ru
Feedback

Не попадитесь на канал ботавода! Telemetrio находит и помечает такие каналы 👉 Хотите видеть метку — оформите подписку

Kalkaal channel

Kalkaal channel

Открыть в Telegram

Waa channel soo gudbiya aqoon ,xogo daahsoon iyo macluumaad kale oo farabadan kamid noqo asxaabta kuxiran .

Больше
3 386
Подписчики
-224 часа
-287 дней
-9730 дней
Архив постов
Orom wasakh badan baa mooyaale xasuuq usoo aaday lkn ayagii baa labaacsaday 👇 linkiga hoose kadaawo oo xogtaan bal soodaawo
Orom wasakh badan baa mooyaale xasuuq usoo aaday lkn ayagii baa labaacsaday 👇 linkiga hoose kadaawo oo xogtaan bal soodaawo oo kugarab istaag inaad faafiso qoraalada loogu raadin taageerada https://www.facebook.com/reel/1099093593017636/?app=fbl

photo content

Xukun kasoo baxay kiiska General-kii Booliska ee Gurigiisa lagu dilay. Dable Bol. Jamaal Xasan Cabdulle iyo Mustaf Xuseen Guure “Kaamil” ayaa loo soo Xiray Dilka Taliyihii hore ee hoggaanka isgaarsiinta iyo Tiknooljiyadda Booliska sarreeye guuto Salaad Maxamed Guuleed, kaasi oo gurigiisa lagu dhex dilay labadii bishii Lixaad ee sanadkaan 2026. Eedeysanaha koowaad Jamaal Xasan Cabdulle, ayaa ahaa ilaaliyaha gaarka ah ee Janaraalka, waana wiilkii uu barbaariyey ilaa uu damiin kaga noqday, kana diiwaan geliyey ciidanka booliska Soomaaliyeed, tababar kadib, ayuuna usoo beddelay hoggaanka isgaarsiinta Booliska oo markaasi Janaraalka uu ka ahaa Taliye hoggaan, labo boqol mushaarka ciidanka ah iyo shan boqol oo gunno ah, ayaana u dhici jirtay eedeysanaha ilaa geerida Taliyaha. Muran ku saabsan lunsashada qoray AK47 ah oo uu ku qornaa marxuumka, Eedeysanahana uu gacanta ku hayey si ilaaliye ah, ayaa billowday, balse qorigii wuu iibsaday Jamaal, isaggoo lacagtii iibka saartay 1Xbet, taas ayaana keentay in Jamaal lagu war geliyo in uu kusoo laaban guriga isaggoo aan wadin qorigii dowladda laheyd. Kowdii bishii Lixaad ee Sanadkaan 2026, Jamaal oo aan looga baran in uu kasoo dib dhaco guriga, ayaa xilli dambe soo gurya noqday, waxaana ugu dambeyn uu ku kacay inuu dilo Sarreeye guuto Salaad Maxamed Guuleed, kadib seddex baalooto AK47 ah oo uu kaga dhuftay dhabarka dambe iyo gacanta. Wax caawimaad ah uma fidin marxuumkii soo gacan qabtay, waxaana kasii darneyd inuu tir-tiray dhiigga & raadka cadeymaha, si loo marin habaabiyo baarista, shukumaan iyo garan uu lahaa marxuumka ayuuna u adeegsaday inuu ku masaxo, sidoo kale waxa uu tuuray fooqii rasaasta, waliba banaanka hore ee guriga sida laga arkay CCTV Camera ku xirneyd guriga marxuumka. Eedeysanaha Labaad Mustaf Xuseen Guure “Kaamil” Engineer IT Qorbe joog ah isticmaalayna aqoonsiyo & darajo ciidan oo been abuur ah, ayaa isna ahaa saaxiibka Sarreeye guuto Salaad Maxamed Guuleed tan iyo 2019, iyaggoo Kuwada joogay saaxiibtinimo salka ku heysa cilmi & farsamo shaqo, xiriirkaas, ayaana gaaray inay wada degaan hal guri. Mustaf Kaamil ayaa, si gaar ah loogu eedeeyay gacansiin dembi, la shaqeynta eedeysanaha Koowaad Jamaal, Qarin faldembiyeed iyo caawin u fidin la’aan uu dilka kadib gudaha kusii jiray muddo 12 daqiiqo ah, sidoo kalana xaqiijiyey in banaanka uusan qof joogin, isaggoo saraakiishii timidna ku marin habaabiyay warbixin qaldan. Baaris dheer ka dib Xafiiska Xeer ilaalinta Ciidamadda qalabka sida, ayaa codsaday qaadista kiiskaan, Waxaana laga oggolaaday Sagaal iyo tobankii Bishaan October 2026. Garsoorka Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo waqti ku filan siiyey dhinacyadda dacwadda ayaa ugu dambeyn maanta oo ay taariikhdu tahay Labo iyo labaatanka Bisha October 2026 kiiskaan waxay kasoo saareen go’aan.. 1- Ex- Dable Bol. Jamaal Xasan Cabdulle ayey maxkamadu ku xukuntay dil toogasho oo ah qisaasta Marxuum sarreeye guuto Salaad Maxamed Guuleed. 2- Mustaf Xuseen Guure “Kaamil” ayaa isna lagu xukumay hal sano oo il ku-heyn amni ah. Sida uu warbaahinta u sheegay Guddoomiyaha Maxkamadda darajada 1aad ee Ciidamada qalabka sida, Gaashaanle sare Xasan Cali Nuur Shuute.

photo content

XAALAD ADAG AYUU KU JIRAA. Ilmahan yar waa wiilkii aan dhawaan baahinay ee indhihiisa mid kamid ah Hilibka badan saarnaa. Kan
XAALAD ADAG AYUU KU JIRAA. Ilmahan yar waa wiilkii aan dhawaan baahinay ee indhihiisa mid kamid ah Hilibka badan saarnaa. Kansar ayaa ku dhacay. AdisAbaba ayaa la keenay. Waxaa la sheegay in Kansarkisu dhanka maskaxda u gudbi rabo. Waa la jiifiyay. Dhawr cisho ayuu daawo qaataa. Degamada Jarati ayaa laga soo qaaday; Godey ayaa diyaarad laga soo saaray isaga iyo aabihii. AdisAbaba lacagtii lagu shubay. Intaasay kaga dhamaatay. Maanta lacagtii daawada way ka go'day. Fadlan u kaca oo gacanta fura si Kansarkiisu ugu fidin Maskaxda. Qofkasto halkan ku jira 500 bir haduu diro nolashiisa ayaad bad-baadin kartaan. Lambarka Aabaha Dhalay: 0970106135 Magaca ku qoran: Carab Jawaab Muxumed Ha ka bakhaylin in aad faafiso; Waxaad helaysaa ajir lamid ah kuwa wax la baxa. Ummadaha wax bixin kara tus.

Uurkutaaladii Kalluunka iyo Dayaca Nuuradiin. https://www.facebook.com/share/v/1K4uNeSxQU/

Ilhaan dabin iyo shirqool khatara udhigeen madaxya waynta amrica geesiyadii garsbka wayday ee somalinimadu biya dhigtay hoos
Ilhaan dabin iyo shirqool khatara udhigeen madaxya waynta amrica geesiyadii garsbka wayday ee somalinimadu biya dhigtay hoos kaso aqriso👇 https://www.facebook.com/100064840779162/posts/1540493951455283/?app=fbl

"Waxaan ubaahanahay faataxada inuu iisoo maro qofwalba oo arka qoraalkaan in xanuun har iyo hoy iidiiday uu 🤲 الله xalkiisa oo dagdaga isiiyo kuma adka asaga " Walaal yaanaan kabakhiilin faataxadaas walaalkeena dhibaataysan ducadu waa hiil iyo gargaar aad walaalkaa lagarab istaagtay

Trump: "Inta aanan xafiiska ka tegi, badaha adduunka u weyn ee Atlantic & Pacific, mid uun ayaan u bixin badda Trump."
Trump: "Inta aanan xafiiska ka tegi, badaha adduunka u weyn ee Atlantic & Pacific, mid uun ayaan u bixin badda Trump."

Aan kusallino Nebi muxamed hada toban jeer kaliya hadhaafin adoon toban jeer kusalin hakayeelin shaydaanka markad uso noqon ama dhaaf maalin ayay tobankaas buuro kuu noqonayaan صلي الله عليه وسلم. 10

Abiy oo kuruqaansanaya saylac yaase kadifaaci doona dagaal weyne mise isdhiibid somalida xogta👇 https://www.facebook.com/100
+1
Abiy oo kuruqaansanaya saylac yaase kadifaaci doona dagaal weyne mise isdhiibid somalida xogta👇 https://www.facebook.com/100064840779162/posts/1532993952205283/

Abiy oo kukalahay saylac yaase kadifaaci doona xogta linkigaas kaso dheeho oo faafi si ay ubaraarugaan shacabka somaliyeed
+1
Abiy oo kukalahay saylac yaase kadifaaci doona xogta linkigaas kaso dheeho oo faafi si ay ubaraarugaan shacabka somaliyeed