en
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

Open in Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Show more

πŸ“ˆ Analytical overview of Telegram channel SAMEWADE ACADEMY

Channel SAMEWADE ACADEMY (@samewade) in the Somali language segment is an active participant. Currently, the community unites 17 402 subscribers, ranking 11 603 in the Education category and 489 in the Somalia region.

πŸ“Š Audience metrics and dynamics

Since its creation on Π½Π΅Π²Ρ–Π΄ΠΎΠΌΠΎ, the project has demonstrated rapid growth, gathering an audience of 17 402 subscribers.

According to the latest data from 21 June, 2026, the channel demonstrates stable activity. Although there has been a change in the number of participants by -154 over the last 30 days and by -7 over the last 24 hours, overall reach remains high.

  • Verification status: Not verified
  • Engagement rate (ER): The average audience engagement rate is 4.26%. Within the first 24 hours after publication, content typically collects 1.06% reactions from the total number of subscribers.
  • Post reach: On average, each post receives 742 views. Within the first day, a publication typically gains 185 views.
  • Reactions and interaction: The audience actively supports content: the average number of reactions per post is 0.

πŸ“ Description and content policy

The author describes the resource as a platform for expressing subjective opinions:
β€œKusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.”

Thanks to the high frequency of updates (latest data received on 22 June, 2026), the channel maintains relevance and a high level of publication reach. Analytics show that the audience actively interacts with content, making it an important point of influence in the Education category.

17 402
Subscribers
-724 hours
-227 days
-15430 days
Posts Archive
ASTAAN FUDUD (SIMPLE LOGO) Sameyso Loogo Fudud sido kale Qurux badan Gacantada iyo Hal-Abuurkaga kaga Ciil Bax Design-ka Ka B
ASTAAN FUDUD (SIMPLE LOGO) Sameyso Loogo Fudud sido kale Qurux badan Gacantada iyo Hal-Abuurkaga kaga Ciil Bax Design-ka Ka Baro Hoyga Barshada Luuqadaha Iyo Xirfadaha Ee SAMEWADE ACADEMY Halkan Hoose Ka Daawo sida loo sameeyo Logada kuu Muuqata πŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎ https://www.youtube.com/watch?v=j8jLDBCR8eM&list=PLqEi-k81OWaipyv36yT5wGHMphqHdpI7p&index=70

OGEYSIIS MUHIIM AH. Berito waa 01.02.2023 Insha Allah Waxan Galaynaa Imtixanka Carabiga Buugiisii 1aad Waxa aan ku galayno wa
OGEYSIIS MUHIIM AH. Berito waa 01.02.2023 Insha Allah Waxan Galaynaa Imtixanka Carabiga Buugiisii 1aad Waxa aan ku galayno waa buuga aan soo qadanay dhamaantiisna Cashiradiisa Aan sharaxnay Halkan kasii Muraajacayso πŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎ https://www.youtube.com/watch?v=XWjRYczDwuE&list=PLqEi-k81OWaiPH82PZGDHPhFuK6TeUaRA&index=2 Sido Kale Dhawaan Waxa Bilawan Doono Qaybta 2aad ee Buuga

Hoyga Barashada Luuqadaha Iyo Graphic Design-ka ee Samewade Acadmey Halkan ka daawo Qaabka loo Sameyo posterkan kuu Muuqda Si
Hoyga Barashada Luuqadaha Iyo Graphic Design-ka ee Samewade Acadmey Halkan ka daawo Qaabka loo Sameyo posterkan kuu Muuqda Sido kale Muuqaalka Hoostiisa ka degso Dhaman Sawirada iyo Fonts-kaba πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ https://www.youtube.com/watch?v=xvrXVxfxvGI&t=605s

Taxanaha Adobe Illustrator Basic To Advanced Maanta waxan qadanay Cashirkii 6aad oo aan si fcn ugu sharaxnay Artboard Iyo Lay
Taxanaha Adobe Illustrator Basic To Advanced Maanta waxan qadanay Cashirkii 6aad oo aan si fcn ugu sharaxnay Artboard Iyo Layers Linkigan Hoose ka daawo Cashirka Maanta iyo Cashiradii Shanta ahaa ee midkan ka horeeyay πŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎ https://www.youtube.com/watch?v=-4HlMi-M610&list=PLqEi-k81OWahFV1QBKnrCw0i-6t0DbSVx&index=6

Cashir Maanta Cilad ku imaday Awadeed Channel-ka Waan Ka Saarnay Balse dhawaan waxan channelka kuso gudbin doonaa Koorso Dham
Cashir Maanta Cilad ku imaday Awadeed Channel-ka Waan Ka Saarnay Balse dhawaan waxan channelka kuso gudbin doonaa Koorso Dhamaystiran Oo muuqal hagaajinta oo aan ku baranayno Software-ka Premier Pro Halkan kala soco Cashirada iyagoo Taxane ah πŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎ https://www.youtube.com/watch?v=6zaMJ7solDM

SAMEWADE ACADEMY HOYGA BARASHADA LUUQADAHA IYO XIRFADAHA Dhamaan koorsooyiinkan waa kuwa taxane ah oo aad waqti walba ka daaw
SAMEWADE ACADEMY HOYGA BARASHADA LUUQADAHA IYO XIRFADAHA Dhamaan koorsooyiinkan waa kuwa taxane ah oo aad waqti walba ka daawan kartid samewade 4ta kooris ee aan soo calamadiyay waa kuwa aan dhamaynay. Hadad rabtid mid walba linkiga hoose ka daawo iyago dhamaystiran 1. PHOTOSHOP GRAPHIC DESIGN Halkan ka daawoπŸ‘‡πŸ‘‡ https://www.youtube.com/watch?v=EOYLAkAHrR4&list=PLqEi-k81OWaipyv36yT5wGHMphqHdpI7p 2. DAILY ENGLISH CONVERSATION BOOK-1 Halkan ka daawoπŸ‘‡πŸ‘‡ https://www.youtube.com/watch?v=rg5RMDaJfr0&list=PLqEi-k81OWaiZ3BVSJ4eAx6ytlFGxtTvp 3. Ψ§Ω„ΨΉΨ±Ψ¨ΩŠΨ© Ψ¨ΩŠΩ† ΩŠΨ―ΩŠΩƒ Halkan ka daawoπŸ‘‡πŸ‘‡ https://www.youtube.com/watch?v=fn1qO9q4jF4&list=PLqEi-k81OWaiPH82PZGDHPhFuK6TeUaRA 4. Typing Speed Mavies Beacon Halkan ka daawoπŸ‘‡πŸ‘‡ https://www.youtube.com/watch?v=HRdPFXE6YZI&list=PLqEi-k81OWahtFu4J6WZdLvDu340H1oPU Iyo 5. Adobe Illustrator oo Gabo gabo inoogu dhow Halkan ka daawoπŸ‘‡πŸ‘‡ https://www.youtube.com/watch?v=EBdWV4qkgjA&list=PLqEi-k81OWahFV1QBKnrCw0i-6t0DbSVx Dhaman koorsooyiinkan iyo kuwa kaleba ka daawo SAMEWADE ACADEMY

Diyaar Ma U tahay imtixaanka buuga 1aad Qaybtiisa 1aad Waxana qadi doonaa 01.02.2023 Halkan ka daawo dhaman Cashirada buuga 1aad iyo qaabka aan imtixanka u qaadeyno πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ https://www.youtube.com/watch?v=S15Fj-ZNJ5c&list=PLqEi-k81OWaiPH82PZGDHPhFuK6TeUaRA&index=43

English For Everyone Buug aad si fiican oga baran kartid Luuqada English. Buugan dhawan baan bilownay waxan marayna Chapterka 4aad. Dhaman Chapterada dhan halkan ka daawo Mahadsanid. F.G: Buuga Pdf-kiisa qaybta linki description-ka ka degso Halkan ka daawo dhaman cashirada πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡ https://www.youtube.com/watch?v=gDFNkIi4pg0&list=PLqEi-k81OWaicbytYKogDRJRpQdp60lVK

Baro oo hel shahaado bilaash ah Koorsadan waa labo qayb Qaybta 1aad Basic Illustrator: Waxan ku baranayna AasAaska Software-ka Iyo Tools-ka (Waxan ka qadanay 4 Cashir) Qaybta 2aad Advanced Waxan ku dhisaynaa Projects (Waxan ka qadanay 38 Cashir) Haday Koorsadan Dhamato Arday walba oo dhameya Dhaman Activities-ka kaso shaqeeya wuxuu heli doonaa Shahaado Free ah Kooorsada oo dhameystiran Linkigan ka daawo πŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎ https://www.youtube.com/watch?v=EBdWV4qkgjA&list=PLqEi-k81OWahFV1QBKnrCw0i-6t0DbSVx

Baro Oo Hel Shahaado Free ah Graphic Design Ku Baro Photoshop Linkiga Hoose waa playlist aad ka dawan kartid Koorsada oo dhamaystiran waxayna ka koobantahay 70 Cashir Hadii aad bilow tahay waxad si xiriirta u daawataa 19 cashir ugu horeyo Waana Cashiro AaasAaskaga si fcn u dhisayo. Halkan Hoose ka daawo Dhamaan Koorsada. πŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎπŸ‘‡πŸΎ https://www.youtube.com/watch?v=7Fxq6WpUQ5w&list=PLqEi-k81OWaipyv36yT5wGHMphqHdpI7p&index=2