqata ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ https://www.youtube.com/watch?v=j8jLDBCR8eM&list=PLqEi-k81OWaipyv36yT5wGHMphqHdpI7p&index=70

OGEYSIIS MUHIIM AH. Berito waa 01.02.2023 Insha Allah Waxan Galaynaa Imtixanka Carabiga Buugiisii 1aad Waxa aan ku galayno wa
OGEYSIIS MUHIIM AH. Berito waa 01.02.2023 Insha Allah Waxan Galaynaa Imtixanka Carabiga Buugiisii 1aad Waxa aan ku galayno waa buuga aan soo qadanay dhamaantiisna Cashiradiisa Aan sharaxnay Halkan kasii Muraajacayso ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ https://www.youtube.com/watch?v=XWjRYczDwuE&list=PLqEi-k81OWaiPH82PZGDHPhFuK6TeUaRA&index=2 Sido Kale Dhawaan Waxa Bilawan Doono Qaybta 2aad ee Buuga

Hoyga Barashada Luuqadaha Iyo Graphic Design-ka ee Samewade Acadmey Halkan ka daawo Qaabka loo Sameyo posterkan kuu Muuqda Si
Hoyga Barashada Luuqadaha Iyo Graphic Design-ka ee Samewade Acadmey Halkan ka daawo Qaabka loo Sameyo posterkan kuu Muuqda Sido kale Muuqaalka Hoostiisa ka degso Dhaman Sawirada iyo Fonts-kaba ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ https://www.youtube.com/watch?v=xvrXVxfxvGI&t=605s

Taxanaha Adobe Illustrator Basic To Advanced Maanta waxan qadanay Cashirkii 6aad oo aan si fcn ugu sharaxnay Artboard Iyo Lay
Taxanaha Adobe Illustrator Basic To Advanced Maanta waxan qadanay Cashirkii 6aad oo aan si fcn ugu sharaxnay Artboard Iyo Layers Linkigan Hoose ka daawo Cashirka Maanta iyo Cashiradii Shanta ahaa ee midkan ka horeeyay ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ https://www.youtube.com/watch?v=-4HlMi-M610&list=PLqEi-k81OWahFV1QBKnrCw0i-6t0DbSVx&index=6

Cashir Maanta Cilad ku imaday Awadeed Channel-ka Waan Ka Saarnay Balse dhawaan waxan channelka kuso gudbin doonaa Koorso Dham
Cashir Maanta Cilad ku imaday Awadeed Channel-ka Waan Ka Saarnay Balse dhawaan waxan channelka kuso gudbin doonaa Koorso Dhamaystiran Oo muuqal hagaajinta oo aan ku baranayno Software-ka Premier Pro Halkan kala soco Cashirada iyagoo Taxane ah ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ https://www.youtube.com/watch?v=6zaMJ7solDM

SAMEWADE ACADEMY HOYGA BARASHADA LUUQADAHA IYO XIRFADAHA Dhamaan koorsooyiinkan waa kuwa taxane ah oo aad waqti walba ka daaw
SAMEWADE ACADEMY HOYGA BARASHADA LUUQADAHA IYO XIRFADAHA Dhamaan koorsooyiinkan waa kuwa taxane ah oo aad waqti walba ka daawan kartid samewade 4ta kooris ee aan soo calamadiyay waa kuwa aan dhamaynay. Hadad rabtid mid walba linkiga hoose ka daawo iyago dhamaystiran 1. PHOTOSHOP GRAPHIC DESIGN Halkan ka daawo๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ https://www.youtube.com/watch?v=EOYLAkAHrR4&list=PLqEi-k81OWaipyv36yT5wGHMphqHdpI7p 2. DAILY ENGLISH CONVERSATION BOOK-1 Halkan ka daawo๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ https://www.youtube.com/watch?v=rg5RMDaJfr0&list=PLqEi-k81OWaiZ3BVSJ4eAx6ytlFGxtTvp 3. ุงู„ุนุฑุจูŠุฉ ุจูŠู† ูŠุฏูŠูƒ Halkan ka daawo๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ https://www.youtube.com/watch?v=fn1qO9q4jF4&list=PLqEi-k81OWaiPH82PZGDHPhFuK6TeUaRA 4. Typing Speed Mavies Beacon Halkan ka daawo๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ https://www.youtube.com/watch?v=HRdPFXE6YZI&list=PLqEi-k81OWahtFu4J6WZdLvDu340H1oPU Iyo 5. Adobe Illustrator oo Gabo gabo inoogu dhow Halkan ka daawo๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ https://www.youtube.com/watch?v=EBdWV4qkgjA&list=PLqEi-k81OWahFV1QBKnrCw0i-6t0DbSVx Dhaman koorsooyiinkan iyo kuwa kaleba ka daawo SAMEWADE ACADEMY

Diyaar Ma U tahay imtixaanka buuga 1aad Qaybtiisa 1aad Waxana qadi doonaa 01.02.2023 Halkan ka daawo dhaman Cashirada buuga 1aad iyo qaabka aan imtixanka u qaadeyno ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ https://www.youtube.com/watch?v=S15Fj-ZNJ5c&list=PLqEi-k81OWaiPH82PZGDHPhFuK6TeUaRA&index=43

English For Everyone Buug aad si fiican oga baran kartid Luuqada English. Buugan dhawan baan bilownay waxan marayna Chapterka 4aad. Dhaman Chapterada dhan halkan ka daawo Mahadsanid. F.G: Buuga Pdf-kiisa qaybta linki description-ka ka degso Halkan ka daawo dhaman cashirada ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ https://www.youtube.com/watch?v=gDFNkIi4pg0&list=PLqEi-k81OWaicbytYKogDRJRpQdp60lVK

Baro oo hel shahaado bilaash ah Koorsadan waa labo qayb Qaybta 1aad Basic Illustrator: Waxan ku baranayna AasAaska Software-ka Iyo Tools-ka (Waxan ka qadanay 4 Cashir) Qaybta 2aad Advanced Waxan ku dhisaynaa Projects (Waxan ka qadanay 38 Cashir) Haday Koorsadan Dhamato Arday walba oo dhameya Dhaman Activities-ka kaso shaqeeya wuxuu heli doonaa Shahaado Free ah Kooorsada oo dhameystiran Linkigan ka daawo ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ https://www.youtube.com/watch?v=EBdWV4qkgjA&list=PLqEi-k81OWahFV1QBKnrCw0i-6t0DbSVx

Baro Oo Hel Shahaado Free ah Graphic Design Ku Baro Photoshop Linkiga Hoose waa playlist aad ka dawan kartid Koorsada oo dhamaystiran waxayna ka koobantahay 70 Cashir Hadii aad bilow tahay waxad si xiriirta u daawataa 19 cashir ugu horeyo Waana Cashiro AaasAaskaga si fcn u dhisayo. Halkan Hoose ka daawo Dhamaan Koorsada. ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ https://www.youtube.com/watch?v=7Fxq6WpUQ5w&list=PLqEi-k81OWaipyv36yT5wGHMphqHdpI7p&index=2