Kalkaal channel
Відкрити в Telegram
Waa channel soo gudbiya aqoon ,xogo daahsoon iyo macluumaad kale oo farabadan kamid noqo asxaabta kuxiran .
Показати більше3 816
Підписники
-324 години
-317 днів
-13530 день
Архів дописів
3 816
Alx iiraan way isxoraysay hubkii nukliyeekana way samaysatay waqtiga tijaabada ayayna shaacisay waxayna markii ugu horaysay si daandaansi ah uweerartay israi doraad ayagoo yuhuudii aan wax ficila samayn trumpna leeyahay jooji nataniyaahu ha ujawaabin iiraan arinkaan waxaa keenay hubkaas ay heshay macluumaadkaas oo faahfaahsan soodaawo muqaalka hoose siina gaarsii walalaha kale 👇
https://www.facebook.com/share/v/1CnVviasBr/
https://www.facebook.com/share/v/1CnVviasBr/
3 816
Waxaa loo hayaa 800,000 Bir. Fadlan inta yaree dhiman is raaciya. Waa lasoo qaaday. Qaliinka lacagtisa unbaa la sugayaa. Nolashiisa iyo qalinkas ayaa isku xidhan.
Fadlan ilaa caawa aan dirno 250,000 Bir kaliya. Intaas hadii la helo berito waa la galayaa Qaliinka Wadnaha oo AdisAbaba ka qabsoomi doona.
250 qof oo min kun bir dirta ma heli karnaa. Si kale 1,250 qof oo min 200 Bir dirta. Boqolaal kun ayaa halkan ku taxan. 500 qof oo min Shan 500 dirta ayaa ku filan. Way sahlan tahay dadkana waa lagu badbaadin karaa.
Lambarka Aabaha: 0972160807
Magaca ku qoran: Maxamed Cali Nuurow.
Sii faafi fadlan qoraalka. Faafintuba waa sadaqo.
3 816
Koobka Adduunka ayaa si rasmi ah looga reebey Garsoorsihii ugu fiicnaa Afrika sannadk ee Soomaaliyeed, Cumar Cartan ka dib markii Mareykanku siin waayey dal-ku-galkiisa sida uu wakaaladda AFP u sheegey Afhayeenka Ururka FIFA oo intaasi ku daray in FIFA aysan waxba ka qaban karin sharciyadda socdaal ee dalalka.
Si cad looma sheegi sababta Cartan loogu diiley gelista Mareykanka.
Cartan ayaa sida uu tilmaamay ku socdaalay Baasaboorka Dowladda, iyada oo DFS lagu dhaliiley in aysan dedaal weyn u gelin rumeynta riyada Cartan — oo noqon lahaa Soomaaligii u horreeyey ee garsoora caalamka!
#StandWithOmarArtan #StandWithArtan #FIFA
3 816
Wasiirka arrimaha dibadda Iiraan, Abbas Araghchi ayaa sida ay Al Jazeera baahisay wuxuu telefoon kula hadlay wasiirrada arrimaha dibadda Ingiriiska iyo Turkiya iyo taliyaha guud ee ciidan Pakistan, isagoo u sheegay hal farriin.
Wuxuu yiri ;
“Iiraan waxay qaaday weerar ujeedkiisu waa in laga jawaabayo weerarrada Israa’iil iyo gardarrada aan xadka lahayn ee ay ka wado Lubnaan … daacadii mar kasta oo weerar uu ka dhaco Lubnaan , markaa Israa’iil waxaan u weerarri doonaa si adag.”
3 816
Qaylo- Dhaan
Wiilkii yaraa ee qaliinka wadnaha u baahana maalmo kooban ayuu haystaa. Si nolashiisa loo badbaadiyo waa in la helo lacag AdisAbaba lagu qalo.
Shalay lambaradii aan baahinay ayaa qaarkood xumaa, mar dembe oo xalay ah ayaa lambarada midna la furay midna la ballaadhiyay. Hada 200K ayaa ururtay. Lacag 700K ayaa dhiman.
Ilmahas si nolashiisa loo bad-baadiyo fadlan qof kastaw waxaad awoodo dir. Intuu nool yahay aan wax tarno, intii hadhaw lalla ooyi lahaa.
Lambarkan hoose ee Aabaha Kaga Qayb Qaata.
Magaca Aabaha Ku Qoran: Mohamed Alow Nurow
Bangi Account: 1000761319338
Ebir-0972160807
Fariintan oo aad faafisa lafteedu adoo wax la baxay lamid tahay. Lacag kuguma aha, kaliya u faafi oo qoraalkan Like-saar, in uu dad badan gaadho ayay keenni
3 816
https://www.facebook.com/reel/1649863719645169/?app=fbl
Alla indha adakaa oo xaasidsanaa oo doqonsanaa oo waxayba nooqabaan xoolaha daaqa war miyaysan ogayn inaan dad nahay bal soodaawo muuqaalkaas
3 816
Habeen wanaagsan siyaasadu cirkaasay maraysaa saaxiibayaal waa kala guur xaalku buudkay isasaarayaan siyaasiyiintu ninba ninbuu liqayaa yaan la amban waan soojeednaa hadaka kadib waan idin update garayn doonaa
3 816
https://www.facebook.com/reel/1367022901945696/?app=fbl
👇👇👇
Ma uqalmaan mise uma qalmaan waayahaa sheegaya adiguse ra'yigaaga cadee
3 816
Caawa waan ilmeeyay dhalinyaro sidaan nolol maaha
https://www.facebook.com/reel/1697614541552706/
3 816
Linkiga hoose kaso dawo xog ogaal weeye
https://www.facebook.com/share/r/1CwvPocpjV/
3 816
Muqdisiho saaka maxaa kasocda 32 sano kadib niyad jab raac linkiga hoose
https://www.facebook.com/100064840779162/posts/pfbid02X6BzPvyUXZMNcjnG2qSqFeoAQA6ceJMBhR7zrXFNTb1Y3Qrbtfdu8VzTFSUpryhrl/
3 816
Suuqyada somaliya oo kansarka lagu iinsanayo war anagaa yaab aragnay 👇
https://www.facebook.com/share/r/1BB1XD1Bbi/
3 816
Muqdisho masiin ahaan karto caasimada dalka sababahaan owgood ra'yigaaga kadhiibo
https://www.facebook.com/100064840779162/posts/pfbid02ZRHL4AJVEvw59FcfehpCyBJZKBfVZbmqzehBh8zsJVVBghtSxscqjeyyszgnY5VCl/
3 816
Gaalkacyo oo laga guurayo iyo cadawga oo lawareegaya 👇
https://www.facebook.com/100064840779162/posts/1417899487048064/?app=fbl
3 816
Hawiye arinkaan wuu kuceebaysanyahay beentu waa xaaraane runta hadaan la isku sheegin sidee dowlad udhisanaynaa wakaas arinku linkigaas raac👇
https://www.facebook.com/100064840779162/posts/1417215587116454/?app=fbl
3 816
Hawiye arinkaan wuu kuceebaysanyahay xaqiiqda lagama leexdo somali baana markhaati uwada ah 👇👇
https://www.facebook.com/100064840779162/posts/1417215587116454/?app=fbl
3 816
Kufsi wadareed iyo daryeel la aan iyo cadaalad daro gabadhaas waa la isugu daray maka aamusnaa maya walaalayaal fariinteeda aan faafino dhamaan baraha bulshadu waa awood wakaas linkigu .guruubada kushare gareeya intaas waa difaac adag hadhayalsan.
https://www.facebook.com/100064840779162/posts/pfbid0BxBJjXq2VWCFXFBaNxtybUMHGucocc3uC5Y2qqXikBT9W77yetw1FSx2VXnCCFzil/
3 816
Gaalkacyo cajiib 👇
https://www.facebook.com/100064840779162/posts/1416274587210554/?app=fbl
Вже доступно! Дослідження Telegram за 2025 — головні інсайти року 
