SAMEWADE ACADEMY
前往频道在 Telegram
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.
显示更多📈 Telegram 频道 SAMEWADE ACADEMY 的分析概览
频道 SAMEWADE ACADEMY (@samewade) 索马里语 语言赛道中的 是活跃参与者。目前社区聚集了 17 402 名订阅者,在 教育 类别中位列第 11 603,并在 索马里 地区排名第 489 位。
📊 受众指标与增长动态
自 невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 17 402 名订阅者。
根据 21 六月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 -154,过去 24 小时变化为 -7,整体触达仍然可观。
- 认证状态: 未认证
- 互动率 (ER): 平均受众互动率为 4.26%。内容发布后 24 小时内通常能获得 1.06% 的反应,占订阅者总量。
- 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 742 次浏览,首日通常累积 185 次浏览。
- 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 0。
📝 描述与内容策略
作者将该频道定位为表达主观观点的平台:
“Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.”
凭借高频更新(最新数据采集于 22 六月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 教育 类别中的关键影响点。
17 402
订阅者
-724 小时
-227 天
-15430 天
帖子存档
17 402
ASTAAN FUDUD (SIMPLE LOGO)
Sameyso Loogo Fudud sido kale Qurux badan Gacantada iyo Hal-Abuurkaga kaga Ciil Bax Design-ka
Ka Baro Hoyga Barshada Luuqadaha Iyo Xirfadaha Ee SAMEWADE ACADEMY
Halkan Hoose Ka Daawo sida loo sameeyo Logada kuu Muuqata
👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾
https://www.youtube.com/watch?v=j8jLDBCR8eM&list=PLqEi-k81OWaipyv36yT5wGHMphqHdpI7p&index=70
17 402
OGEYSIIS MUHIIM AH.
Berito waa 01.02.2023 Insha Allah Waxan Galaynaa Imtixanka Carabiga Buugiisii 1aad
Waxa aan ku galayno waa buuga aan soo qadanay dhamaantiisna Cashiradiisa Aan sharaxnay
Halkan kasii Muraajacayso
👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾
https://www.youtube.com/watch?v=XWjRYczDwuE&list=PLqEi-k81OWaiPH82PZGDHPhFuK6TeUaRA&index=2
Sido Kale Dhawaan Waxa Bilawan Doono Qaybta 2aad ee Buuga
17 402
Hoyga Barashada Luuqadaha Iyo Graphic Design-ka ee Samewade Acadmey
Halkan ka daawo Qaabka loo Sameyo posterkan kuu Muuqda Sido kale Muuqaalka Hoostiisa ka degso Dhaman Sawirada iyo Fonts-kaba
👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
https://www.youtube.com/watch?v=xvrXVxfxvGI&t=605s
17 402
Taxanaha Adobe Illustrator Basic To Advanced Maanta waxan qadanay Cashirkii 6aad oo aan si fcn ugu sharaxnay Artboard Iyo Layers
Linkigan Hoose ka daawo Cashirka Maanta iyo Cashiradii Shanta ahaa ee midkan ka horeeyay
👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾
https://www.youtube.com/watch?v=-4HlMi-M610&list=PLqEi-k81OWahFV1QBKnrCw0i-6t0DbSVx&index=6
17 402
Cashir Maanta Cilad ku imaday Awadeed Channel-ka Waan Ka Saarnay
Balse dhawaan waxan channelka kuso gudbin doonaa Koorso Dhamaystiran Oo muuqal hagaajinta oo aan ku baranayno Software-ka Premier Pro
Halkan kala soco Cashirada iyagoo Taxane ah
👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾
https://www.youtube.com/watch?v=6zaMJ7solDM
17 402
SAMEWADE ACADEMY
HOYGA BARASHADA LUUQADAHA IYO XIRFADAHA
Dhamaan koorsooyiinkan waa kuwa taxane ah oo aad waqti walba ka daawan kartid samewade
4ta kooris ee aan soo calamadiyay waa kuwa aan dhamaynay.
Hadad rabtid mid walba linkiga hoose ka daawo iyago dhamaystiran
1. PHOTOSHOP GRAPHIC DESIGN Halkan ka daawo👇👇
https://www.youtube.com/watch?v=EOYLAkAHrR4&list=PLqEi-k81OWaipyv36yT5wGHMphqHdpI7p
2. DAILY ENGLISH CONVERSATION BOOK-1 Halkan ka daawo👇👇
https://www.youtube.com/watch?v=rg5RMDaJfr0&list=PLqEi-k81OWaiZ3BVSJ4eAx6ytlFGxtTvp
3. العربية بين يديك
Halkan ka daawo👇👇
https://www.youtube.com/watch?v=fn1qO9q4jF4&list=PLqEi-k81OWaiPH82PZGDHPhFuK6TeUaRA
4. Typing Speed Mavies Beacon Halkan ka daawo👇👇
https://www.youtube.com/watch?v=HRdPFXE6YZI&list=PLqEi-k81OWahtFu4J6WZdLvDu340H1oPU
Iyo 5. Adobe Illustrator oo Gabo gabo inoogu dhow Halkan ka daawo👇👇
https://www.youtube.com/watch?v=EBdWV4qkgjA&list=PLqEi-k81OWahFV1QBKnrCw0i-6t0DbSVx
Dhaman koorsooyiinkan iyo kuwa kaleba ka daawo SAMEWADE ACADEMY
17 402
Diyaar Ma U tahay imtixaanka buuga 1aad Qaybtiisa 1aad
Waxana qadi doonaa 01.02.2023
Halkan ka daawo dhaman Cashirada buuga 1aad iyo qaabka aan imtixanka u qaadeyno
👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
https://www.youtube.com/watch?v=S15Fj-ZNJ5c&list=PLqEi-k81OWaiPH82PZGDHPhFuK6TeUaRA&index=43
17 402
English For Everyone
Buug aad si fiican oga baran kartid Luuqada English.
Buugan dhawan baan bilownay waxan marayna Chapterka 4aad.
Dhaman Chapterada dhan halkan ka daawo Mahadsanid.
F.G: Buuga Pdf-kiisa qaybta linki description-ka ka degso
Halkan ka daawo dhaman cashirada
👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
https://www.youtube.com/watch?v=gDFNkIi4pg0&list=PLqEi-k81OWaicbytYKogDRJRpQdp60lVK
17 402
Baro oo hel shahaado bilaash ah
Koorsadan waa labo qayb
Qaybta 1aad Basic Illustrator: Waxan ku baranayna AasAaska Software-ka Iyo Tools-ka (Waxan ka qadanay 4 Cashir)
Qaybta 2aad Advanced Waxan ku dhisaynaa Projects (Waxan ka qadanay 38 Cashir)
Haday Koorsadan Dhamato Arday walba oo dhameya Dhaman Activities-ka kaso shaqeeya wuxuu heli doonaa Shahaado Free ah
Kooorsada oo dhameystiran Linkigan ka daawo
👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾
https://www.youtube.com/watch?v=EBdWV4qkgjA&list=PLqEi-k81OWahFV1QBKnrCw0i-6t0DbSVx
17 402
Baro Oo Hel Shahaado Free ah
Graphic Design Ku Baro Photoshop
Linkiga Hoose waa playlist aad ka dawan kartid Koorsada oo dhamaystiran waxayna ka koobantahay 70 Cashir
Hadii aad bilow tahay waxad si xiriirta u daawataa 19 cashir ugu horeyo Waana Cashiro AaasAaskaga si fcn u dhisayo.
Halkan Hoose ka daawo Dhamaan Koorsada.
👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾
https://www.youtube.com/watch?v=7Fxq6WpUQ5w&list=PLqEi-k81OWaipyv36yT5wGHMphqHdpI7p&index=2
现已上线!2025 年 Telegram 研究 — 年度关键洞察 
