uk
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

Відкрити в Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Показати більше

📈 Аналітичний огляд Telegram-каналу SAMEWADE ACADEMY

Канал SAMEWADE ACADEMY (@samewade) у мовному сегменті Сомалійська є активним учасником. На даний момент спільнота об'єднує 17 402 підписників, посідаючи 11 603 місце в категорії Освіта та 489 місце у регіоні Сомалі.

📊 Показники аудиторії та динаміка

З моменту свого створення невідомо, проект продемонстрував стрімке зростання, зібравши аудиторію у 17 402 підписників.

За останніми даними від 21 червня, 2026, канал демонструє стабільну активність. Хоча за останні 30 днів спостерігається зміна кількості учасників на -154, а за останні 24 години на -7, загальне охоплення залишається високим.

  • Статус верифікації: Не верифікований
  • Рівень залученості (ER): Середній показник залученості аудиторії становить 4.26%. Протягом перших 24 годин після публікації контент зазвичай збирає 1.06% реакцій від загальної кількості підписників.
  • Охоплення публікацій: В середньому кожен допис отримує 742 переглядів. Протягом першої доби публікація в середньому набирає 185 переглядів.
  • Реакції та взаємодія: Аудиторія активно підтримує контент: середня кількість реакцій на один пост – 0.

📝 Опис та контентна політика

Автор описує ресурс як майданчик для висловлення суб'єктивної думки:
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Завдяки високій частоті оновлень (останні дані отримано 22 червня, 2026), канал підтримує актуальність та високий рівень охоплення публікацій. Аналітика показує, що аудиторія активно взаємодіє з контентом, що робить його важливою точкою впливу в категорії Освіта.

17 402
Підписники
-724 години
-227 днів
-15430 день
Архів дописів
ASTAAN FUDUD (SIMPLE LOGO) Sameyso Loogo Fudud sido kale Qurux badan Gacantada iyo Hal-Abuurkaga kaga Ciil Bax Design-ka Ka B
ASTAAN FUDUD (SIMPLE LOGO) Sameyso Loogo Fudud sido kale Qurux badan Gacantada iyo Hal-Abuurkaga kaga Ciil Bax Design-ka Ka Baro Hoyga Barshada Luuqadaha Iyo Xirfadaha Ee SAMEWADE ACADEMY Halkan Hoose Ka Daawo sida loo sameeyo Logada kuu Muuqata 👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾 https://www.youtube.com/watch?v=j8jLDBCR8eM&list=PLqEi-k81OWaipyv36yT5wGHMphqHdpI7p&index=70

OGEYSIIS MUHIIM AH. Berito waa 01.02.2023 Insha Allah Waxan Galaynaa Imtixanka Carabiga Buugiisii 1aad Waxa aan ku galayno wa
OGEYSIIS MUHIIM AH. Berito waa 01.02.2023 Insha Allah Waxan Galaynaa Imtixanka Carabiga Buugiisii 1aad Waxa aan ku galayno waa buuga aan soo qadanay dhamaantiisna Cashiradiisa Aan sharaxnay Halkan kasii Muraajacayso 👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾 https://www.youtube.com/watch?v=XWjRYczDwuE&list=PLqEi-k81OWaiPH82PZGDHPhFuK6TeUaRA&index=2 Sido Kale Dhawaan Waxa Bilawan Doono Qaybta 2aad ee Buuga

Hoyga Barashada Luuqadaha Iyo Graphic Design-ka ee Samewade Acadmey Halkan ka daawo Qaabka loo Sameyo posterkan kuu Muuqda Si
Hoyga Barashada Luuqadaha Iyo Graphic Design-ka ee Samewade Acadmey Halkan ka daawo Qaabka loo Sameyo posterkan kuu Muuqda Sido kale Muuqaalka Hoostiisa ka degso Dhaman Sawirada iyo Fonts-kaba 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇 https://www.youtube.com/watch?v=xvrXVxfxvGI&t=605s

Taxanaha Adobe Illustrator Basic To Advanced Maanta waxan qadanay Cashirkii 6aad oo aan si fcn ugu sharaxnay Artboard Iyo Lay
Taxanaha Adobe Illustrator Basic To Advanced Maanta waxan qadanay Cashirkii 6aad oo aan si fcn ugu sharaxnay Artboard Iyo Layers Linkigan Hoose ka daawo Cashirka Maanta iyo Cashiradii Shanta ahaa ee midkan ka horeeyay 👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾 https://www.youtube.com/watch?v=-4HlMi-M610&list=PLqEi-k81OWahFV1QBKnrCw0i-6t0DbSVx&index=6

Cashir Maanta Cilad ku imaday Awadeed Channel-ka Waan Ka Saarnay Balse dhawaan waxan channelka kuso gudbin doonaa Koorso Dham
Cashir Maanta Cilad ku imaday Awadeed Channel-ka Waan Ka Saarnay Balse dhawaan waxan channelka kuso gudbin doonaa Koorso Dhamaystiran Oo muuqal hagaajinta oo aan ku baranayno Software-ka Premier Pro Halkan kala soco Cashirada iyagoo Taxane ah 👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾 https://www.youtube.com/watch?v=6zaMJ7solDM

SAMEWADE ACADEMY HOYGA BARASHADA LUUQADAHA IYO XIRFADAHA Dhamaan koorsooyiinkan waa kuwa taxane ah oo aad waqti walba ka daaw
SAMEWADE ACADEMY HOYGA BARASHADA LUUQADAHA IYO XIRFADAHA Dhamaan koorsooyiinkan waa kuwa taxane ah oo aad waqti walba ka daawan kartid samewade 4ta kooris ee aan soo calamadiyay waa kuwa aan dhamaynay. Hadad rabtid mid walba linkiga hoose ka daawo iyago dhamaystiran 1. PHOTOSHOP GRAPHIC DESIGN Halkan ka daawo👇👇 https://www.youtube.com/watch?v=EOYLAkAHrR4&list=PLqEi-k81OWaipyv36yT5wGHMphqHdpI7p 2. DAILY ENGLISH CONVERSATION BOOK-1 Halkan ka daawo👇👇 https://www.youtube.com/watch?v=rg5RMDaJfr0&list=PLqEi-k81OWaiZ3BVSJ4eAx6ytlFGxtTvp 3. العربية بين يديك Halkan ka daawo👇👇 https://www.youtube.com/watch?v=fn1qO9q4jF4&list=PLqEi-k81OWaiPH82PZGDHPhFuK6TeUaRA 4. Typing Speed Mavies Beacon Halkan ka daawo👇👇 https://www.youtube.com/watch?v=HRdPFXE6YZI&list=PLqEi-k81OWahtFu4J6WZdLvDu340H1oPU Iyo 5. Adobe Illustrator oo Gabo gabo inoogu dhow Halkan ka daawo👇👇 https://www.youtube.com/watch?v=EBdWV4qkgjA&list=PLqEi-k81OWahFV1QBKnrCw0i-6t0DbSVx Dhaman koorsooyiinkan iyo kuwa kaleba ka daawo SAMEWADE ACADEMY

Diyaar Ma U tahay imtixaanka buuga 1aad Qaybtiisa 1aad Waxana qadi doonaa 01.02.2023 Halkan ka daawo dhaman Cashirada buuga 1aad iyo qaabka aan imtixanka u qaadeyno 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇 https://www.youtube.com/watch?v=S15Fj-ZNJ5c&list=PLqEi-k81OWaiPH82PZGDHPhFuK6TeUaRA&index=43

English For Everyone Buug aad si fiican oga baran kartid Luuqada English. Buugan dhawan baan bilownay waxan marayna Chapterka 4aad. Dhaman Chapterada dhan halkan ka daawo Mahadsanid. F.G: Buuga Pdf-kiisa qaybta linki description-ka ka degso Halkan ka daawo dhaman cashirada 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇 https://www.youtube.com/watch?v=gDFNkIi4pg0&list=PLqEi-k81OWaicbytYKogDRJRpQdp60lVK

Baro oo hel shahaado bilaash ah Koorsadan waa labo qayb Qaybta 1aad Basic Illustrator: Waxan ku baranayna AasAaska Software-ka Iyo Tools-ka (Waxan ka qadanay 4 Cashir) Qaybta 2aad Advanced Waxan ku dhisaynaa Projects (Waxan ka qadanay 38 Cashir) Haday Koorsadan Dhamato Arday walba oo dhameya Dhaman Activities-ka kaso shaqeeya wuxuu heli doonaa Shahaado Free ah Kooorsada oo dhameystiran Linkigan ka daawo 👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾 https://www.youtube.com/watch?v=EBdWV4qkgjA&list=PLqEi-k81OWahFV1QBKnrCw0i-6t0DbSVx

Baro Oo Hel Shahaado Free ah Graphic Design Ku Baro Photoshop Linkiga Hoose waa playlist aad ka dawan kartid Koorsada oo dhamaystiran waxayna ka koobantahay 70 Cashir Hadii aad bilow tahay waxad si xiriirta u daawataa 19 cashir ugu horeyo Waana Cashiro AaasAaskaga si fcn u dhisayo. Halkan Hoose ka daawo Dhamaan Koorsada. 👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾 https://www.youtube.com/watch?v=7Fxq6WpUQ5w&list=PLqEi-k81OWaipyv36yT5wGHMphqHdpI7p&index=2