uz
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

Kanalga Telegramโ€™da oโ€˜tish

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Ko'proq ko'rsatish

๐Ÿ“ˆ Telegram kanali SAMEWADE ACADEMY analitikasi

SAMEWADE ACADEMY (@samewade) Somali til segmentidagi kanali faol ishtirokchi. Hozirda hamjamiyat 17 402 obunachidan iborat bo'lib, Taสผlim toifasida 11 603-o'rinni va Somali mintaqasida 489-o'rinni egallagan.

๐Ÿ“Š Auditoriya koโ€˜rsatkichlari va dinamika

ะฝะตะฒั–ะดะพะผะพ sanasidan buyon loyiha tez oโ€˜sib, 17 402 obunachiga ega boโ€˜ldi.

21 Iyun, 2026 dagi oxirgi maโ€™lumotlarga koโ€˜ra kanal barqaror faollikka ega. Oxirgi 30 kunda obunachilar soni -154 ga, soโ€˜nggi 24 soatda esa -7 ga oโ€˜zgardi va umumiy qamrov yuqori darajada qolmoqda.

  • Tasdiqlash holati: Tasdiqlanmagan
  • Jalb etish (ER): Auditoriya oโ€˜rtacha 4.26% darajada jalb etiladi. Nashrdan keyingi dastlabki 24 soatda kontent odatda umumiy obunachilar sonining 1.06% ini tashkil etuvchi reaksiyalarni toโ€˜playdi.
  • Post qamrovi: Har bir post oโ€˜rtacha 742 marta koโ€˜riladi; birinchi sutkada odatda 185 ta koโ€˜rish yigโ€˜iladi.
  • Reaksiyalar va oโ€˜zaro taโ€™sir: Auditoriya faol: har bir postga oโ€˜rtacha 0 ta reaksiya keladi.

๐Ÿ“ Tavsif va kontent siyosati

Muallif resursni shaxsiy fikrni ifoda etish maydoni sifatida taโ€™riflaydi:
โ€œKusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.โ€

Yuqori yangilanish chastotasi (oxirgi maโ€™lumot 22 Iyun, 2026 da olingan) sababli kanal doimo dolzarb va katta qamrovli boโ€˜lib qoladi. Analitika auditoriya kontent bilan faol hamkorlik qilishini, uni Taสผlim toifasidagi muhim taโ€™sir nuqtasiga aylantirishini koโ€˜rsatadi.

17 402
Obunachilar
-724 soatlar
-227 kunlar
-15430 kunlar
Postlar arxiv
Basic illustrator lesson3 Aas Aaska illustrator iyo barshada tools-ka waxay kaa caawinayan inaad projects ku dhistid Illustrator-ka Kala soco samewade ACADEMY ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ https://youtu.be/Hl57y8awZPY

Cashirkii 5aad ee Buuga English for everyone Cashirka Maanta oo ahaa Cashir aad u muhiim ah Halkan ka daawo ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ https://youtu.be/mUBh3e7Nbzc

Maadaama aan buuga 1aaad qaybtiisa 1aad dhamaynay dhawan waxan qaadi doonaa Imtixaan buuga dhan ah si aan qaybta 2aad ugu gudubno. imtixanka waxan qaadi doona 1.02.2023 Insha Allah Malmaha ka dhiman maalinkii hal cutub waad sii muraajacayn kartaa Buuga 8 cutub uu ka koobanyahay imtixankana waxa inooga haray 10 maalin Cashirka Qaybtan Hoose ka daawo. ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ https://www.youtube.com/watch?v=XWjRYczDwuE&list=PLqEi-k81OWaiPH82PZGDHPhFuK6TeUaRA&index=2

ุงู„ุนุฑุจูŠุฉ_ุจูŠู†_ูŠุฏูŠูƒ pdf 01.pdf35.09 MB

Maanta waxan qadanay Youtube iyo sida dhaqsadaha ah aad ku hormarin kartid Channelkaga. Jimco Walba Insha Allah Waxan qadan d
Maanta waxan qadanay Youtube iyo sida dhaqsadaha ah aad ku hormarin kartid Channelkaga. Jimco Walba Insha Allah Waxan qadan doonaa Muuqalo Muhiim ah waxtarna leh Kuwas oo aan nafsad ahanteyda u arko inay dadka dawanayona waxbadan ay ka fa'iidi donan. Halkan ka daawo Muuqalka maanta https://www.youtube.com/watch?v=NRrOa6fJlII&t=10s

Roll-Up Banner aad u fudud ku baro 15 daqiiqo ka yar adigo u sameynaya Qaab Qurux badan iskuna day inaad sameysid. Si aad u sameysid isticmaal sawirada aan isticmalay waxana kuso dhigay muuqaalka qaybtiisa hoose ee link description Halkan ka daawo ka degso resources-ka https://youtu.be/zqWO2t-1EnI

8 Daqiiqo Ku Baro Sida Logo Fudud Loogu Sameeyo Illustrator ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ https://www.youtube.com/watch?v=xMKUPCQmwcg

SAMEWADE ACADEMY Goob aad si joogta ah aad wax oga baran kartid Si maalinle ah Cashiro Taxane ah loo soo giliyo Koorsadii ugu
SAMEWADE ACADEMY Goob aad si joogta ah aad wax oga baran kartid Si maalinle ah Cashiro Taxane ah loo soo giliyo Koorsadii ugu danbeysay ee aan Channelka ka bilownay English For EveryOne Level-1 Halkan ka daawo Dhaman Cashirada aan ka qaadanay Koorsadas https://www.youtube.com/watch?v=gDFNkIi4pg0&list=PLqEi-k81OWaicbytYKogDRJRpQdp60lVK Sido kale hadad rabtid inaad Booqatid Youtube-keena Riix Linkigan ka tag qaybta Playlist-ga si aad u daawatid Cashirada iyago nidaamsan Mahadsanid ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ https://www.youtube.com/@SAMEWADEACADEMY/playlists Halkan ka daawo Cashirka Maanta๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ Talking about yourself | Sida Naftaada Looga Hadlo https://www.youtube.com/watch?v=O84O8RWefhE

Talking about yourself | Sida Naftaada Looga Hadlo #lesson5 Halkan ka daawo๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ https://www.youtube.c
Talking about yourself | Sida Naftaada Looga Hadlo #lesson5 Halkan ka daawo๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ https://www.youtube.com/watch?v=O84O8RWefhE

Waxaa jira laba nooc ID CARD DESIGN horizontal & Vertical HALKAN KA DAAWO horizontal ID CARD DESIGN ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๏ฟฝ
Waxaa jira laba nooc ID CARD DESIGN horizontal & Vertical HALKAN KA DAAWO horizontal ID CARD DESIGN ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ https://www.youtube.com/watch?v=PS2TyOPNFOA Vertical ID CARD DESIGN Ku baro sida Id Card loogu sameeyo Adobe Illustrator ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ https://www.youtube.com/watch?v=F3_YJgRmUbk Sido kale Ku baro sida id Card Loogu Sameeyo Adobe Photoshop ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ https://www.youtube.com/watch?v=WyZp-SuhXSA&list=PLqEi-k81OWaiJxrxvtsgREatvTVZAFlQd